ikhyaar hassan
ikhyaar hassan
  • 5
  • 65 610
Dhoodaan Galaalxoor
sedex geesa sagaal kala gudaan kugu gabax siine adigoon ujeedada ganbiyin taa hadaad garato
มุมมอง: 2 538

วีดีโอ

somali iyo sayidka
มุมมอง 1226 ปีที่แล้ว
doofaarkaad qalaysaan sokama dikhootaan
faylasuuf dhoodaan
มุมมอง 63K6 ปีที่แล้ว
dhugtan gooni maadha gololo jeedal sedex geese sagaal kala gudaan kugu gabax siine
Abwaan ikhyaar gobaygii caalim tuug ama cibaaro
มุมมอง 2296 ปีที่แล้ว
Abwaan ikhyaar gobaygii caalim tuug ama cibaaro
Abwaan ikhyaar hassan waa gabay cusub wadani ah 08 04 2010
มุมมอง 1276 ปีที่แล้ว
Abwaan ikhyaar hassan waa gabay cusub wadani ah

ความคิดเห็น

  • @ubuntuafrique5802
    @ubuntuafrique5802 20 วันที่ผ่านมา

    Allah ya Arhama Rahimeen

  • @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
    @ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli 23 วันที่ผ่านมา

    Qadaw kkk 😢😢😢 wa runti ilah kuu naxarisay

  • @daahirgurbiye8275
    @daahirgurbiye8275 3 หลายเดือนก่อน

    Allaylaha abwaanku wuxuu yidhi'' ubo oo uu kala jeedo jowxo Aadbaan uga xumahay

  • @HamzaAdam-p6r
    @HamzaAdam-p6r 3 หลายเดือนก่อน

    Galaal xoor 2007 ogaydeenka markuu runta usheegayy vediogii way tuureen😢

  • @SadiiqHassan-q8p
    @SadiiqHassan-q8p 3 หลายเดือนก่อน

    Marxuunka ale haun haudanbi dhaafo 11sano kahorbuu dhintayr

  • @Animx185
    @Animx185 4 หลายเดือนก่อน

    50:17 cabdila raagaha ma nin jiree mise wayska awaal

    • @daahirgurbiye8275
      @daahirgurbiye8275 3 หลายเดือนก่อน

      Suugaan yahan caan ahaaa buu ahaaa qof aan garaneyni ma jiro

    • @Animx185
      @Animx185 3 หลายเดือนก่อน

      @@daahirgurbiye8275 mahadsanid wll

    • @Qoojecabdi114
      @Qoojecabdi114 หลายเดือนก่อน

      War saaxiib Cabdulle Raage waa caan waa ninkii Raadiyow Muqdisho imtixaanka abwaannada u joogi jiray. Heeso badan iyo gabayo badan ayuu leeyahay.

  • @Animx185
    @Animx185 4 หลายเดือนก่อน

    46:50 wey cidhibsataa gabadhu waa curyaan aa 😂😂

  • @khadarsuun4090
    @khadarsuun4090 6 หลายเดือนก่อน

    Eebe haw raxmado abwaanka

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 6 หลายเดือนก่อน

    Heaven

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 6 หลายเดือนก่อน

    Absolutely

  • @LAYLAYaasin-qy4ez
    @LAYLAYaasin-qy4ez 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariiso wax aan kutil maamo garan mahayo abwaan cadbilaahi macallin dhoodaan

  • @mohamedabdulahi6324
    @mohamedabdulahi6324 7 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar. Runti waxa dhihi kraa waa qasnajigii sugaanta Alxmd in bdan 80/100 waa fhmaya Afsoomali ayuu af somali kle ku turjumaya cajiib

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 หลายเดือนก่อน

    Geylame ama Halgame( Halgan Waxey Kutaal Hiiraan ).

  • @Maxamednunexassan
    @Maxamednunexassan 9 หลายเดือนก่อน

    Ninka hesta kudhiibe wuku qalde awowga lagub

  • @Maxamednunexassan
    @Maxamednunexassan 9 หลายเดือนก่อน

    Kac gardaadi lama yidhah xaaduq gaamuray

  • @Gamourjr
    @Gamourjr 10 หลายเดือนก่อน

    Galaal xoor

  • @abdallahassan5174
    @abdallahassan5174 10 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariistee muxuu luuqada yaqaanay

  • @cabdiahmed582
    @cabdiahmed582 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto

  • @abdisalanadan6226
    @abdisalanadan6226 10 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto abwaan dhodan

  • @inahadi7785
    @inahadi7785 10 หลายเดือนก่อน

    Ey duur gala timo gufii way ka go ayaan .iyo dabeecaduse kama guurto iyo qoonjafkuu qabaye

  • @abdullahiabdi360
    @abdullahiabdi360 ปีที่แล้ว

    Asc walal qaaliya Ikhyaar xassan aad baad umahadsantahay waxaad samaysay dadaal aad uqiima badan oo lagutoosinkaro xadhkaha siyaasada ee isku Murgay, iyo kuwa dhaqanka iyo Suuyaalka ee kalago'ay

  • @aminahajiahmed5301
    @aminahajiahmed5301 ปีที่แล้ว

    Abwaan Allah unaxarriisto

  • @CabdiRuush
    @CabdiRuush ปีที่แล้ว

    Ilaahow kuu naxariis0

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว

    Khasnadi sugaanta Afsomaliga dhoodaan Ku ilaawi mayno ,murtidadiina waa in dugsiyada Lagu dhigo si an afkeenu ulumin Una Aradin,Allahu yirxam❤

  • @ahmedainte-eq3hn
    @ahmedainte-eq3hn ปีที่แล้ว

    Alaha unaxariisto wax badanbuu soomaali usheegay macalin dhoodaan wuxuu ahaa ninka koobaad ee ugu xigmadbanaa inta afsoomaaliga kuhadasha

  • @Clahi.fana23
    @Clahi.fana23 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto qoryaan Dhoodaan

  • @fuaadsulub2463
    @fuaadsulub2463 ปีที่แล้ว

    Allah haw naxaariisto abwaan dhoodaan

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 2 ปีที่แล้ว

    Waryaaa ma garatay,💯 Adeeer ma garatay. 💯 Allow kuu Naxariiso abwaan dhoodaan 🤲🤲

  • @Axmed-Yaasiin
    @Axmed-Yaasiin 2 ปีที่แล้ว

    "saddex gees sagaal kala guddaan kaaga gabaxsiine." 9:47, ummaddayduna ima taqaano. axyaa dhoodaan...!

  • @xudayfemaxamud5011
    @xudayfemaxamud5011 2 ปีที่แล้ว

    Masha

  • @kingofsnepar4928
    @kingofsnepar4928 3 ปีที่แล้ว

    My father dhoodaan runti wuxuu ahaa nin tarikh dheer kulaha gayiga Somali region 🥺🥺🥺🥺

    • @geeljecel5621
      @geeljecel5621 2 ปีที่แล้ว

      allaha unaxariisto

    • @geeljecel5621
      @geeljecel5621 2 ปีที่แล้ว

      qaryaan dhoodan waxuu ahaa nin jilib u ah somaali

  • @hassanfarah7056
    @hassanfarah7056 4 ปีที่แล้ว

    Kac gardaadi wiil lama yiraa xaaduq gaamurraye, in uu gumuradiisi dhaxlaa looga baqayaahe Kama yara hogaan gobannimo gaasa bixintiise.

  • @hassanfarah7056
    @hassanfarah7056 4 ปีที่แล้ว

    Marxuumka haloo duceyo wuxu ahay oday dhaqan yaqaan ah oo naga baxay hana laga faa'iideysto. Sidookale magaca Abwaan ee uu asagii diiday Yaan loogu yeerin ee Qaryaan ugu yeera.Rabbi naxariis waarta ha siiyo qabrigana ha wasiciyo

  • @laugh-f3b
    @laugh-f3b 4 ปีที่แล้ว

    Caadi ma ahan abwaanku

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว

    Garyaad banaaniyo adoo taagan gabayooxa Gabaad dhaxanta kaagama noqdaan geeda kaa fogo’e Wax gur guuranaayo ma jilo goodir boodadiiye Nina goroyo iiguma sawiro garigii yuubnaaye Gabsastayba nagu leeyihiin geel ka xoog badane Qaryaan Dhoodaan

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto Abwaan Dhoodaan waa gabay ka mid ah gabayada ay adagtahay in la fahmo.

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว

    Eebe ha kuu naxariisto