Cabdullaahi Dhoodaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Cabdullaahi Dhoodaan
    ANNUITY , DONATE, CREDIT, LAW insurance
    ANNUITY , DONATE, CREDIT,

ความคิดเห็น • 205

  • @maxamedcaydaruus9929
    @maxamedcaydaruus9929 2 ปีที่แล้ว +10

    Hadaanu isaaq nahay rerka keliya ee naga badiya af soomaliga waa ogaadeen bal dhuux Ereyada ku jira gebedhac guduru gojaxo guura baas

    • @moha_and_ifka
      @moha_and_ifka 4 วันที่ผ่านมา

      2024 ban dawadey😢

  • @Bodhari_Kader_404
    @Bodhari_Kader_404 3 หลายเดือนก่อน +9

    Allh Yaraxma adeeer😢
    2024 baan daawan hayaa 🎉

  • @ZakariyeGurhan12
    @ZakariyeGurhan12 3 หลายเดือนก่อน +2

    "Kama xikmad yaree way ka xishood badanyihin" waa raggii gabdho aqoonka ahaa ❤

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 5 ปีที่แล้ว +7

    Cabdullahi Dhoodaan.waan Maqli jirey.Alla yaa Raxma

  • @maaxcalimaax1163
    @maaxcalimaax1163 3 ปีที่แล้ว +5

    Cabdulahi dhoodaan
    Eebbe hkuu naxariisto😥

  • @qadarmb6115
    @qadarmb6115 4 ปีที่แล้ว +5

    Cabdulahi macalim janaatul firdawsa allaha kugeeyo

  • @abdifatahsahane5161
    @abdifatahsahane5161 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay haunaxaristo abwaan dhodaan philosopher buu ahaa

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 ปีที่แล้ว +6

    aallaaya raxma dhoodaan naxariisti jano fardoows allow Ku sii

  • @abdiyounis2389
    @abdiyounis2389 4 ปีที่แล้ว +22

    The legendary philosopher AUN Abwaan Dhoodaan.

  • @IbrahimMaxamuud-rl4il
    @IbrahimMaxamuud-rl4il ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxariisto abwaan dhodaan amiin amiin amiin

  • @ismaildahir2902
    @ismaildahir2902 5 ปีที่แล้ว +12

    Abwaan Cabdilahi macalin dhoodaan dhigii hore soomaali uguma dhalan inuu ka dhalan doonana u malayn maayo.
    Rabi haw naxariisto.

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 3 ปีที่แล้ว +7

    Abwaan dhoodaan waan jeclaa gabayadiisa allaah naxariistii janno ha siiyo waxan aad ugu xasuustaa gabay dhirta baadiyaha uu daawa kasamaynaayo"Taa madhugan waynay"ilive in mogadishu.

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad4298 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha unaxariisto abwaanka soomaliyeed Abwaan dhoodan

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 7 ปีที่แล้ว +6

    Dhoodaan wuxuu nooga tagay suugaan qiimo badan oo dhaxal gal ah. Illaahay how naxariisto. waxan ku xasuustaa dhugsho, garnaqsi iyo durraaqsi.

  • @cabdullaahishire2474
    @cabdullaahishire2474 7 ปีที่แล้ว +10

    waa kan oo kale abwaanka saxdaa rag heeso meelahaa la taagan abwaan laguma sheego.

    • @bisharboss9744
      @bisharboss9744 6 ปีที่แล้ว +1

      Allaw kuu naxariiso

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว

      Somalidu ninka heesaha iyo riwaayadaha sameeya yaa ooga qiimo badan abwaanka gabya.

    • @padriugaas3313
      @padriugaas3313 2 ปีที่แล้ว

      @@abdinurhassan4356 oogama qiimo badno qiimayntana dhamman tood dhoodaan baa ka haysta illaaa 1967 qof noolal ku soo gaadhay oo soomali ah isagaa ugu qiimo iyo qaayo badnaa gabay Bas Soomaalidii horree iyo taan maanta joogtana hees Durban loo tumayo iyo waxanoo xikmad ah iyo hal qabsiyo iyo hal kudhag iyo maah maahyo
      Ma heesaa laga helaaa waa mya

  • @ahmez5385
    @ahmez5385 5 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah ader dhodaan illahay ha u naxaristo

  • @abdifatah-Yare
    @abdifatah-Yare 8 ปีที่แล้ว +16

    alle ha u naxariisto qaryaan dhoodaan

  • @Zamzam.044
    @Zamzam.044 5 ปีที่แล้ว +12

    Illahay amarkii hadan youtube galo aan damco inan gabay dhegeysto macalin dhoodaan uunban dhegeystaa

  • @ahmedjeeb2116
    @ahmedjeeb2116 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @abdulahmed9816
    @abdulahmed9816 6 ปีที่แล้ว +13

    Naxariis allahayow nollol wacana aaakharo,amiiiin allahayaw!!!!!!!

  • @qaalidumar4668
    @qaalidumar4668 7 ปีที่แล้ว +58

    adeerkay dhoodaan allh haunaxariisto amiin amiin amiin

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 4 ปีที่แล้ว +12

    Allah ha u Naxariisto ABwaan Somaliyeed oo xikmad badan.

  • @Garaad216
    @Garaad216 6 ปีที่แล้ว +11

    Abwaan dhoodaan Rabbi ha unaxariisto

  • @sharmarkecc7066
    @sharmarkecc7066 5 ปีที่แล้ว +4

    Alow kuu naxriiso dhoodaan jacburka abwankii looga hadhy

  • @raahaabdullahi1979
    @raahaabdullahi1979 5 ปีที่แล้ว +4

    Alow janadiiii geee

  • @mustafabayle2792
    @mustafabayle2792 8 ปีที่แล้ว +3

    allow kunaxariiso abwaan dhoodaan

  • @cabdullaahishire2474
    @cabdullaahishire2474 6 ปีที่แล้ว +9

    Halyeey soomaaliyeed Eebbe ha u naxariisto.

  • @abdihakim5595
    @abdihakim5595 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle haunaxariisto aamiin aamiin

  • @kinglove1317
    @kinglove1317 7 ปีที่แล้ว +5

    allow Ku naxariiso abwaan qaran mcalin dhoodaan amiin

  • @rukiamohamed8141
    @rukiamohamed8141 8 ปีที่แล้ว +20

    ilaahow unaxariiso abwaan doodaan aamiin aamiin aamiin Aamiin

  • @mohamedG21
    @mohamedG21 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo aamiin

  • @ruunali7746
    @ruunali7746 7 ปีที่แล้ว +20

    allah ha u naxariisto

  • @MubYus
    @MubYus ปีที่แล้ว

    Dhoodaan, waa Geeljire qaf Af Soomaliga qani ku ah.

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +6

    Wariye suu ooga dhex galay gabayga ayaan aad ooga xumaaday, lkin taariikh ma guuraan ah ayaad ka reebteen mahadi ha idinka gaadho RT jabuuti.

  • @CabdifataaxXarago-u1k
    @CabdifataaxXarago-u1k 3 หลายเดือนก่อน

    Alla ha unaxariisto

  • @CudoonYusuf
    @CudoonYusuf 6 หลายเดือนก่อน

    alle h unaxariisto abwaanka

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha u naxariisto abwaan Cabdillaahi Macallin Dhoodaan.

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 5 ปีที่แล้ว +4

    Alloow u naxariisto jano fardoowso geey abwaaan somaliyed buuw ahaaaaa

  • @malabadanemusic2023
    @malabadanemusic2023 4 ปีที่แล้ว +3

    Bari iyo galbeed xaajo waa midun
    Gawaan raacee🤔 AUN

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 5 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan dhoodaan allaha u naxariisto abwaan qiimo badan ayuu ahaa.

  • @abdulahiahmed5067
    @abdulahiahmed5067 9 ปีที่แล้ว +30

    aad baan u jecelay abwaankan ilaahay ha u naxariisto from burco

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr 7 ปีที่แล้ว

      abdulahi ahmed Burco qiimaha dhoodaan ku lahaa Suugaanta waa dad qiimayn karo.

  • @cabdiqadirjaylani2882
    @cabdiqadirjaylani2882 5 ปีที่แล้ว +2

    Allahayow ninkani xikmad manooga tegay Allah yarxamu

  • @alhur687
    @alhur687 4 ปีที่แล้ว +1

    AFAR JEEBLE , qofkii aan aqoonow waa nimanka dawladaha Geeska Afrika midba mar u guura oo JAAJUUSIINTA ah.

  • @cabdimahadmuxumed2507
    @cabdimahadmuxumed2507 11 หลายเดือนก่อน +2

    Alaah ha u naxariisto janatul firdoowosana alaah ha ku casuumo

  • @xusenxusenjodax
    @xusenxusenjodax 3 หลายเดือนก่อน

    Mon, 17 jun 2024 Ayaa daa wanoyaa

  • @ismaciilxikmad6799
    @ismaciilxikmad6799 ปีที่แล้ว

    Abwaan c/llaahi macalin axmed #DHOODHAAN
    ALLE HA U NAXARIISTO JANOOYINKIISA WAASACAANA ALLE HAKU CASUUMO
    KITAABKANA MIDIGTA HA KA SIIYO
    AYNU U DUCAYNO ABWAANKA
    26/11/2022

  • @somalilandmediagroupsmg3205
    @somalilandmediagroupsmg3205 7 ปีที่แล้ว +6

    alayaa raxma raaximiin cabdilaahi macalin

  • @hugayeaaaa9271
    @hugayeaaaa9271 9 ปีที่แล้ว +4

    alla yaa raxma abwaan dhoodaan

  • @hassanhussein4269
    @hassanhussein4269 3 ปีที่แล้ว +4

    Jannatul firdowsa Allahaa ugu bishaareeyo abwaan dhoodaan

  • @AbdisalamHusain
    @AbdisalamHusain ปีที่แล้ว +2

    lama ilaawaan❤allow kuu naxariiso

  • @khadarpk11
    @khadarpk11 6 ปีที่แล้ว +2

    ilaahoow kuu naxariiso

  • @mohamoudomarasawe5981
    @mohamoudomarasawe5981 5 ปีที่แล้ว +5

    Alle how naxariisto abwaankeeni

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabay labada shabel maxa kukobay somali shanbey ahed hadey wax kujurin uuleyahay hada hadey wax kujirin maxa goni ugoyay jabuti geedi adagen loosarakacay timir lafaa kujirta wakil itobiyo elatare jabhad heshis jabuti basabor badalasho hargeyso dhuldoon soomali iyo xalane sharad baauyaal anaga iyo shisheyaha sharadbaa inooyaal waaisugushubeyna kafaidesta turkiga intu isuguyeray arday hadana dhamaden kana aamusay kulow qabo xalane ani haiqaban waliba wadanka guduhis magac xiro melatari kiimelatarina maxaadiday santirasho shati lagusibay roble inusiba fudud kilasocday cabdulahi yuusuf cali gedi uu udhibo dhab iyo dhel baa imaneyso

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha kuu naxariisto awoowe abwaan dhoodaan wax badan soomali waad la hadashay

  • @anascabdirizaaqmacalin8540
    @anascabdirizaaqmacalin8540 7 ปีที่แล้ว +12

    ilaahay ha unaxriisto naxariis waasac aha qabrigana Allaha u nuuriyo abwaanka Qaryaan cabdulaahi macalin dhoodaan

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 6 ปีที่แล้ว +3

    wale ninbuu ahaay alaha unaxarista

  • @Kooreeye1
    @Kooreeye1 10 ปีที่แล้ว +5

    Salaamu Caleykum, Saaxib Xasan Axmed waad ku mahadsantahay muuqalkan Dhoodaan, laakiin muuqaalku wuu kala dhimanyahay, ee qaybtii kalee Dhoodaan soo geli in Shaa Allah, wali wuu socdaa muqaalkuye.

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  10 ปีที่แล้ว +3

      salaama caleykum
      Nasib daaro muuqaalka badhtamaha cajalada ayaa xun oo codka lama maqlaayo

    • @ugaasbadri5265
      @ugaasbadri5265 4 ปีที่แล้ว

      @@JabuutiTV waa runtaa

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 ปีที่แล้ว +1

    "Ummaddii falaadxumo taqaan; bari haddaan fiirsho,
    Allaylehe inaan foorarshaa; waa fariidnimo." Meerisyadii uugu horreeyay ee afka abwaan Cabdillaahi Macallin Dhoodaan ka soo baxa.
    "Adigoo miciyo dhuubanoo; dacawo dhoosheed leh,
    Dhiilkii nin qaadaba maxaa; dhalada kaa saaray." 😂😂

  • @caaqilyaremedia7835
    @caaqilyaremedia7835 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha,unaxariisto

  • @sahrahusseinahmed3688
    @sahrahusseinahmed3688 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha U naxariisto

  • @ibraahimchannel7724
    @ibraahimchannel7724 5 ปีที่แล้ว +14

    masha allah alle higmad woow siiyay, allow janada fardowso geey aaamin

  • @faarahrobleadan9934
    @faarahrobleadan9934 7 ปีที่แล้ว +3

    wallee wuxuu aha a abwaan dhab ah alle ha unaxaristo

  • @alidhoodhe4975
    @alidhoodhe4975 8 ปีที่แล้ว +6

    ab-waan dhoodaan alle how naxariisto

  • @cabdisalaancabdi3006
    @cabdisalaancabdi3006 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto

  • @muniircaaqilka9470
    @muniircaaqilka9470 7 ปีที่แล้ว +5

    ale hakuu naxariisto ader qali

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 7 ปีที่แล้ว +5

    kkkk dhoodan run buu sheegay,geel Jire waa hami weyn yahay. Bartire oo dhan waa in uu geel Jire noqdaa,beeraha Isaga tagaa

  • @mahadkaran4736
    @mahadkaran4736 7 ปีที่แล้ว +5

    amiiin amiiin amiiin

  • @anascabdirizaaqmacalin8540
    @anascabdirizaaqmacalin8540 7 ปีที่แล้ว +3

    qaryaaan kama dambaynine ilaahoow unaxariiso qaryaaan dhoodaan

  • @abdullahiabdullahi834
    @abdullahiabdullahi834 5 ปีที่แล้ว +4

    Illahoow kunaxariiso amiin yarabi

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow kuu naxariiso abwaan Dhoodaan.
    Waxaan aad u jeclahay jacburrada uu tiriyo.

  • @abdilahiiskalaaji5248
    @abdilahiiskalaaji5248 5 ปีที่แล้ว +5

    dad jilicsan ayaa waraysanaya abwaanka sheekooyinka macmacaan ee uu ka sheekaynayo ayay ka kala jarayaan suaalo ay waydiiyaan iska daayoo

    • @DonKako
      @DonKako 4 ปีที่แล้ว

      ”Dadka jilicsan” ee aad sheegtay marka koobaad waxay la baxeen dhamaan qarashka:
      1- abaabulkii iyo safarkii abwaanka
      2- soo dhaweyntii iyo dajintii abwaanka
      3- jiifkii iyo raashinkii abwaanka
      4- wareysigii iyo ka duubistii abwaanka...
      Marka labaad waxay kala yihiin :
      Wariye Maxamed Daahir oo 40 sano RTD iyo BBC u soo shaqeeyay.
      Cabdalle Xaaji Cusmaan oo ka mid ah ragga faro ku tiriska ah ee gayiga soomaaliyeed suugaanteeda wax la ga weydiiyo.

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 ปีที่แล้ว +3

    AUN Abwn Dhoodaan

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay haw naxariisto

  • @zahramahamoud5820
    @zahramahamoud5820 6 ปีที่แล้ว +4

    Alla haw naxaristo aaamin aaamin

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 2 ปีที่แล้ว

    Waraysi xumada wax badan ayaa laga faaiidilahaa hadii weriye fiican hello

  • @mahadabas8490
    @mahadabas8490 4 ปีที่แล้ว +1

    Eebe how naxariisto janatul fardowso haka warabiyo

  • @TARBIYATALEEM
    @TARBIYATALEEM หลายเดือนก่อน

    Ninka war waraysanayo maxaa ka si ah (ninka dhanka aqalka fadhiya

  • @tasliimmaxamood4458
    @tasliimmaxamood4458 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhoodaaan

  • @ustaadbilalosmaniman572
    @ustaadbilalosmaniman572 6 ปีที่แล้ว +1

    dhoodaan Eebahy ha u naxariisto...

  • @alhur687
    @alhur687 4 ปีที่แล้ว

    Ninkii doonaaba ha hadlee xaqiiqdu Allay marti u tahay.

  • @nrsfe1790
    @nrsfe1790 3 ปีที่แล้ว +2

    Alla ha u nxariisto abwaankeena

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 5 ปีที่แล้ว +3

    Allahaa unaxaristo abwaan wayn ayuu ahaa

  • @hannahaaroun7241
    @hannahaaroun7241 8 ปีที่แล้ว +15

    dhoodan Allah haku naxaristo Amiiin Amiiin Amiiin Amiiin

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah yarxama raaximin

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow kuunaxariiso

  • @Balaashaan-burcaawi.
    @Balaashaan-burcaawi. ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto abwaanka

  • @abdiwaliomar6350
    @abdiwaliomar6350 6 ปีที่แล้ว +6

    Wariyahan Wax badan Ayaan arkay wareesiga sida uu abwaanada udhageesto maxuma lkn marka abwaanka mawduucii ka baxo sida uu ugu soo celiyo waxaa ka yara muuqato xogaa ixtiraam Dara ah ama aqoon xuma ah

    • @noordiinhussein5639
      @noordiinhussein5639 6 ปีที่แล้ว

      Abdiwali Omar walaal waa runtaa qeybta hore ayaan Ku arkay .koley wuu iska badali doonaa

    • @hassanahmed-bg6me
      @hassanahmed-bg6me 5 ปีที่แล้ว

      Exactly wll wan kula arkay wlhi

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 5 ปีที่แล้ว

      waa aqoon xumida haaysata soomalida dhamaan dadka hada saxaafada ku jira keligii maaha, masaarida ayaa lamida iyaguna oo warka dadka ku celiya su'aashana ka jawaaba

  • @sharmakefarrh324
    @sharmakefarrh324 8 ปีที่แล้ว +3

    ilahay haa oo naxaristo

  • @أجلسحديقة
    @أجلسحديقة 5 ปีที่แล้ว +3

    Ayeeyo waxay soo kaxesaday wiilked wiil uu dhaley isagoo aad uyar markuu xoogabay uu wax qabad noqday beetiri hooyadii wiilka dhashay hebelow waan ubaahanay wiilkey anigaa dhalnay ee noosoo kaxee ninkii waa orday makuxisabtamin iney hooyadii isaga sookorisay hadana wiilkis soo korisay hadana iyada uu kaxigo wixii laga rabay isaga kaga filan yahay isagoo ufikirin kana fiirsan ugeenay wiilki hooyadisii wey ooyday markaasey tiri aala reer axmed haleeygu soofirsho mudo markey ooyesay ileen3reerka axmed beey kulahed oo usokey ayna dhashay axmadkii beylabaxday oo dhintay iyadaa kuwil weysay

  • @ABDIRIZAKSUGULLE
    @ABDIRIZAKSUGULLE 3 หลายเดือนก่อน +1

    رحمه الله رحمة واسعة آمين

  • @ustaadbilalosmaniman572
    @ustaadbilalosmaniman572 6 ปีที่แล้ว +3

    dhoodaan Eebahy ha u naxariisto...

  • @Mustaf143
    @Mustaf143 2 หลายเดือนก่อน

    Alla ha u naxariisto aamiin Aamiin Aamiin

  • @ahmedwali7346
    @ahmedwali7346 5 ปีที่แล้ว +3

    رحمه الله

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 11 หลายเดือนก่อน

    Alle Hakuu Naxasiito

  • @cabdifaseex2526
    @cabdifaseex2526 3 ปีที่แล้ว +1

    Taariikhdii cabdulaahi macalindhoodaan

  • @awilyusuf6553
    @awilyusuf6553 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow kuu naxariiso oo qabriga kuu waasici

  • @ajeermuntaseer4977
    @ajeermuntaseer4977 8 ปีที่แล้ว +5

    ilahay ha unaxaristo

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +1

    Eebe naxariisti jano ha kaa waraabiyo

  • @khadarkartik4567
    @khadarkartik4567 3 ปีที่แล้ว +1

    Alow unaxariso

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Cunugii shaqar ooyin sameyn cabitanka biyaha qaboow iney cabin hooyadis ilen qurbaha waxa kumaqalnay inlesku qalo ciyalka hadey kugu weynadan calosha dhexdeda