Cabdullaahi Dhoodaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 90

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 ปีที่แล้ว +5

    Murti iyo abwaan waa ogaadeen waa reer alle barakeeyay.
    Bal fiiri.
    Abwaan dhoodaan
    Abwaan sangub
    Qamaan bulxan
    Range ugaas
    Xarbi Ismaaciil
    Sayid maxamed cabdile xasan

    • @ahmedmahamed8193
      @ahmedmahamed8193 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waar reerahaanad kaka aqoone
      Singub waa reer isaaq
      Sayidkuna waa bah-geri

    • @awilyusuf6553
      @awilyusuf6553 หลายเดือนก่อน

      Bah gari du wa ogaadeeen boowe 😂​@@ahmedmahamed8193

    • @awilyusuf6553
      @awilyusuf6553 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo ogaaadeeen absame
      Murti dhaariga soomaaliyeed weeye

  • @nimcogorane1921
    @nimcogorane1921 7 ปีที่แล้ว +18

    Allaha unaxariisto Macalin C.llahi #Qaryaan Dhoodaan. somalida inta garashada dheer ayaa fahanta midhaha gabayadiisa.

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว +5

    Murtiyahan aragti dheer oo xasuus dheer buu ahaa eebe ha u naxariisto

    • @user-xf4sp9zf4z
      @user-xf4sp9zf4z 6 หลายเดือนก่อน

      Amen pls guys ❤❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 ปีที่แล้ว +3

    gabay wax layiraahdo dhoodan baa ijecleesiyey gabyaa hadii lanoqonaayo abwaankii gabayada qarnigii 20 ahaa abdulahi dhoodan noqo ama iska daaya waawenka gabayga allaha naxariisti janno siyo dhoodan

  • @abwaanhalbeeg2019
    @abwaanhalbeeg2019 5 ปีที่แล้ว +6

    Abwaanada soomaaliyeed ma kala jecli murtidoodana lama kala laha dhoodaana waa kaan ugu jecla hay ee raga hadraawi jiiftada Ku sheegayaa miyaanay gudgude dhegaysan

  • @halabuurcabaascabdiraxmaan1678
    @halabuurcabaascabdiraxmaan1678 4 ปีที่แล้ว +6

    Dumarku Raga kama taariikh yaree way ka xishood badan yihiin😀😁😁

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 5 ปีที่แล้ว +8

    muqaalkan abwaan dhoodaan alle hawnaxariiste inaad sawirka hadraawi iyo abdiqays oo beesteenlayaal ah soo daba dhigtaan ma ahayn
    (hadraaw iyo abdi qays waa hal abuur lkn sida dhoodaan abwaano maaha)

    • @cabdifaarah2739
      @cabdifaarah2739 4 ปีที่แล้ว +1

      Walee in aad sugaan dhaadhi tahay

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +1

      doqon dhoodaan reer baadiye ayuu ahaa ustaad Hadraawi miyaad barbar dhigaysaa

    • @abdiqadirali1562
      @abdiqadirali1562 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad hadraawi iyo cabdi qays waa buraanbur iyo heesay ku dhuumanjireen gabay shaqo kumay lahayn

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

      *OGAADEEN DILAAL IYO MALAAL MUXUU SUBAXBA DIIN KEENAY 😂😁😜*

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Qaryaan Dhoodaan Alloow kuu raxmo, murti guureysa ayuu ahaa.

  • @abdinasirfarah566
    @abdinasirfarah566 7 ปีที่แล้ว +10

    Allaha unaxariisto Abwaan dhoodaan

  • @cabdalecaysh6037
    @cabdalecaysh6037 5 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha unaxariisto😢😭dadka gabygu afka iyo dabnaha usaarnaa🤗

  • @shakirgararsg7207
    @shakirgararsg7207 5 ปีที่แล้ว +2

    naxariista alle iskahel waxuu ahaay abwaan aan jecel nahay alle ayaana naga jeclaystay janada alle kugu bishaaray

  • @adecmuhumed1934
    @adecmuhumed1934 ปีที่แล้ว

    Naxariis Waasaca Ilaahay Ha siiyo Jannatul Firdowsana Ilaahay Haka Waraabiyo Wuxuu ahaa mar la'arag Aan mardanbe Somali soo Mari doonin.

  • @wilkadhantada2212
    @wilkadhantada2212 7 ปีที่แล้ว +9

    BAL FIIRI SIDUU TAARIKHDA UGA SHEEKEYO KUWAN MANTA JOGANA QABYAALADEYSTIHI HADLABA AYEY NAAC UDHAHAYAAN

  • @golahaabwaanka4298
    @golahaabwaanka4298 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan dhoodaan allh ha u naxariisto

  • @adangaydh14
    @adangaydh14 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay u naxaristo abwaan dhodan

  • @karaamoaxmed6150
    @karaamoaxmed6150 3 ปีที่แล้ว +1

    Allh ha u naxariisti jano haka waraabiyo aaamiin aaamiin

  • @muniircaaqilka9470
    @muniircaaqilka9470 6 ปีที่แล้ว +5

    mansha alah ilahay hakuu naxaristo adero

  • @wadaniga
    @wadaniga 6 ปีที่แล้ว +3

    Dhoodaan iyo jacburkiisii ilaahay ha unaxariisto

  • @dulmidiidguulwade2692
    @dulmidiidguulwade2692 7 ปีที่แล้ว +3

    allahayow unaxariiso abwaan soomaaliyeed buu ahaa

  • @waayeelkajaqafsadaninwayn9831
    @waayeelkajaqafsadaninwayn9831 6 ปีที่แล้ว +3

    alle hakuu naxariisto abwaan dhoodaan😴😴

  • @noorjimale2099
    @noorjimale2099 7 ปีที่แล้ว +3

    Aloow u naxariiso abwaan miro waa weyn leh ayuu ahaa

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto Macalin C.llahi #Qaryaan Dhoodaan

  • @libancilmi6579
    @libancilmi6579 6 ปีที่แล้ว +2

    alle ha u naxariisto anagana hanooga daba naxariisto

  • @mataqaaneyjararojano8002
    @mataqaaneyjararojano8002 6 ปีที่แล้ว +5

    Allaha ha unaxariisto

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 6 ปีที่แล้ว +5

    Allah u naxariisto abwan Dhodan

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah naxariisti jano ha kaa waraabiyo

  • @awilyusuf6553
    @awilyusuf6553 หลายเดือนก่อน

    Allow kuu naxariiso

  • @khalidrayad1644
    @khalidrayad1644 7 ปีที่แล้ว +6

    Illahow unaxaariiso abwaanka 😭😭😭

  • @mustafecabdicilmi3555
    @mustafecabdicilmi3555 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxarito

  • @siciidkooshin5472
    @siciidkooshin5472 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha una xariisto abwaan axamd cabdullaah

  • @umalkhayrcnaasirxasan8642
    @umalkhayrcnaasirxasan8642 ปีที่แล้ว +2

    𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐮𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐫𝐤𝐚𝐲 𝐦𝐜𝐧

  • @abdimalikali9993
    @abdimalikali9993 3 ปีที่แล้ว

    Allah naxariistii jano haka waraabiyo Abwaan Abdullahi macalin dhoodaan

  • @hassancumar
    @hassancumar ปีที่แล้ว

    Alle Hawnaxariisto Abwaan C/llahi Macalin Dhoodan Qabrigiisana Alle How waasiciyo

  • @bashiryare6203
    @bashiryare6203 3 ปีที่แล้ว +1

    Halyey. Allah ha unaxariisto

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaankii qarniga Allooow kuu naxariiso, inkastoo ragga waraysiga qaadaya ay gabaygii koowaad ka dhexgaleen in uu dhameeyo.

    • @ahmedjaangoan7549
      @ahmedjaangoan7549 4 ปีที่แล้ว +1

      Weliba kii taariikhdeenna ugu murtida badnaa Dhoodaan.

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Jaangoan sababta ay ooga qaseen ba in ay taas tahay waa macquul

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 3 ปีที่แล้ว +1

    allah yaraxma abwaan dhoodaan abwaan qarni ayuu ahaaa

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 4 ปีที่แล้ว

    Alle how naxariisto dhoodaan godka ugu sarreeya gabayga kama soo dagi jirin.
    Tolow buig suugaantiisa laga ururiyay ma jiraa

  • @garaadmaxmed3944
    @garaadmaxmed3944 5 ปีที่แล้ว +1

    shikh maxamadumul

  • @somaliamidnolol9609
    @somaliamidnolol9609 6 ปีที่แล้ว +1

    Ale yaxma macalin dhoodan

  • @mohamedmohamoud4631
    @mohamedmohamoud4631 6 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH yarxam

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 4 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariisto ilahay jinada hakugu seexso

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarxama raaximin 🇸🇴🙏

  • @Maxamednunexassan
    @Maxamednunexassan 11 หลายเดือนก่อน

    Axey ax Alla 25 jir hada kadhiga intuu dib usooceliyo......Naxarsta jana Alla hkawarabiyo

  • @khalifjama2472
    @khalifjama2472 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxaristo

  • @idiriizmohamed5543
    @idiriizmohamed5543 7 ปีที่แล้ว +4

    cadhadii ayay ku kiristaaneen

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760
    @shakurmahamedshakurmahamed4760 7 ปีที่แล้ว +3

    Alaha unaxaristo

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 2 ปีที่แล้ว

    Amar ilaaheey gabayada. Abwaan dhoodaan waa la ijecleysiiyey. Markaan dhagaystay. Gabaygiii duraaqsi ee. Ergo daarood.

  • @abdirhamanawil6534
    @abdirhamanawil6534 5 ปีที่แล้ว +2

    video gan oo dhamastirin xagee laga helyaa

  • @abdirahmanmohamed1621
    @abdirahmanmohamed1621 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxaristo

  • @maxamedxuseen3318
    @maxamedxuseen3318 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahayi hawu naxaristo

  • @mowlidosmn4703
    @mowlidosmn4703 6 ปีที่แล้ว +1

    Allhow naxariisto abwan

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 5 ปีที่แล้ว +6

    Rabi haw naxaristo boqorkii gabayga qarnigii 20 aad. Waxaan layaabaa marka IDOORKU abwaano ku sheegaan rag geeraar iyo jiifto iyo heeso ku caanbaxay sida, hadraawi, gaarriye, timacade, laab saalax, ganey iyo qaar kaloo badan.. loll

    • @iibgeeyeonlinemarket1210
      @iibgeeyeonlinemarket1210 5 ปีที่แล้ว

      Kanba anaga ayu naga dhashay yay qabyaladu ku shaqayn mandhaw

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +1

      Cagdheer caqliga ayaa futada laga galiyay cawaanta cawaantu dhashay

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว

      Wlh beenta ma aha

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว

      @@iibgeeyeonlinemarket1210 kee idin ka dhashay

  • @mohamoudomarasawe5981
    @mohamoudomarasawe5981 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle how naxariis naxariisto

  • @mustafeamiir6070
    @mustafeamiir6070 6 ปีที่แล้ว +2

    DhoodaN❤

  • @wilkadhantada2212
    @wilkadhantada2212 7 ปีที่แล้ว +4

    SIDAASA LOGABYAA AMA WAA LA ISKA AAMUSAA DAD AAN WAXBA AQONIN AYAA NAAC NAAC ISKADHIHI

  • @ahmedhadi2335
    @ahmedhadi2335 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariisto

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay haw naxariisto

  • @jimcaalejimcale4139
    @jimcaalejimcale4139 ปีที่แล้ว

    Jimcaale

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxariisto

  • @maxamedjamac7948
    @maxamedjamac7948 5 ปีที่แล้ว

    ألله يرحمه

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell4442 2 ปีที่แล้ว

    Wareeysiga waxyaabo mu him ah bay qariyeen

  • @Anas-ti7kq
    @Anas-ti7kq 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay hownaxariisto

  • @abdia4527
    @abdia4527 6 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waxaan ku xasuustaa inuu xabashi ugalay 1977 markii somali oo dhami jidbeysnayd, wuxuu ahaa ethiopian uur iyo afba

    • @mohamedyusuf6014
      @mohamedyusuf6014 6 ปีที่แล้ว

      al max
      Ka hor ayuu la dagaalami jiray xabashida dadkii ugu dagaal badnaa ayuu ahaa 1964 dagaalkii xabashida lala galay ayuu hogaaminayay
      Waxaa ka mid ahaa gabay uu tiriyay hurda fiican xayloo ku jira ma anfariirsiinay
      Lkn 1977 madaxdii markaas ayaa ku kaliftay inuu baxsado waayo mucaarad ayuu ahaa mucaaradkana barigaa ama xabsi dheer ama toog ayay ahaayeen saasaa ku kaliftay inuu u cararo dhankaas waana dagaalkii ka dib markuu galay itobiya

    • @mayo3607
      @mayo3607 6 ปีที่แล้ว

      al max , raadi sababta. Wuxuu dagaalamay 1964kk . Wuxuu kaloo ahaa jabhadii 1976 ka dagaalamaysay harar. Wuxuuna ka mid ahaa “ rag aaminsanaa in dagaalka Jabhada loo daayo si caalamku u aqoonsado in Shacabka s/Galbeed kacdoon xornimo doon wado. Hadii kale laba dawlad oo xuduud isku haysta ayuu noqonaya dagaalku. Dawladii Siyaadna way diiday madaxdii jabhadana way xidhxidhay, isna saasuu ku baxsaday. Sidiisii ayayna noqotay. Somalia dagaalkiina way ku guulaystay, siyaasadii caalamkana waxaa loo arkay wadan qalad Ku qabsaday wadan kale. Marka fikirka halganka la isku khilaafay ayay ku kala tageen dawladii soomaliya

  • @abdiraxmankoronto3637
    @abdiraxmankoronto3637 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto🥲

  • @Anas-ti7kq
    @Anas-ti7kq 3 ปีที่แล้ว

    😀😀

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 3 ปีที่แล้ว

    illaxay janada xaa kaa warabiyo one the greatest gabaya ever in somali history but I don't like one the host always interpret his guest

  • @libancilmi6579
    @libancilmi6579 6 ปีที่แล้ว +1

    alle ha u naxariisto anagana hanooga daba naxariisto