Dulmigu Ma Da'imo Dadow Dunidan Dad badn ba galy' Dulmigu maleh Dugsi' Hala Ogaado Dadoow' Siisi Sanadkisu wa Zaban' Suriya Wa Argten Sideey Dunidan Ubadashy Dadow' Rer Qaza Manan Hlmamin' Side Kunolyihiin dadoow' Wa Ka Dulqadmi doona Dulmiga Dadoow ogaada' Ducada Aan KubCawino Dadka Dulman Dadoow❤.
Hal aragati oo cajiiba intaan akhirinayay tariikhda waxaan arakay ama akhriyay in hadii larabo la xoreeyo dhulka falastiin ama masjudul aqsaa waa in la xoreeyaa siiriya iy masar Siiriya waa xor lakiin waxa inoo hadhay ama dhawaan maqli doontaa xoraynta masar insha Allah 😊
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله شكرأ ياربي شكرا ياربي شكرا ياربي وعليكم سلام ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxan ahay kumananka somaliyed e dibad jogaa midkamida newka reer galbedka Ayan ku xiranahay lkn adiga aya ah midka xaqiqoyinka so wariya cumar horay usoco you are one of the best TH-camr in our society
قال تعالى"وؤد الله الذين كفروا بغيظهم لم وكفى الله المؤمنين القتال وكا ن الله قويا عزيزا" Aayadan waa ayad cajiiba Ruushkii shly awooda sheeganayaa maanta ayuu ka dareeray asagoo far qaadi karin " وكفى الله المؤمنين القتال"
انا اختكم من غزة 🇵🇸 اطلب منكم الدعاء لنا يا من يقرأ تعليقي صحيح انني لا اعرفك ولا استطيع رؤيتك ولكن اطلب من الله ان يملأ قلبك الجميل بفرح يبكيك من الفرح.
War t'es fou ou quoi?moi aussi je suis djiboutien mais je vous demande une question,citez une erreur que iog a fait?la salaire djiboutien est la salaire la plus élevé de l'afrique,200000frd pour les professeurs,il n'ya ps autre pays africain qui prend 200000frd qui est égale à 2000 dollar sauf djibouti,en plus il ya une éducation gratuit et une santé gratuit,en plus vision djibouti 2035 qui fait de ce pays comme dubai et singapour,dons arretez la tribaliste et croyez en pays
Sxbow waxaan ka codsanayaa in aad joojisid in aad dadka Soomaaliyeed in aad u xayaysiisid in ay dhistaan wadan kale adi iyo dhamaan kuwa kula mid ah ee xayaysiiya wadano kale ku dhiiri galiya in ay gobolada dalka dhistaan xitaa gaarisa ama jigjiga ama Hargeysa jabuuti garowe waada nabad lkn Nairobi intaasi iga aragti ii muuqatay
cumar ishaar kalia ha dhaleeceen hogaamiya kooxeedyada maanta wax kadaran ayaa hada taagan waana dad isku ekeesiiya wadaaadada balsa dadka udila si aad ah bulshada asalkoodane waa dadkaa ka aasaasmy maxakiintii walalow soo ma aha caqabad ku dhax jirta Muslimaanta HADII AAN KUSIIYO TUSAALE ADIGAABA KU FIKIR AH DADKAAS HADAA IMAADO MAGAALADAADA MOGADISHO WAXAA LAGA YAABAA INAA SABABTOODA UDHIMATA EE QARXIYAAN MEEL AA ADIGA KU SUGUNTAHAY SIDAANA WAX YEELO KUUGU SOO GAAARTO MARKA Maanta hadaa magaalada MOGADISHO ERAYGA ALLAHU AKBAR BULSHO MEEL FADHIDA OO QOF CUSUB KU DHAHO DHAMAAAN DADKA ARGAGAX KU DHACAAYO MARKA WALAALKEY WADAAD XUME DIINTA DADKA IYO DALKA DHIBAATO KU AH WAA JIRAAAA
Shacabka Carabta, iyaga ayaa oggol in la gumeysto, sababtu waxa weeye, saddex boqol oo milyan oo Carab ah, macquul miyaa in ay ku hoos jiraan boqorro iyo digtaatoorro madaxa kaga taagan. Shacabka afgaanistaan, waxa ay naftooda iyo maalkooda u hureen in ay xor noqdaan waana ku guulaysteen. waa tusaalaha ugu fudud ee aan sheegi karo.
Muhiimadda Waa Inaad Daarood Tahay Anna Aan Hiraab ahay. Ama Rajeey Ama Ha Rajeeyn Dib Dambe Shaar Diimeed Cid Waadaneeyso Ma Jirto.!! Waligaaa Mariixaan Ahoow Ilaa Nabi Ciise CS ka Yimaado.!!!
yaa awood kuu siiyey nin jaalle maxamad siyaad bare inaad sawirkiisa meel xun aad galiso lkn waxaa nasiib daro ah in maan ta nin kaa hooseeyo wasirkiisa aad xabsi galiso lkn maan shacabkiisa ayaa jooga aabe siyaadna waa Libaaxii soomaaliya taas xisaabata kudarso lione of africa waaye siyaad inaad ciilantahay waana kadahay 😢😢
Insha allah soomaliya oo dowlad Muslim ah ka jirto alle ka rajaynynaa
Xarakada la wregeso mya kwdaa
Maya kuwa kle@@Showkaanifx
Amiin Amiin
Yaa Allaah
🤲🤲🤲🤲🤲
Maruu bay dhacaysaa inuu islaamku midobo isha allah❤
وَيَحْلِفُونَ بِٱللَّهِ إِنَّهُمْ لَمِنكُمْ وَمَا هُم مِّنكُمْ وَلَٰكِنَّهُمْ قَوْمٌۭ يَفْرَقُونَ
War cumarow waxaad umuuqataa inaa isbadalka wadanka qayb wayn kaqaadanto insha allah walle warbahinta waa muhiim
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين يارب العالمين 🤲
Masha Allah,
Waan kufarxay hadalka sheekha wallahi,illaahayow Islamka sunniga Sare mari
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد 😢
Ku saliya nabigeena mohamed scw scw ❤❤❤❤❤❤❤😊
Scw Scw ❤❤
Scw
Dulmigu Ma Da'imo Dadow
Dunidan Dad badn ba galy'
Dulmigu maleh Dugsi'
Hala Ogaado Dadoow'
Siisi Sanadkisu wa Zaban'
Suriya Wa Argten Sideey
Dunidan Ubadashy Dadow'
Rer Qaza Manan Hlmamin'
Side Kunolyihiin dadoow'
Wa Ka Dulqadmi doona Dulmiga Dadoow ogaada'
Ducada Aan KubCawino
Dadka Dulman Dadoow❤.
Allah ha rido nidaamka mujrimiinta oo dhami
Illaahayow munaafiqiinta xukumadaha carabta iyo dalalka kaleba zabad caleyhum yaa rabi
Wll aan taagyarno inshar Alle haku xifdiyo😍
Waxan rajaynaya dhamaan inay midoobaan muslimiinta aduunka oodhan awoodna ay wada yeelanayaan insha allah alle haguuleeyo muslimka🤲
waa saas waa xiliga musliminta ay istaagi lahayen ayna iska celin lahayen qof walba oo caburinayo ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR 😊
ILAAHAY HA IDINKA DULQAADO DHIBAATADA YUHUUDDA & NASAARA IDINKU HAYAAN
Calamadaha qiyamaha ayay ka mid thy in kafirinta waqtigoda so dhamado❤❤🎉
ان شاء الله الا ان نصرا الله قريب والعاقبة للمتقين
insha'Allah tariikhda muslimka mar labaad ayan qoreyna 🎉❤
Hal aragati oo cajiiba intaan akhirinayay tariikhda waxaan arakay ama akhriyay in hadii larabo la xoreeyo dhulka falastiin ama masjudul aqsaa waa in la xoreeyaa siiriya iy masar
Siiriya waa xor lakiin waxa inoo hadhay ama dhawaan maqli doontaa xoraynta masar insha Allah 😊
Allahuma sali calaa saydina Muhammad
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله
شكرأ ياربي شكرا ياربي شكرا ياربي
وعليكم سلام ❤❤❤❤❤❤❤❤
Inşallah Djibouti 🇩🇯 Next 😢
Waxan ahay kumananka somaliyed e dibad jogaa midkamida newka reer galbedka Ayan ku xiranahay lkn adiga aya ah midka xaqiqoyinka so wariya cumar horay usoco you are one of the best TH-camr in our society
Ilaahay hanoosoosaaro madax mabda, leh😊😊😊
قال تعالى"وؤد الله الذين كفروا بغيظهم لم وكفى الله المؤمنين القتال وكا ن الله قويا عزيزا"
Aayadan waa ayad cajiiba
Ruushkii shly awooda sheeganayaa maanta ayuu ka dareeray asagoo far qaadi karin
" وكفى الله المؤمنين القتال"
كل شي يرجع اصله ❤
XAQIIQ ❤❤
That's True 👍
والعاقبة للمتقين
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وسوريا ❤
Lests go 2 million subscribers zaxibkay cumar inchaar
Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤Allahu ❤Akbar ❤
Aan ku salino xabinkeena muxamed❤❤❤
Allahu❤ akbar ❤allahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid sxb sare❤❤
Allahu akbar wilalilahil xamdu wall mina😊❤
Ahlan wa sahlan ya cumar ilaahy hanawaafajiyo macaankii dowladaha muslimka iyo cadaaladiii islaamka❤
In shaa Allah ❤
Iinsha Allah weyba soo dhaw dahay ❤
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Kusaliya Rasuulka SCW
Illah ha rido
بإذن الله
انا اختكم من غزة 🇵🇸 اطلب منكم الدعاء لنا يا من يقرأ تعليقي صحيح انني لا اعرفك ولا استطيع رؤيتك ولكن اطلب من الله ان يملأ قلبك الجميل بفرح يبكيك من الفرح.
"من غزة"😂😂😂 وعندك انترنت ومرتاح كيف؟ادعمهم لكن لا تزعم أنك من هناك.
نسئل الله تعلي ان يثبتكم اقدمكم وينصركم
اصبروا ان شاء الله..الله ينصركم 😢
اللهم انصر اخواننا في فلسطبن
@@fatmahassan2718 ..إن شاء الله اختي الكريمة 🤲🤲🇯🇴
Alaha kunarakeeyo walaalkanaga nagu qaaliga ah
War zxb waad mahadsan tahay❤
Best cinwaan
Sisiis waa Daalin alle ha qabto
Mahadsanid wllo
Subxanalah, Allaw ka badbaadi
Maxabiista Bilaa danbiga Ah.
ولقد قال النبي صل الله عليه وسلم كلكم راع وكلكم مسؤول عن رعيته فهؤلاء سياسيون
Guuleyso ustaad
Omar inshar big fan for you ❤
Insha Allah malin tey noqotaba somaliya waxeynu kuxukumi dona kitaabka alle cidna malgu xad gudbi dono🙌
Djibouti nidaam xuun baa kajira whli 🥵 somaliye somaliye 😢
War t'es fou ou quoi?moi aussi je suis djiboutien mais je vous demande une question,citez une erreur que iog a fait?la salaire djiboutien est la salaire la plus élevé de l'afrique,200000frd pour les professeurs,il n'ya ps autre pays africain qui prend 200000frd qui est égale à 2000 dollar sauf djibouti,en plus il ya une éducation gratuit et une santé gratuit,en plus vision djibouti 2035 qui fait de ce pays comme dubai et singapour,dons arretez la tribaliste et croyez en pays
Je suis libre la liberté d'expression@@MedHassan-o6m
@@MedHassan-o6mtu rêve 😅jaahil 😅Qof liita tahay 😂
@@MedHassan-o6m anigaa ka shaqeeyee wqx badan ma arag ,somalidu isku wada mishaar .
Ilaahay haka qabto reer masar Walaahi muslim meel uu joogo waa dhiban yahay 😢
Ilahy haku gu xujiyo amiin yaarabi
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤
Waqtigii xusni Mubarak inagoo arday ah ayaan u banan bixi jirnay falastiin 2003 الله يرحم أيام زمان
Sxbow waxaan ka codsanayaa in aad joojisid in aad dadka Soomaaliyeed in aad u xayaysiisid in ay dhistaan wadan kale adi iyo dhamaan kuwa kula mid ah ee xayaysiiya wadano kale ku dhiiri galiya in ay gobolada dalka dhistaan xitaa gaarisa ama jigjiga ama Hargeysa jabuuti garowe waada nabad lkn Nairobi intaasi iga aragti ii muuqatay
ALLAHU AKBAR WAAN SUGEYNAY WAKHTIGAN INSHA ALLAH❤.
Siisii waa fircoonka maanta dunida joogo
We are team ogaansho🎉
Next wa sisi inshaallah wa mujrim ushaqeya muusad & mareykanka dabadilif
Wallo anaga ilaahay hanadhaafiyo xasan sheekh 😂subxanaallh
😅wlhi waa la heshay waxaa kabaqa mosco inaa orod ku geeno
Waa inay baqaan madaxda somalido kle .
Sidokle cid og majirto wuxu mustaqbalku xanbarsanyhy
Waa Daalin
Shukran
M.a❤
Siyaad wookusaxnaay walahi
الله اكبر
Dunida muslimka waxa xukuma manaafiqiin daba dhilafa ah Ihahay ha nugu badalo Ku gaalada Ku adag Muslim kana u dabacasan
Isagaa kuxiga insha Allah mujrimkaan munaafaqa ah waxaana madaxweyne kanoqon doona dowlada islaamiga ee kadhalan doonta Masar Dr Maxamed Albaltaji oo hada xiran Siisii saaxiibkii udhowaa Dr Maxamed Mursi بإذن الله
الْبَارِئُ.
اى
wow muqaalkan si fcn u diyarisay sxp
First comment ❤
Allah Akbar
Cumar wllo mcn download ka noo fur aan la dagnee video ga❤
Aar walaal maad downloadka noo furtive maanta khadka
Allahu Akbar
Alsisi wa mujrimm
Xisbullaah waa garabka kaliya ee heer gaza
Asc wlle SiiSii next allaha ka dhigo
80m o masaari ah, aya sisi gumeysanaya, nag Alle idinkasii
Scw
Caqibadhisa asagna waa raaci
Nabiga_kusali
cumar ishaar kalia ha dhaleeceen hogaamiya kooxeedyada maanta wax kadaran ayaa hada taagan waana dad isku ekeesiiya wadaaadada balsa dadka udila si aad ah bulshada asalkoodane waa dadkaa ka aasaasmy maxakiintii walalow soo ma aha caqabad
ku dhax jirta Muslimaanta HADII AAN KUSIIYO TUSAALE ADIGAABA KU FIKIR AH DADKAAS
HADAA IMAADO MAGAALADAADA MOGADISHO WAXAA LAGA YAABAA INAA SABABTOODA
UDHIMATA EE QARXIYAAN MEEL AA ADIGA KU SUGUNTAHAY SIDAANA WAX YEELO KUUGU SOO GAAARTO MARKA Maanta hadaa magaalada MOGADISHO ERAYGA ALLAHU AKBAR BULSHO MEEL FADHIDA OO QOF CUSUB KU DHAHO DHAMAAAN DADKA ARGAGAX KU DHACAAYO MARKA WALAALKEY WADAAD XUME DIINTA DADKA IYO DALKA DHIBAATO KU AH WAA JIRAAAA
Frist view and Frist comment
Kenya Iyo Nairobi waan ka daalnay guryo laga dhisaayo nimanka wax dhisa fariin inaga gaarsiiya dhulkeeni weynaa meel nabad ah lagama weynin ee meel inooga dhisa eynu wada camirano
Ani xasuuqi rabica waa joogay masjidka iyo kan ramsiis kuyaalo wlhi dad badan lagu xasuuqy 😢
Subxaanalah
First ❤🎉
Shacabka Carabta, iyaga ayaa oggol in la gumeysto, sababtu waxa weeye, saddex boqol oo milyan oo Carab ah, macquul miyaa in ay ku hoos jiraan boqorro iyo digtaatoorro madaxa kaga taagan.
Shacabka afgaanistaan, waxa ay naftooda iyo maalkooda u hureen in ay xor noqdaan waana ku guulaysteen.
waa tusaalaha ugu fudud ee aan sheegi karo.
Cumar ishaar gaal alshabaab ah
Xisbushaydan iyo yahuda iyo iran allah hajabiyo
C.fitaax siis lamid ma,aha waayo siisii ciidankiisu waa dhisanyahay waana dhiigyacab dhammaantood,qofka kuxiga siisii waa askari kale oo lamid ah.
Siisina waxaa kuxigi doona geelle.
Allow anagana deeganka soomalida nahee Nasii awood aan Gaalada Ethiopianka ah Gumaysigooda kaga hoos baxno Allahayow muwaafaqo Nasii iyo Midnimo Qalbiyadaanadana midee
salaaamu aleykum mr omar inshaar waxaan u baaahnaa inaan ogaado “xirfadaha online ma shaqeeyaan waxaan rabaa in dalbado coursooyin”
First🎉
Maxamed khalif haday wax kuu Tari ayaa first ah
Wxaanan ahay maxkamad commentsyada dadka u kala warqaada
Hhhh 😂🎉❤
Ilahay hana tuso sisi inuu udhinto sidii qadaafi kii suriya wuba baxsaday Rer Gaza siday uga jixin jixin ilahay isna uguma jixin jixo
woooow
Asc cumaro iwaran setahay saxibo in badan baa rabay Inan kulahadlo haddii aad aragtid fariintayda waxan rajeynayaa inaad ilasohadli doonto wan kusalamay
Muhiimadda Waa Inaad Daarood Tahay Anna Aan Hiraab ahay.
Ama Rajeey Ama Ha Rajeeyn Dib Dambe Shaar Diimeed Cid Waadaneeyso Ma Jirto.!!
Waligaaa Mariixaan Ahoow Ilaa Nabi Ciise CS ka Yimaado.!!!
yaa awood kuu siiyey nin jaalle maxamad siyaad bare inaad sawirkiisa meel xun aad galiso lkn waxaa nasiib daro ah in maan ta nin kaa hooseeyo wasirkiisa aad xabsi galiso lkn maan shacabkiisa ayaa jooga aabe siyaadna waa Libaaxii soomaaliya taas xisaabata kudarso lione of africa waaye siyaad inaad ciilantahay waana kadahay 😢😢