HEESTII ARLIGAYGOOW | ABDILLAHI OSMAN | HEES WADANI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @sultaanfilms
    @sultaanfilms  ปีที่แล้ว +10

    Erayada:
    "Hadii ayan dabeel lulin
    awood maleh nafteyduye
    markaan uurka hooyadeey
    Ifka uuga soo baxay
    anigoona anfaca baran
    neecawdiisa uduga leh
    kii igu canqariyoow
    ARLIGEYGOOW
    Inaan kuu adeegoon
    Cadaw kaa ilaalshoon
    aayahaaga taliyaan
    Axdi kuugu marayaa
    ARLIGEYGOOW
    Ninkasto kaa ordee
    kaa abaal dhacee
    adoonsiga la jira
    sow ma oga
    horta sow ma oga
    Anfacaagi inuu cunay
    sow ma oga
    biyahaaga ku oon baxay
    sow ma oga
    amaah inaad ku leedahay
    sow ma oga
    Ab looga hadh inaad tahay
    saw ma oga
    dhaxal awoowe inaad tahay
    saw ma oga
    isagu inuu ku leeyahay
    saw ma uga
    Waxse ku uursamaataa
    ARLIGEYGOOW
    irbad kaama ridi karo aqoonyare
    bulshadana ku eedoow
    Udubkiyo dhigihiyo aloolkiyo
    la arkaba aqal kaan ka helayoo
    Hadaan dibadda aadoo
    ajashu ii timadana
    kii ley soo anbinayee
    iilkeey ku yiiloow
    ARLIGEYGOOW
    Inaan ku ogaladoo
    aduunyada intaa jiro
    waajibkaaga oofshaan
    Axdi kuugu marayaa
    ARLIGEYGOOW
    Ninkasto kaa ordee
    kaa abaal dhacee
    adoonsiga la jira
    sow ma oga
    horta saw ma oga
    Nolashiisa oo idil
    saw ma oga
    waxay ku anbaqaadiba
    saw ma oga
    aqoontaada iney tahay
    saw ma oga
    Ab looga hadh inaad tahay
    saw ma oga
    dhaxal awoowe inaad tahay
    saw ma oga
    isagu inuu ku leeyahay
    saw ma uga
    Waxse ku uursamaataa
    arligeygow
    irbad kaama ridi karo aqoonyare
    bulshadana ku eedoow"

  • @DANABTUBE
    @DANABTUBE หลายเดือนก่อน +2

    Jabuuti waa dadkayaga dhiigayaga dhuuxayaga iyo wehelkayaga from somalia 🇸🇴 💖 ❤

  • @nassersaidnasser1076
    @nassersaidnasser1076 2 ปีที่แล้ว +7

    Maşallah maşallah my diiga my homme Djibouti ilolow imizin sonne 🥰😍😍🥰😘

  • @DoudouFarah
    @DoudouFarah ปีที่แล้ว +1

    Franchement sa me tranquilise d'entendre cette chanson, Djibouti 🇩🇯 là je suis née, fier de Mon pays .

  • @HoumedAli-p9m
    @HoumedAli-p9m ปีที่แล้ว +2

    MACHA-ALLAH UN très bon chansons.

  • @maxamedmursal8535
    @maxamedmursal8535 2 ปีที่แล้ว +6

    Abdillahi codkiisa dahabiga m.a

  • @hamzekhayre5280
    @hamzekhayre5280 2 ปีที่แล้ว +5

    Jah ninkan codkiisa 😇🥰

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei ปีที่แล้ว +2

    Djibouti jano alaw no xafid djibouti

  • @hindamohamed8430
    @hindamohamed8430 ปีที่แล้ว +2

    Vraiment cette chanson ma touchée

  • @aboubakarsouleiman7979
    @aboubakarsouleiman7979 2 ปีที่แล้ว +6

    Beautifull song and beautifull singer. Bravo abdillahi Osman.

  • @ibsaMahamed-e6e
    @ibsaMahamed-e6e 9 หลายเดือนก่อน

    Je dedie ce parole a ma patrie ma vie mon pays natal chaque djibouti ❤❤❤❤❤ j t aime .

  • @UmuNashaad-xl9lp
    @UmuNashaad-xl9lp 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ilee heesaha waxaa laka so xaday reer jabuuti maba ogeen😊😊😊

    • @Awlio1
      @Awlio1 4 หลายเดือนก่อน

      Heestaan waxaa leh ereyada cabdi bashiir indhabuur
      Waxaana horey u qaaday maxamuud ciise tima jilic,
      Kooxdii heegan ee ciidanka boliiska Somalia

  • @axmedibrahim4746
    @axmedibrahim4746 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdilahi osmaN Cod Dahap wllhi

  • @soureremohamed2159
    @soureremohamed2159 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah que dieu bénisse nos hommes dieu merci

  • @muhiddinalibuliaaminkey7882
    @muhiddinalibuliaaminkey7882 ปีที่แล้ว +2

    Dhaxal Awoowe Inaa Tahay Sooma Oga
    Isaga Inuu Kuleeyahay Sooma Oga
    Cajiib Allahu Akbar.

  • @Mahfoudaden
    @Mahfoudaden 3 หลายเดือนก่อน

    Hestaan somaliyaa lahayd 1980 baa laqaday

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdillahi machallah

  • @MahamoudAbdi-yw2sm
    @MahamoudAbdi-yw2sm ปีที่แล้ว +1

    Wow Mashallah kel belle chanson mn pays natal vive djibouti 🇩🇯

  • @rayanruun-uu4qg
    @rayanruun-uu4qg ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤ my home Djibouti

  • @choukridarar4277
    @choukridarar4277 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @zahradoualeh1377
    @zahradoualeh1377 2 ปีที่แล้ว

    حنجرة ذهبية😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰

  • @MaxamuudDiiriye-qi4lu
    @MaxamuudDiiriye-qi4lu 2 หลายเดือนก่อน

    Erayadii cabdi bashiir indhabuur
    Somaliya iyo somaliland baa iskale

  • @elmisaid5031
    @elmisaid5031 7 หลายเดือนก่อน

    WOW lovely song thanks

  • @halimomahamed9535
    @halimomahamed9535 2 ปีที่แล้ว +3

    Ok👍👍👍

  • @rodaaden3698
    @rodaaden3698 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hees IYO abahed

  • @mahdibooka300
    @mahdibooka300 6 วันที่ผ่านมา

    Bic liii 🦾🇩🇯❤

  • @Yaasir-e5q
    @Yaasir-e5q ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @HoodoMaxamed-ce4dn
    @HoodoMaxamed-ce4dn 6 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️♥️I love Djibouti 🇩🇯 🫡🫡❣️❣️🫶

  • @aliidriss-s6n
    @aliidriss-s6n ปีที่แล้ว

  • @rodaaden3698
    @rodaaden3698 6 หลายเดือนก่อน

    Vive la république vive la citoyenneté

  • @Kaahin5
    @Kaahin5 2 ปีที่แล้ว +9

    Heesaha soomaaliga ee laga qaado somaliland, somalia, DDS iyo nfd hore ayaa loo maqlaa lkn kuwa jabuuti dadka sidaybku gaadhan way adagtahay

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 2 ปีที่แล้ว +5

      Hhhhhh wll jabuti xigmat baan lagu qada heesasa muush iska hees maha meeshu

    • @alimahamed6858
      @alimahamed6858 ปีที่แล้ว +1

      Heesta jaamac yare ayaa hore uqaadey waana kiin jaamac abeheed arligeygoow aya la yidhaa ee waa dib usoo qaadid wiilkan heestiisu

    • @fazuulze705
      @fazuulze705 ปีที่แล้ว +1

      @@alimahamed6858 adeer waad yartahay been baa laguu sheegaye si aanad Markale ugu murmin heesta waxa hore u qaaday alla ha u naxariistee mohamoud timojilic,, kana tirsanaa kooxdii heegan, ciidanka xoogga somaliyeed, waana heesaha dhaxalka somalida ee wadaniga ah,
      Jaamac yare fankaba kuma jirin xilliga heestu soo baxday

    • @alimahamed6858
      @alimahamed6858 ปีที่แล้ว +1

      @@fazuulze705 muhimadeydu wxy ahayd oo kaliya inan u sheego in aanu wiilkan hada hesta qaadayaa original ka lahayn ee hore loo qaadey.
      Wax muran ahina ma jiran waana aad ku mahadsantahay inad ii shegto cidii hore uqadey originalka inkasta oo an jamac yare oo kaliya ku maqley oo anan tjmo jilic hore u dhageysan isago qadaya.