faylasuuf dhoodaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @mohamedabdulahi6324
    @mohamedabdulahi6324 7 หลายเดือนก่อน +5

    Allahu akbar. Runti waxa dhihi kraa waa qasnajigii sugaanta Alxmd in bdan 80/100 waa fhmaya
    Afsoomali ayuu af somali kle ku turjumaya cajiib

  • @hassanfarah7056
    @hassanfarah7056 4 ปีที่แล้ว +5

    Marxuumka haloo duceyo wuxu ahay oday dhaqan yaqaan ah oo naga baxay hana laga faa'iideysto. Sidookale magaca Abwaan ee uu asagii diiday Yaan loogu yeerin ee Qaryaan ugu yeera.Rabbi naxariis waarta ha siiyo qabrigana ha wasiciyo

  • @ahmedainte-eq3hn
    @ahmedainte-eq3hn ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxariisto wax badanbuu soomaali usheegay macalin dhoodaan wuxuu ahaa ninka koobaad ee ugu xigmadbanaa inta afsoomaaliga kuhadasha

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว +2

    Khasnadi sugaanta
    Afsomaliga dhoodaan Ku ilaawi mayno ,murtidadiina waa in dugsiyada
    Lagu dhigo si an afkeenu ulumin Una
    Aradin,Allahu yirxam❤

  • @inahadi7785
    @inahadi7785 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ey duur gala timo gufii way ka go ayaan .iyo dabeecaduse kama guurto iyo qoonjafkuu qabaye

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +7

    Garyaad banaaniyo adoo taagan gabayooxa
    Gabaad dhaxanta kaagama noqdaan geeda kaa fogo’e
    Wax gur guuranaayo ma jilo goodir boodadiiye
    Nina goroyo iiguma sawiro garigii yuubnaaye
    Gabsastayba nagu leeyihiin geel ka xoog badane
    Qaryaan Dhoodaan

  • @daahirgurbiye8275
    @daahirgurbiye8275 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaylaha abwaanku wuxuu yidhi'' ubo oo uu kala jeedo jowxo
    Aadbaan uga xumahay

  • @ubuntuafrique5802
    @ubuntuafrique5802 20 วันที่ผ่านมา

    Allah ya Arhama Rahimeen

  • @Axmed-Yaasiin
    @Axmed-Yaasiin 2 ปีที่แล้ว +4

    "saddex gees sagaal kala guddaan kaaga gabaxsiine."
    9:47, ummaddayduna ima taqaano.
    axyaa dhoodaan...!

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto Abwaan Dhoodaan waa gabay ka mid ah gabayada ay adagtahay in la fahmo.

  • @kingofsnepar4928
    @kingofsnepar4928 3 ปีที่แล้ว +10

    My father dhoodaan runti wuxuu ahaa nin tarikh dheer kulaha gayiga Somali region 🥺🥺🥺🥺

    • @geeljecel5621
      @geeljecel5621 2 ปีที่แล้ว

      allaha unaxariisto

    • @geeljecel5621
      @geeljecel5621 2 ปีที่แล้ว

      qaryaan dhoodan waxuu ahaa nin jilib u ah somaali

  • @abdisalanadan6226
    @abdisalanadan6226 10 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto abwaan dhodan

  • @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
    @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli 23 วันที่ผ่านมา

    Qadaw kkk 😢😢😢 wa runti ilah kuu naxarisay

  • @LAYLAYaasin-qy4ez
    @LAYLAYaasin-qy4ez 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariiso wax aan kutil maamo garan mahayo abwaan cadbilaahi macallin dhoodaan

  • @aminahajiahmed5301
    @aminahajiahmed5301 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Allah unaxarriisto

  • @abdallahassan5174
    @abdallahassan5174 10 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariistee muxuu luuqada yaqaanay

  • @Clahi.fana23
    @Clahi.fana23 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto qoryaan Dhoodaan

  • @abdullahiabdi360
    @abdullahiabdi360 ปีที่แล้ว

    Asc walal qaaliya Ikhyaar xassan aad baad umahadsantahay waxaad samaysay dadaal aad uqiima badan oo lagutoosinkaro xadhkaha siyaasada ee isku Murgay, iyo kuwa dhaqanka iyo Suuyaalka ee kalago'ay

  • @fuaadsulub2463
    @fuaadsulub2463 ปีที่แล้ว +1

    Allah haw naxaariisto abwaan dhoodaan

  • @Maxamednunexassan
    @Maxamednunexassan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka hesta kudhiibe wuku qalde awowga lagub

  • @Gamourjr
    @Gamourjr 10 หลายเดือนก่อน +1

    Galaal xoor

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 6 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely

  • @hassanfarah7056
    @hassanfarah7056 4 ปีที่แล้ว +6

    Kac gardaadi wiil lama yiraa xaaduq gaamurraye, in uu gumuradiisi dhaxlaa looga baqayaahe Kama yara hogaan gobannimo gaasa bixintiise.

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 2 ปีที่แล้ว +4

    Waryaaa ma garatay,💯
    Adeeer ma garatay. 💯
    Allow kuu Naxariiso abwaan dhoodaan 🤲🤲

  • @SadiiqHassan-q8p
    @SadiiqHassan-q8p 3 หลายเดือนก่อน

    Marxuunka ale haun haudanbi dhaafo 11sano kahorbuu dhintayr

  • @cabdiahmed582
    @cabdiahmed582 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto

  • @khadarsuun4090
    @khadarsuun4090 6 หลายเดือนก่อน

    Eebe haw raxmado abwaanka

  • @CabdiRuush
    @CabdiRuush ปีที่แล้ว

    Ilaahow kuu naxariis0

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 หลายเดือนก่อน

    Geylame ama Halgame( Halgan Waxey Kutaal Hiiraan ).

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 6 หลายเดือนก่อน

    Heaven

  • @Animx185
    @Animx185 4 หลายเดือนก่อน

    46:50 wey cidhibsataa gabadhu waa curyaan aa 😂😂

  • @laugh-f3b
    @laugh-f3b 4 ปีที่แล้ว +1

    Caadi ma ahan abwaanku

  • @Maxamednunexassan
    @Maxamednunexassan 9 หลายเดือนก่อน

    Kac gardaadi lama yidhah xaaduq gaamuray

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +1

    Eebe ha kuu naxariisto

  • @xudayfemaxamud5011
    @xudayfemaxamud5011 2 ปีที่แล้ว

    Masha

  • @Animx185
    @Animx185 4 หลายเดือนก่อน

    50:17 cabdila raagaha ma nin jiree mise wayska awaal

    • @daahirgurbiye8275
      @daahirgurbiye8275 3 หลายเดือนก่อน

      Suugaan yahan caan ahaaa buu ahaaa qof aan garaneyni ma jiro

    • @Animx185
      @Animx185 2 หลายเดือนก่อน

      @@daahirgurbiye8275 mahadsanid wll

    • @Qoojecabdi114
      @Qoojecabdi114 หลายเดือนก่อน

      War saaxiib Cabdulle Raage waa caan waa ninkii Raadiyow Muqdisho imtixaanka abwaannada u joogi jiray. Heeso badan iyo gabayo badan ayuu leeyahay.