Maxaa kuu diidan in aad hadda noloshaada dha adhamiso ? | Fandhaal Podcast |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 236

  • @AbdinasirAhmed-mm8sk
    @AbdinasirAhmed-mm8sk 7 หลายเดือนก่อน +81

    Farxad waxaan dareemayaa markii muslumiinta gumeysiga ka baxaan 😢😢

    • @sharmarkeibrahim2822
      @sharmarkeibrahim2822 3 หลายเดือนก่อน +1

      Alx gumaysiga anagaa is galinay aan isku Dub naano 😢

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 6 หลายเดือนก่อน +60

    Alxamdulillaah qalbiguu ii qaboojiyay podcastkaan waxa daremay ina waxba iga maqneen
    Cunugeyga curad oo cafimaad qaba iyo xaajigeyga oo faraxsan markasta arkaya alx❤

    • @Muuminshatax
      @Muuminshatax 6 หลายเดือนก่อน +4

      M.a ilahey Haku siyaadiyo wllo❤

    • @faadumomaxamuudcali
      @faadumomaxamuudcali 6 หลายเดือนก่อน +2

      M.a abyo ale hakuubarakeeyo🤲🤲🥰

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 6 หลายเดือนก่อน

      @@faadumomaxamuudcali amin qlbi

    • @azuummohmouth100
      @azuummohmouth100 5 หลายเดือนก่อน

      Mashalah ilaahay hku barakeyo😊❤

  • @SakaiFaarax
    @SakaiFaarax 6 หลายเดือนก่อน +35

    Ustaad ka soo hadal axaadista rasuulkeena suuban Bisha Ramadan

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 6 หลายเดือนก่อน +28

    Waxaan soo xasuustay Caalimkii Ibrahim adham, ayaa yiri isagoo roodhi ku dhuuqaya wabi biyihiisa, wuxuu yiri hadii ay baqorada iyo caruurta ay dhaleen ay ogaan lahaayeen farxada iyo naciimka iyo badhaadhaha qalbigayga ku jirta dagaal ayay igusoo qaadi lahaayee ✌🏽💚

  • @Fatma-gy5cl
    @Fatma-gy5cl 6 หลายเดือนก่อน +25

    Nolosha raaxadededa waa qiyamul laylka❤

  • @umu_abdirahman
    @umu_abdirahman 6 หลายเดือนก่อน +7

    Wcs wll...anigu waxaan ugu farxad badanahay marka cibaadadaydu ziyaado sida salaatu Layllka duxada sunayaasha akhrinta quraanka ...sidookale marka aan zawjkayga isla joogno iyo caruurtayda hooyadayna raali iga tahay gurigaygana aan nadiifiyo alxmdllh waxaan joogaa somaliland mana jecli inaan meel uga baxo cumro iyo xaj mooyaane
    اللهم لك الحمد حتى ترضى ولك الحمد بعد الرضا ولك الحمد إذا رضيت

  • @MohamedRashid-lw4nb
    @MohamedRashid-lw4nb 7 หลายเดือนก่อน +20

    Nio horta aduu noloshaada ma ku raaxaysataa comarow 😂❤I love you bro😂❤

    • @CudoonCudoon-jc6oy
      @CudoonCudoon-jc6oy 6 หลายเดือนก่อน

      Hhh wlhi waa iga Qoslisay adiga wali maku Raaxesan miyaa nolsha 😂

    • @Shukri.isse11
      @Shukri.isse11 6 หลายเดือนก่อน +1

      Daaacada u qoslay

    • @Shukri.isse11
      @Shukri.isse11 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wan jeclahy inan nolosha heerweyn ka gaaro hdna ma aqaano wax iga hor u taagsan 😢waan hamiya marwlba one day wan rajeyn in Alle ii rumeeyo

  • @rahmaanwarisse3197
    @rahmaanwarisse3197 6 หลายเดือนก่อน +9

    Markasta waxaan is dhahaa macaanka noolasha waxay kuu bilaaban maalintaad aabahaa ama hooyadaa garabkooda istaagto oo aad wax aad leedahay ay dha dhamiyaan ilaahow i qadar waxay i siyan ban ku noolahay hade😢

  • @mohmuod4967
    @mohmuod4967 6 หลายเดือนก่อน +10

    Waxn ka mid ahay dhallinta kaala socoto somaali galbeed
    waxn ku noolahay magalo lagu tiriyo horumar ahaan kuwa ugu dambeeyo deegaankab si kastoo ay ahaydba
    wllhi billahi markan maqalkan dhagaystay waxn tukaday salaatu shukri waana kuuso duceeyay cumarow
    garaadka dhallinta somaliyeed wllhi horumarin laxaadleh bad ku waddaaye dadaalkaada joogtee wll ilahayna wuu kaa abaalmarin inshallah💖

  • @moussaabdourazak1957
    @moussaabdourazak1957 6 หลายเดือนก่อน +18

    Niyaw farxada maalinka dareemi doono waa maalinka aan guursado wlhi
    Marwalbana waan ka fakara
    Markii hore inaan quraanka xiftiyo ayaan ku riyoon jirey alhmdulilah waan xiftiyey hadana riya ugu weyn ee maanta aan ku fakaro waa guur
    Ee iiso duceeya wll inu ilahay guur xalaal iyo zawjad fiican oo diin leh isiiyo

    • @ubahmouze5
      @ubahmouze5 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin

    • @Mukhtaar-z6u
      @Mukhtaar-z6u 4 หลายเดือนก่อน +1

      wall seen Qur,aanka U qaybi karaa plz isoo jawab sida Ugu fudud een ubxifdiyo Quraanka waxan ahy Shaqaale Waqti na ma haysto

    • @moussaabdourazak1957
      @moussaabdourazak1957 4 หลายเดือนก่อน +2

      Mashaalah wey fududahay arintan
      Kaliya doonistàadu haà weynaato ,sabir iyo jooteyn
      Waxaa lagaaca baahan yahay intaad bilaabin xiftiga
      *3dan arimood si fiican ugu fiirso*
      1-macalim fiican oo tajwiidka iyo tasxiixo si fiican u yaqaana hadii kale bilawgaaga dhib ay u keeni kartaa hadafkaaga
      2- 3waqti ayaa lagaa rabaa
      Waqti cashar cusub Ku diyaarsato
      Waqti casharkaad soo dhaaftey Ku muraajiceyso
      Waqti aad macalimka UU kaaga dhageysto sameyso
      3-mar walba oo juz dhameyso illàa AAD sugto haà Ka bixin Ama haà gudbin
      *Xiftigu waa sida aalamitada bilawga waa adeyg marka dambe waa fudeyd waana macaan ,malabka xitaa waa ka macaan yahay*
      Waxaad xifdineyso yaree waliba intaad kareyso xifti inta kale wey iska iman doontaa
      Ku celceli mar walba haà ka daalan inta yare xifdiso
      Istiqfaartana badi oo dambiga Ka fogow
      Ducadana badi dadka kalena u ducee waa hubaal in lagaa aqbali insha'Allah
      (((Qof walba oo bilaabi raba inuu xifdiyo quraanka meel kaste haà jôogo shaqo walba haà haysto intaas tijaabi isbadil ayuu isku arki doontaa insha'Allah )))
      Hadàad faahfaahin ama wali wax kale jiraan ood fahmin numberkan Igala soo xiriir wll
      00252683762762

    • @hodanaadan5018
      @hodanaadan5018 2 หลายเดือนก่อน

      Alla haku siiyo mid khayr qabta hno

    • @AsiaGeedi
      @AsiaGeedi 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@Mukhtaar-z6u anaa kula diyrin

  • @Adulmusse
    @Adulmusse 7 หลายเดือนก่อน +18

    Waa Xaqiiq ustaad omar inshar allaH ku sharfo aduun iyo aakhiro 👏🙏

  • @abdihakimereg
    @abdihakimereg 6 หลายเดือนก่อน +9

    I enjoy every moment of my life unapologetically.

  • @ZakiHusen-wo3pl
    @ZakiHusen-wo3pl 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qof wax ku siiyo waad heli lkn maheleysid qof ku dhaho waxana kaa qaldane iska sax maheleysid thank you omar alaha ku xifdiyo cimrigagana alaha dheereeyo

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 7 หลายเดือนก่อน +18

    Podcast malamaha qaar dad kale ku soo casuum si khibarad looga faiido mahdznid

  • @Abdiqanihoyale
    @Abdiqanihoyale 7 หลายเดือนก่อน +13

    Hooya igaxanusaneyso igusoduceya😔

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay hooyo mcn hakuu caafiyo. Aamiin

    • @maxamedcabdikariin9990
      @maxamedcabdikariin9990 6 หลายเดือนก่อน

      Hooyo ilaahay hakuu caafiyo sxb

    • @SayidSiciid-q2k
      @SayidSiciid-q2k 6 หลายเดือนก่อน

      Allaha caafiyo

    • @fardowsoapdihirsi
      @fardowsoapdihirsi 6 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay caafimaad taama ha kuu siiyo wll

    • @Nimcanle
      @Nimcanle 4 หลายเดือนก่อน

      🤲🤲🤲

  • @AxmedMaxamuud-fd8yn
    @AxmedMaxamuud-fd8yn 6 หลายเดือนก่อน +4

    wlhi iga dhex hadashay waxan ahay ardey dugsi sare markaan vedioga furey waxaan kasoo kacay buug anoo isleh hadaad F4 ka baxdo dhipkan waadka bixi oo farxad baad bilaabi

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 6 หลายเดือนก่อน

      Bro anaa f4 sanadkii hore dhamayey waxan islaha natiijo sare hadaad keento waad arxi lkn Anoo A- keenay hadana caadi ila noqotay isla markan arkay natiijada wlhi si fcn uma farxin Alle u mahad celiyey .hadam jamacada dhigtaan farxad markan jaamacada dhamewyo arki doona 😂

    • @AxmedMaxamuud-fd8yn
      @AxmedMaxamuud-fd8yn 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdifatahmuhudin2273haa wlhi markaan siideedaadka ahaa waxann kutaami jirey Dugsi sare hadda markaan dugsi sare yimina waxaan u arkaaba jeel allow jaamacad igee baan kuducaysta😂laakin ilahay umuraha waa iska sahli wll

    • @AyaanMaxmuudmaxamed
      @AyaanMaxmuudmaxamed 6 หลายเดือนก่อน

      Kisku midnahay wlhi😭🥺😂

  • @MohaHasan-vd8kt
    @MohaHasan-vd8kt 6 หลายเดือนก่อน +4

    Walaal waxaad umalaysaa inaad qalbiga dadaka ogtahay 100%

  • @fatmaqurux6432
    @fatmaqurux6432 7 หลายเดือนก่อน +10

    Msh alh wll cumar alh ku sharfo habeenki waan ku seexdaa dhiiri galintada ima dhaafo video yadada ❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 7 หลายเดือนก่อน +13

    Waad ku mahad santahay xoga aad noo soo sartay podcasts

  • @MohaOsman-o8t
    @MohaOsman-o8t 6 หลายเดือนก่อน +7

    Si sax ah udareeme mawduucan bandiradley toosey noogu socotaa arinkan peace place

  • @xaatifpoi748
    @xaatifpoi748 6 หลายเดือนก่อน +4

    Buuga la dagaalanka nuurka inaad aqriso ama aad ka war doonto ayaan ka codsan laha omar inshaar

  • @AsiaGeedi
    @AsiaGeedi 6 วันที่ผ่านมา +1

    Isoo duceya hmi bn leyahy lkin mhysto 40 qof ducdoda waa aqblaad

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 6 หลายเดือนก่อน +4

    Alxamdulilah , mahadsanid walaal omar inshaar muuqaalkaan waa muuqaal aad u wax tar leh xaqiiqda ayaadna ka hadashay waxaan rajeynaa insha allah in mustaqbalkeyga uu wax ka badali doono.

  • @maxkosicid9028
    @maxkosicid9028 6 หลายเดือนก่อน +1

    Su ashal aad ku bilawday
    Anoon ka fikirin maskax du waxay ku jawabtay markaan xidhiidhka rabigay wanajiyo

  • @Canab-Cabdirashiid
    @Canab-Cabdirashiid 6 หลายเดือนก่อน +8

    جزاك الله خير يا أستاذ 🎉😊

  • @nuuranmuse2672
    @nuuranmuse2672 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xafaad jaarkayga ayaa imikay geed guriga ku hor Beeren misan mamadii waydiyey 17 sano ayad xfada deganyad maxd mar hore u beeri weyday wxy tidhi ila malintan guriga soo degay waxn is leeyahay ka guur Oo geedi Ban ahaa guriguna wa hantidodi guri kalena ma leh
    Wxy ahyd geedi aan garnayn meelu guuro mamadii wxy tidhi hadan barigi bari laha imika dhir waa weyn ayey noqon lahyen sekedaba wan raacin laha
    Imikan iska beeray mrkan arkay inan meel u socon

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 6 หลายเดือนก่อน +6

    Cumar inshaar walhi muuqaladada ama codadkaga ad kuso gudbiso bodcast walhi wax badan ayan ka faaiday mahadsanid ustaad nosoo badi 🎉🙏🏻

    • @RoodaAbdiHassan65
      @RoodaAbdiHassan65 6 หลายเดือนก่อน

      Maxa ugu qoran podcast giisa

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@RoodaAbdiHassan65walaal waa kaad
      hadda dhageysaney weeye

  • @YAASIINIGA
    @YAASIINIGA 7 หลายเดือนก่อน +10

    06/3/2024 HABEEN ARBACO AH SAACADU TAHAY 10:20PM 😢😪😭

    • @YAASIINIGA
      @YAASIINIGA 7 หลายเดือนก่อน +2

      2 SAAC KAHOR VEDIOGAN
      😢😢

    • @hodanhimilo7072
      @hodanhimilo7072 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa kugu dhacay 😭​@@YAASIINIGA

    • @cadaanicadaani1793
      @cadaanicadaani1793 6 หลายเดือนก่อน +2

      Maxa ulajeda marka😮

    • @williamwilliam1337
      @williamwilliam1337 6 หลายเดือนก่อน

      S**go🙄​@@cadaanicadaani1793

  • @kowtharqaali9306
    @kowtharqaali9306 7 หลายเดือนก่อน +6

    Cumaroow waxaa ihaysta baqdin dheeriya markaan dadka ku dhex jiro wxan is dhahayaa dadkan dhan maxay kaa eegayaan dhidid iyo wado garaac saidaa isu arkayaa waxaa iqabanaysa ma carartaa meelaha shirarka iyo jaamacadda 😢😢 subxaanallaah

    • @cadaanicadaani1793
      @cadaanicadaani1793 6 หลายเดือนก่อน +3

      Ha aniba wa isku arkay hada meel dad fadhiyan hada faristo waxa is leyhy ma. Ada lagu sowada egaya🙂

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 6 หลายเดือนก่อน

      @@cadaanicadaani1793waxa koo yaqaan social phobia waa la daaweyn karaa waana cudur nafsiya

    • @marashabdi5383
      @marashabdi5383 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sxp dhaqtarka maskaxdha i.e pyschiatrist aad .
      It looks like social anxiety disorder

    • @mamoxabiiba6749
      @mamoxabiiba6749 6 หลายเดือนก่อน +3

      social anxiety ama puplic fear ayaa kuahyo waxwayn maaha wad xalinkrta internetka ka baadh

    • @farhan_taffo
      @farhan_taffo 6 หลายเดือนก่อน +2

      Qulub ayaa ku haya zhp salaada ku dadaal kalsonodana xooji

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi3861 7 หลายเดือนก่อน +2

    Saaxiib horta tani waa aduun faraxdu waa iska koobantahay laakiinse anigu mid qudha ee aan hubo wax weyeee inta aad shaqaale tahay farxad kaa dheer inta aad u shaqaanso qof kula mid
    Laakiinse malinta aad ka baxado dabinkaa farxad waad yar dariimi

  • @abdifatahabdilahi3146
    @abdifatahabdilahi3146 6 หลายเดือนก่อน +3

    Abdifatah from germany; waa xaqiiqo dhab ah waxa uu wllken Omar ka hadlay. Ani muddo aan badnayn ayaan joogaa qurbaha hadana wxn ku fikiraa inaanan halkan sii joogin. Farxad iska dhaafe xasillooni dhan kuma dareemayno ani iyo dhammaan inta aan aqaanba.

  • @lovelyabshiizdigale7592
    @lovelyabshiizdigale7592 2 หลายเดือนก่อน

    3/8/2024 starts my transformation journey Rabiyow igugarabgal bismillah.....mhadsanid walal❤❤❤❤

  • @KhadiirJicsinismacil
    @KhadiirJicsinismacil 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks prother walahi chanelkan wxn so galay 2024 bishi 2 lkn wxi aan ka faaiday lama so kobi karo Allah haka ajarsiiyo

  • @geescadde8397
    @geescadde8397 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkas tuuloyinkooda u laabanaya si ay farxad u dareeman waa inay so shaqaystayn wax walba ay u baahdaane ay iibsa karaan lkn wiilkas dhalinyarada ah ee hada raba inu baxo waxba mahaysto koob shaah iskama bixi karyo asigane marku baxo ayu leeyahay tuuladaydi aya farxad ka doonanayaa

    • @huseinismail5934
      @huseinismail5934 4 หลายเดือนก่อน

      Run ayaad kahadadhay wll
      Qof wayn oo waxaad arkaysa kobshaaha shaxaadaya
      Maxuu ku farxaa

  • @KhadarKeeyow-eo9yl
    @KhadarKeeyow-eo9yl 6 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi waxa isoo xasuusisay waagii aan galinsoor ku noolaa waa cajiib magaladeydii galinsoor ❤❤❤❤

  • @ogaalmedia.
    @ogaalmedia. 6 หลายเดือนก่อน +3

    Farxada wa wax la sameysto

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inta falastiin yahuuda xasuuqayso muslinkiina xaduudaha ka xirteen farxad mataal aduunka 5 bilood hurdo fiican ma seexan hal habeen

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 7 หลายเดือนก่อน +3

    TH-camr kle kugulama simo 1M kabdn uqalamta

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 7 หลายเดือนก่อน +4

    Big famous nin aan ku daydo ❤

  • @munaahmed5187
    @munaahmed5187 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah waad naga farxisy alle hakaa farxiyo ustaad

  • @SuhaybCabdi-s8x
    @SuhaybCabdi-s8x 6 หลายเดือนก่อน +1

    Anu marksn tahribo mojane waxba ima hagayane ya talo igu dar sanayaa

  • @SacdiyoGaabo
    @SacdiyoGaabo หลายเดือนก่อน +1

    Gg

  • @caliyare1217
    @caliyare1217 7 หลายเดือนก่อน +3

    First like and comment 🎉❤
    Macalin ii cimaamad nh 🫡❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aad baan kugu mahad celiy naya 😊😊😊😊

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 6 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you brother Omar 🙏 ❤💯

  • @MadaniShaati
    @MadaniShaati 6 หลายเดือนก่อน

    Caddo Mar kad sheg Tay baan talkeyga sii jecladay plse nin socdan ahaa❤❤dadkeygow dalkena ilashano❤🎉 pilis

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wa iska aduun oo mushkilad iyo dhibaato kaba baxaysid lkn illahay markaad raali galiso naftaadana xalaal u shaqaysatid inta yar e illahay ku siiyay ku xamdido caafimadka aad haysato kaliya marka aad ka fakarto ayaaba farxad oo idil kuugu filan noloshuna waa maalin aad faraxsan tahay iyo maalin ay kaa qasan tahay meel walba iyo heer walba aad joogto

  • @Mudroble
    @Mudroble 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you Omer but my happines is only to speak to my mom that what I believe🎉.

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar 7 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي عمر إنشار❤

  • @noordinhuncho
    @noordinhuncho 6 หลายเดือนก่อน

    ustaad asc afsomliga qoralkisa neh uu ii dibaya lkn sas uu ii tahay in aan waxa Iga daxa kuxayo wa in aa kala hadla almuhim waxa xirfada video editing ka gareyi horlar balaran sas ooyi tahay waxa ku bireyi in aan aroosyio dubo Lacag ana xadidenen ana kasameyi lkn waldgeyga rali igma ahaa maxa igula talin lehed mahadsanid

  • @DeeqAbdihalab
    @DeeqAbdihalab 22 วันที่ผ่านมา

    Waxad darami karta markad cilaka thy wayo shoqo ayad heshay waxa shaqda kulaman imtixan waxa kuu dher cabsi

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 2 หลายเดือนก่อน

    Rayraynta waxa laga helaa Ilaahay xuskiisa iyo dunuubta oo laga fogaado waxa Ilaahay ku siiyana in aad ku qanacdo🎉❤.

  • @bishaarmacalin1519
    @bishaarmacalin1519 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad bamdiiradlay iyo Galinsoor yaaku baray anaa Galinsoor ku dhashay😅

  • @SakariyeHage1
    @SakariyeHage1 6 หลายเดือนก่อน +2

    M.a ustaad❤ thanks happy life chose life❤

  • @Iqra-tf7um8vy7o
    @Iqra-tf7um8vy7o 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ofcouse waxan farxad dareemi Donna August graduation day ,iyo uganda iska tago insha Allah too USE!! 😂😂

    • @mamoxabiiba6749
      @mamoxabiiba6749 6 หลายเดือนก่อน

      dhaan daba gaalaad eryanysa 😂

    • @AxmedMaxamuud-fd8yn
      @AxmedMaxamuud-fd8yn 6 หลายเดือนก่อน

      😂runntaaa​@@mamoxabiiba6749

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi waan Saan rabo 20 years joogay Qurbaha waan Daalay waxaan Rabaa inaan ku Laabto tuuladii aan kasoo jeeday wax walba oo kale waan nacay

    • @Runta2024
      @Runta2024 6 หลายเดือนก่อน

      Isku mid weeye TuuLo iyo london Ee Adiga Gudahaaga kakeen farxada wll

  • @motech2259
    @motech2259 6 หลายเดือนก่อน +1

    waa run hadalkaasi aduunka meel walba imtixan wuu yaala , meel jano ah ma jirto markas alxamdulilah aynu badino inshallah , farxadu waxa weeye ehelkaaga iyo wadankaaga markaad ku noshahay

  • @dhamme0
    @dhamme0 6 หลายเดือนก่อน +1

    5 saladood marka tukado waxa darema farxad
    Marmar ka kale xaalad quus ah daremaa
    Yaa allah naga yeel kuwii salaada aana ka tegin

  • @HousteoVerrati
    @HousteoVerrati 6 หลายเดือนก่อน

    Asc omar waad maxad san tahay sxb wll balse waxad kuu baxaysa dhaakhtar haga ilmi nafsiga

  • @maxamedfaaraxbulyah6241
    @maxamedfaaraxbulyah6241 5 หลายเดือนก่อน

    Wàar hadaad raaxo aduun aad dooneyso cibaadada ku Dadaal markuu iLahy kaa raali aHaado wx aad helaysaa wxaanad filanaynin sid xaalad niyad wanaaga farxad aan dhamaan lahyn arsaaqad iyo wx kaste oo wangaasan

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi benta mahan macalin aniga qurbaha waxan joga 10 sano sanadkasta waxan dhahaa wadanki tagaa o an ku raxeysana mahaa tago 😮😮

  • @Hersi-sq4dj
    @Hersi-sq4dj 4 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahad san tahaywaxad Dib ii xasuusisay Nimcadaan haaysto.

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wall si maalin leh nooga dhig podcast wan ku xidhan nahye USA 🇺🇸 ayaan ka dawadaye

    • @ismacilcabdi603
      @ismacilcabdi603 6 หลายเดือนก่อน

      Asc wll

    • @williamwilliam1337
      @williamwilliam1337 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@ismacilcabdi603 beentis waye waa reer burco ee haku daalin wcw😂😅

    • @cabdirixmaan123
      @cabdirixmaan123 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂​@@williamwilliam1337

  • @AminoCartan
    @AminoCartan 6 หลายเดือนก่อน +1

    Rental marki laga hdlo somalia ku dhashay adunka ayan ugu jclhy waliba xmr hdna wan ku qnaacsanhy o ilahey ila og mela lahen maba igu baxdo malinku alle i qoro ayan dhimana wanba oghyhdi an xita tago talyaniga ina badbaden alhamdulilah

  • @safimohamed9135
    @safimohamed9135 4 หลายเดือนก่อน

    Dhaan dabagaaale maxaa laga wadaa?!qof yaqaano hadu jiro ha ii sheego

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 6 หลายเดือนก่อน +6

    Aniga waxan ogaaadey maalin hore jaamacada ban dhamaynaya waxana aaminsana in aan maalmahaa farxi doono mana farxin.... waxa ugu weyn ee aan raadinaye ayey ahed se ilaa hda wan yaabanhay.!

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f หลายเดือนก่อน

    A'LAA INA DIGRA LAAHU TATMA INA QULUUB.❤❤❤

  • @ruweydaadani
    @ruweydaadani 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll qisooyin noo bilaab ramadanka

  • @KhadarKeeyow-eo9yl
    @KhadarKeeyow-eo9yl 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ma la iga daremaya in aan waqtigaygi yarantayda aan galinsoor ku so qaty🏘❤

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 6 หลายเดือนก่อน +3

    Golden voice ✨️ 💛 👌

  • @khaledsheikhmubarak8641
    @khaledsheikhmubarak8641 6 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran walal omar ❤

  • @cabdiraxamanxaaji224
    @cabdiraxamanxaaji224 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsha alllh waad mahadan tahay dhiiri gaaliye

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 2 หลายเดือนก่อน

    M.a mhdsnd bro ❤🤗🥰.

  • @NuurAbdi-h9c
    @NuurAbdi-h9c หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @MaxamedNageeye-ug9pm
    @MaxamedNageeye-ug9pm 2 หลายเดือนก่อน

    asc akhiy wax barashada aa igu adak ee talo isee

  • @NasirMahamud-o4i
    @NasirMahamud-o4i 6 หลายเดือนก่อน +3

    Shukran
    Wll
    Cumar iinshaar

  • @AffectionateCaterpillar-bh8pl
    @AffectionateCaterpillar-bh8pl หลายเดือนก่อน

    Thanks further of life ❤

  • @sanataamaxamuud7069
    @sanataamaxamuud7069 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdullah ❤

  • @ABDIRIZAKJAMA
    @ABDIRIZAKJAMA 6 หลายเดือนก่อน +1

    Muqalkii ugu ficna ee aan noloshayda aan arko mahadsanid adeer omar ilahay Caqliga iyo cilmiga iyo cibadada alle ha ku barakeeyo

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha alah ❤

  • @Mozcab-q8j
    @Mozcab-q8j 6 หลายเดือนก่อน

    Axl maalinta pagan kuso biirtay waxa oga day wax iga qarsanay thank you 💯 sxp sare nolow ❤

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan mooday in aad aniga iga hadlayso, muuqaalkaan waxbadan ayuu igu soo kordhiyay waanan degay gebi ahaantay.
    mahadsanid walal.

  • @IkraanAli-uf1db
    @IkraanAli-uf1db 4 หลายเดือนก่อน

    Markaan familkaga.igu nastaan

  • @BintiFarax-ib9sz
    @BintiFarax-ib9sz 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan kusuganagay qurbaha runtii waxaan habayn walba kuseexdaa sidii aan wadankii ugu laaban lahaa si aan udareemo farxad. Dhalinyarada wadankii jooga waxaan kulatalin lahaa in ay meeshooda joogaan shaqo abuurna layimaadaan

    • @mohamedsayid2899
      @mohamedsayid2899 6 หลายเดือนก่อน

      qurbah wax ma yaalan miya wll

  • @Maxamedibraahim-xv4nt
    @Maxamedibraahim-xv4nt 6 หลายเดือนก่อน +1

    Intaan qurbaha iman waxaan is lahaa farxad ayaad heli doontaa run ahaanti waxay igu noqotey maalmihi iigu murugta badnaa hada waxaan ku riyoonayaa in aan wadanka ku laabto

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 6 หลายเดือนก่อน

      Wllki 20% dadka comments dhiibtay qurbaha aey joogan hadana waxay ka wada siman yhn inay Lee yhn dalkaa ku laaban oo qurbaha nolol fcn iyo farxad kuma haysti sbb .inkastoo ani qurbaha riyadayda ahyn lkn kuwa jaamacada I dhigano yaa buufis ka buuxo wlhi wana la yaaba .wxaan dhaha hadaad wax si fcn u barato qasab kuma noqonayso in aa dalkaaga ka dhoofto maalin kaata dhalin dalka ka bixin ayaa hal abuur iyo nolol wanaagsan ku nool iyagoo aan aabahood noloshaas u dhiain oo iyagu dhisteen adi mxaa kuu diiday ayaan waydiiyaa.

  • @MohanedAdan12
    @MohanedAdan12 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah xigmada wanagsan

  • @mohamedfarah7667
    @mohamedfarah7667 6 หลายเดือนก่อน +1

    Markkan janada galo Ayaan dareemyaa insha allah

  • @Muqaawamada
    @Muqaawamada 4 วันที่ผ่านมา

    I like you 🎉

  • @Muqaawamada
    @Muqaawamada 4 วันที่ผ่านมา

    I like you 🎉

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 7 วันที่ผ่านมา

    Cajiibsanaaaaaaaa!!!!

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S 7 หลายเดือนก่อน +2

    Marka aan gursado

  • @SAADAQ_SEERAAR
    @SAADAQ_SEERAAR 5 หลายเดือนก่อน

    Omar inshaar LEGEND waad MAHADSANTAHAY everything!

  • @CabduqadirCabdulhi-yu4ej
    @CabduqadirCabdulhi-yu4ej 3 หลายเดือนก่อน

    marak wadnka katgo aa farxaa❤

  • @Arts.516
    @Arts.516 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ani nolo ma haysan hinti hadhyn wn dhameyay😪😪😪😪😭

  • @zahraaxlaam2532
    @zahraaxlaam2532 6 หลายเดือนก่อน +1

    Fcnn laheyd hdii Muuqaalkan la kulmi lahaa markii aan Dalka joogay 😢

    • @husseinmohamed2259
      @husseinmohamed2259 6 หลายเดือนก่อน

      Qurbaha miyad joogtaa wall

    • @zahraaxlaam2532
      @zahraaxlaam2532 6 หลายเดือนก่อน

      @@husseinmohamed2259 Haa bro

  • @AzmaZaed-ll8ki
    @AzmaZaed-ll8ki 4 หลายเดือนก่อน

    Alle haku siiyo wll

  • @safa-55
    @safa-55 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayy mowducan oo kle wanjeclhy tnks wll cumar❤

  • @ShaaficiSharlaawe-nh7gh
    @ShaaficiSharlaawe-nh7gh 5 หลายเดือนก่อน

    Shugran ustaad❤

  • @Mahadabdulahi-s8o
    @Mahadabdulahi-s8o 5 หลายเดือนก่อน

    Horay usoco zxb

  • @MohaFarah-e5v
    @MohaFarah-e5v 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thnks my teacher