XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ส.ค. 2020
  • Erayada Iyo Laxanka Ustaad Salah Doonyaale
    Music Siidi Ali Winkey
    Kaban Xanfar Yare
    Farsamadii Saami Cadde
    Camera 1 Saalim Kaskey
    Camera 2 Saami Cadde
    Camera 3 Caraaye
    Camera 4 Ahmed Ashika
    Camera 5 Mt Barwaaqo
    Hoyga Murtida Iyo Madadaalada
    Balanbaalis Studio
  • เพลง

ความคิดเห็น • 852

  • @xasankayseaadan7433
    @xasankayseaadan7433 2 ปีที่แล้ว +254

    Waxkasta oo aad macaan sato oo heeso ah qur,aan ilaahay baa ka macaan badan ❤🤍

    • @kadarahmedabdillahimohamed3475
      @kadarahmedabdillahimohamed3475 ปีที่แล้ว +1

      Waa run wallal !

    • @AaminaCabdi-pe7mn
      @AaminaCabdi-pe7mn ปีที่แล้ว +1

      😭heestaan waxaan kuxasuustay malinkaa isbaranay ninkaygaa biloowgii xiriirkayagu waxa uukubilowday si lama filaan ah oo an iskugu soogalnay meel uu isagu lahaa oo talefoonada lagu iibiyo laguna sameeyo amalinkaas waxay aheed malin aytahay saacadu 4:00 galabnimo bishu ahay aheed 7/27/2022 malin arbacaa malinkaa ayaa iskugaayo horaysay malinkaa kadip waxaanu samaysanay xiriir aad uqurux badan oo xisobadan oo daqiiqadkastaa laysku xiisayo midba midka kale danaynayoo ama xiisaynayo wuxuu socdabaa malin malmahaa kamidaa waxaan oga aansanay inaa isguursano taasna way suurto gashay oo wan isgur sanay guurkeeni kadip manaan aqalgalin ee aniga waxaan iska joogay guriga hooyaday maalmo kadip waxaa isbadslay noloshii guriga hooyaday taas oo aan kala kulmay caqabad aad uxoogan wllhi markaan soo xasuustoo waan iskanilmeeyaa😭 wayo wax kaxun majiraan markay kugu xumato noloshaa gurigaa hooyadaa wayo hooyo waa ifiyahaa noloshaadaa sidaas awgeed heer waxay gaartay ninkaygii uu ogaado Howsha gurigaa kajirtaa isagana waxba kama uusan qaban karin waxaa meesha kasocda isha ka eeg oo iska dhaaf oo dul qaado Bay ahayd wayo waxba kamaan badali karin aniga iyo isagabaa isagu waxa uu ahaa qof samir badan oo duqaad badan anigana lamid ayaan ahaaa markaan woco aanoo xanaaq san ama oynaayo wuxuu dhihi jiray mcnto iska dul qaado waa 😪laga bixin dhipkaas lkn ma aheen 😭mid dhamaanayo sidaas awgeed 😪wax walbo oo meshaa kasocdo waan samrijiray ama wan dul qaadan jiray wayo😭😪 anaa iskugu wacnaa wax walbo naftaydaan canaan jiray sidaas ageed heer waxaan gaaray aanan habeenkii sexan malin aanan seexan dagaal iyo qaylo wllhi lkn waxaan waa afuun waana har iyo laba galinee talo horta way nagu cadaatay anuu wankataygay gurigii hooyaday oo waxaan aaday gurigii habaday oo markaas noodhawaa halkaas oo aan mudo joogay ismaaciil waxa uu go aansaday inuu iga wado magaaladaan oo uu idiro magaladaydii oo hayd lascnood halkaas oo aan awalba
      Ka imaaday halkaas ayaan jiwiga kubadashay oo aankaga baxay mugdigii aan galay waxaajirtay maanso aan kuqiyaasay jcylkaan uqabay ninkaygaa taas oo leh sidaan
      ❤️nuskaan mudo raadiyee
      🫀nasiip igu beegayoow
      💡nalka idaaranee
      ❤️😪noloshaa inuuriyoow
      🤝qalpigaa nidar ilagalee
      🥰naxariis imuujiyoow
      🤌nusqaan ruux idaadayooo
      👥️️Inuujiyeey qaashaqoow
      😪Midkaan noloshaydiyo
      🤴Naftayda ku aaminoow
      🫀Aduun baaan kugu nastee
      😥Niyada kaligaa lahoow
      Daryeel buuxa iyo
      Adaannkaahelaa daganaan
      Ismaaciil muusan aheen mid iga xiisa dhacaa ama hadii aan kala fogaanay hadalkiisa iga yaraystaa hada alxamduli laah waxaan iskunahay ul iyo diirkeed Mar walbanaa wazaan iskala joognaa qalpigaa
      Wayo waxaan xasuusanahay inuu ilahay mid nagadhigay anagaa
      Marbay murugadaa jcylku maankaagaa noqotaa
      Marbuukuyahay ilayska inadha Haa qalpiyo mankaa
      Hadalkayga waxaannkusookoobayaa
      Dadka isjecel culays iyo qabad lamasaaro kolay soomali xumaan madaysee horaalooyiri jcyl xaasid mawaayo
      Hadanaa jcyl hadal iyo qoraal laguma koobee
      Isma waxaatahay noloshaydaa bilowgeedii iyo dhaamaadkeedaa mcn
      Cidna kuguma door sado cina kulama Simo wayo waxaad ilamartay xanuun aad u adag ILOVE YOU ❤️mcn🫀👨

    • @AaminaCabdi-pe7mn
      @AaminaCabdi-pe7mn ปีที่แล้ว +3

      ❤️

    • @xasankayseaadan7433
      @xasankayseaadan7433 ปีที่แล้ว +1

      @@AaminaCabdi-pe7mn ❤❤❤

    • @FadumoahmedHassan
      @FadumoahmedHassan 10 หลายเดือนก่อน

      Really 😢

  • @Amiinfilms
    @Amiinfilms ปีที่แล้ว +36

    Ma Dhiir ubax lahow Dhuyuc iyo mareer
    Ma qoraax dhalatoo dhulka nuurisa
    Dhayuhiyo in dhuhuu weey ku dheygagan
    Yartu waa dhameysey dheeman iyo luuul
    Waba dheeli tiraa dhaliil an laheeen
    Sikhda dhaxee hurdadaa dhudi la itusaa
    Maa jacely dholdholiya ma kalgacan
    Dhibtaa wali dhowrayaaa 😢😢
    Dhalanteed miyaa dhex jibaxayaa mase
    Waba dholool dhuga shiyo xasuus
    Hal bowlaha dhigaa ayey dhufate
    Dhanka khalbiyee dhax jiiftaayee
    Dhuunigaa miyaa dhaafaa darted
    Dhanbalada jacely miya dhugan walal
    Naftu dhawac iyo dhintu waa uxanuun
    Wadne daqaar ku dhacay waa u dhimashadis
    Wadne dhaqaar ku dhacay sheey utahay 😢
    Ma jacely dhabaa dholdholiya ma
    Gacal dhintaa wali dhowyrayaa
    Dhalaan teed miyaa dhax jibaxayaaaaaaaa
    Mase waba dholol dhimashiyo xasuus

    • @naasiraskar4351
      @naasiraskar4351 ปีที่แล้ว

    • @maxamedmaxamud154
      @maxamedmaxamud154 ปีที่แล้ว +1

      Sxp waa sax lakiin luqda ayaa kaa Yara qaldan waayo waxad ku qorray afkiini xamar

    • @boushraboushra9695
      @boushraboushra9695 หลายเดือนก่อน

      Walalo heesta waaba xafidee jaceyl miyaa ku haya allaha kuu sahlo amiin yaarabi ✌️✌️

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 22 วันที่ผ่านมา

      At: (8:50) Shaarka buluuga leh 👔(heestaas looalifey umalenaya 😊
      At: (9:54) wuutilmaamey qofkii qisadaas leh waa 👈Shaarka buluuga leh 👔🤙🏽
      Mahadsanidiin

  • @alfahajjiofficial
    @alfahajjiofficial 4 ปีที่แล้ว +51

    Ereyadu wey qiimo bdan yihin runti sido kale DAAUUD XANFAR wuuku Raaxeysay laxanka iyo Heestaba
    Runti waa Fanaan qaran❤💯🎸🎶

  • @Korneeylafqaloocshe
    @Korneeylafqaloocshe 3 ปีที่แล้ว +52

    Never listened Ustaad Xanfar Before but i realise i Missed such golden Voice Legend This song is something else bilaahi war ereyadu macaanaa oo codku halaasisanaa oo Luuqdu dhadhan wacnaa oo laxanka kabanka iyo musigu isku dheeli tirnaa ragbaa nool walaahi
    ninka Luuqda ingariiska saaray toloow yaa waaye waa luuqad cusub aan baran doonee kk

    • @Orsheshow
      @Orsheshow 3 ปีที่แล้ว +5

      Wa abwaanka heesta sameeyey Abwaan saalah doonyaale

    • @cabdiqanikaka3101
      @cabdiqanikaka3101 3 ปีที่แล้ว

      Al imro kaqalinibaiyay masowada bhd waye kabe sas u ogow

  • @khadarina
    @khadarina 4 ปีที่แล้ว +158

    Salax Nur Salah Donyaale walaal heesta meel baad uga Soo hartay. Xanfar Yare waa fanaan qiimo badan! What a song

    • @Thiago-jy4cn
      @Thiago-jy4cn 3 ปีที่แล้ว +5

      Wa fananka keliya an aqano mudo Ka badan 20 sano aya alaaah ad ayan uxitram walalkay iga weyn ahaaaa

    • @abdihakimabdulahi6573
      @abdihakimabdulahi6573 3 ปีที่แล้ว +2

      Mirahaa hestan baan donnaya abwaan TH-cam ayan ka radiye lakin se maan heliin
      Side baan ku helii karaa?????

    • @hassanabdi4660
      @hassanabdi4660 3 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimabdulahi6573 ilaahay ka cabso heesuhu waa xaraan ani tana igu dambeyso

    • @MaxamedXasan-gm3kh
      @MaxamedXasan-gm3kh 3 ปีที่แล้ว

      @@hassanabdi4660 hhhh

    • @sshigsshigow
      @sshigsshigow 2 ปีที่แล้ว

      CAJIIB CAJIIB

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 3 ปีที่แล้ว +23

    Who is still watching 2021... what amazing and so nice song ever i listened, recently i broke up withy ma Heeart beating, my bbe 😭this song is totally about me😭god bless y xanfar

  • @zainabhudeidi9938
    @zainabhudeidi9938 ปีที่แล้ว +7

    Abwan Salah Donyale. Masha Allah waa erayayoo qalbiga qofka ka tabanayaa. Xanfar Eesh cala fanaan. Allah cisaak ❤️❤️❤️

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 2 ปีที่แล้ว +39

    I'm from Somalia I love Somali song's especially this man his voice is so Nice & sweat.

  • @geeseyofficial1069
    @geeseyofficial1069 3 ปีที่แล้ว +126

    Walaahi ugu yaraan 15jeer wan ku soo ceshay illlaaa an ka ilmeeyo wayo ma aqaan sbbta inkastoo an ahay qof jeceyl lanool hees iyo badh walaaahi 😭😭😭😭😭🙏👈

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls

    • @saaidomer7790
      @saaidomer7790 2 ปีที่แล้ว

      Axsan.waa.hesti.qiro.xanbardey😔😌😥

    • @prettygirl802
      @prettygirl802 2 ปีที่แล้ว

      Axyaa hees

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 4 หลายเดือนก่อน +3

    I Listen 5times every day,
    Jacayl igu dhacay qofkan jeclaa ismaan calfan ❤😭😭

  • @kupamazim6443
    @kupamazim6443 ปีที่แล้ว +13

    Still my favourite song 🎶 waa erayo maskax cafimad Qabta kasoo maaxday melody aan caadi ahayna wuu ku ladhay Fanan is nacayna oo fanaan ka tagayna wa Qadayaa that’s why still 2023 my favourite song🙌🎶

  • @mehmetziad9629
    @mehmetziad9629 3 ปีที่แล้ว +32

    What makes the song even more special is the English subtitle,, hats off to whoever is done that.....

  • @Misissqasim
    @Misissqasim 4 ปีที่แล้ว +27

    Wah wah waxaan kaa Ah faan ninkaan waa qofka kaligeey 2020 aan u qiraayo Fanaan cod iyo Miro + laxan 🎶 woof

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @muparakarachid634
    @muparakarachid634 4 ปีที่แล้ว +131

    OMG!! i cant breathe heestan iyo ninkaniba qarnigoodii ma joogaan 🔥🔥👑👑😭😭

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว +1

      @boqarada rer buke official boqorada rer buke pls subscribe isaar channel kayga pls

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls

    • @ceebla82
      @ceebla82 3 ปีที่แล้ว +1

      Waleee waa run😥

    • @ustaaddalxa
      @ustaaddalxa 3 ปีที่แล้ว +1

      Ishaaad ka riday brother waa legend 🙌 ❤ dhammaystiran

    • @anisasheikdon1961
      @anisasheikdon1961 3 ปีที่แล้ว +1

      been maadan sheegin wax ilaqabaan eaadinaayay caadi maaha erayada laxanka musiga iyo kabanka ii wada socda iyo codka oo aanba caaadi ahayn

  • @yahyaismail2038
    @yahyaismail2038 2 หลายเดือนก่อน +1

    Big up to the Translator 👌👍 We are rich in poet and wisdom... Hala Xanfar yare..one love..

  • @Aziiza-halgan
    @Aziiza-halgan ปีที่แล้ว +27

    Haben Xazuuztiisa Wata iyo Heestan Aanu Earphone Kuwada dhagaysaneyno Aniga iyo shodhadkygu❤15/7/2023 Hbn Axada Barkulan Hotel😂 insha alh Commentigan Sanado kadib ban soowada boqandoona🤤

    • @shaka_music570
      @shaka_music570 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa is ka jawi hadii ilahay ku idma hayo

    • @aimansuleimam3849
      @aimansuleimam3849 4 หลายเดือนก่อน

      Hees bay ku banantahy wllhy lknse Barkulankii buroa miya?😂

    • @Aziiza-halgan
      @Aziiza-halgan 4 หลายเดือนก่อน

      @@aimansuleimam3849 Haa inder😆

  • @seidlamer2161
    @seidlamer2161 3 ปีที่แล้ว +108

    Thumps to translator 👍🏾. If Westrem song writers see this they’d be wow 😳.!! Somalis has rich language and wisdom.

  • @messironaldo1708
    @messironaldo1708 3 ปีที่แล้ว +16

    Whoever is translating this deserves a raise

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls allah dartiis thanks 🙏

    • @nrm8566
      @nrm8566 2 ปีที่แล้ว +2

      Yes indeed

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 4 ปีที่แล้ว +52

    Da'uud xanfar macalinkii Fanaka
    Inuu yahay miyaa leygu diidi karaa
    Mayabeee❤❤❤❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴

    • @raqad4642
      @raqad4642 3 ปีที่แล้ว

      Daauud Xanfar nin madow ban ku ogaa goormu is cadeeyay subxanallah walaahi nimankii somaliyeed wa waasheen

    • @ciilowtell9321
      @ciilowtell9321 3 ปีที่แล้ว

      txn bri

    • @MaxamedXasan-gm3kh
      @MaxamedXasan-gm3kh 3 ปีที่แล้ว +1

      @@raqad4642 adiga wxn ku weydiinaa waa adi ku darsadee qurux miyaad qurux bdn thy kadib aniga ayaa kaaga jawaabi doono su,aasha aad dadka weydiisay

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      @@raqad4642 wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @moohafaruus342
    @moohafaruus342 3 ปีที่แล้ว +82

    الله على الفن الصومالي الأصيل جاب لي القشعريرة اقف احترام و تقدير لهذا الفنان العظيم 👏🏻👏🏻🌹❤️

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 4 ปีที่แล้ว +9

    Daud xanfar inaankeni Bossaso noo metela hore uu soco alfanan qaali

  • @awilmohamed8072
    @awilmohamed8072 4 ปีที่แล้ว +31

    Axyaa abwaan sxb key abwaan Saalax Doonyale afku kuma go o fooda lama galin karo erayadaada ragii hore dhigooda tahay sidoo kale fanaanka qarniga Daud xanfar wuu ku raaxeystey nooloow bro

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 4 ปีที่แล้ว +26

    Fankii oo labisan xanfar yare ragii hore ku tirayaa

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 ปีที่แล้ว +92

    Runtii Xanfar yare waa Inta Heesta Sabankaan aabohood Cadeeymo badan ayaana Hadalkaan u leeyahy Oo aan ku arko Aniguna waaba Taagera telkyga Kaligiis ku jira waxa ku arkay Music kaliya kuma heeso kaban+Music +wax kle oo Dhis dhish leh 😂😂😂
    Lkn Somalideenii waxa mooda inay Dadka wxii xuma iyo wixi ficna lakala aqoon Hada kaso qaad Xanfar yare
    1M view ma gaaran Heesihisu Waxana Jira Ciyaal iska qeylinaya oo Millions veiws la arko wa aYaaan darro

    • @yarantixajikaxajika3647
      @yarantixajikaxajika3647 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi waa runtaa why uuu ugaari layhy somali marti marabto ciyaaal iska laaqinayo dhagestan

    • @omardaheeye2162
      @omardaheeye2162 4 ปีที่แล้ว

      e

    • @hassanisse7675
      @hassanisse7675 3 ปีที่แล้ว

      -king of grammar songs

    • @mohamedmohamoudaden757
      @mohamedmohamoudaden757 3 ปีที่แล้ว

      Wll waa runta waxaad mooda dhalintan danabe inaanayn garanayn macanaha fanka iyo sugaanta waxay moogyihiin inuu fanku yahay kan sida dhaqankeeni iyo fankeeni oo anu noqon mid laga tago Daud xanfar waa fanan qaran oo qiimo badan runti kama turjumaya macnaha fankeena ee wakhtigan,wll waxa tahay qof sugaanta wax ka yaqaan

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว

      Somalida inta xun ayaa ku badan -
      Waxaana cadayn kuugu filan Dalkeena ayaan sida u dhaami lahayn

  • @hanadpirate3163
    @hanadpirate3163 2 ปีที่แล้ว +6

    best song i have heard since (AUN( Nuur Eebo and Kaskey while back....living Legend!

  • @cabdifataaxcabdilaahimuhum2645
    @cabdifataaxcabdilaahimuhum2645 4 ปีที่แล้ว +5

    Axyaaa fanaan xanfar waa fanaan qiimo badan kule bulshada soomaaliyeed waana fanaanka ugu codka macaan fanaaniinta hada jogaa alfanaan dauud horay usoco

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 หลายเดือนก่อน +1

    What a amazing song.!😮
    Legend xanfar yarre.
    Still listining 31/05/2024.🎻🔥

  • @mohamedhusseinsanei
    @mohamedhusseinsanei 9 วันที่ผ่านมา

    19.07.2024 turkey istanbul iyo maalin shaqo ustaad xanfar salaan sare sharaf iyo cizo leh hawada kuso marinaya inta goor aan kuso ceshaday heesta erayada macan cuudka iyo jilida sare . Nolosha ku raaxeso aakhirana halki janaad ku rajenaya fanan sare❤

  • @Bekind8787
    @Bekind8787 ปีที่แล้ว +4

    Amazing translation of lyrics, such an amazing song and I'm so happy you wrote the lyrics along with the song in English, an incredible idea keep it up 🫶🏽🫶🏽 PLEASE! 🇸🇴🇸🇴💕💕

  • @ubahyusuf9454
    @ubahyusuf9454 3 ปีที่แล้ว +8

    Daa,uud Xanfar waa fanaan caalami ah codbuu Alle ku manaystay Mansha Allah,
    Lkn ilkaha yaa u suubiya walalken miskinka kan kamerada kadubayan meesha xun bes muxuu ugaga aadinaa muu usheego candhuufta inuu iska tiro wiilka🙈 ❤🌹🌹🌹❤

  • @shafii48
    @shafii48 3 ปีที่แล้ว +18

    Walhi translation caadi maaahan heesaha somalia waaba uga macaanyihiin kuwa kale qofka howshaa qabtay mahadsanid 💯%

  • @m.dakane4674
    @m.dakane4674 3 ปีที่แล้ว +11

    Who ever put the subtitles, should get a round of applause, get good abwaano boowe and sell to the superstars this is creativity

  • @mohamedadamomar4724
    @mohamedadamomar4724 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa Fanaan dhaba xanfar
    Fanaanimadu waa haybad ilaahay bixiyo raxmaankaa ku manaystay xanfar aad ayaan u jecelahay codkiisa

  • @maxamedcabdiaxmed1808
    @maxamedcabdiaxmed1808 2 ปีที่แล้ว +4

    When I hear this song I enter an other air like fresh air but this song most words are expensive and the man who makes this song he smart .aftahan

  • @artenmunachannal7304
    @artenmunachannal7304 4 ปีที่แล้ว +6

    Ax yaa sowt walahi fanaan legen daauud xanfar heeso macan murti iyo waxa uu kahaflayso aad fahmayso nice song

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 4 ปีที่แล้ว +5

    Xanfar yare fanaan qiimo badan wax badana kusoo biiriyay suugaanta a yaa alfanaan 💖💖💖 caashaqu dhib badanaa abwaankuna caadi maahan yasalaam

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 ปีที่แล้ว +24

    Heestu waxay Micno
    Iyo Dhadhan Yeelataa
    Marka Erayadeedu
    Micno leeyihiin
    Waliba Aan banaan yaal Ahayn Ee Maldahan
    Abwan Donyale
    Halkeedii Bu Dhigay
    Xanfar Yare macalinka Cuudka
    Caasimada Xamar U Shida
    Waxbaa Ka Dhacay
    Bahda Balanbaalis studio
    Mahadsanidiin

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว +62

    Heestan 8 saac oo xiriir ah ayaan shaqo uga baxay 😂😂😂
    Heesta waxaa xiise u yeelaya waa qaabka musicga ( SUDAN INSTRUMENTAL )
    Erayada waxaa leh - sxbkay legend SALAH NUR SALAH DONYALE
    Waana ninka sameeyay heesta Xanfar qaado ee - FARAANTI

    • @mohamedmohamed-vv6ds
      @mohamedmohamed-vv6ds 3 ปีที่แล้ว +4

      Abwaankaas wa nin dhalinyaro ah oo hadana kuwa badan oo abwaano ah ka Hal abuur badan marbu galkacyo noogu yimid 2014

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedmohamed-vv6ds salax Doonyaale waa abwaan wayn oo lkn dhalinyar loolz
      Heesta FARAANTI ee uu xanfar kusoo baxay asagaa sameeyay
      Sidookale waa musician Waayaha cusub asagay ku tiirsanaayeen
      Dalmar yare - abwaankii soo saaray weeye

    • @Jama143
      @Jama143 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiqdii waa loo hagar baxay heeestan

    • @Shafie-Mohamed-Osman
      @Shafie-Mohamed-Osman ปีที่แล้ว +2

      SalaamulaaHi saxib aad Baan kuu salaamaya 2sano kadib

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle ปีที่แล้ว

      @@Shafie-Mohamed-Osman waankaa qaaday walaalkay 21 hrs kadib 🤣🙌

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud3273 หลายเดือนก่อน

    Hibo is heshay
    Erayo,laxan, music iyo kaban is wata codkuna waa daauud 2024❤

  • @hamz233
    @hamz233 2 ปีที่แล้ว +1

    The English subtitles are something else and spot on! Hats off of to whoever has written it.

  • @xamralive
    @xamralive 3 ปีที่แล้ว +2

    Daauud xanfar Ciyaal Boosood waan ku farax sanahay huru mar kaaga Boowe huruu soco

  • @bccbcbbc9527
    @bccbcbbc9527 3 ปีที่แล้ว +151

    As I was driving heading my home city Washington, I was scrolling up and down TH-cam channels , by chance I played this song., instantly my eyes couldn't halt tears, my mood and emotions immediately changed , because the words moved and touched all over me, I recently broke up with my loved baby so the song was about me.

    • @chaltubeshir3032
      @chaltubeshir3032 3 ปีที่แล้ว +9

      Walahi I feel sorry for you::
      Be strong bro .

    • @sulaqa
      @sulaqa 3 ปีที่แล้ว +6

      Aww! stay strong 💪 walaalkay wakhtigii⏰ wacnaa uu so socdaa.

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      @@sulaqa pls subscribe isaar channel kayga pls

    • @sadkagolow643
      @sadkagolow643 3 ปีที่แล้ว +2

      take heart brother.
      you are worthy.
      Time heals everything.

  • @MAli-so3ew
    @MAli-so3ew 3 ปีที่แล้ว +2

    what a nice song, sweet words & voice as well beautiful rhythm and music. Waa hees macaan oo dhinac walba ka dhameystiran, waah waah.

  • @husseinhared
    @husseinhared 3 หลายเดือนก่อน

    Caqligena mid wa ustadkena wa fanan alla siyey cod hab masraxed laxan wa boqole boqole allow ku dhor rabiyow ustad xanfar abahi suganta guul walal❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 4 ปีที่แล้ว +27

    dhalanteed miyaan dhex jibaaxayaa😢
    ahsan cod xanfar yare
    legend aan cidna xaqiri kareyn👏
    ninkaan codkiisa soo halaasi maaha
    👇👍

  • @dekaabdi629
    @dekaabdi629 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah aad ayaa uku faraxsanahay somali luku fisirayo luqada ingariisga many many thanks

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 ปีที่แล้ว +24

    The Person Who gave the Translation Wlhi He is really rich in English 🙆🙆🙆🙆 Ajnabi Heestaan Haduu Arko Wuu yabaya Wuuna jeclanaya Heesaha Somaliga

  • @abwaansheed3919
    @abwaansheed3919 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesta kaliya ee ilaa imka wax aan ku tilmaamo laayahy
    Wuu legend dhaafey xafar walhi
    Xataa inta jeer ku celceshadey ma qiyaaasi kartid
    Xanfar keep going
    Another level

  • @munaahmed7416
    @munaahmed7416 4 ปีที่แล้ว +47

    Ax 😭😭waxay itabatay heestani waxan kusuganay xaaladan waxan ahay gabar somaliyed oo jacayl been ah lagu sabay pls isoo duceeya inuu ilahay qalbiga iiga rabay wiilkii aan jeclaa ee ikhiyaamay😭😭😭😭😭

    • @mussafarrax5965
      @mussafarrax5965 4 ปีที่แล้ว +1

      Sorry

    • @husseinibrahimabdi8632
      @husseinibrahimabdi8632 3 ปีที่แล้ว +1

      Inshalah badal kisa qeer qabo ❤️❤️❤️❤️❤️🙏

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 3 ปีที่แล้ว

      Muna wall allah hakuu sahlo aniga ayaa talooyin kisiin kara kaamana rabo waxaan wallnimo aheyn cilmi nafsiga ayaan bartey wall

    • @nimcaangaashaan6484
      @nimcaangaashaan6484 3 ปีที่แล้ว +1

      Sorry Abayo

    • @munamaxamed3262
      @munamaxamed3262 3 ปีที่แล้ว +1

      Siduu xaalku kugu yahay wlshyy hada ? Hadaad wali dhaawac ama naafada caashaqa tahay alle qalbiga hakuu qaboojiyo

  • @Baabkasool
    @Baabkasool หลายเดือนก่อน

    JacayLku wa xiso Malmaha hore Oo kalia JacayLooo sacada laga bilaawo Cagta hosteda 🤚

  • @ayangurey3732
    @ayangurey3732 ปีที่แล้ว +3

    What a such golden voice has this young man!!! Oh Lord May this guy bless him Jano here in this earth and here after. Wow Wow Wow What a legend young man he is. The voice is touched my soul😘😘😘😘😘😘

  • @ayaansaid881
    @ayaansaid881 ปีที่แล้ว +3

    Omg codkisa mansha alh 🥺

  • @nuurmahamoudabdi8559
    @nuurmahamoudabdi8559 2 ปีที่แล้ว +2

    One of the greatest somali songs of all time big legend Canada I salute u re rising star 🌟

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 2 ปีที่แล้ว +16

    A professor of literature was just there to put these words in English or someone who read many classic books. Outstanding.

    • @Jama143
      @Jama143 2 ปีที่แล้ว

      He did a really good job of vocal recording.

    • @highflyer215
      @highflyer215 2 ปีที่แล้ว

      Exactly 🙌🙌🙌

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox ปีที่แล้ว +1

      the words of the song, melody, and translation is made by young man called doonyaale, he's talented alaahu akbar

  • @kahin42
    @kahin42 3 ปีที่แล้ว +64

    Credit to the songwriter, the artist and musicians. Superb piece. Loved the subtitles. Nothing matches the artistic talents put together. ✊

  • @kaafitube8215
    @kaafitube8215 4 ปีที่แล้ว +19

    Waxani waa mucjiso aan qarnigiisi joogin subxanaka ya cadim heestan mala kun jeer ban ku Cesh ceshtay rabi dacwatana

  • @abdiazizsky3594
    @abdiazizsky3594 3 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah waxad u qalamta super star Keep on Brother
    Wxatahy fanaan rasmi ah
    I have a lot of respect for you
    Whish you luck

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @antonio169
    @antonio169 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhalanteed miyaan dhex jibaaxayaa
    Mise waa ba dholol dhugashiyo xasuus
    🎸🎸🎸🎸🎸🥁🎧🎧🎧
    Hit song
    2020

  • @euroumedsarl979
    @euroumedsarl979 2 ปีที่แล้ว +3

    Lovely song best song which talent this guy got . Somali languages are rich better than others languages

  • @mohamedabdullahmohamed7606
    @mohamedabdullahmohamed7606 3 ปีที่แล้ว +5

    Touchable words !! beautiful song and a gratitude for the translated lyrics, It's a miracle that it's still not normal .> Wadna Daqar Kudhacay waa udhimashadii

  • @awowejpeen3251
    @awowejpeen3251 4 ปีที่แล้ว +10

    Axyaa fanaan xanfar yare wa legend 💯🥀

  • @suhiepali4874
    @suhiepali4874 ปีที่แล้ว +2

    Majacayl dhabaan dhool dhooliy
    Makalgacal dhintaan wali dhawraya
    2x
    Dhalateed miyaa dhex jibaaxaya eee
    Mise waaba dholol dhugashiyo xasuus
    Caleek caleek wuu kuraaxaystay walahi xanfar yare keeb goin
    A

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 20 วันที่ผ่านมา +1

    Hal bowlaha dhiga ayu dhugtaye
    Dhanka qalbigu dhex jifayo
    Dhuuniga miya dhaafa darta
    Dhanbalada jacaylka miyadan dhugan walal naftu dhawac iyo dhibtu wa u xanuun wadne daqar ku dhacay waa u dhimashe
    ma jacayl dhaban dhool dholiya ma kalkacal dhintan wali dhawraya ma dhalanteed cidlan wali dhex jibaxaaya miseba wa dhoolalal dhugashiyo xususu badan

  • @hassanhiad9682
    @hassanhiad9682 2 ปีที่แล้ว +1

    He is real
    Wa fanan fanga u dhashy cod aad u macaan.
    I like him very much
    He has a golden voice. With actions. His cood or gaman is same with xudaadi .Omar dulli.
    And he is too young

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว +5

    Mucjisada Fanka Soomaalida Abwaane, laxamiiste wal Fanaane Daa'uud Xanfar🎧❤

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 3 ปีที่แล้ว +3

    Alafanaan Xanfar waa Fanaan dee hada fanaan leeyskama heeso adeer sidan u hees best ofthe best xanfar

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @abdillahimohamoud2607
    @abdillahimohamoud2607 4 ปีที่แล้ว +4

    wakaas fannaan iga wallhi caruur bay nagu daaliyeen jacaylkaygi horaay so qadayee subxaanaka ya cadiim dee

    • @nimcobeauty2074
      @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe pls isaar channel kayga pls thanks

  • @bashiircabdilahi7761
    @bashiircabdilahi7761 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib wallahi daud xanfar waa mucjisada codka boqorkii codka sannadkan ama tubeecii sannadka ayaan anuu ku tilmaamaa waa cajiib

  • @mowlidcurjin2729
    @mowlidcurjin2729 3 ปีที่แล้ว +1

    This song is one of the most beautiful and best since. Last. 30 yeats. And singer. Xanfar make a. Great thanks bro

  • @Kaamila_75
    @Kaamila_75 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dhambaalada jcyl miyad dhugan wll 🙂💔
    Naftan dhaawiciyo dhiptu waw xanuun😭😭
    Wadna dakhar Ku dhacay dhimashay u tahay 😭💔

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว +2

    He is from the true Somali Legends the kings of Suugaanta 5 Somaliyeed 👑

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 4 ปีที่แล้ว +4

    My fav fanaan wanjclhy fanankan hesahisa waxana idinku dhiiragalinaya sidaa subtitle ka English u saarteen si calamka oo dhan u fahman hesahena loogana raxesto heesaha mcn🔥🔥🌹🌹❤️❤️🔥🤩🤩

  • @aminaqaraami
    @aminaqaraami 4 ปีที่แล้ว +17

    Xanfar yare qalnigaan kaa salaama
    Kalsoonaan kugu qabaa
    Oo kal iyo laab kuu jeclahay
    Allha ku karaameeyo
    In kastoon ka xumahay
    Oo aanaan aqoon live isku qabin
    Lkn illaah ban ka rajaynayaa
    Inaan mar kula kulmo
    Anoo nabada iyo adoo nabada
    🥰🥰

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa9871 2 ปีที่แล้ว +1

    Naaxiyadan waxey u eg yahay maxamed s tubeec heesihiisa I love you xafar yare

  • @abdikarimmahamed8132
    @abdikarimmahamed8132 3 ปีที่แล้ว +7

    Fanaankan xanfar yare markaad heesihiisa dhagaysanaysid waad xawilmi heeso mcn yuu qaadaa Wale
    6/9/2020 maalin axada
    15:34 galabnimo xasuus inta iga dambaysay like ha dhafina

  • @king15716
    @king15716 2 ปีที่แล้ว +2

    Axyaaa fanan cod ilaahay ku manaystay guulayso xanfar yare

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 4 ปีที่แล้ว +3

    Balanbalis studio haqabtiraha fanka waa idin wataa ani mugo translate english wax kale💪 xanfar yare dhiiga u na dhaqajiyey wcdle👌🏼👌🏼👌🏼😘

  • @saciidoqueen3149
    @saciidoqueen3149 2 ปีที่แล้ว +15

    Halbowlaha dhiiga Ayuu idhufto
    Dhanka qalbigu dhax jiifa😥
    Ma jacel dhaban dhol dholiya
    Ma kalgacal dhintan wali dhowraya
    Dhalanted miya dhax tibaxaya
    😥💯

    • @abdinuurdanan1940
      @abdinuurdanan1940 ปีที่แล้ว +2

      Yartuu waa dhamays dheman iyo luul
      Wana dheli tiran dhaliiil aan lahayn
      Saxqdii dhexe hurda mani la itusaa
      Saxqdii dhexe hurda mani la itusaaaa

    • @ibraahinmahamuud4843
      @ibraahinmahamuud4843 ปีที่แล้ว

      Waaaw waa hees macaan

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 4 ปีที่แล้ว +7

    Fanka oo dhan ninkaana ku raaxaystay 🥰😍

  • @arabomarbaajabal7438
    @arabomarbaajabal7438 3 ปีที่แล้ว +9

    Hestan hawen an gaari saarna baan dhagestey hawen Ila hda baan dhagestaa wayh qof iga tagtaa wali jclhy ma ilooowo walhi niyadan iskaga dhista hestaaan 💔😥😥

    • @geelleofficialchannelgeell6554
      @geelleofficialchannelgeell6554 3 ปีที่แล้ว +1

      sxb anaga dhan ayaa caaag socdo ah dumar cidna uma yareeysan iska adkeyso

    • @dheymandollar5738
      @dheymandollar5738 3 ปีที่แล้ว +1

      @@geelleofficialchannelgeell6554 oo anaga qaladka nalaga kalay yaan u raacanaa rag iyo dumar Lesma dhaamo

  • @abdirahimifiye5114
    @abdirahimifiye5114 3 ปีที่แล้ว +38

    Heesta ma daawanayo, ee waxaan indhahayga la raacayaa qaabka quruxda badan ee loo saaray English Subtitles ka. Qofkii qoray English subtitles kan waa xirfad yaqaan iyo af yaqaaan labada luuqadba. Wllo aadbaan kuugu dhiirigelineyaa inaad xirfaddan aad u kordhiso. Maadaama aad luuqadeena hooyo aad gaarsiinayso dadyow kale.

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 3 ปีที่แล้ว +1

      anigaa kula mid ah

    • @AAhmed-sc3st
      @AAhmed-sc3st 3 ปีที่แล้ว +2

      Alifida heesta iyo turjumka English-kaba waa Doonyaale Alla Yaa Çizik.

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว +2

      @@AAhmed-sc3st iyo laxanka macaan

    • @DHAQANMAAL
      @DHAQANMAAL 3 ปีที่แล้ว +1

      Abwaan Salah doonyaale o ah abwaanka midhaha iyo laxankaba sameeyay waa af yaqaan labada luuqadoodba si dhamaystiran ayuu u yaqaan hambalyo walaal sidaad labada af-ba isugu jaan-goysay waan yaabay walahay

  • @maxamedmaxamud154
    @maxamedmaxamud154 ปีที่แล้ว

    Ax ax wale waa fanaan iyo hees macaan waxa ka daran laxanka iyo muusiga macaan ee ku soo jidanay walee xagaayga waxan uahay haaaaa ❤❤❤❤❤❤

  • @duniyahashi9023
    @duniyahashi9023 4 ปีที่แล้ว +5

    Legend xanfar intii hore ninka kaliya ee wax la fahmi karo ku heesa

  • @Hooyo-k7i
    @Hooyo-k7i 12 วันที่ผ่านมา +1

    JULY 15 2024
    Hadaad iga danbayso love isaar

  • @superlula2674
    @superlula2674 3 ปีที่แล้ว +3

    Muqdisho markan imado wan ku soo radinaa xanfar caadi mahan codka

  • @amruunmohed739
    @amruunmohed739 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa ku ceshtay inka badan 7times 😍😍😍😍😍

  • @saacidsiciid9043
    @saacidsiciid9043 9 หลายเดือนก่อน +1

    Saqda dhexe hurdada dhudi laytusaaa 😢😢😢😢ila heesta qiso Ani igu dhacaday bey tur jumaysaaa Qoftaan dunida ka eegan jirey ooo iga tagtay Marar badan waxan go aan saday inaan darteed Nafta is dhaafiyo Hadana imaanka muslinimo Ayaaa i ceshey Waaa qiso Aad u xanuuuun badan run ahaan halkana kuma soo koobi karo 😢inanta aan jeclaa waxa la oran jirey dhoool Habeen kaanu kala tegeney heestan nooo baxaysey 😢😢😢😢😢

  • @edrisjama8890
    @edrisjama8890 3 ปีที่แล้ว +7

    What a talent ? A rising star , beautiful song and a gratitude for the translated lyrics, good job
    Having said that would please the entourage leave the stage for the artist and stop distracting ?

  • @luulabdullahimahmoud1143
    @luulabdullahimahmoud1143 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ Masha allah daud xanfar ish cala fanaan jecliyooo❤❤❤❤

  • @Dangasho
    @Dangasho ปีที่แล้ว

    Heesaha sanahanba la heeso waa ninkan aan isleeyahah waa dhaxalkii fanka waayo kuwa kale waa uunsheeko xanfar yare best of best

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 3 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan xanfar waxa xidig cod,kaban,iyo erayadaba laakiin sxb masraxa wax ka bedel heesahagana xagga amaanta dumarka mar mar dhibka ay ragga iyo jacaylkaku haayaan kahadal heesahaagu hadda waxay shabahaan kuwii cumar dhuule,infact iam your fans.

  • @ryfarrah1
    @ryfarrah1 3 ปีที่แล้ว +8

    Xanfar yare, the greatest artist in Somalia.

    • @fowziasheikh799
      @fowziasheikh799 3 ปีที่แล้ว

      Yeah i wish you understand the meaning of this song

    • @ryfarrah1
      @ryfarrah1 3 ปีที่แล้ว

      @@fowziasheikh799 I know the meaning of this song. What is your point Fowzia?

  • @abdifatahbahsane1312
    @abdifatahbahsane1312 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waxani hees way dhaaftay eeshcalaa hees weeyi 28/12/2023 Washington D.C habeen jimcaha waa aniga iyo sxpkay oday khaalid daahir inanta qalbiga ku jirtaa ee heesta aan uniyeystayna waa reer dhagaxbuur ilaa bilcinbuur waan salamaya gacalkayga mustaqbalka og from idoor😂iyo inta kale ee qoraalkan akhriyi doonta sanad wacan oo wanagsan wll happy new year 2024 ❤

  • @abdulkadircagabadan8372
    @abdulkadircagabadan8372 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestaan wexey u qalantaa iney Bilyan qof daawadaan wax kale iga dheh alfanaan xanfar yare

    • @AbdiMohamed-bs6lv
      @AbdiMohamed-bs6lv 3 ปีที่แล้ว

      Bilyan maba gaareyni Qarax baa umadii ku dhamadeen allah umada Somaliyed hano badbaasho

  • @abdirizakhersi6897
    @abdirizakhersi6897 4 ปีที่แล้ว +4

    Xanfar waxa leedahay codkii alaha unaxariisto maxamed saleban

  • @liibaankolombo373
    @liibaankolombo373 ปีที่แล้ว +1

    Xanfar yare reer bosaso gacanta taaga xanfar dadkii xasuusta xiligii uu aroosyada bosaso ka heesi jiray markuu fanka bilaabi jiray

  • @NaimaAli-t2e
    @NaimaAli-t2e 13 วันที่ผ่านมา

    the english translation is just chef’s kisss❤

  • @seadbashir3767
    @seadbashir3767 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax heees igaaa dheh dauud xanafar fanakaaa kaliyaaaa an tagero afku kuma go xafar

  • @MohamedCali-q5g
    @MohamedCali-q5g 2 วันที่ผ่านมา

    Maanshaa allah waad ka baxsatay daauud

  • @shugrihassan8592
    @shugrihassan8592 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees dareenkeda wadata runtii anigu si niyad ahaana baan u dhagaysta daa.uud xanfar fanaankayga aan taageero hore u soco