Walashey allaha kaa aqbalo baarinimada aa walidkaga u sameeneesid lkn camalka waxaa ugu wacan midka la qarsado oo alle Bas kula og marka ha iska sheegin allahana kugu garab kalo daryeelka waalidka🤲🏻❤️
اللهم صلي على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على سيدنا محمد وعلى ال محمد كما باركت علي إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد
Wixi ku anfacaya garo, Qorshee, ku dadaal, ilaahey la talo saaro, Waad ka guul keeneysaaye. intaa kadib Muraadyo badan ayaan leeyahy ducada qof kaa fog aad uduceysaana waa aqbal Fadlan ducadaada igu kaab. Dhamaanteen muraadyadeena Allah ha sahlo.
Akhii Omar muuqaalkaga waxa uu isoo gaare anoo u baahan, hadaladada hal hal ii taabten, Sidii maxbuus hele baq baq uu jeelka ugu baxo cml dareme, Marka erayada maqle sidii qof biyo madaxa gishte cabaar kadib Marka ay nafta ku dhagte madaxa kor u soo qaade neefta uu qaate isoo gashe waxaana ka farxe niyada mahadsanid alle hakaa awaal mariyo 💕
Hadii aa thy qof arkaya comment geyga waxan ka codsanaya in aad iduceyso waxa aan lehay rajo aan donayo in ay nolosheyda badali doonto dhamanten Allaha ino sahlo ahdaftena ❤
8:50 🫡hadalkas kun sadar ii hos dhig wax bdn ku tamayy ina ku hadlo english wka dhabeyn doona insha allah… 13/12/2025 yaa dib usoo booqon doona muuqalkan
Asc Ustaad Omar inshaar laka bilaabo kuso biiridaadi barta TH-cam ilaa waqtikaan la joogo waxan kamid ahay dadka aadka kuula socodo ma aaminaysaa Ustaad telephone ka aan hada ka daawanaayo Mowduucaan iyo kuwo dhowr ah oo i dhaafay maalmihi laso dhaafay in aan ka daawanayo telephone aan soo amaahday kadib markii telephone keygi ay burcad ika dhaceen si aysan ii dhaafin Darsika iyo Cashirada muhiimka ah ee aad halkaan nooku soo gudbiso Jazakala laah ustaadkeey🙏
WAX KASTA WAA SAMEEYAY WAN DHAGAYSAT DHIIRGALIN KASTA LAKIN WAX ISKA NOLOSHADA ISKA BADAL MA LAHAN XITTA BOOKS BADAN WA AKHRIYAL LKN WA MACNO AH IMA SAMEYN LKN HA ODHAAH AYAA NOLOSHAYDA BADALAY Wax badalay qoraalkan noloshayda {{ intuu qayrka qalcado qorshaynayo Aya adigu ku qanacsan tahay qolkaad jiifto ilay qiimo ma lihide 》 Hadalkas Aya noloshayda isbada igu sameeyay
Alxamdulilaah magacayga waa Xamdi waalidkayga waxaan unoqdey say filayeen Aabahay oo sariir saaran baan u ahay daryeelihiisa alxamdulilaah
Wcsm hambaliyo Wallaashay
Guulayso.guulayso
Walashey allaha kaa aqbalo baarinimada aa walidkaga u sameeneesid lkn camalka waxaa ugu wacan midka la qarsado oo alle Bas kula og marka ha iska sheegin allahana kugu garab kalo daryeelka waalidka🤲🏻❤️
@@hamdi9300 ربنا يحفظك ويحميك من كل شر
Shukran walaal adiga carur baari ah Alle hakusiyo Oo kudaryeelo 🤲
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebi Mohammad)ﷺ:📿☪
Ilaahay Way U Fududahay in Muuqaalkan Oo Kale Uu Ku Tuso Marku Guul iyo Wanaag Kula Doonayo.
Aan Ku ❤ Sali nabbigena mxamed صلى الله عليه وسلم ❤️🩹🍂
Scw
Scw scw scw scw scw
يا رسول الله اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤
Dadka daawan doona waxaan urajeynayaa iney islaaxan I.a Anigana like igu cumaamada ❤❤
صلي علي النبي❤
Mashallah sxbky marna wllky qaali noloshayda adiga qaabeeyey alle ka dib sida aad diinteena iyo mawduucyada isoo daba dhigayso alxamdulillah 🙋♂️🫡.
@@hillaacyare ❤️
Magacaygu waa mohamed waa magacii ugu wanaagsanaa
Scw
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ واحفظ المسلمين أجمعين يا رب يا رب يا رب
الله يحفظك انت يا اخي الكريم ❤
@MaxamedcabdirashiidReermagaal ❤️
Mahadsanid walaal Cumar inshar Alle hanagu duwo wixii danteena ah Adigana miisaanka xasanaadka Alle hakugu daro
Waba inti nuxurka samenesay ee ugu muhiimsaneyd intii usan qofka tilabo kale ama Plan u dajin laha. JazakAllahu Kheiran brother.🙌
Thanks your efforts pro omar inzhar
Wallahi saa,id ugu baahnaa mahadsanid abti
اللهم صلي على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على سيدنا محمد وعلى ال محمد كما باركت علي إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد
Ilahy Waxnu Ka Codsnynaah In Aw Sandka Cusup Aw Cafimad Nagu Gadhsiiyoh❤🎉
Hormar mxa waye mxana keena hor mar Hadiiba ad fursad shaqo hynin ado walibo wax sobartay shaqsi ahan ana iska hadlaya inkasto an qusanin lkn nolasha halkey iga jiryo wan fahmi laayehe waxan ku qeexo xita wan fahmi laayehe lkn waxan ogahay ilahay wxu qooray inan wayn doonin samar neh wey ubahantahay nolasha wana samraya lkn markan muqalada dhiri galinta wanba nacay wexey igusokordiyan neh maarkin iney buuq kale maskax ahan igusi furan moyee lkn ilahay idankis dhalinyaro ilahay rali galiya una samra nolasha daqdaqaq neh samee oo dadal wa un intas dhiri galinta markan sokoobay
wallahi waa hadal miisan weyn mahadsanid❤
Mahadsanid ustaade, codsi
Haday macquul tahay siyaasadda gudaha oo meel adag maraysa kasoo hadal ❤
Ustaad cumar Barnamjiyada waa sugaan nasoo bada inshallah😢
Wixi ku anfacaya garo, Qorshee, ku dadaal, ilaahey la talo saaro, Waad ka guul keeneysaaye.
intaa kadib Muraadyo badan ayaan leeyahy ducada qof kaa fog aad uduceysaana waa aqbal Fadlan ducadaada igu kaab.
Dhamaanteen muraadyadeena Allah ha sahlo.
@@ilyaasMukhtaar muraad kaaga oon macli lahayn Rabi Haku siiyo ❤️
Ustaad cumar ❤ mahadsanid❤
بارك الله فيك استاد عمر انشار
Hadalkaada Runti Miisaankiisa Ayuu wataa Only Legend Ayaa Fahmaayo 🫱🏽🫲🏼
Akhii Omar muuqaalkaga waxa uu isoo gaare anoo u baahan, hadaladada hal hal ii taabten,
Sidii maxbuus hele baq baq uu jeelka ugu baxo cml dareme, Marka erayada maqle sidii qof biyo madaxa gishte cabaar kadib Marka ay nafta ku dhagte madaxa kor u soo qaade neefta uu qaate isoo gashe waxaana ka farxe niyada mahadsanid alle hakaa awaal mariyo 💕
Thanks Omar
M.a wall cumar wax badan ka fa,iday muqalkan illahey haku barakeeyo😊❤
Abtii mahadsanid ❤
Yes I tack it 😊
Thanks OGAANSHO ❤
Ustaadi allh hakuciseyo
halyay ga allaha hakuxafido markasta oo aankudhagaysto hami wayn ayaan kudhaqaaqaa lakiin maalmo kabacdi fashil cawa go aan kamadanbaysa allaw iguulee
Sxp c/Allhi inshaar walalkaa miyaaa
Mahadsanid zxp
Omar inshaar Good Job❤
جزاك الله خير ا
Taas waa mid laga dhamaadey❤
Macalin omer ❤❤
Allaha ku barakeeyo ❤kani wuxuu inoqni doona meeshan ka shidaal qaadan doono insha allah ♥️
Alx. Nolosheydii horey usocotaa ❤❤❤
Omar inshar mahadsanid ustaad
Thanks ustad markasata faaidadeena u taagan tahay
Ogaansho 1❤❤❤❤
Manshalah.
Mashaallah❤
Zxp xalada somaia iyo ethiopia ka soo hadal fokirkaku waa noo muhiiim pls😢❤
Hadii aa thy qof arkaya comment geyga waxan ka codsanaya in aad iduceyso waxa aan lehay rajo aan donayo in ay nolosheyda badali doonto dhamanten Allaha ino sahlo ahdaftena ❤
Waxaad tahay yuo tube ugu cudka macaan❤😮 masha allah❤
insha Allah waxaan Rajaynayaa in 2025 Uu ii Noqdo janno Aduun ❤
Ogaansho best youtuber
Qeer sheeg
Legend always legend
wcs utd omar
Mowduuca hormarinta nafta waxba kama khaldano xataa haday is shaabahan. Muhiimadda waa inu qofka ugu yaraan xasuusin uu helo.
Haye
Thanks wll
Waa sax
𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐢𝐲𝐨 𝐪𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞 𝐝𝐮𝐪 𝐚𝐡!
Moowduucyadaan oo kle waan jeclahy❤😊
Naftaada in ka adkaato waxaa lagama maarmaan ah in salaada subax aad toosto😊
XaQIIQ walhi Qofa xiligas sariirta kaso kici Karin waligi hormar magarayo
Wuu na sitaa kii ugu waynaa
Bahlka naga dhiga oo noo sheega sida layska ga dhigo heeryda
8:50 🫡hadalkas kun sadar ii hos dhig wax bdn ku tamayy ina ku hadlo english wka dhabeyn doona insha allah…
13/12/2025 yaa dib usoo booqon doona muuqalkan
🎉🎉🎉
Thanks
Mashaqadi ogu waynaa adamaha ayaan wahahaynaa waxba ma qabsan kartidba
Mý teacher❤
Asc
Ustaad Omar inshaar laka bilaabo kuso biiridaadi barta TH-cam ilaa waqtikaan la joogo waxan kamid ahay dadka aadka kuula socodo ma aaminaysaa Ustaad telephone ka aan hada ka daawanaayo Mowduucaan iyo kuwo dhowr ah oo i dhaafay maalmihi laso dhaafay in aan ka daawanayo telephone aan soo amaahday kadib markii telephone keygi ay burcad ika dhaceen si aysan ii dhaafin Darsika iyo Cashirada muhiimka ah ee aad halkaan nooku soo gudbiso
Jazakala laah ustaadkeey🙏
Tnk.you.My.pro👍
1st view 👀
1st comment 📧
1st like 👍
War hambalyo isoo dhaha cawada anaa dadka ugu soo hormatay 😂😂
Warka isii
First 🥇😊
Best waaye wlhi
number 10❤
Waligey manta cidna igamahoreyn
Ogaansho🎉
❤
Sxb ogaansho ilaahay dartiiis ayan kujeclahay I nolow sxb🎉🎉
Walahi xaqiiq aya ka hada shay
👑❤️
WAX KASTA WAA SAMEEYAY WAN DHAGAYSAT DHIIRGALIN KASTA LAKIN WAX ISKA NOLOSHADA ISKA BADAL MA LAHAN XITTA BOOKS BADAN WA AKHRIYAL LKN WA MACNO AH IMA SAMEYN
LKN HA ODHAAH AYAA NOLOSHAYDA BADALAY
Wax badalay qoraalkan noloshayda
{{ intuu qayrka qalcado qorshaynayo Aya adigu ku qanacsan tahay qolkaad jiifto ilay qiimo ma lihide 》
Hadalkas Aya noloshayda isbada igu sameeyay
Intaa Omar inshar sheegayo shalay ayaa shalay muqaal ahaan ugu baahiyay Facebook waxaad modaa wllhi inaan is ogayn,,, alle male wanaagsan halaga rajeeyo
First🎉
Mansha allh waa talooyin neef geela la siisan karo ❤😂
WANKU SLAMY WLAKY CUMAR INSHEER ADIGA IYO FAMALIGABQ
Omar walal qadar Nadiyal lago biiri karo majira isojawab walal mcn❤😊😊
BadA ka soo hadal
WXn jiraa 16 lkn adeer allah ha ku barakeeyo video ga 16 jirka aad soo dhigtay daawaday sidaa daraadeed ayaa commentigan U soo qoray 😊
Lajanow waxyar aakawenahay maku dhihi kara an17jir ahaye😂
@muuminibrahim 2025 gali raba 17 🤣😅✌️😅✌️🏆
Anigana walalah 2025 basha afaraad 20 keeda baa 16 sano ii galee 😂❤@@JaamacSheeko-p1p
@@JaamacSheeko-p1p anbo 18 ahymarkas😂🤙
Mgcyada shirkiga talow ma so hoos galyaan
Cabdixakiim
M.a
Waxa kaliya ee aan naftayda kareebi la’ahay waa shaaha madow caleenta kenya oo wali bigays ah 😢
Cfmd waye shaxa madaw wxu kahortaga cayilka lkn hda qof ad caato u ah thy kuma ficno
wa mid laga dhamaaday😂
Cumarow wll markii horana waxad lahayd yan badda somaliland iibin imikana markad aragtey wadankaagi oo iibinayana caadifad baa ku qaado wad iska aamustay ee ka soo hadal mawduucas🎉mahadsanid
Ma ba iibinayaan ee way siiyeen si aanay cidkale u siin oo somalilandna dagaal ay ku qaado itobiya oo ay bada la sheegayo xoog ku qaadato!!!!
First
Horta sxpòw anigu waxan aqriyay 10000 book markan firishan waba isgumid aqrintooda
Inta ku fakartey in ay magaca iska bedelaan 😂😂 👍
Ustaad Hal su.aal mawduucyo badan waxaad kusoo qaadatay dhaan daban gaale waa maxay kalmadaas macnaheedu?!
Asc omar inshar
Wcs
Cabdi hebal mxaa kawadaa omar msgacsygu waa Cabdinuur
Sxb sare ogaansho waxaaan kaaa codsanaaya inaa kasoo hadasho bada somalia 🇸🇴 ee xasan shekh uu gatay