Ala kariim maanta wuxu helay abaalkisi Intu hargysa tegay ayuu ka waramay dhagarti iyo sidu dad soomaliyeed ugu xasuuqay isir iyo qabiil kaaso kale bay geesi u yaqaanin wax magaratafu Ilaahow yaa maanta dib uso mooleya ha idiinka warame Dhiigi islaamka iyo biri magaydada U galay wuxu kala kulmay Isaga afkiisa ka qirtay o yidhi daarood markan laynaay hargysan hubka kasoo daldali jiray weliba qosol buu ku datay Xitaa ma qoomamaynayn Ee wuu ku raaxaysanayay Allh caadila oo aan lalush qaadanayn Oo cidna u eexanayn oo looyar laga qabsanayn Ayaad la kulantay wuuna ku filanyahy daaalimiinta marku qabto Maaanta isaaq iyo hawiye midna kuugu imaan maayan qabriga Kaamana war qabaan waxad la kulantay Mid kasto waxas oo kale sameyay ama darood ha moqdo ama isaaq ama hawiye Wuui helaya abaal marin u qalanta iyo cadaab
Siyaad barre Morgan Axmed saleebaan dafle Gaani Faqashtaa Mujrimiinta ah dhiiga islaamka ee soomaaliyeed bilaa sabab ku daadiyay ee xasuuqay mid ka qoomameeyay oo qirtay inuu khalad ka galay dadkaa uu xasuuqay majirto midkastaa wuu isla saxsanaa wixii dhintay iyo wixii nool ba Dadka ay isku beelaha yihiin ee laga yaabo inaad adigu kamid tahay waxaad utaqaanaan geesiyo Adeer General galaal mujaahid weeye xaq baanu ku Dagaalamayay dambi lagu cadaabana muu gelin Allah ha unaxariisto 🦁✌🏽
Waa runti general allah yarxamo dhad kii reer dire dawa kuu noola siida wey oo sheegen 2 week wey ciidan kaa somalido outside dire dawa bilaa rasheen kuu axayen ay reer badiye sitti raheen xoolo ugu qalijiren
General Galal is a national hero. He is the most patriotic hero somalia ever had!!! He lived with honour and will die with honour. He indeed a noble man! His critics let them die with their envy and hatred.
JANARAAL MAXANED NUUR GALAAL OO KA SOO JEEDA BEESHA HABAR CEER OO DAGAALAMEY WAXAA LAGU DILEY DAS BADAN AYAAGA IYO WIIL DHALEEY CABDIRAXMAN ASAGOO AROOS KA JIREY AYAA LAGU DILEY AYAAGA IYO XAASKIISI IYO NUUR GALAAL WAAN KA JACSIINATA A.M.SALIM CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFAARADA USA SHINGAANI MUQDISHO
Afwayne allaha unaxariistii doqonimadiisii halka uu qabyaalad ka gaaray ciidankii cirka oo dagaalamayaa ninkii ayuu barashadii dog fighting kii u diiday qabyaalad awgii . Yap!
Ninba dhan u badi. Soomaaliya nin ka reer badan Waa jirey laakiin General Aqoon iyo Khibrad ku gaarey Cali Samatar Ma jirin. Markuu dhintey ciddii nool Waxay doonaan ha noo sheegeen. General Galal Dagaalka Sokeeye intuu socday ha nooga Sheekeeyo.. Waagii Ciidan Somali dhisnaa inkastoi ragii hore uu ku jiray laakiin cidna Wax ma Weydiin jirin.
Who watching 2023 ☝
2024
Best General in somali
Mohamed nuur Galaal alaah rabilcaalimiin ha u Naxariisto aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin
////
Yaa daawanaya 2024
Maanta miyaad daawan Ramadan?
Ala kariim maanta wuxu helay abaalkisi
Intu hargysa tegay ayuu ka waramay dhagarti iyo sidu dad soomaliyeed ugu xasuuqay isir iyo qabiil kaaso kale bay geesi u yaqaanin wax magaratafu
Ilaahow yaa maanta dib uso mooleya ha idiinka warame
Dhiigi islaamka iyo biri magaydada
U galay wuxu kala kulmay
Isaga afkiisa ka qirtay o yidhi daarood markan laynaay hargysan hubka kasoo daldali jiray weliba qosol buu ku datay
Xitaa ma qoomamaynayn
Ee wuu ku raaxaysanayay
Allh caadila oo aan lalush qaadanayn
Oo cidna u eexanayn oo looyar laga qabsanayn
Ayaad la kulantay wuuna ku filanyahy daaalimiinta marku qabto
Maaanta isaaq iyo hawiye midna kuugu imaan maayan qabriga
Kaamana war qabaan waxad la kulantay
Mid kasto waxas oo kale sameyay ama darood ha moqdo ama isaaq ama hawiye
Wuui helaya abaal marin u qalanta iyo cadaab
Siyaad barre
Morgan
Axmed saleebaan dafle
Gaani
Faqashtaa Mujrimiinta ah dhiiga islaamka ee soomaaliyeed bilaa sabab ku daadiyay ee xasuuqay mid ka qoomameeyay oo qirtay inuu khalad ka galay dadkaa uu xasuuqay majirto midkastaa wuu isla saxsanaa wixii dhintay iyo wixii nool ba
Dadka ay isku beelaha yihiin ee laga yaabo inaad adigu kamid tahay waxaad utaqaanaan geesiyo
Adeer General galaal mujaahid weeye xaq baanu ku Dagaalamayay dambi lagu cadaabana muu gelin Allah ha unaxariisto 🦁✌🏽
Waala Shirqoolay. Libaaxan Somaliyeed.
in shaa allah asago kale iyo kasifican ayan ilahay karajenayna
Mujaahid buuu ahaa Allow kuu naxariiso
Ducaale ninkaan.
Ilahay Galaal karaan.
Halkaas buu ka bariiqdey war beentaas oo kale sheega waligiin ma argteen.
Alle ha u naxariisto general galal gacan ka xaqdaran aa dishay
Aamiin aamiin aamiin
Watching 2024 🥺 ale ha u naxrsito sareeye gaas Maxamed nuur galaal
Mahadsanid janeraale allah kunaxariisto waan ka adkaan doona xabashida dunidaan intee jirto dhulkeena waaka socelindona ninba waa maalinti
Allah ha u naxariisto mujaahidkan uu farmaajo gawracay
🤔🤔
Adeer qaybtan waa tii 4aad tobaadkii hore baad soo geliseene wax cusub ma haysaan , qaybtii ugu danbaysay soo geliya dee liibaane
walaal malaha ducaaloo sarqaasan iyo galaal oo dhamen suuliga lageeyo yaad wax kasugeysaaa sory
anigu.waxaan.ahaa.ragii.barbara.galay.ninkani.waabeenaale.siyaad.barena.nin.adagbuu.ahaa.odaygan.waa.inlaxidhaa.
Ismail Ali kkkkkkkk Barbara Mxd ka galaysay ind adigu qaldanthy mgladad gashay ba cadeyn u ah
Siyaad barre wuxuu baday soomaali Ilaahay ciqaabteeda ha mariyo
waad kuzoo celizeen khaybtii weakgii horee dib ugu noqda
Allow kuu naxaristo Waxaad aheyd Hero🇸🇴🙏
Alh uanaxariisto jantul fardowso alh ka waaribye
Waa runti general allah yarxamo dhad kii reer dire dawa kuu noola siida wey oo sheegen 2 week wey ciidan kaa somalido outside dire dawa bilaa rasheen kuu axayen ay reer badiye sitti raheen xoolo ugu qalijiren
Allah unaxariisto
allah how naxaristo aameeen aameeen
To slow liibaxyo isagookale manoohareen ilaallahy ha unaxariiste
Hawiy hore u socda
Alle ha kuu naxariisto general one of a kind baad ahaydeen.
Ilahay ha u naxariisto janaral galal
Dhaga wayne❤
nin liita waa kaa qasaaro
Wallee aakhiro xisaab ayaa taalla ama jeneraal sheego ama geesi hawiyana aakhiro looyar kuuma noqonayo
Faqashtii iyaguna halkay ilaahay ka gelayaan?
General Galal is a national hero. He is the most patriotic hero somalia ever had!!! He lived with honour and will die with honour. He indeed a noble man! His critics let them die with their envy and hatred.
Been baad Sheegtay He was not a hero man..Laciif Fuleey Ah ayuu Ahaa...thanks.
Subxnlh 83 sargaal ayaa micno daro loodilay alle mohmed siyaad xasi saneee wlee asiga iyo rbi waxey kala helan ayey leyihine
Rabbi baa runta og, Ciddi raggaa disheyna iyo kuwii shirqoolayna Isagaa ka Jaazeyn
Waxaad shaqeysatey ayaa kaaga horeeya aaqiro
Generaal Ciidamadiisa u daran oo wax aan macno laheyn ku toogta ayuu ahaa
Ma xumeen siyaad bara inaad aridaan balsa maxaad sameeysay kolkaad arideen
2024 who is watching
Ilahay ha unacariisto
Halyeey soomaliyeed alle hakuu naxariisto GENERAAL MAXAMED NUUR GALAAL
Tuug hooyadii wasa ah ayuu ahaa Galaal!!!.
Askarta Kulli Dambiilayaal Ayeey Ubadnaayeen!!.
Hadslbaan oran lahaa haduu noolyahay sheekadiisa waan hayaa, laakiin Marxuun waxba ka sheegi Mayo ilaahay hawnaxariisto gacantii dishay oo ka xaq darnayd ayaa masnta dhibqabta.
Sxb bal noo sheeg ilahay ha u naxariistee
Maantuu hayaa wanaag & Xumaan, Xaq iyo Xaqdaro wuxuu geystey!!!
halgamaa ruugcadaa jenaral maxamed nuur galaal cimri dheer iyo caafimaad qab ilahay ha ku siiyo amiin
Sedex maxamed ayaa wadan kaan bur buriyay kii 4na waa ku wadaa hada Allah naga qabto
Inkastuu khibrad lahaa oo khibrad ciidano heersare ah lahaa Hadana
Qabyaaladiista xunoo Hawiye ah buu ahaa oo Daarood nacayb madax maray
JANARAAAL MAXANEF NUUR
JANARAAL MAXANED NUUR GALAAL OO KA SOO JEEDA BEESHA HABAR CEER OO DAGAALAMEY WAXAA LAGU DILEY DAS BADAN AYAAGA IYO WIIL DHALEEY CABDIRAXMAN ASAGOO AROOS KA JIREY AYAA LAGU DILEY AYAAGA IYO XAASKIISI IYO NUUR GALAAL WAAN KA JACSIINATA A.M.SALIM CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFAARADA USA SHINGAANI MUQDISHO
Maxa'ed nuur galaal hadalkiisu academic maaha .waan Soo dawaday wareysigii cabdullahi yuusuf .wareysi ka macquulsan Manan arag....
Sixitaan: Qeybtani waa isla Qeybtii toddobaadki hore.
Fadlan qeyb cusub soo galiya!
Yusuf Arush
ahmed sheikh1950@gmail.cpm:
Ahmed sheikh1950@gmail.com
Galaal wuxuu u markhaati furay muuse biixi 4:00
gallaal waad ku soo celisay ducaale
Barnamijkan dhex dhexad mahan.
somalido wa bila samir...barnaamijko maha qaybtii hore ee dawada..
Mucaaraka muqdisho
Cajiib
Afwayne allaha unaxariistii doqonimadiisii halka uu qabyaalad ka gaaray ciidankii cirka oo dagaalamayaa ninkii ayuu barashadii dog fighting kii u diiday qabyaalad awgii . Yap!
Run buu sheegay
Alla maxuu dalka kala yaqaanay general galaal
geesi somali waxaa dishay Dowladiisii
difaaci lahayd sorry
xishoodka waa iiimaanka barkii bal eeg diyaaradaha banbarka ee dagaalka ka daawada duuliye ciidankii cirka somaliya muuse biixi q,1aad iyo 2aad miyaanu dadka maskax laheeen
Kani waa xoolo dumarkana war kiisuna waa hantaatac muxuu waa gaa udhihi waayey sidan aad wax lee dahey yeeli maayo waa tuu udhega nuglaa oo wuxuu yiraahaba haye lahaaye maanta markey dhinteen buu lee yahey afweynaa sidaa iyiri iyo cali samatar baan warkiisii diidey.
Kani waa xoolo dumarkana war kiisuna waa hantaatac muxuu waa gaa udhihi waayey sidan aad wax lee dahey yeeli maayo waa tuu udhega nuglaa oo wuxuu yiraahaba haye lahaaye maanta markey dhinteen buu lee yahey afweynaa sidaa iyiri iyo cali samatar baan warkiisii diidey.
Thanks you have spoken well
Xasidnimo reb
Somali iyo africanba kursi jcylba asagood ka reebey
Aryaa kan wariye ka dhigay?
afweyne was magaciisa asagaa fasaxay hubkii Somali isku laysay
Reer abtigaa waa ku jecel yihiin.
Said barre kusheegay waxad ahayd waxa layiri said barre sarakishada yaa ugu doqonsan galal buu yiri
wuxuu run ka sheegay kacdoon shacab oo hubeysan in xamar looga saaray siyaad barre SNM iyo jabhadihii kalena itoobiya ku jireen
Qaybtan waa Qayb hore
kan janan iyo sarkaal midna umaqalmin ,wuxuu
waxan xusustaa dagaalkii khabaailka ka dhex dhacay somaliya shakho kuma laheyn jeneral galaal ..
.
lkn saraakiil hada dowlada u shakheeyo ayaa khabiilkii u dagaalamay noolow galaal
Haduu sheegey hargeysa iluu heystay maalintii uu dhacaayay cidmaheysan waa dowlad burburtay eyey aheyd
Odeygan qabiil baa dilooday.
Somali maheli doonto ganeraladii
Jiray xiligaaa
Waxaa la Rabey inaad ku dhimato ciidankaaguna baabo'o lkn mey noqon
Diradawa waa wada roop zided pananpa
Dadka faana kuma jiro .oo hada maxaa noo sheegeysaa .hada beenta tan kabadan maxey tahay
MARKII JIRAY, Tuugo iyo dhigyacab Mudug ka yimid madaxwayne iyo askar noqdeen ayaa waxay xasuuqeen dadkii Soomaaliyeed waxay burburiyeen dalkii soomaaliyeed. Hadii Soomaalida inteeda kale aanu is fahmin oo aan la iska qaban Reer Mudug & Puntland, dalkaan noqon maayo nabad iyo qaran.
Bcb:cabdi bile cabdi
Hayb ahaan waxaan ku hayb iyo qabiil la ahay genaral galal lakiin waxaan ku dhaliilayaa inu maxamad siyaad yiraahdo afwayne inta igu raacsan like
Aar mareexaanku somali maakabadanyihiin waa iga suaale waayo ilaahay iyo cidsoamali wixii dhacay cid wax kasheegta ma ogolaee waayaabay?!!*
nuur sharmarke
Ducaalow qashin lama wareesto.
Ninkan waad aragtaa waa doqon fulay ah. Qabyaalad iyo qurux bu kasheekeynayaa.
Runta iyo faqash laysma tuso😆
😱miyay luloonayen markay so galinayen mida labadna qof dhintay inaynu nidhano afwayne ma ficna
ha waregto girantu
Muu caayin waa naanaystiisii
Ilaahaybaa afka wayn u sameeyay isagu uma samayn
Afweyne waa neynastisi
@@moproductionsstudio402
🤣🤣🤣
Waa naanaystiisii
warso and NATO cold WOR which general 1
General Galaal, Geesi, guul guul
Ducaale qabyaalad baa wadee wuu garanayaa beenta dhagaweyne marka la soo hadal qaado wuu bedelayaa wuxuu iiga sheekee samatar iyo Morgan, gaani cuqdad iyo isaaq goormay ciil baxayaan gun gun dhashay
ahmed sheikh2950@gmailcom.
Odayku runbuu sheegay
dog fight best general knows
galaal
jananka inuu baqanayo iyo inuu cabsanyahay waa kala garan la'ahay waayo intaan waa igala qatarsanaa
90-sano ayuu ku dhow yahay.asal ahaan waa aftahan.laakiin hilmaan badan iyo gaabis maskxda ayaa ka muuqda.
best general ever lived in Somali xikmad iyo Somali isku keen duu kataliyay
General Geesi,Muwaadin ah oo runtana yaqaan iga dheh.waxay ahyd in waaya aragnimadiisa laga faaidaysto inta Amisom iyo Gabre la miciinbidaye
Beenloow!!!.
Abdulahi adaa beenlow ah. Jeneral galaal been ma yaqaan.
Sheeko dhan ka raran oo wixii xunba Xawaa leh ah
somaliland hanoolaaato my dhiigayga dhuuxayga taaariikhdaa ma ilawno
Beenta ilaahay baa kugula xisaabtamaya
Xoolo belaaya kale u yashaqaynaya
Xayawaanka yaa u sheega galaal. War dog fight ma aha ee dack fight. Saas ayuu general ku aha
Waa dog fighting isaga saxsan
Geele Geedi xataa lama qori yaqaano duck🤣🤣🤣 dog fight is correct
Timocade waa dhabar jabiye cidin kii luuqta ee dire dawa qabtay supplies oo sabotage kuu sameye
Timocade mise ciro
Abdala Abdala beenlow
nuur galaal
Ciidamadii uu Cartoxumada ku haligmay ayaa lagu eedeeyn Madaxweyne Muqdisho joogtey
p
Adeeer siyaad barre dhintaye iskada
No
General RUNTAAN kugu jeclahay.
Beenta qaawen buu dhageesanayaa odaga Madaxaa laga galey ilaa sidaas waa loo hadalaa
Mareexeen dalka halaga ilaaliyo. Sideedaba Farmaajo marka lasaaro sidii adeerkii Siyaad.
Ninba dhan u badi. Soomaaliya nin ka reer badan Waa jirey laakiin General Aqoon iyo Khibrad ku gaarey Cali Samatar Ma jirin. Markuu dhintey ciddii nool Waxay doonaan ha noo sheegeen.
General Galal Dagaalka Sokeeye intuu socday ha nooga Sheekeeyo.. Waagii Ciidan Somali dhisnaa inkastoi ragii hore uu ku jiray laakiin cidna Wax ma Weydiin jirin.