Ayuub axmed runtii nolosheyda wax wayn baad ka badashay ajarkaas alle haku siiyo Runtii ahdaaf badan oo nolosha ah ayaan leeyahay waana jeclahay dhiirigalintaada gaar ahaan markaan kaligey ahay dambigaga iyo keena iyo kan waalidkeenabo alle ha dhaafo guul baan kuu rajaynayaa insha.. allah 100%
43 min vediogan oo yaala ban imid dadka iga danbeya wan idin salamay wllyal thnks ustaad ayuub 👏🏻💕
Ayuub axmed runtii nolosheyda wax wayn baad ka badashay ajarkaas alle haku siiyo Runtii ahdaaf badan oo nolosha ah ayaan leeyahay waana jeclahay dhiirigalintaada gaar ahaan markaan kaligey ahay dambigaga iyo keena iyo kan waalidkeenabo alle ha dhaafo guul baan kuu rajaynayaa insha.. allah 100%
Ayub hal talo iga qaado wll quraanku wax uu kubarayaa sidaa unoolaaleheed nabigana waa tusalaha axaadiiatuna waa wadadii tusaalahaaga NABI MUXAMAD scw
waa runtaa wll 100% qur'aanku waa nolosha ruuxda bariiska iyo baastaduna waa nolosha jirka tusaale kan u wanaagsanna waa nebi Muxammed SCW, qofkii ka leexdaa nolosha kurbo kama dhamaado.
@ayuubaxmedmedia wa sax macalin
Great lesson at the right time. Thanks Ustaad 🫡
Ku Saliya nabigeena mohamed scw scw scw❤❤❤❤❤😊
صلى ألله عليه وسلم
Hambalyo sxb 500k wax badan wa na dhiiragalisay runtii I don’t what a reward for you So Allaha ku sharfo ❤
Congratulations ustaad finally waa gaarnay 500k ❤🎉🎉🎉
MashAllah Ayub walal bararujid Allah haa ku xifdiyo akhiro iyo aduun🍇👑
ustad ilaahey Hano kaa xafido aad ban Ku tagera wllky❤
ustaad alle haku abaal mariyo🤝
Dhalinyaro waxan u bahnahy qofan engilshka isla barano oo iskula hadalno hadad diyaar tahy rebly iso gal ana lanbarkayga kuso qorayee
Mabruuk Ayub Ahmad go ahead forever to keep motivating
Waxan ahay hooyo shan cunug heysata waxanan kuxidhanahaya janalkaga 2019-2024 waxbadana waan kafa idey lkn waxan umaleyn comanti aan kaqoro waa koe ama labo hal video ood sodhigtana imadhaafo marka walal ilahy waxankga rajeynayaa akhirana jano aduuna libaan❤
Jasakalaahu khyr wa noon faaideesaa
2022 Wuxuu ii ahaa sanad aan aad udareemay murug mana jirto sanad iiga murug badnaa noloshayda wuxuuna ahaa qalbi jab heer aan gaaray hurdadi iga imaanwayse aaxaabtii aan lacaweny waaye aan kusoo koome sariirta waagi igu baryo iguna dhaco gabalki habeen habeena kamid markaan jiifi waaye ayaan labarakaco oo sunna ah dukade si,uu alle qalbigayga iiga reebo qofkaan xooga ayaan qaboobe alxmdullh maalinti ku xigte ayaan arkay vedioyadaada ee qeebta dheerigelinta waxaana ka qaaday dhiiranaan io inaa soo kabto io waliba inaa asaxbaati io waxyaabihii kale siduudi ay kusoo noqdaan abwe ayuub waxaad kamid noqote dadkii ayago aan ogeen e'aad daaweese" Aad io aad ayaan kaaga mahadcelina🙏🤝
Dhiirageliye fiican baa tahay fiidiyowgii ugu horeyay oo kaaga oo an dhegeysto wuxuu ahaa(naftaada xooga) aad baan oga faaiidey wansoo degsaday marwalbana wan dhegeystaaa
Kheyr alah ustaad ayub axmed
Best teacher ❤❤
Hambalyo 🎉Ustaad Ayub walalo Allah SWT ha ku sharfo. ❤❤
Sida quluubtayna u fahmayso sida ay tahay😢 shukran ayuub
Macalin ayuub m a dhiiri geelinta kama dabees nasii allah ku sharfee
Mahadsanid ustaad ayub ❤
Dhirigaliyasha kale badana kama hadlan xirirka alle balse badana adi waxad sheegto waxad kudarta talada sarasha allah wana kugu dhirigalinaya ayuub🫡
Wayahay Ustaad Ayuub❤
Hambalyo 500k here we go 1M wallaalkey
Best teacher
Alaah haku sharfo ❤
Masha allah wllo ayauub jazaaka laahu khayr
500k congratulations 🎉🎉👏 hadaan la Soo habsaamay
Thanks ustaad ayuub axmed
Ayub Thanks brother 👍👍👍👍
Ayou Axmed qof jira whi 2021 ilaa 2025😊
you are right Ustaad
Qlbigan ka jeclhy❤❤❤❤ ayuub zxp noloshu kuma ciisho
جزاك الله waxaa aan bartay oo kheyr ah Allaha kaa abaalmariyo runtii ereyadada midki igusaameynta badna )wuxuu ahaa (yeelo wardi quraan
Ayuub axmed wllkei guuleeso dhiiritaha dhalinyarads
Xaqiiq weye wll Mahdsanid
Waryaada isku xishooodaa kumanaan aa daawate balse xitaa 1kun like masaaarin 1:56
AYUB WLLA PLEASE PODCAST NOO SOO DHEG ❤❤❤❤
LIBAX ABALKAGA MA GUDI KARO EE JANO KUGU DUCEYAY ALLAH DANBIGAG HA DHAFO ❤❤❤❤
Dhamadka iga gadan ustaadi ku staagey xikmad ❤️❤️
Mahadsanid❤walal ayub
Hanbalyo Uztadi 500K Subscribe 🎉🎉🎉
Allah ku sharfo wllky Runti Waxa tahay qof an ku xidhanay Waxyabo badana wn ka bartay🫡
500k hambalyo wllkei 🎉🎉
Kusali nabiga maxamed scw ❤
M,a
Allh kuxafido
IS right 👍👍👍👍👍
Shurkaran ustaad jzakalahu khyrul jzaa ustaad youtube kale waxaba noomadan soo dhigine mise waa noo sowadaa ustaad
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
500k🎉 hamblyo ustad
Ayub xili waxaan ku xirnaa chanel kiisa aan u baahnaa dhiira glin 2020 ilaa 2022 wax badan ayaan ka faaiday Thnks
Hanbaliyo 500k
Macalin ayuub m a dhiiri geelinta
Macalim noloshyda wax ka badalay❤🎉
keep going
Thanks ustaad
Keep going wll 🎉
500k🎉🎉🎉🎉🎉
First comment. I am ❤
Ayoub kliya waxn rabo waxa iga hortagan mopilekn oon game's iyo wxn lydirsan wakhtiga kulumiye bal video inshallah kasosame xlka mopile ka laftarkisa codsi😢❤👍
Macalin waxaad tahay
Hal abuur la eegtiyo
Waxaad tahay
Hanaan qaran
Hanka meel fogeeyiyo
Waxaad tahay ustaad mudan
Xaqiiq ❤
Sax
Anu noloshaba waan ka quustay wlhi dhow sano Alle geeri ayaan ka baryaayey 😢
Maxaa ku helay wllo❤😢
May wll sas ha oran aamin naftada dhibka waad kabaxe
Ala aby sas ha dhihin ilahe talo saro malmaha adag walaga baxa
Adke❤
Walal xagee kala soo hadalaa qiso dhaba ban rabaa inan ku sheegee
Ayuub salaan sare
Qof niyad sami noo waaniya ayaa tahay
Waa lallakayo uu waayuhu noo dhala tahay nolow
Arin ayaan kula wadaagi laha
Lakin seen kuu helaa
Aad iyo aad
Thanks👍👍
Sax❤❤❤❤❤❤❤
شكرا اخي ايوب
2021 ilaa hada dadaalkygu mayara lkn hlkn raby MN gaarin lkn waxan kacararaa manashiigashada
Same wllhi
Right ❤
شكرا
Dadka intorvet kaso hadao🎉
First comment
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wllhi real weye prother
1🎉😂
Shukaran lkn sanad cusub
❤❤❤❤❤❤
Dhiri galiyaha kaliya hadalkiisu isaameyo Ala Haku xiftiyo wllka
Dhirigalih kaliya noloshada wax iga badalay
❤
Waxaad mooda hadalada aad badanaa sheegto inay aniga igu sicdaan
😊😊
Macalinka nolosha
Waano
you are right Ustaad
Thanks ustaad
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤