Aniga 5 ayaan ahaa marwalbo mustaqbalka aan ka fikiro waxa dhicidoona ayan murug kala kulmi jiray kadibne sawiran jiray daydreaming kadib muqaladi nafogaal marka ka dawaday episodes ka ahaa anigo dhanba is ogaday hada lkn alxm wan ka fiicanahy alle hakaa abaalmariyo walaalkey cilmiga aan kaa faaiday inta kuma soo kobi karo❤
Ta balwada ayaan isku arkey markan stresska isku arkay 2bil markan ku jirey balwada wan iska jaray Alxamdulillaah lkn Hada waan iska qabatimey thank you bro video ay dhalinyarto u baahneyd weeye🥰🤝
waa war xaqiiqo ah xitaa dadka qaar markay stress dareemaan iyagoo aan is ogayn ayay dad kale ku qasbanaadaan inay la hadlaan xitaa haween la qabo ama nin reer leh
Aniga malinta aa shaqenayo hurda mela iska geyo la ahay malinta nasanayo na hurdo maleh salada subax kahor kaso kaca mana ku naqsan kari ? Maxan sameya sxb
Ina adeeer no 5555555555555😢 Anoo africa dhar ku dhaqaya, baaa maskaxdaydana Dayaxa korkiiisa ka dhex haaahaaaabin😮😢😂😂 Khiyaaaaali gaasaaa naf tii alle ahayd iiikeenay😢😢
- La talin Khaas ah
shorturl.at/0BtZ9
- La Talin Bilaash ah
forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6
- All My Links
linktr.ee/Salimomer1
Aniga 5 ayaan ahaa marwalbo mustaqbalka aan ka fikiro waxa dhicidoona ayan murug kala kulmi jiray kadibne sawiran jiray daydreaming kadib muqaladi nafogaal marka ka dawaday episodes ka ahaa anigo dhanba is ogaday hada lkn alxm wan ka fiicanahy alle hakaa abaalmariyo walaalkey cilmiga aan kaa faaiday inta kuma soo kobi karo❤
2. Displacement 😮 dawadeeda
3. Loss of self control
Xqq sababta aan balwada u bartaybay wax kale ma ahan murugo joogta daraadeed weeye Allah hayga sii Qaado murugta dhibta badan😊😊
Istiqfarta badso walal
Ta balwada ayaan isku arkey markan stresska isku arkay 2bil markan ku jirey balwada wan iska jaray Alxamdulillaah lkn Hada waan iska qabatimey thank you bro video ay dhalinyarto u baahneyd weeye🥰🤝
Nabigeeeena scw salaaaduuu ku carari jirey,
Yaa hade warkiiisa maqlaya, waa in yar uuun ,
Kuli waxaan rabnaaa wado fudud,
Helina mayno😂
Jazakallah ustaad🥰
Shukran yaa akhiiii
Allah Abaal hakaa siiyo wle masha Allah
Mhdsid Wllo khair badan allah haku siiyo
Zxp wax jira ayd ka hashay Allah haka abaal Mariyo sida nooga jaahil bixisay waxyaaaba badan Salim
Thanks ❤❤
Mahadsanid walaL khiyaali ku nool baan ahy iyo inaan calaacalo
Wiil,kan 1m,an ku tuurno
50k coming soon insha'Allah
Hababka caafimaadka leh ee stress loola dhaqmo nosoo gudbi mudane.
Salim omar 🎉🎉🎉
Gulayso 🎉
Incompetent to control self..
Haa hanaaq badan
Anu markan Stress dareemo cunto dhan maba cuni karo waan nacaa ilaa caadi ka noqdo cuntada iima dhadhanto xtaa gaajo ima qabo wx kle iska dayee marka sidee qodobkaa isku keeni karnaa 😁
Waa talo wanagsan mr saliim hore usoco mar walbo jamacada baan ku gu dhagesta videos kada hore aad usoo dhigtay 🥰❤️🔥💕💯👍👏🧠🤗
Qaabka cafimadka leh kuso dar. Thank u Salim
Marki qeybta cuntada lasoo gaaray waa qoslay wllhi aniga markasta oo aan xanaaqo ama murug dareemo cunto wixi agteyda yaalo waa isku guraa siiba wixii mac 😂 i.a waa iskala dagaalami doonaa mahdssnid ustad😊
Cunada naaraa ka shiday yaah😂
Soo dhakhso videogu wuu igu yaraadey😂😂😂
Stress kii ugu xumay ayaa iqabtay inaa cabsado oon markasta geeri ka cabsado feero xanuun naqaska oo igu dhaga kedib waxaan badiyay salaada iyo aqrinta quraanka kariim ah ducooyin alxm ha
Panic attack ayaa la dhaha
Thank you❤
Thanks ❤
waa war xaqiiqo ah xitaa dadka qaar markay stress dareemaan iyagoo aan is ogayn ayay dad kale ku qasbanaadaan inay la hadlaan xitaa haween la qabo ama nin reer leh
Mahad sanid walal,waax badan baan ka faidnay,aniga waxan isku arkay xanaaqa iyo markan xanaaqo inaa dadka idhow aan kula dul dhaco xanaqayga
Xanaaqa kow ayay ithaay inan kula dhaco waa leeyhay lanabr 3 waan leeyahay lanbar 4na sidoo kale iyo 6 baa waan iku arkay runtii
Wll saalim waxaad ka soo hadashaa Dadka jecel waxkasta inay maamulaan oo qiimahooda ku xirayaa shayga
Sida naftaada lo jeclaado na soo diyaari
Thanks 😊 🫂
Aniga 3 kamid aha ayaan laha
Displacement: waan isku arkay markasta oo aan waxbarashada ka imaado, waa maxay kalkeedu ?
Ma odhan karnaa ustaad Qofku hduu ku dhiirado inuu stress kiisa ku maareyo cibaado wxay uga wanaagsantahy waxkasto u si fudud ula qabsanayo
Si caafimaad leh ee loo maareeyo laso dhaqso
Ta balwada mooye inta kale wan isku arkay, maxa Xal ah Allow Meeshi khayr leh
Day dream 😢
4
Haa waliba 2 ayaan is ku arkay tankale video lasoo dhaqso ilaahay hakaa abaal mariyo abowe link wuu ii shaqeen layahay mana aqaani sababta
Stress yar hadan dareemo wan seexda aniga😅 kawrn ddkaas iyga
Xanaaqa dadka lala duldhaco ayan isku arkay
Addiction
Waxaan ladhibanahay cicada day dreaming
Ana marka daremo stress cunto said cuna iyo hurdo said wlhi
Anuu marwalbon xanqo daydreaming ban gla😂 lkn tolow sidee laysaga yarayn kara
Muqal bu ka sameyay ee so dawo
Aniga malinta aa shaqenayo hurda mela iska geyo la ahay malinta nasanayo na hurdo maleh salada subax kahor kaso kaca mana ku naqsan kari ? Maxan sameya sxb
Tan balwada
Waxan leyahay bal wad xun waxan isticmala 1xpet markan loss lakulmo iskama celinkaro balwadaas maxa xala sxb?
First 😅
*displacement
Umada illahay baan kula dul dhacaa anigu 😅
Allaha ku caafiyo ana kula midaan ahaye
Ustaad salim omar. Sethy. Waxaan rabaa in aan xoojiyo communication skill. Maxaad igula dardaarmi laheyd?
Qabka balwada kula tacamulah walibah hurdo xad dhaf ah ban sexdah si aan udago buqina i ilobo
Ina adeeer no 5555555555555😢
Anoo africa dhar ku dhaqaya, baaa maskaxdaydana
Dayaxa korkiiisa ka dhex haaahaaaabin😮😢😂😂
Khiyaaaaali gaasaaa naf tii alle ahayd iiikeenay😢😢
Stress waxa u aqaanay qalbi jab un murugo maxaa waayo bal wadaha ka hdleeso
Aniga 2aad baan qaba oo ah xanaqa in kala dul dhaco markii an ka daho jamacada oo hurdo ila tagto
Tan kalana waa qiyali in aan la shekesto gabar iyo wiil baa oo an aniga samestay tana waa mid aan isku arkay
Daydreaming
٥
Mhdsanid
Wax beena sawirta oo xaqiiqada ka baxsan
5