Mahadsanidiin astan tv qalbiyadeena ee quusta gaaray Ayaad soo nooleyseen quruxda musica iyo dadweynaha ku raaxeysanays fagaaraha ileyska habeenimo alow noo badi nabada iyo nolosha somalia waxaan jeclaanlahaa in aan joogi lahaa habeenkaan quruxda badan balse TH-cam aan ka qanacsanahay Musica iyo miraha qurxoon waa qalbi diiriye i aamin qalbidhagaxyaasha kuma qiiroodaan musica macaantiis Mar labaad mahadsanidiin astan tv Somalia oo hagaagtay ayaan rajeynaa waa idin jeclahay dadkeeygii somaaliyeed waxaanu nahay ul iyo diirkeed Qabiilka iyo qabyaalada Allah naga qabto
Mnsha allh Dhawaan Codkeedu wuu bislaanaya Aadbay u fcnty codkeedu thanks
Waaqili cod cod. Hab masrexed w qsali gsban qal
What a music by Mohamed iyo xaawo❤
Mahadsanidiin astan tv qalbiyadeena ee quusta gaaray Ayaad soo nooleyseen quruxda musica iyo dadweynaha ku raaxeysanays fagaaraha ileyska habeenimo alow noo badi nabada iyo nolosha somalia waxaan jeclaanlahaa in aan joogi lahaa habeenkaan quruxda badan balse TH-cam aan ka qanacsanahay
Musica iyo miraha qurxoon waa qalbi diiriye i aamin qalbidhagaxyaasha kuma qiiroodaan musica macaantiis
Mar labaad mahadsanidiin astan tv
Somalia oo hagaagtay ayaan rajeynaa waa idin jeclahay dadkeeygii somaaliyeed waxaanu nahay ul iyo diirkeed
Qabiilka iyo qabyaalada Allah naga qabto
Waan ku jecel nahay my Waa din Sharaf leh Walaal
Very good pair voices, God bless you two gor your creativity
Xasuustii hibo
Wa isla doorasho illahay cood iyo muuq iyo hees iyo music
Big legend mohomed jama❤
Mansha alah gabada kaliya u ayado asturan heesto mansha alah marwo waye
mansha allah xaawo dagan waa fanaanada kaliya ee dadkii hore u dhiganta...
First comment
M.a ❤
Malaha wa masrsx qurux badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂
Xaawo Degan iyo Maxamed Jaamac Labo Fanaan Cod macaan iyo hibo fanned leh
Fanaaniinta hadeer waxay ju xunyahiin waa isku style
Ha❤❤❤❤😊😊
WOW MEESHEEDA AYAY DHIGEEN!
LABA FANNAAN OO KALA DHICIN!
Beelo, codka, laxanka iyo jilniinku waa is wataan..xoogaaga ku darka muusiga waa ok 85%
💗💗
❤❤❤ 🔥 🔥
❤❤❤❤❤❤
Waan Iska bakhtiiyey markuuu ninka soo galay ee uu allow yaa yidhi ayadabaaa dhaantee oo la dhagaysan kare xoogaa inkastoo aysan goba Nuura gaadhayne
Xajasj
Gabadhan caadi maaha
Hibo nuurada casrigan joogta
Heestaan musiga iyo labada fanaanba way dileen, halkii ay gaadhsiiyeen qaasim iyo hibo nuura iyo kooxdii Waaberi xitaa uma ay soo dhawayn, astaan inaga hubiya oo qofku haddii aanu ka bixi karayn Heesta u bedela labadan fanaan waa laba fanaan oo cod fiican laakiin heestani heestoodi maaha,taasina fanaanka hoos ayeey u dhigtaa haddii uu isku qaado hees aanu ka bixi karayn
Cadibaan u jeclaadayka waran waa dokhayga dumarka tolow may Ila soo xidhidhi ☺️
Gabadhaniga daba geeya ma fanaanad horaa
Second comment 😂
❤
waawarey waa maxay ninka sida naagaha u niikinaya
😅❤😊
Noosoo dhameystira heesta
Waar ma ahaa taladan qandhooday ee waa taladaan qandoodey een qawda ku hayaa qotadeedu dheere marka hore soo sax heesta then ku hees oday
Waxaan ma fankii inta kahartay baa loosoo diray ineey kufsadaan. Waa maxay musiga fankiga ah, erayadase ma moodaa ineey ku tunteen??
MAXAA KA QALDAN MAXAMED JAAMAC ASAGOO XAAWO DAGAN NR 5 KURAACAYA BAAN ARKEY 😂😂😂 WAXA LAGA YAABA INAADAN FAHMIN AAN JILCIYO MAXAMED XAAWO BUU FIIRINA WAXUU U CIYAARA SIDEEDO KALE 😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wadanka haduu maxkamad lahan lahaa wala idin xirilahaa reer xamarow😅
Marka aad codadkii HIBO NUURA iyo Saalax Qaasim isku qaaddo adoon meeshii ay dhigeen xataa u dhawayn karin waa dhib. Alla maxay heeska ku ciyaaereen.
Yaa kuyiri ishaas kueeg dadkaas waa dadkaas ayaga un dageyso
Heestan waa heesaha fanaan is huba mooyee ninkale Hawaiian karin,waad soo dhawaysay laakiin hees badeeda laga dabaalan karo maaha siciid daaud cali masxaf waa ninkii loogu qaatay ee qaada heestan xasan dabadii
Inkasto hees qiimo. Lahayn hadana wey. Dileen hees.
Waar gabadha xaawa degen la dheho sidaasaan ku qaatay nacalaa shaydaan ku yaal axsan fanaanad
😂🎉😢