Umada Dopaminka | Buug Soo Koobaayo xaalada Qaraar Ee Maanta Ay Dadku Kasheeganaayaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 ปีที่แล้ว +251

    AAN ARAGNOOH INTA QOF EE JECEL NABIGEENA MUXAMED SCW SCW 🕋🕋

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤الله اكبر ❤❤❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @ubaxubax5168
      @ubaxubax5168 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @dahirhaji
      @dahirhaji ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

  • @Abdiqanisuleiman
    @Abdiqanisuleiman ปีที่แล้ว +213

    Adictation Waa Qabatin, Thanks wll Cumar

    • @Inaabdi99
      @Inaabdi99 ปีที่แล้ว +4

      Wankuguracsanahay ana sas ilatahay

    • @americanhayir
      @americanhayir ปีที่แล้ว +3

      waan kugu raacay

    • @alii2722
      @alii2722 ปีที่แล้ว

      Wax aad QABATIN ku naqatid markasta

    • @mahadfaysal9600
      @mahadfaysal9600 ปีที่แล้ว

      Haah waa qabatin ama ku liin bax

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 ปีที่แล้ว +2

      Addiction= Cadaysi weeye

  • @MohamedSaid-gk8rw
    @MohamedSaid-gk8rw ปีที่แล้ว +55

    Markan murugada dareemo Qur aanka Ayan aqriyaa kadib aanaba faraxad dhowr isbuuc aan iga dhaman Hela Alxm 🥰👑🔥

  • @behijabi1611
    @behijabi1611 ปีที่แล้ว +96

    Mopilka iyo heesaha labadaasa igu daran imika😭
    Aynu isku ducayno walalayaal insha alah
    Mahadsanid macalin omar😥

    • @ذاتالحياء-ن8ز
      @ذاتالحياء-ن8ز ปีที่แล้ว +2

      Aniba sidokle inan iska daayo rabaa😣

    • @mahadmohammed1645
      @mahadmohammed1645 ปีที่แล้ว +2

      Duco waa loo baahan yahay lkn talaabo qaad

    • @raashidohussein2556
      @raashidohussein2556 ปีที่แล้ว +1

      Waxan ku hayaa habka ugubsahlan ee adigoon naftaada dhibsi badan dareemin lays kaga jaro heesaha iyo mobilka walal

    • @raashidohussein2556
      @raashidohussein2556 ปีที่แล้ว +2

      Aniga waqti kadib alxamdulilah wan is ka jaray hadda waxan ku naalonayaa raaxa qalbiga ah iyo nafta

    • @raashidohussein2556
      @raashidohussein2556 ปีที่แล้ว +1

      Ilahey qalbigaada haka jaro abaayo

  • @hogotolyrics2895
    @hogotolyrics2895 ปีที่แล้ว +621

    ADDICTION MEANS= BALWAD

    • @sheekeeye369
      @sheekeeye369 ปีที่แล้ว +29

      ADDICTION macnihiisa wa la qabsi ama ku dhagsi, sheey ama wax aad jeclaatay.

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 ปีที่แล้ว +68

      Waxaa ugu saxan waa qabatimid

    • @mukhtarshafici8871
      @mukhtarshafici8871 ปีที่แล้ว +13

      Joogtayn way noqon kartaaah

    • @westy937
      @westy937 ปีที่แล้ว +26

      Addiction =Qabatin

    • @yusuufcaqiibo1576
      @yusuufcaqiibo1576 ปีที่แล้ว +14

      Macnaha saxda ah ee ku habbooni waa: welef ; welfid.
      Wacdi nooma laabna ee naftaa weleftay shaydaan.
      2: Qabatimid.

  • @moha658
    @moha658 ปีที่แล้ว +32

    Allahayow sanadkaan iiga dhig mid kheyrkiisa wata oo aan nolosheyda ku badalo. Aamiin
    Inta ila midka ahna allaha u fududeeyo

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +81

    Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ

    • @ruweydaabdullahi8478
      @ruweydaabdullahi8478 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha ku sharfo wll wad mahdsantahy💞❤

    • @iamapdi
      @iamapdi ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم

  • @waliidsiyaad4446
    @waliidsiyaad4446 ปีที่แล้ว +35

    1:ADDICTION NOUN/MAGAC (LA QABSI)
    2:ADDICT VERB/FAL (QABATIN)

  • @mohametapdirahman8847
    @mohametapdirahman8847 ปีที่แล้ว +74

    Kusali Rasuulka scw scw ❤️

  • @ibrahimalfa143
    @ibrahimalfa143 ปีที่แล้ว +1

    ADDICTION MEANS: (QABATIN) AMA LAQABSI, WAA WAX CAADO AHAAN AAD KA DHIGATAY, MARKA MASHA AALAH WAXAAD KA HADAHSHAY PROGRAM XIISO LEH USTAD CUMAR, CAADOOYINKEENA WAY ISKA BADAN YIHIIN MARKA CAADADADA DHAQAN FIICAN WAA TAN KUGU JIHEYSA WADADA FIICAN MARKA ALLE HA INOO WANAAJIYO DHAQAMADEEDANA WANA KU MAHADSAN TAHAY LA TALIN TAADA USTAAD THANKS U FOR EFFORT TEACHER CUMAR ❤✊ OGAANSHO I'M PROUD OF YOU...

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 ปีที่แล้ว +47

    Kusali Xapiipka Muxamed Scw ❤️ 🤲

    • @crisaaq3877
      @crisaaq3877 ปีที่แล้ว

      Asc kudarsoo xabiibka sidaasi uqor ama scw mahad sanid

    • @sakariyecabdilaahiaxmed
      @sakariyecabdilaahiaxmed ปีที่แล้ว +1

      Sallahu calyhi wasalam

    • @kosofomohamoud746
      @kosofomohamoud746 ปีที่แล้ว

      salalaahu calayhi wasaalm

    • @MohamedAli-qu8hz
      @MohamedAli-qu8hz ปีที่แล้ว

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @MohamedAli-qu8hz
      @MohamedAli-qu8hz ปีที่แล้ว

      Masha alah

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M ปีที่แล้ว +16

    Mid kamid ah muuqaalka ugu muhiimsan,
    Mahadsanid 😊 Omar Inshaar.

  • @shukraanbintuahmed704
    @shukraanbintuahmed704 ปีที่แล้ว +14

    Buskutki oreo ayan maanta arkay qof cunayo wanka weciyy wixi abaala adiga leh allha kujaneey 🥰

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA ปีที่แล้ว +54

    Addiction = Qabatimid ama Balwad ✊

  • @mhafx1937
    @mhafx1937 ปีที่แล้ว +18

    Mahadsanid Wllkei Omar inshar Aad iyo Aad ila 2018 Ayaan waxbadan kafaaiiday Run ahaanti waliba Barnamijkan Buugagta waxana ka codsanlaha inad Playlist noo samayso Buug Reviewyada aad noogu gurto Mahadsanid🙏

  • @MohamedGahayr
    @MohamedGahayr ปีที่แล้ว +13

    اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

  • @caynashe.8886
    @caynashe.8886 ปีที่แล้ว +12

    Hadda ayaan dhamaystay taas waa qaadashada koobaad balse muuqaalkan waan ku celceshanayaa si uu markasta u fashiliyo ilawga mawduuca qiimaha badan iyo qaadashada qodobada.
    Caawa waxa jirtay 19 daqiiqo oo ay kumaakum qof oo soomaali ah ay isha meel kuwada hayeen mararka qaar ayaa waxa dhacda ama iska caadi ah in 90daqiiqo oo ciyaar ah ayay kumaakum qof wada daawadaan balse muuqaalkani waa 19daqiiqo oo faa idadiisa leh waxad qiyaastaa 19kaa daqiiqo intii kasoomaqnayd facbook tik tok iyo wixii lamida sirtu waa dhadhanka

    • @hussein00057
      @hussein00057 ปีที่แล้ว +1

      Absolutely bro xaqiiq waaye

  • @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
    @cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 ปีที่แล้ว +3

    Mida kliya aan idin sheegaayo ayaa ah wllhi isbadalka inuu qofka kabilaabanaayo hda isbadal dooneyso waa in adiga nftaada kabilowda routinkaaga wxa dhan wa ina badashaa
    Alle wxuu dhahay
    إن الله لا يغير ما بقوم حتى يغيرو ما بأنفسهم

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 ปีที่แล้ว +1

    Dopamine wa laba nooc mid raqiis ah iyo qaliga kan raqiiska ah wakan ad ka hesho dawashada aflamta xun xun balwada iyo waqti lumiska kan qaliga ahna waka ad hesho mrka ad jimicsiga dhemyso howl ku talaya ay ka farxalato lacag sameyso cado fican sameysato adey ku tala midka ad dorsneyso"
    Sdo kle xanunkuna wa laba mid un inad raxaysato kdibna ad xanunsato ama inaad xanunsato kadibna ad raxaysato aday ku tala midka ad doraneyso labaduba way ku sugayan marwlba dorashada ada iska leh "" mhadi haka raacdo ustaad wa mowduuc muhiima 🖤❤️💯🔥👍

  • @mohamoudaarshe6813
    @mohamoudaarshe6813 ปีที่แล้ว +56

    What a voice 😍

    • @teamhorsyusocod
      @teamhorsyusocod ปีที่แล้ว +1

      Mawaxad Rabta in Dopamine Kisa Kadha Dhaciso iska Hadal Bila Mawduc Madama Cod Halsiya Aad ledahay Ay Kudhahdo

    • @sportstube5208
      @sportstube5208 ปีที่แล้ว +3

      @@teamhorsyusocod maxad ka hadleysa

    • @Majidabd.b5
      @Majidabd.b5 ปีที่แล้ว

      @@sportstube5208 Madan garan weli waad yartahy fila

    • @nolosha7950
      @nolosha7950 ปีที่แล้ว

      @@sportstube5208 mafahmeysid Weli wad yartahay

  • @mahamoudsouheb65
    @mahamoudsouheb65 ปีที่แล้ว +9

    I have no doubt u will get ure recompense from Allah inshallah for sharing ure knowledge , keep it up.
    جزاك الله خيرا.

  • @ahmedabdirahman8299
    @ahmedabdirahman8299 ปีที่แล้ว +8

    Addiction waa qabaatani ustaada waadna ku mahadsantahye markasta sida ingu faa,daysid shugran 💯❤️🥰

  • @alikoor
    @alikoor ปีที่แล้ว +3

    Yaasalaam 🎉 🎉 mid kamida muuqalda ugu qaalisan haduusanba ahayn kan ugu qaalisan ee youtube la soo gashay; qaab ka dardaaranka iyo taabashada wacyiga dhlintu iska indho saabayso. Mahadsanid Mudane

  • @ruun14
    @ruun14 ปีที่แล้ว +13

    Video waan sugayey maanto dhan thanks ogaansho 🥺❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll omer markastaba waxad tahay qof jecel guusha aduunyo iyo mida aakhiraba ,sidaas oo kalana ula jecel walaaladiisa Muslimiinta ah

  • @popularshorts7686
    @popularshorts7686 ปีที่แล้ว +18

    Alla jecliyaa mar uun Inaan kula kulmo my teacher 🙏🙏maxan wax badan kaa faai'dey, ilaahey ku xafido i.a

  • @drcabdinaasirsoodaal1293
    @drcabdinaasirsoodaal1293 ปีที่แล้ว +1

    Addiction means qabatin wax aad marwalbo aad jeceshahay ama balwad kuu ah mida kale muqalka xogta aad ku soo bandhigtay waa xaqiiq waana mowduuc Muhiim ah ee soo badi wll cumar

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +20

    11 sano ayaan Isticmaalyaa Social Media Mar Uu Iiga daranyahay Ma arag Balwad Aan isaga Ahayn Ma Lihi Ilaahay Ha Naga wada Madoobeeyo Isticmaalkiisa Badan🤲

    • @nasraahmed9791
      @nasraahmed9791 ปีที่แล้ว +1

      Acuuduka ma 11 sano oo kudhan

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว

      @@nasraahmed9791 Hhhh oo waliba shukaansi Dumar Ii dheeryahay🥺😂

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 ปีที่แล้ว +29

    Ogaansho ❤ I’m Proud of you. keep going.

    • @keydkamuhiimka7295
      @keydkamuhiimka7295 ปีที่แล้ว

      Nin Soomaali ah in aad af qalaad kula hadasho waa qabatin xun ee cadaadaan xun waa in aadan bil sameynin😁

    • @Anabeeyyyy
      @Anabeeyyyy ปีที่แล้ว

      @@keydkamuhiimka7295 😂😂😂😂😂😂

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 ปีที่แล้ว +29

    اللهم اغفر لي ولوالدي والمسلمين والمسلمات وللمؤمنين والمؤمنات يوم يقوم الساعة

  • @sacdiyocali9686
    @sacdiyocali9686 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad +waalid noo tahay sida aad noga walwalayso omar inshaar allaha ku xafido ustaad aduun iyo aakhiro illahay ha kaa abaalmariyo sidad noo baraarujinee zamankaan saman adag wye xaqiqatan oo loo bahnaay mawadiicda aad soo gudbisid

  • @moha.tosane
    @moha.tosane ปีที่แล้ว +7

    Mowduucaan waaba mid aniga i quseeya nolosha maanta ayuu si guud iifahansinaya waliba albaabki looga bixi lahaa ayuu tilmaamay, mahadsanid walaal, allah ku xifdiyo adun iyo aakhiraba

  • @AbdilahiMohamed-jd9dq
    @AbdilahiMohamed-jd9dq ปีที่แล้ว

    Runtii barnamijkan waxuu xambarsanyahy macna weyn, dareen hoose iyo aragti qotadheer , lkn kaliya waxa dareemi kara dadka waxaas owalsameyn jiray .
    Mahadsanid utaad cumar❤

  • @xamsebille9624
    @xamsebille9624 ปีที่แล้ว +6

    Hal dhibaata lahaa waana siigada iyo aflaamta xun xun hadana waxaan ka maqanyahy mudo laga joogo 18 bari waxaan rabaa sandkan inaan Hal mar Dib ugu noqon alllah waan Tala saartay ii duceeya walalayaal inaan Dib Dambe ugu noqon guushayda ugu waynayda noloshayda inaa gaaraan rabaa amiin ya allah😭❤️🤲

    • @wllzuper4618
      @wllzuper4618 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahy ha kaa soo hanuuniyo

    • @bezzani3033
      @bezzani3033 ปีที่แล้ว +2

      Guleyso pro inshallah

    • @xamsebille9624
      @xamsebille9624 ปีที่แล้ว +1

      @@bezzani3033 alxamdulilaah ilahay baa mahada iska leh 4 bilood baa hada ka maqanahay ilaahay iguma cesho cadaabtaa dhalinyarada ilaahay haka madobeyo aamiin

  • @mohmeddaud4424
    @mohmeddaud4424 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Adigoo Mudo badan Wax akhrinayay Wax badan noo Soo Gudbinayay In aad Dhahdo addiction ayaan Uwaayay Fasiraad Sax ma ahan Addiction Waa wax aad Cado kadhigatay Ama Qabatin Yacni Shay aadan La antii Joogi karin hadii uu Kaamaqan yahana aad Farxad dareemeynin

  • @hadeeyemedia4392
    @hadeeyemedia4392 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا يا أخي Runtii Arinka Marka labilaabayo Adag Ee Mustaqbalka Fiican Marka Aad Guul kugaadho waad sii Wadaysaa Waanad Ku farxaysaa mhdsanid

  • @sacdiyaahmed6655
    @sacdiyaahmed6655 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh mahadsnd ustad omer alle hku xifdiyo alle darti kuu jeclhy ,

  • @hamsebuhhari7526
    @hamsebuhhari7526 ปีที่แล้ว +7

    Asc wll , cumar inshar , mawaadicada aad halkan aad ku soo gudbiso waa kuwo qiimo badan badankoodu , faaido ahaan kalmada aad raadinayso ee ah addiction =ادمان afsoomali waxay ku noqon " ku maacuunobay " oo asalka kalmadaa soomaliga ah weeye hadii sharax intaa ka badan loo bahaadna waan soo dhig , salaam

  • @nawaljama5001
    @nawaljama5001 ปีที่แล้ว +2

    Nafta hadaan khayrka lagu mashquulin, xumaanta ayay kugu mashquulinaysaa.
    Rawaahu: Sh. Mustafa Ismail Harun xafidahu Allahu.

  • @Africa-china367trh
    @Africa-china367trh ปีที่แล้ว +5

    Aniga tiktok waan iska daleeday, Facebook iyo Instagram maba isticmaali, tv maba daawado, ciyaarahana kuma qabbatimin, aflaamtana sidoo kale maba jecli , heesahana waqtiyo kooban ayaan dhageestaa, TH-cam ka waan yareeyay isticmaalkiisa, waxaan diirada saaraa hogaaminta naftayda iyo dhisida waayahayga🥰

  • @abdullahikahee1508
    @abdullahikahee1508 ปีที่แล้ว +3

    MaashaAllah Tabaraka 🥰 may Allah bless

  • @abdisamedmohamud56
    @abdisamedmohamud56 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad omar ishaar aad bad u mahad santahay sida wanagsan aad nola wadagtay.
    Rabi haku xafido wll.

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka ปีที่แล้ว +10

    Waad ku mahadsantahay dadaalka iyo waqtiga aad geliday wallaal cumar inshaar, Alle hakaa abaal mariyo

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +2

    Jazakallh ustaad 🤎🌿
    mowduuc aad muhiim u ah🤌 wax bdan ka fa,iday✊

  • @qalidumar2369
    @qalidumar2369 ปีที่แล้ว +3

    TH-camr faido laga helayo baa thy ilhy hagu siyadiyo aqlikaga 🥰😍mansha allah

  • @mohamednourqaadi1374
    @mohamednourqaadi1374 ปีที่แล้ว +1

    Balwad, welfid, qabatin, mammid,
    - Cabbdi kubbadu waa balwaddiisa
    - Cabdi kubbada wuu ku welfay
    - Cabdi sonkorta wuu qabatimay
    - Cabdi cuntada wuu ku mammay
    Iyo erayo kale oo jira.

  • @maherahmet4220
    @maherahmet4220 ปีที่แล้ว +17

    ADDICTION: Ka waran ustaad hadii Aan u adeegsano Qof ku foogan arin
    Tusaale ahan qof ku foogan daawashada aflaamta, io mid ku foogan ciyaarista. Games ka,
    igama ahan inan ku saxaayo Ama Eray bixin kuu sameynayo adiga ujeedkeygu waa in aan heli jumlad Aan Luuqad kale ahayn micnahaasna aan ugu sheego kuwa aan gaarsiin doono Fariintaan 🙏🏾🖤
    Mahdsnd ustaad ❤

  • @Dirir1
    @Dirir1 ปีที่แล้ว

    Aaad iyo aad baad uma hadsantahay wakhtiga aad galisay vediogaan cajiibka ah
    Waana vedio runtii aad u anfici doona dhamaanteen shukran wll ustaad omar

  • @ابوريّان-م4ذ
    @ابوريّان-م4ذ ปีที่แล้ว +6

    اللهم طهر قلوبنا وحصن فروجنا واغفر ذنوبنا يارب العالمين....

  • @maandeeqmahdi4640
    @maandeeqmahdi4640 ปีที่แล้ว +2

    thanks wall qli aad baan ujeclahah dhiiri galintaada❤️❤️🥰🥰🥰illaah ajar hakaasiiyo🥰

  • @hindamoha8357
    @hindamoha8357 ปีที่แล้ว +10

    Thank you for your effort ❤️

  • @xamsecsamed9263
    @xamsecsamed9263 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allh zhp cumar inshaar
    Golden voice

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 ปีที่แล้ว +6

    Best motivation 💪 🙌 ustaz

  • @safiadahir576
    @safiadahir576 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ku xifdiyo cumarkaygii wll aan aad u jeclahay wax bdna ka faa iiday allah ha ku jeclaado

  • @Onlineintrovert
    @Onlineintrovert ปีที่แล้ว +3

    I just finished listening to this book maa shaa Allah walaal.

    • @siham9742
      @siham9742 ปีที่แล้ว

      Xagen ka heli kara isagoo dhagaysi ah wll

    • @Onlineintrovert
      @Onlineintrovert ปีที่แล้ว

      @@siham9742 library ka eeg hadaa asago lacag la’aan rabtid

    • @siham9742
      @siham9742 ปีที่แล้ว +1

      Library wanka wayeey

    • @ahmedfaatih1033
      @ahmedfaatih1033 ปีที่แล้ว +1

      PDF maku haysa wll

    • @Onlineintrovert
      @Onlineintrovert ปีที่แล้ว

      @@ahmedfaatih1033 TH-cam buu ku juraa. Vidiyo-ga waxaa ladahaa dopamine nation (audiobook) by Dr Anna Lembke on a channel called audiobooks. It’s 5.5 hours long.

  • @chamanour7918
    @chamanour7918 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal cumar alle hakaa abaal mariyo barnaamijka quruxda badan ee aad noosoo diyaarisay.❤️

  • @khadaraxmed4521
    @khadaraxmed4521 ปีที่แล้ว +18

    alla ilaahayow iga madoobee siigaysiga iyo daawashada aflaanta xunxun waxaa la dhibanahay mudo 5 sano 😔☹

  • @saalax7455
    @saalax7455 ปีที่แล้ว +1

    Wll cumar allaha kaa awaal siiyo garabkaad mar walbo nala taagantahay

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +4

    Thank U our big legend 😊😊💓 Omar

  • @trishismadav4214
    @trishismadav4214 ปีที่แล้ว +5

    Allaha ku sharfo wll waa ku raaxeestaa video yadaada ❤

  • @zhafi1267
    @zhafi1267 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakaa Abaal Mariyo Wakhtiga iyo Juhdiga Aad Ku Bixiso U Fa,iidaynta Dhalinyarada wllalhaga ah Guulayso 2da Daroodba wll 🤲🏽

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ ปีที่แล้ว +5

    Mnzha Allah Keep going my Teacher

  • @abditajirsharif1290
    @abditajirsharif1290 ปีที่แล้ว +1

    Just wow shukran brother this is what we call content runti waxadh kahathashe dibatada an manta wajahi hayna dunida dan kuwi wanadhan qata ilahey hanagadigo

  • @ganeyfx2408
    @ganeyfx2408 ปีที่แล้ว +4

    Wxn aad ugu faraxsanhy maanta in kumanan dhalinyaro ah baraarugi doonan depomine addiction fahan qoto dheerna u heli doonan. Wan kaaga mahad naqeyna wll.

  • @AhmettPoitt
    @AhmettPoitt 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlalkay Omar inshar 1M. Incha alla 🎉❤

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 ปีที่แล้ว +5

    Thanks legend Omar inshaar 🙏😘

  • @Geelle445
    @Geelle445 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanid ustaad cumar inshar

  • @ruuxaamipoi3213
    @ruuxaamipoi3213 ปีที่แล้ว +4

    Addiction means =laqabsasho✅

  • @nuurxuseencabdiqaadir731
    @nuurxuseencabdiqaadir731 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustaad cumar waa xalka aan oga istaagi lahaa qabatinka muuqalada dag daga ah sida tiktok Mahadsanid ustaad janatul firdowsa alle hakuugu awaal mariyo

  • @ackornayl
    @ackornayl ปีที่แล้ว +7

    Addiction:Qabatin. Tusaale ayaantan Waxan qabatimay in aan dawado taxanaha Haboon😂

    • @mariahappy9532
      @mariahappy9532 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣sideen isaga reebna bal😂😂

    • @ackornayl
      @ackornayl ปีที่แล้ว

      @@mariahappy9532 wax kasta oo naftu jeclato ha joogteyn ee dhex dhexaad ka dhig marka u diid marka u dabci wa waxa nafta u fcn hadey u xuntahyna ku dhawad 21 malin ba lagu jari karaa

  • @maryanmohahassan7414
    @maryanmohahassan7414 ปีที่แล้ว

    Wa vudio aad muhiim u ah wuxuba ka hadlaya noloshayda mahadsanid ustaad macalin igu qaali ah allaha ka abaal mariyo

  • @cheifx33
    @cheifx33 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha kaa abaal mariyo wll

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 ปีที่แล้ว +1

    شكرا يا استاذ عمر انشار

  • @marwaanmaxamed6650
    @marwaanmaxamed6650 ปีที่แล้ว +4

    Anu tiktok Wan sarey ka isaga waxan isticmala un you tube iyo facebook inta badan waxan ka dawada macluumada iyo shiekh Yadeena cilmiga leh un ba iga soo hor baxa .hadal wax badan iga badaley 🤌🫠(waxani waa mobile Ada iska oo so gatey yuusan ku mamulin)🙌

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ajar ha ka siiyo sidad bulshadada wanaga ula jeceshahay jzklaahu qeyral jazaa yaa cumar

  • @mancado8635
    @mancado8635 ปีที่แล้ว +3

    Keep going omar this is important program 🤩👏🥰

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Cumar ku mahadsanid barnaamijyada wax tarka leh e aad nala wadaagto 👏🥰

  • @abdimaleik
    @abdimaleik ปีที่แล้ว +3

    Addiction Means: La Qabsasho 🤌

  • @Barud2023
    @Barud2023 ปีที่แล้ว

    Cumar Inshaar, ustaad Alle haku barakeeyo. Hana kugu guuleeyo hawsha aaad umaddaada u hayso.

  • @cfataaxyuusuf759
    @cfataaxyuusuf759 ปีที่แล้ว +3

    Omar Keep up the good work.

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll Omar

  • @Nihaal_Queen
    @Nihaal_Queen ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad mawduuc muhima weye allah haka abaalmariyo ❤

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 ปีที่แล้ว

    Waxa aad I taabatay inta u Omar dhahay “raaxo dhow or yar iyo mashaqo dambe ama mashaqo Iyo dhib dhow iyo raaxo dambe” Maskaxdana waxe doorada choice kowad o ku dambeyo qoomamo iyo fashil nafsaded mesha Mida labad e ku dambeso farxad iyo guul nololed. Intaas ba I dawesay. Thanks Ustad Omar.

  • @ibrahiimcabdi9407
    @ibrahiimcabdi9407 ปีที่แล้ว

    Waxad tahay qof ummadiis ka hortaagan hadaan iyo god madow. Alle ajar iyo xasanaad hakaa siiyo.

  • @mahadisaaqaadam1731
    @mahadisaaqaadam1731 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad illaha cimri iyo cafimaad allaha ku siiya cilmi badan ayaan ka faiday

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem ปีที่แล้ว

    Sida uu dhakhtar psychiatric ii sheegay erayga ADDICTION waa ku MAMID, qof wax ku mamay oo waxaa markii uu helo farxad ka hela.
    Mahadsanid ustaad mowduucan waa mowduuc aad u muhiim ah.

  • @sanyabmohamoud9854
    @sanyabmohamoud9854 ปีที่แล้ว

    Mashallah ustaad omar inshaar ilaahy abaalkaga jana haka dhigo muqaalada aad nooso gudbiso ee dhiirigalinta xanbaarsan waa kuwa iga caawiyay inaan maanta xifdiyo qur,aanka hal sano gudihiis axl anoo hada ka hor ay igu adkayd akhrinta hal bayj inaan waqti uhelo maalinkasta halka mobileka u heli jiray ugu yaran saacad maalinti
    xataa akhrinta buugaagta cilmiga waan isku liidanay maanta alx mobileku wax jadwala kumalaha noloshayda waxan wax akhrinta isla qaadana waqti badan mar marka qaar waxa dhacda inan lix saacadood inaan wax akhris uun meel ufadhiyo alx❤ qofkasta wuu badali kara naftiisa haduu ilaahy lakaashado xataa haday waqti badan kugu qaatado waliga haka hadhin hanaka niyad jabin xataa haday sanad kugu qaadanayso

  • @sayidomarabdulkariim658
    @sayidomarabdulkariim658 ปีที่แล้ว +2

    Mar hore ayaan iska daayay caadooyinkaas kadib markii Aan daawady muuqaalo hore aad ugu hadleesy dopamine ama addiction=means qabatimid sxb inshar ama macalin inshar waan kuumahadcwlinayaa inti aan kusoobiiry kanaalkaan 2019 isbadl nafsi iyo mid aqooneed keep going until you are successful

  • @hasan4901
    @hasan4901 ปีที่แล้ว +2

    Runtii waxad tahay qof qaaliyaa wanad mahadsantay jasakalaah khayr an

  • @Axmad_moxamad
    @Axmad_moxamad ปีที่แล้ว

    waa wano aad uqiiimo badan waqti badan aya kaga baxaya so ko bistiisa lkn anaga aya wax natartay wana ku dhaqmi dona intas guul ayey kugu filantahy.mahadsanid in badan

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad
    Omar inshaar
    Wax badan baan Kaa faaidey
    Waana ku dhaqma talooyinkaaga

  • @cabdishakuuraxmed6191
    @cabdishakuuraxmed6191 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ayaan kuugu mahadnaqay
    Mahadsanid ustaad

  • @waitingforyou5364
    @waitingforyou5364 ปีที่แล้ว

    Masha allah masha allah masha allah wll cizi iYo shar laBada daarodpa cimridheer cibado suuban iYo cafimad aYan allah kaGa barYaYa waa wll ilahaY dartis kujecel

  • @ismailali3501
    @ismailali3501 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad omar inshar waxaan arkay dad tiro badan wadada kugu dhageysanaayo xitaa goobahooda shaqo iyagoo joogo sidaad usoo gudbiso muuqaalada faa’idada u leh bulshadeena somaliyeed waxa aan ku rajeynayaa dhamaan riyooyinkaaga inuu allah ku fududeeyo.

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 ปีที่แล้ว +1

    Runtii doorashadu inagay ina hor talaaye alle ha ina waafajiyo sidii wanaagsan aamiin yaa rabbi

  • @ذاتالحياء-ن8ز
    @ذاتالحياء-ن8ز ปีที่แล้ว +1

    Wllkay Cumar qof nagu qaali ah ayad thy runtii illaahay hakaa abaaliyo sida aad noola talinayso❤
    يحفظك ربي
    mar kasta Waxan moodaa inad aniga ila hadlaysid😣
    Wan joojinayaa caadoyinka xun anigo ilaahay talo saranaya 30 cisho inshallh iyo abid❣

  • @husseinomar6805
    @husseinomar6805 ปีที่แล้ว

    mhdsanid Omar inshar videongaga wan sugayey wana mowduuc hada dad intoda badan dhibato ku qaban wayna qatimeen wana kafa ideystay ani ahan wad mahdsan thy jazakalaah

  • @cismaanmaxamuud8525
    @cismaanmaxamuud8525 ปีที่แล้ว +1

    Addiction wa qabatimid qofku wuxu laasimo mudo badan shukrn♥

  • @boqorkarerbishar3694
    @boqorkarerbishar3694 ปีที่แล้ว

    Addiction= waa qabatiin ama la qabsi sida balwad mahadsanid cumar inshaar

  • @dr.abdisamadsalebanaden436.
    @dr.abdisamadsalebanaden436. ปีที่แล้ว

    Mawduucyada noocaas ahi aad ayay muhiim ugu yihiin bulshada fadlan noo soo badi ustaad.