100 Sano oo Geeri ah Kadib Maxaa Dhacay ! | Cuzayr | Fandhaal 48 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 157

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf ปีที่แล้ว +11

    Omar inshaar wall waxan kugu talinlahàa inaad buug qorto madama 100% vedioyadaaaada quality gooda aad usareyaaan bugaagana somali dhan way ka faaidi lahayd ❤🎉

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 ปีที่แล้ว +8

    Alx Caalaa Kuli Xaal Ustaad Cumar Waxaan Kaa codsanayaa Inaat Usoo Gudbiso Dhalinyarta Somaliyeed Appka Tarteel Ladhaho Oo Artificial intelligence Kushaqeeyo Oo Xofdiga Iyo Khaladaadka Ka Cawinaya Waa Wakhtigii Ugu Muhiimsanaa Ee Appka Aan Kahadli Laheyn Asc Ustaad

  • @khadarthalathowkhadarthala9891
    @khadarthalathowkhadarthala9891 ปีที่แล้ว +5

    سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله اكبر ولا حول ولا قوة الا بالله

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 ปีที่แล้ว +9

    First تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال 🤲 😊

  • @maxkaawialhashimi6880
    @maxkaawialhashimi6880 ปีที่แล้ว +5

    Dhinsan yihiin ×❌
    Mootan yihiin💯✅

  • @axmedzaki5101
    @axmedzaki5101 ปีที่แล้ว +4

    Aniga Cawa barmamujka waxan kadawanaya magalaada Dresden Jarmalka

  • @hubsasho
    @hubsasho ปีที่แล้ว +14

    SALLALAAHU CALAYHI WASALLAM 💞💞💞
    Maasha Allah 💛💛💛💛

  • @hajirahajiali3476
    @hajirahajiali3476 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم القيامة

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704 ปีที่แล้ว +1

    Allaahay Haw naxariisto *Cuzayr* Iyo Intii Dhimatay. Annagana Allaah Ha Nooga Daba Naxariisto

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 ปีที่แล้ว +6

    Habeen kasta wxn ku seexda codkagh shb mshllh ilahy hku xifdiyo 👏👏❤

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 ปีที่แล้ว +16

    الحمد لله الذي بيده ملكوت كل شيء وهو يجير ولا يجار عليه وهو الواحد القهار ، فله الحمد والفضل والمنه، وله الحمد في الأولى والآخرة ، وهو السميع البصير واصلي واسلم على سيدنا وحبيبنا وقرة عيوننا محمد عليه افضل الصلاة والسلام
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @ayanomar1085
    @ayanomar1085 ปีที่แล้ว +11

    Salalaahu calayhi wa salam❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mowlidziyd9111
    @mowlidziyd9111 ปีที่แล้ว +5

    Suxuur wngsn

  • @al-shaafici
    @al-shaafici ปีที่แล้ว +33

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين. ❤

  • @abdirahmanfaisal5509
    @abdirahmanfaisal5509 ปีที่แล้ว +9

    Inti muradleh ALLE ha fududeeyo🤲

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 ปีที่แล้ว +4

    صباح الخير

  • @hussenhaashihassan
    @hussenhaashihassan ปีที่แล้ว +1

    Haa waa runta waa laga xusa Germanka magalada Dresden 3 days bay duqayn cirka ah ku socotay sababta ugu wayn ee Dresden loo duminayay waxay ahayd magalada midigta fog ama ay daganayen germanka cunsuriyiinta ah iyo warshadihii hubka oo halka ku yalay dhulka lala simay

  • @maxaadpaypal
    @maxaadpaypal ปีที่แล้ว +3

    Waan Soo gaday kolkaa tidhi wallahay waan farxay sidaa noogu Hagar baxayso mahadsanid macalin omar ❤️❤️

  • @hodanahmed5431
    @hodanahmed5431 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wall lkn waqtiga soo yargaabi 15 hakbadin

  • @claahimaxamad.claahi.afgoo1080
    @claahimaxamad.claahi.afgoo1080 ปีที่แล้ว +2

    وما يهلكنا الاالدهر
    Nama Halaagayo waqtiga moyaane

  • @abdullahijamal10
    @abdullahijamal10 ปีที่แล้ว +3

    Omar sxbka dhalinta 🎉🎉😊

  • @Salim99Mukhtar-xq1jk
    @Salim99Mukhtar-xq1jk ปีที่แล้ว +2

    Soo Badi abowe xalqadahan oo kle

  • @khadarthalathowkhadarthala9891
    @khadarthalathowkhadarthala9891 ปีที่แล้ว +2

    Walaal cumar inshaar alle haku xafido alle haku barakeeyo alle haku dhawro

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akbar 😢

  • @WisZack
    @WisZack ปีที่แล้ว +1

    اللهم انا نشهد انك انت الله 🥹

  • @Engr.Duceysane
    @Engr.Duceysane ปีที่แล้ว

    تَعۡرُجُ ٱلۡمَلَـٰۤىِٕكَةُ وَٱلرُّوحُ إِلَیۡهِ فِی یَوۡمࣲ كَانَ مِقۡدَارُهُۥ خَمۡسِینَ أَلۡفَ سَنَةࣲ ۝٤ فَٱصۡبِرۡ صَبۡرࣰا جَمِیلًا ۝٥

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 ปีที่แล้ว +4

    Asc ustaad omar inshaar waad ku mahadsantahy barnaamijyada aad ka hadasho labadaada kanaal (ogaasho) iyo (omar inshar).
    waxaan kaa codsan lahaa , inaad kusoo casuunto dhalinyarada wax baratay ee jooga dalka si aan qeeyb uga qaadano dhisida bulshada iyo u jiheeynta wacyiga wanagsan,
    mahadsanid.

  • @LONGMAN66
    @LONGMAN66 ปีที่แล้ว +1

    Time-travel Haqiiq miya ustaad (wormhole) sida sheyga xawaare sare haduu kusocdo waqtiga inuu soo gabanaayo (Xawara cileyska) Sheyga cimrigiisa Constant eey noqoneyso

  • @salsabi
    @salsabi ปีที่แล้ว +2

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @azmardayib7820
    @azmardayib7820 ปีที่แล้ว +1

    Hhh sxp quranka laguma shegin bad ledahay ninkas magcis wa cuzyr wa kala hadlysa😮

    • @oinshar
      @oinshar  ปีที่แล้ว

      ninka 100 sano dhinsanaa in uu cuzayr yahay iyo in kale ayaanan la hubin .. lkn magaca ninka cuzayr ah qur'aanka waa lagu sheegay ..lkn in uu yahay ninkaas iyo in kale allahu aclam .

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid ustad

  • @hassan.keykey783
    @hassan.keykey783 ปีที่แล้ว +1

    الحمد لله على كل حال

  • @ayubabdullahi6993
    @ayubabdullahi6993 ปีที่แล้ว +1

    اللهم اننا نسألك توبه قبل الموت وراحة عند الموت ورحمة بعد الموت

  • @fatinamahadahmed2904
    @fatinamahadahmed2904 ปีที่แล้ว +1

    M.a channelkan manta igu horeysa...ogaansho kugu ogaa...kliya omar🎉

  • @mawliidahmed3883
    @mawliidahmed3883 ปีที่แล้ว +2

    cumar inshaar waxaatahay wiil waxbadan la socda waxaan ku dhagaysanayay mudodheer

  • @Shaaribbo
    @Shaaribbo ปีที่แล้ว +1

    Cumarow walaalle malaga yaabaa in mar uun uu qof waaya arag ah uu barnaamijkaan marti kuugu noqdo?

  • @khadarthalathowkhadarthala9891
    @khadarthalathowkhadarthala9891 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 ปีที่แล้ว +1

    dee waa Hargaysa oo kle oo dhulka la dhigy maanta way camiran thy

  • @lhamlaham432
    @lhamlaham432 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah Mahadsinid walal cumar inshar jazakallah qeer ❤Mar mar badan Ayaan Is weydiin jirey Ayaadan waxay ka turjimiso lkn manta ayaa ii Cadatey waxay ka turjimiso Masha Allah markan isku firiyey Asxabal kahaf iyo Ayaadan iskuma eeko lkn markan maqaley wan so xasuustey ayaada qufkey kahadleyso 😊
    يقول الله تعالى في سورة البقرة: (أو كالذي مرّ على قرية وهي خاوية على عروشها قال أنّى يحيي هذه الله بعد موتها فأماته الله مائة عام ثم بعثه قال كم لبثت قال لبثت يوماً أو بعض يوم قال بل لبثت مائة عام فانظر إلى طعامك وشرابك لم يتسنّه وانظر إلى حمارك ولنجعلك آية للناس وانظر إلى العظام كيف ننشزها ثم نكسوها لحما فلما تبين له

  • @nurgibin4843
    @nurgibin4843 ปีที่แล้ว +1

    100,000 sano hdd qabri ku jirto soma caajisaysid kulahaa😂

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 ปีที่แล้ว +2

      Marka aad sexato wakhtiga miyaad dareenta ? Marka dhimato isla marka adoo jooga qiyamaha soo kacee

  • @ihousseinkahin126
    @ihousseinkahin126 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 ปีที่แล้ว +3

    Wad ku mahad santhy🥰

  • @abdulwahabhasan3239
    @abdulwahabhasan3239 ปีที่แล้ว

    Sxp dad maxkaxda kajiran waxba uma Sheegaysid ee si dhibyar Qisada kusheeeeg wixiiiba Sheekaad kudishay. kadaran Eray kasta 2, 3 jeer baad kusoo celinysaaaa

  • @ayubabdullahi6993
    @ayubabdullahi6993 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه أجمعين

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow ปีที่แล้ว

    Cusayr Qur'aanka waa lagu sheegay suuratu Tawba aayadda 29aad.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 ปีที่แล้ว

    Hadalka iyo mowduuco qiimo ma yeesho hadaanu laheyn, bar bilow iyo bar dhamaad,

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

    Dresden Germany manta siday thy hda aragto waligeda dhib kadhacday isma dhahaysid

  • @nassermohamed9525
    @nassermohamed9525 6 หลายเดือนก่อน

    Saxiib waad fiicantahay lakiin tabiga aad kahadlayso waad kabaxday 10 tusale oo bahinaya dhagaysdaha hakabixin

  • @xaydarofficial1544
    @xaydarofficial1544 ปีที่แล้ว +2

    Alx Allhal ku sharfo macalinkyga Noloshow Guuleyso wll

  • @sadamhusein9253
    @sadamhusein9253 ปีที่แล้ว

    Barigii dagaaladii sokeeye ay hargaysa ka socday ayaa muadan masaajid uu gataal ku dhacay illahayna ma dilin koomo ayuu galay mu.adankii
    Dabadeed dhakhtarka hargaysa ayaa la geeyo
    2 cisho ka bacdi ayaa koomadii ka soo baxay
    Isla markii uu soo toosay ayuu eedankii ku dhuftay isagoo isleh yaanay wakhtigu ku dhaafin

  • @mahadbashiirahmed5501
    @mahadbashiirahmed5501 ปีที่แล้ว +1

    Sheka daan flim hindi ah kudaawadey waraa ileen galada weynaga cilmi badan yihiin

    • @Samaaletv
      @Samaaletv ปีที่แล้ว +2

      Maya ee waa jaahiliin

    • @Sirkhader
      @Sirkhader ปีที่แล้ว

      Inagama Cilmi badnee si khaldan Ayay u fahmeen sidaasay views iyo lacag uga raadinayan

  • @merzaanlii6209
    @merzaanlii6209 ปีที่แล้ว

    Wlhi omar waxaad tahay qofka 2 waad aan ugu jeclahay walaal ugu codka macaan waxaan jeclaan lahaa inaad marwalbo inaad soo diyaarisid qisooyinka nabiyada iyo saxaabada

  • @Mrtimo120
    @Mrtimo120 ปีที่แล้ว +1

    اللهم صل وسلم وسلم على سيدنا محمد

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +2

    Horay u soco walaalkay Omar inshar 🥰

  • @maxamudilyas1337
    @maxamudilyas1337 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @ayanomar1085
    @ayanomar1085 ปีที่แล้ว +3

    Allahuma AMIIN

  • @shaisakhalief4537
    @shaisakhalief4537 ปีที่แล้ว +1

    Mar walbe wan is waydiiyaa toloow malaga yabaa in somaliwayn o mida aad aragto inta nooshahay
    Waxaan rajaynayaa gobolkayga o calanka somliyeed kataaganyahay in aan arko

    • @salmaansomali5789
      @salmaansomali5789 ปีที่แล้ว

      Haa Insha allah soon haday ugu dhawsahay lakin ogow qofka lasugaayo waa adi lakin adiga ayaa isasugaayo ee toos

  • @mustafNune
    @mustafNune 28 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabukar8964
    @mohamedabukar8964 6 วันที่ผ่านมา

    الله اكبر● ان الله علي كل شيءٍقدير

  • @abdiazizhassan6450
    @abdiazizhassan6450 ปีที่แล้ว +1

    عمر إنشار الله يحفظك

  • @ayaanmohamad6015
    @ayaanmohamad6015 ปีที่แล้ว +1

    Asc habo cumer aad Baan uga heley dhiiri galintaada wax badana wey ka badaleen nafteyda hore usoco habo

  • @NajibHassan-rg2wh
    @NajibHassan-rg2wh ปีที่แล้ว +1

    Wllo Akhariyo adunba libaan waxad noso gudbisa wax naa anfacaya Akhariyo adunba

  • @khadartoosane7677
    @khadartoosane7677 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan kariim

  • @shadiaabdalla8982
    @shadiaabdalla8982 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaah Khayr

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 ปีที่แล้ว +1

    Ok waxa jira nin laba kunoo sano nool wali aan dhiman sideena cuna caba seexda sootosa si maalinle ah bal hadaba inshaarow ninkaas dadka isagana ogasoo sheeke nin caqli badan ayaan kuu aqaane

  • @hajirahajiali3476
    @hajirahajiali3476 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @jamiilaheybe4329
    @jamiilaheybe4329 ปีที่แล้ว +1

    إنهم يرونه بعيدا ونراه قريبا ❤

  • @cumarmxmd
    @cumarmxmd ปีที่แล้ว +2

    الله اكبر كبار ❤❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa.Allah ustaad soo badi muuqaalada noocan oo kale mahadsanid🥰

  • @Moha57959
    @Moha57959 ปีที่แล้ว +1

    wcs jazakalaah kheyr wll

  • @eidbudin9062
    @eidbudin9062 ปีที่แล้ว +1

    Wcs waraxmatulahi wabarkatu

  • @abdirizaqmuhudinabdimuse264
    @abdirizaqmuhudinabdimuse264 ปีที่แล้ว

    Qisoyinka time dheer ay qadanayan

  • @abdirizaqmuhudinabdimuse264
    @abdirizaqmuhudinabdimuse264 ปีที่แล้ว

    Data an kufirsado mahyo bro sokob

  • @kamadagecadde3589
    @kamadagecadde3589 ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم

  • @AdnanSaami-gp2qp
    @AdnanSaami-gp2qp ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤masha allah❤❤❤❤❤Ramadan kariim❤❤❤❤

  • @nanorproman8226
    @nanorproman8226 ปีที่แล้ว

    Mahsanid walal

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 ปีที่แล้ว

    Nabi cusayr cs

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 ปีที่แล้ว

    ALLAHU AKBAR

  • @bukhaari66
    @bukhaari66 ปีที่แล้ว +1

    thanks ustaad omer

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

    مشالله تبارك الله

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 ปีที่แล้ว

    Thank you very much..

  • @Baxwalmoha
    @Baxwalmoha ปีที่แล้ว +1

    Thanks 👍😊

  • @myahye4057
    @myahye4057 ปีที่แล้ว

    Asxaapu kahfi soo samey

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 ปีที่แล้ว +1

    Qiso aad u macaan

  • @spiderfilmsvlogs3342
    @spiderfilmsvlogs3342 ปีที่แล้ว

    Walugu shegay waa cuzeyr

  • @Samalehbarkhad
    @Samalehbarkhad ปีที่แล้ว

    Sheekadii filmaanta

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 ปีที่แล้ว

    Haa mafoga in shaa allaah 2055

  • @RamlaCabdixamiid-lr4tn
    @RamlaCabdixamiid-lr4tn 9 หลายเดือนก่อน

    Ayeeyadey iiga shekeyn jirtey lkn khiyaali umalayn jirey

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 7 หลายเดือนก่อน

      subxaan Allah ayeyadaa kuu masheegin miyaa qisadaas in si dhameytiran quraanka loogu sheegay

  • @farthon
    @farthon ปีที่แล้ว +1

    Sallalahu caleyhi wasaalim ❤Mashaa allah 💖 wlkey alle yaxfidig ❤❤

  • @nafisashikhcumar6415
    @nafisashikhcumar6415 ปีที่แล้ว

    Scw Scw scw scw scw ❤❤❤

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid omar

  • @abdirahmansacid1038
    @abdirahmansacid1038 ปีที่แล้ว +1

    Hore U soco Brother❤

  • @somaliacommedy8444
    @somaliacommedy8444 ปีที่แล้ว +1

    Thnks manta dhn muqaal kasugyy❤

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 ปีที่แล้ว

    Wlhy aniga iswaydiyey tolow macquul miyaa 5 somaliyeed oo hal dowlad noqota from somaliland

  • @MohamedOmar-oq3dw
    @MohamedOmar-oq3dw ปีที่แล้ว

    SALLALAHU CALAYHI WASALIM💖💖💖✨️ MASHA ALLAH❤️❤️♥️💖💖💖♥️

  • @ismailhamud6862
    @ismailhamud6862 ปีที่แล้ว

    qisadan iyado qab film ahan lugu mujinayo ayn arkey

  • @AxmedDaahir-jd1bl
    @AxmedDaahir-jd1bl ปีที่แล้ว

    Soo badi

  • @shakirhersi4843
    @shakirhersi4843 ปีที่แล้ว

    Aamiin

  • @aniisamohamed
    @aniisamohamed ปีที่แล้ว

    Abwaan Abdi iidaan faarah
    Shanta somali oo wada socdoo
    Calan ku sheekeeya
    Shilmaa la arkayaa waa suaal
    Sharad ka yaalaaye
    Shiinley 1981

  • @mooliban9056
    @mooliban9056 ปีที่แล้ว

    Scw Scw Scw