HEESTII QARNIGA | ADUUNYADU WAA MASALO | ABDILLAHI OSMAN - MURUGO & FARAX (Lyric Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @CalmBlackKitten-wq2rs
    @CalmBlackKitten-wq2rs 6 หลายเดือนก่อน +14

    Waa hes xigmad wyn ku fadhido runti listening 🎧 2024 wixi iga dambeyo like sar

  • @MutazYusuf
    @MutazYusuf 5 หลายเดือนก่อน +8

    Magacygu wa mutaas waxan jooGa purco heestan waxan dhagysanaya 1/Jul 2024/malin axada 11:47 duhurnmo waxan ku jira hayankii tahriibka iso duceeya walalayaal😢

    • @Theking24h
      @Theking24h 4 หลายเดือนก่อน

      Maya walaal ha tahribin

    • @rumaababdi
      @rumaababdi 3 หลายเดือนก่อน +1

      xppti ha tahribin

    • @Theking24h
      @Theking24h 3 หลายเดือนก่อน

      abayo ha tahribin walagu cawin inshallah

    • @Magol
      @Magol 2 หลายเดือนก่อน

      Hadad nabad qabto wan ku salamaya wll ilaahay meelwaba ha kugu xifdiyo naftadad ilaali huno mcn culyasa walba ood dareemaso ilaahay ha ka dulqado wan ku ducanya Qaali ❤

  • @AhmedGele-wr6yy
    @AhmedGele-wr6yy ปีที่แล้ว +13

    Maalinti laygu yidhi mudadu way kaa dhantahay sidaa maanta labixi maxaa murigiyo xanuun aniga male igu habsaday 😢
    16/7/2023 maalin axad ah jawiga oo maanta quruxbadnaa azxaab aanu kala irdhawnay mudo dheer dib noo kulmiyay wadan kale iyo nolol ka duwan tii aanu dhawr sano ka hor ku jirnay yadoo markaa qofwalba noloshiisa waalidkii gacanta ku hayay oo aanu magan gelyo u ahayn waalidkaya maantana wadan shisheeye aanu joogno qofwalbana lagu xisaab tamayo duruufo adag oo ku gadaana meesha ay kabaxeen markii aanu bad wayn uga so talawnay isbedeldoonka iyo fursadaha nololeed ee ka jira qaarada yurub allow nolosha noogu sii wad barwaaqo iyo badhaadhe cimri dheer iyo caafimaad camal San
    Aamin allahayow
    Germany 🇩🇪 ayaa dib noo kulmiyay mudo dheer kadib

    • @aminomohamed438
      @aminomohamed438 ปีที่แล้ว

      Mashallah abowe ❤ilhy haku siyadiyo nimcada anagana noso ducey hamigena inu allah no rumeeyo😢😊

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@MustaphaAlii oo Yurub miya jirtaa .

  • @majid7024
    @majid7024 ปีที่แล้ว +6

    Ciidamada hiil walaal ee fadhigoodu yahay baledweyn guul idin rajeynayaa
    Askariga reer jabuuti ee qisadan ku dhacday ee jecladay gabadha reer baledweyn waxan leeyahay calafka wax walbo xukumo

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 12 วันที่ผ่านมา

    Ababe abwaan macal faylasuuf.

  • @sharmahassan2466
    @sharmahassan2466 ปีที่แล้ว +2

    Macalin weye waqtigu ......eeba lagu mahadiya wa runtiiii❤❤❤❤

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 หลายเดือนก่อน

    Midhaha heestu cajiib sanaa😢

  • @aaschraf3233
    @aaschraf3233 2 หลายเดือนก่อน +1

    08.10.2024 ayaan dhagaysanayaa oon sheekadeeda fcb ga ka arkay saasaan halkan u imd 😢

  • @rastaman9255
    @rastaman9255 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunyadu masalo noloshu waa milayba cayn macaan iyo waa qaraar marxaladay soo martaa maanta iyo shalay bay isku xiga 😢😢💔💔💔

  • @carabnuur8743
    @carabnuur8743 หลายเดือนก่อน

    Aduunyaduu waa murugo iyo malma kooban

  • @CawoAxmed-ni7zu
    @CawoAxmed-ni7zu ปีที่แล้ว +1

    Heestan qiso dhiba weeyi wllhi😢

  • @cabdiqanibaarud8979
    @cabdiqanibaarud8979 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin weeyan wakhtigu cishapa talo ka maqnayd ayu ku mujiya
    🤩

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xassan aadan laxankiisii baa ka uraya iyo dheegashadii Hadraawi iyo Beledweyne

  • @abdialiibrahim7417
    @abdialiibrahim7417 2 ปีที่แล้ว +1

    Mid kamid ah heesaha Xasuusta iigu leh Runtii Waxay ahayd maalmo aad u adag

  • @Mohamed_ApdiY
    @Mohamed_ApdiY ปีที่แล้ว +7

    This Is My Favorite Song 🎵 💖

  • @yooyoniga9641
    @yooyoniga9641 4 หลายเดือนก่อน +1

    Runtii Manta Oo Tarikhdu Tahay July/ 11/2024 Ayan Dhagesanayaa Xaladeydana Ma Wanagsano Aaad Ayaan Umurugesanahay Lkn Allah Ila Jiro Wax Walba Oo Niyadeyda Ku Jiro Allah I Rumeyo Qof Walbana Allah U Rumeyo Runtii Mid Walidkisa Io Walalihis Wax Kasugayaan Ahay Yaaarabi Adigaaa Kutala Saartay Rajoyin Keyga I Rumey 😢🤲🥹 Qof Walba Iga Dambeya Hestan Asigoo Faraxsan Uma Imanayo Allah Idin Garab Galo Qofkii Asigo Faraxsan Dib Ugu So Labto Neh Waqtigisa Adag Ayuu Dib U Soo Xasuu Sanayaaa 😢 Yaaa Allah 🤲🥹

    • @yooyoniga9641
      @yooyoniga9641 4 หลายเดือนก่อน

      July/22/2024 Tarikhda Iska Qaldy Yana La I Qaban 😢Yaaa Allah 🥹🤲

    • @khadaraxmed5111
      @khadaraxmed5111 3 หลายเดือนก่อน

      Alla wll kula mid ayaan ahayN wlhi❤

  • @NimcaanSheekh-j8y
    @NimcaanSheekh-j8y หลายเดือนก่อน

    Kun jeer ayaan dhagaystey aniga unbay iga hadlaysa heestu

  • @MustaphaAlii
    @MustaphaAlii ปีที่แล้ว

    😢😢😢💔💔 qalbi jab

  • @profhamseibrahimmohammedsh9525
    @profhamseibrahimmohammedsh9525 5 หลายเดือนก่อน

    Tolow ma is calafsadeen qisadan yaa ii faahfaahin kara 😢

    • @missjano8249
      @missjano8249 4 หลายเดือนก่อน

      Haa wey isla nool yahin djibouti 🇩🇯

    • @profhamseibrahimmohammedsh9525
      @profhamseibrahimmohammedsh9525 4 หลายเดือนก่อน

      @@missjano8249 ma hubtaa , masha allah eebe ha isku daayo

  • @philipodollar926
    @philipodollar926 ปีที่แล้ว

    Waxa kawaqti dheer heesta habool ee uqaday maxamed suleyman tubeec oo 20daqiio :49

  • @KadraAhmed-te5ok
    @KadraAhmed-te5ok 3 หลายเดือนก่อน

    Heesti beldweyne iyo hadrawi aan so xasustaay

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maalin weeyan wakhti gu

  • @MizkiJaamac
    @MizkiJaamac 5 หลายเดือนก่อน

    Maxaan sameeya caawa meelwalab waa igaxirmeen😢😢

    • @abcd-md6lp
      @abcd-md6lp 2 หลายเดือนก่อน

      Sorry wll

    • @rastaman9255
      @rastaman9255 หลายเดือนก่อน

      Sorry abayo sabar wllshey 😢 😢😢

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 4 หลายเดือนก่อน

    Sow taliye baasoo
    Ba’anoo warmoogihi

  • @MaxamedXasn-i4f
    @MaxamedXasn-i4f 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @ubaxaxmedclaahi96
    @ubaxaxmedclaahi96 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @hassanmahdi4330
    @hassanmahdi4330 ปีที่แล้ว

  • @AhmedbishaCumar
    @AhmedbishaCumar 3 หลายเดือนก่อน

    Warunta

  • @cabdiraxmaankhaliif6825
    @cabdiraxmaankhaliif6825 2 ปีที่แล้ว +6

    Inta ogaalkayga ah heesaha soomaaluda waatii ugu dheereyd ee aan arko ma filaayo hees ka dheer inay jirto.
    Kolay sida ka muuqata waa qiso nin askariya ku dhacday isaga iyo xaaskiisa wallow aan jeclaa cidii nooga sii xog room inay nala soo wadaagto.
    Mahad sanidiin;

    • @farxiyaaden2816
      @farxiyaaden2816 2 ปีที่แล้ว

      Sowmhn wllo

    • @farxiyaaden2816
      @farxiyaaden2816 2 ปีที่แล้ว

      Way Wayxyllo badan kutusineysah Siyaroo saagan ah macnaweeyo waqti hadpa tallo kaamaqney kuumuijiya

    • @ismaaciilcali3029
      @ismaaciilcali3029 2 ปีที่แล้ว +1

      Qalbiga aye iga sameysay axsan hees

  • @AhmedabdiOmar-of8ki
    @AhmedabdiOmar-of8ki 4 หลายเดือนก่อน

    Sdvvfd

  • @mohamed.Rahmed
    @mohamed.Rahmed ปีที่แล้ว

    Copy of idea
    Heestan iyo Heestii Baladwayne xidhiidh Badan Ka dhexeeya
    Lkn Ereyada ama Xaraf Raaca Uunbaa Ka duwan

    • @YahyosBlack
      @YahyosBlack 9 วันที่ผ่านมา

      And better too.