3 Bilood Kaliya Ku Baro Luuqada English.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 101

  • @ParkhadXasan
    @ParkhadXasan 2 วันที่ผ่านมา +17

    🥇Nolosheyda wax weyn ayaad ka beddeshay macalin shukran

  • @SamirSamir-v4x4r
    @SamirSamir-v4x4r วันที่ผ่านมา +3

    Waa wax aad u mihiimsan barashada luqada dhalinyaro an ku dadaalno i.a english ,Arabic

  • @SakariyeMohamed-m5l
    @SakariyeMohamed-m5l 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muhiimada muuqaalka waxan ufahmay
    1: hadad donayso inada barato horta waa inay kaa go antahay
    2: waa inad taqaana qabka aad kubarakarto Audio books Ama reading books
    3: waa inad baqan oo marwalba aad kuhadasho hadad ciyaro dawanayso hadad film dawanyso aad kuwo english kuabaxaya aad kadhigato
    Alle haynoo wada Fudaydiyo Dhamanteen
    Mahadsanid Wll Warsame Bade

  • @Ibrahim2pp
    @Ibrahim2pp วันที่ผ่านมา +6

    Macalin English ayaan ahaay, sanadkaan 2024 ayaa bartey luqadena hoooyo(somaali)
    Lkn aniga luqada waa fahmi jirey balse sida looqoro iyo fahanka qaar ayaa iga maqanaa alxm hada waa kanaa sidaan uqoraayo waa ujedaa kaliye wax walbo hooga lasaraa hooga saara tankale sida wax uwadaan waa si professional ah lakin course qof walbo fahmaayo usooduba dalinyarada iyo lacagtana qimo fican kasiyaa

    • @farhanwadani4583
      @farhanwadani4583 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Saaxiib anigaa barashada English ku jiree ma iga caawin kartaa

  • @HiboAbdullahi-em7pi
    @HiboAbdullahi-em7pi วันที่ผ่านมา +28

    Waxan go Aan kugaray inan barto luqada English insha Allah9/12/2024📝📚🤲🏻🌎☝️❤️

    • @qadarYare-i5n
      @qadarYare-i5n วันที่ผ่านมา +4

      Go,aankas ma wada gaarna

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@qadarYare-i5n group masa meesanaa 😂😂

    • @IftinahmedXuseen
      @IftinahmedXuseen วันที่ผ่านมา

      🎉😊

    • @muniir.Yare-tm3cq
      @muniir.Yare-tm3cq วันที่ผ่านมา

      Marabta luqada English in Aad si online Ah u barato oo fudud

    • @muniir.Yare-tm3cq
      @muniir.Yare-tm3cq วันที่ผ่านมา

      How many languages can you speak

  • @AdowAbdi-h8e
    @AdowAbdi-h8e 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks my brothers we need more

  • @shueibmaow
    @shueibmaow 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1: Confidence isku day kaliya inadan cabsan Midas muhim.ah inta kale waa iska cadi Qofwalba Baranayo luqada Hacabsan Good luck 🤞❤

  • @maxamedmediapro
    @maxamedmediapro วันที่ผ่านมา

    Ustaaad rabi caqlig hakuusiyaadiyo

  • @AdamHussein-g9i
    @AdamHussein-g9i 2 วันที่ผ่านมา +10

    Anoo barshdii hada ku jira iga soo horbaxay muuqaalkani❤

    • @DaadirAlnaazir
      @DaadirAlnaazir วันที่ผ่านมา

      Zxp xgee kala zoo xirira practice ban kula zamynlahaye

    • @Aarkhaliif
      @Aarkhaliif วันที่ผ่านมา +1

      ​@@DaadirAlnaazirasxabey aan si wada jir ayaa iskula practice gareynana

    • @ShukriUlusow
      @ShukriUlusow วันที่ผ่านมา

      Anaga na nagu Dara please

    • @zakiyahahmed1285
      @zakiyahahmed1285 วันที่ผ่านมา +1

      Speakpal gal hadad practice rabto. Waa app

  • @AmiisOnline
    @AmiisOnline 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Teacher 🎉🎉🎉🎉

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh วันที่ผ่านมา +1

    waa is diiwaan galiyey mahadsanidin waxan rajyn in aad noo fududayn doontan qarashka dhalinyara shaqa la,an ah waad fahmi kartaan

    • @ifrahmohamed7670
      @ifrahmohamed7670 วันที่ผ่านมา

      Side anigahh hore uma gali karo

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 วันที่ผ่านมา +1

    Absolutely.

  • @safasaleebaan6666
    @safasaleebaan6666 วันที่ผ่านมา

    Maansha allaah dhiirigelino badan baad nasiiseen alle haydinka abaalmariyo❤

  • @filsancawad208
    @filsancawad208 วันที่ผ่านมา +1

    Aadba idin salamay labadinba iyo dawadayashaba. Aniga hada mudaba inaa barta rabay english ta se mn ku daadlin hada se wxn garay go aan ah inaa ka maqnado social media dhamnti wn wada turay wxn heesta TH-cam kaliya kana wxn ka dhageesta wax uun luqada iga cawinaya bas. Wxn rajenya Ina bisha 6 anoo top so laabto

  • @aburidwaan
    @aburidwaan 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macallin warkiina maydaan qodobayn xaqiiqata. Maydaan sheegin qodobada u muhiim ka ah marka qof baranayo luuqada. Wakhtigiina badan kiisa waxad ku qaadateen hadal iyo Sheeko guud

  • @cabdisamadilkacase2638
    @cabdisamadilkacase2638 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadada lomarayo zxp wado ii tilman iyada oo ah af soomali

  • @NasriinAwil-e5f
    @NasriinAwil-e5f วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤ that is good 😊 idea 💡 bro🎉

  • @Jacfar6
    @Jacfar6 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Saaxiibayaal hadalka isku feysta waqtina isa siiya

  • @Zack_Apthul.
    @Zack_Apthul. 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    2025 If Allah says, I will learn English as best as possible🗣✍️✨️

  • @ZalaaxAxmed
    @ZalaaxAxmed 2 วันที่ผ่านมา +4

    Wllo waxaan ku weydiiyey xajka maxaad utagi weyday ileen waajib ayey kugu thy waad awoodaa markaa hadaad tagty iga raali noqo wll wax kuu sheegay ayaan ahay

  • @Azuumhennaart
    @Azuumhennaart 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hormuud 🤍👏🏻

  • @Azmarvlogrman
    @Azmarvlogrman วันที่ผ่านมา +5

    Yaanu isla baranaa🙏🏻

    • @faynus_electric
      @faynus_electric วันที่ผ่านมา +2

      War aniga

    • @fathiabdi8924
      @fathiabdi8924 วันที่ผ่านมา

      @faynus_electricGruppe inagasodhiga si aan isudhirigalino

    • @DuranMoha
      @DuranMoha วันที่ผ่านมา +1

      Diyaar weeye taliye isoo qabo

    • @LiibaancabdiLiibancabdi-r8b
      @LiibaancabdiLiibancabdi-r8b 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      I want personal that with learning both, are you ready

  • @AyaanBashiir-ou4wz
    @AyaanBashiir-ou4wz วันที่ผ่านมา +2

    Wakhtigan lajoogo waa muhim luuqada english ka allh nofudedeyo

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad baad u mshdsan tahiin wa n rajenyen i ad no so koradhisan

  • @abdihassan5738
    @abdihassan5738 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wll inan isdiwaan galiya raba xagee kala soo xiriira.

  • @SalahMohamed-le8gc
    @SalahMohamed-le8gc 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wn ku salaamey

  • @AmiiroAbdullah
    @AmiiroAbdullah 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaa isla bilowna si aan iskula paractice gareeno marwalbo oo aan isku dhiirigalinno?

  • @BillionaireYasir
    @BillionaireYasir 2 วันที่ผ่านมา

    Thanks for sharing this :)

  • @beautiful417
    @beautiful417 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Today is date 18/12/2024
    Video gan waxan ku soo noqon donaa 01/06/2025 insh hadan noolahay luuqada English meel ban ka gaari donaa ✍️📖

  • @muniiraabdirahmanhassan8173
    @muniiraabdirahmanhassan8173 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Good idea Budha la dhaca

  • @MaryanAli
    @MaryanAli 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    16 years ayan America joogaa loqada English kana kuma hadli karo wana baqaa labada xaraf een aqaano

  • @LiibaancabdiLiibancabdi-r8b
    @LiibaancabdiLiibancabdi-r8b 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustad wan iska diiwan geliyay ee inteen ka helayaa information ka

  • @MataanCabdiqaadir
    @MataanCabdiqaadir วันที่ผ่านมา +1

    Wll hal kaan ka helayaa lin kida is diwaan galin ta

  • @ilwaad-rq5wi
    @ilwaad-rq5wi 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlh anigu diyar banxay 2024 /12/18

  • @SahadOMERMOHAMED
    @SahadOMERMOHAMED 2 วันที่ผ่านมา +1

    Anigu Français ayaan baranaya iyada ayaana wax kabadali doonaa in sha Allah

  • @ifrahmohamed7670
    @ifrahmohamed7670 วันที่ผ่านมา

    Wan ku dhufte get started ma idhafinayo

  • @abwaanshiine1
    @abwaanshiine1 วันที่ผ่านมา

    Ay gaajo ahayso aa😂😂😊 Lo’ miyaa noo malaysay

  • @NajahAhmed-b7b
    @NajahAhmed-b7b 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    18/12/2024 waxan go,an ku garay ina English kayga wax ka badalo oo si fiican ugu hadlo i.a video wxan kuso noqon doona 18/8/2025🖐️

  • @HadiyaMoh12
    @HadiyaMoh12 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    English wa fahmi kara lkn kuma hdli kro mida kle wnka cabsada wlhie lkn hda go’anban gadhey z😩

  • @filsancawad208
    @filsancawad208 วันที่ผ่านมา

    Sidee ku ogaan kara mrka sameesan classka wll ma youtube kana so dhigaysan?

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheeko ma dhagaysta

  • @farhanwadani4583
    @farhanwadani4583 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    2025 oo hadda ay ka dhiman tabay 12 berri. Waxaan go'aansaday inaan barto luqadda English-ka weliba si perfect ah Alle hadduu idmo. Sanadka xiga bishaan oo kale baa inoo balan ah inaan comments-kaan ku soo noqdo anoo waxbadan iska key badaleen.

  • @iqrawadani863
    @iqrawadani863 วันที่ผ่านมา

    Waran ahy arday ku cusub school luqada ah maxa laika bahanyahy in aan samiyo wllo

  • @CllaahiOsman22
    @CllaahiOsman22 วันที่ผ่านมา +1

    My English is so bad because I’m not understanding the tv shows

  • @farxaanqu200
    @farxaanqu200 2 วันที่ผ่านมา +3

    Luuqaa waan aqaanaa lkn
    Afsoomaaligaa ka jeclahy 😂

    • @farxaanapdi
      @farxaanapdi วันที่ผ่านมา

      SAMi foodada dhaaf hee😂

  • @AfraxMedia-o2f
    @AfraxMedia-o2f วันที่ผ่านมา

    🎉🎉

  • @muniir.Yare-tm3cq
    @muniir.Yare-tm3cq วันที่ผ่านมา

    How many languages can you speak

  • @HaliimoAbdullhi-g5b
    @HaliimoAbdullhi-g5b วันที่ผ่านมา

    inta doneyso englishka allh hau fududeeyo

  • @MohamedAhmed-ly4yg
    @MohamedAhmed-ly4yg 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ani anigaa is baray alx

    • @YasinIsse-g8g
      @YasinIsse-g8g วันที่ผ่านมา +1

      Xage iska bartay
      Imisay kugu qadatay
      Maxaase ka bilawday

    • @ANYPODCASTS
      @ANYPODCASTS วันที่ผ่านมา

      @@YasinIsse-g8g 😂 😂

    • @iki2743
      @iki2743 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      TH-cam classes ​qaado iyo basic books aqi haddaad hadal rabtana app isticmal wey buuxan applicationslooga practice gareyo.@@YasinIsse-g8g

  • @Naciimo-lf8cp
    @Naciimo-lf8cp วันที่ผ่านมา +1

    Maanta galaga bilaabo waxaan galayaa halgan nololed

    • @ClxakiinYousuf
      @ClxakiinYousuf 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Alle hanagu guleyo 🎉🤍

  • @axmedaadanjaamac5031
    @axmedaadanjaamac5031 วันที่ผ่านมา

    Ustaad link mee

  • @CabdiwakiilMaxamed
    @CabdiwakiilMaxamed วันที่ผ่านมา

    Asc wlalayaal mahadsantihiin so waxaan Rabaa inaaan noqdo madaxweynaha mustaqbalka somaliland 20050 ee somaliland markaaa maxaad igu talin Lahayd waayo waxaan doonayaa inaaan imaado dalka maraykanka oo aan aqoon ka soo barto❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HafsaAbdi-u9p
      @HafsaAbdi-u9p วันที่ผ่านมา

      Inshallah kudaar wllo

    • @Azmarvlogrman
      @Azmarvlogrman วันที่ผ่านมา

      Siyaasad mesha lagama hadlayo libx

  • @MandadMedia-w2p
    @MandadMedia-w2p วันที่ผ่านมา +1

    Warsame wali kamadhaadhicin kartid Somali da isdhaaf grammar

  • @AbdiwaduudEelo-t7r
    @AbdiwaduudEelo-t7r วันที่ผ่านมา

    War xagee la is ka diwaan galinayaa marka

  • @NaciimaNuur-ss3lm
    @NaciimaNuur-ss3lm วันที่ผ่านมา

    Qorshaheega wey tahay inaa barto

  • @AbdirashedAli
    @AbdirashedAli วันที่ผ่านมา

    Private miyaa wax xun ah?
    Private schools are different.
    Mind your own business.

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- วันที่ผ่านมา

    Dadaal Waad gaari

  • @NaimaMahamet
    @NaimaMahamet วันที่ผ่านมา

    Link away ustaad

  • @ahmedmustsfahmedmustaf8649
    @ahmedmustsfahmedmustaf8649 วันที่ผ่านมา

    Language is not knowledge