Noocyada Ugaadha Iyo Xabbad Ibraahin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @inbawaxisleh4239
    @inbawaxisleh4239 4 ปีที่แล้ว +3

    Adeero Cabdiraxman Yusuf Ducaale allee haku karaameeyo kaydka faraha badan ee aad marba noo soo gol dooxayso

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa khabiir aad ugu xeel dheer qolyaha habar dugaaga

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 4 ปีที่แล้ว +2

    Maanshallah cilmi weeye mahadsanid...boobe group

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh Allah wa aqoon aad u fiican loona baahanyahy inay dhalinyaradu bartaan

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 4 หลายเดือนก่อน

    HALDHAA IYO HALDHURE

  • @AxmedAli-gd6zt
    @AxmedAli-gd6zt 6 หลายเดือนก่อน

    Nin buka cilmi kororsoo biology la ga hadlayaa dhsqtar tag ha lagaa daweeyee cawaanimada

  • @Qowdhan99
    @Qowdhan99 3 ปีที่แล้ว +2

    sfcan

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayaad u mahadsanty aqoonyanan boobe yuusuf ducale

  • @abdikarimabshir9819
    @abdikarimabshir9819 ปีที่แล้ว +1

    Àtw

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว +4

    SOMALIDU MA UGAADHSAN JIRIN XOOLO BADAN IYO BEERO AYAY LAHAAYEEN WAA QOLOMA NINKANI ? WAA KHABIIR UGAADHEED.

    • @AANUUR1
      @AANUUR1 4 ปีที่แล้ว +2

      Somaliland maaha uun inta reerkiinu deganyahay, Inta beeraleyda ah, waxaa ka badan inta kale, Xoolaha adoo buuxa marbey abaari dhici jirtay, oo xooluhuba abaartaa raaci jiree,
      Aduunkan hay,ado is caawinayaana ma jirin, waad ku khasbaneyd inaad raadsato waxaad cuni lahayd.

    • @KosovoO-vt5gl
      @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว

      AWDAL IYO SALAL WALIGYA KUMA MAQAL WAX UGAADHSADA AQOON AHAN DADKU WAY YAQAANAAN LKN SIDA NINKAN CIDA UMA TAQAAN BAHASHA UGAADHSIGEEDANA ILAAHAY ILAAHAY DADKA MA BADIN XOOLO AYUU DADKA ILAAHAY SIIYAY KAASAY IIMAANSADAAN, ABAARTAD SHEEGAYSO HADAY DHACDO DUUD JOOGTAY KU HOREYSABA IYAGAA DAYACAN KUWA KALE GACANTABA LAGU HAYAA WAALA DHAQAALAYNAYAA.

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 4 ปีที่แล้ว +1

      ma somali ban ugadhsiga aqoon wan ku arkaya qabiil aad caydo ayad radinaysa warya taariikhda iska dawo walalow

    • @houseinabdillahiabdi8182
      @houseinabdillahiabdi8182 9 หลายเดือนก่อน

      Ninkani waa qoladiii ugaadhsan jirty sxb wanaa qabiil.caan oon xoolo.dhaqan sida dadka.kle ​@@KosovoO-vt5gl

    • @hussen1950
      @hussen1950 4 หลายเดือนก่อน

      Ninkan warkiisu waa cadyahay