Albaabka qiyaamaha | sirta adduunka laga qariyo | buurta Meru ee la qariyo!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 160

  • @XamseLibaan-hp5qz
    @XamseLibaan-hp5qz ปีที่แล้ว +4

    Muuqaaladan cilmiyada ama xogaha qarsoodigaa noo soo badi fadlan

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +18

    ADUUNKA BARTA KALA BARKA U AH
    WAA MAKA-ALMUKARAMA🕋🤲❤🤲 🤍🤍🕋🤍🤍

  • @cabdixaliim3198
    @cabdixaliim3198 ปีที่แล้ว +22

    Walaalkay Aadanoow: Dhanka podcast-tiga weli waan sugaynaa........

    • @hibomahamed8546
      @hibomahamed8546 ปีที่แล้ว +3

      Ala sidaan ugu xiisay podcast ❤❤❤❤❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว +4

    Ugu horeen waad mahad santahay
    Intaa kadib Aniga waxay Ila Tahay
    Meesha waxay ku Arkeen wax islaamka khuseeya Raad muslim
    Waa Fikir kayga.

    • @aku54683
      @aku54683 ปีที่แล้ว

      waa macquul

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd ปีที่แล้ว +4

    Wa xog xasaasi ah cabsidisana wata dhabti waxan umaleye meshe yajuuj wama juj kaso bixi lahyen wa fikirkeega

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka ปีที่แล้ว +4

    Waa xog cajiib ah, naguna cusub, alle ha kaa abaaliyo walaal

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 ปีที่แล้ว +12

    اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan ปีที่แล้ว +5

    Sahanka xoggaha waa chanal aan ilaa iyo yaraantayda Jecla Go forward brother ❤

  • @shaisakhalief4537
    @shaisakhalief4537 ปีที่แล้ว +7

    Marbaan soo booqan doonaa buurta insha allah😊

  • @sadaammohamedali9608
    @sadaammohamedali9608 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamijyadda noocaan cml soo badi wll

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 ปีที่แล้ว +8

    Sxb xooga codkaga waa hooseya nio iska yara hagaaji xitaa haduu codkaga yar yahay volume ku samey siduu xooga kor ugu soo koco moobilka ma jecli inaan dheereyo dhex dhexad baan ka dhigaa marka hada inaan dheereyo baad igu qasbeysaa waxas ma suur toobayo .

    • @nadiyasaid123
      @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว +1

      Wllo codka eed ayu udalacan yahay samecada iska eeg wa ba qaylinaya codkiise

  • @Abdiqanitalasame
    @Abdiqanitalasame ปีที่แล้ว +10

    May Allah pleased u bro Adan, I hope inshallah we will meet at once and share ur adventures 🙏

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +5

    USTAAD ADAN 🎤Sahanka Xogaha TV 🎤 📺

  • @zamiir.
    @zamiir. ปีที่แล้ว +4

    Waa meeha aay ku xidhan yihiin yuug wa ma'juuj

  • @maxamedcllaahi5722
    @maxamedcllaahi5722 ปีที่แล้ว +4

    Qolada isgiimos waa qoladi dil qaranay oo utagay ee guyirahadan meshan waxaa dagan qoom aralada fasahadinay anaga iyo ayaga dhaxden faraj noogu sameey gadiba buurta udhisay ayagauna wax kadhiseen

  • @sidiiqaxmad7808
    @sidiiqaxmad7808 ปีที่แล้ว +3

    Zhp alle haku zharafo wll🎉 geesi garan waxankugu hanbalyeynayaa 18may

  • @mohanrijaal2402
    @mohanrijaal2402 ปีที่แล้ว +3

    Ma odhan karnaa aadanoow buurtaasi waaba meesha lagu xir xiray juuj wa majuuj

  • @cabdisalammaxamed9948
    @cabdisalammaxamed9948 ปีที่แล้ว

    Waa mid ka mid ah fikaradihii "mu'aamaraadka" ee malada un ku dhisnaa

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll qli

  • @cabdirisaaqyuusuf3840
    @cabdirisaaqyuusuf3840 ปีที่แล้ว +4

    Asc wll iso ururi tariqaha hal yay somaliyed ayad tehee

  • @farxiyosiidow
    @farxiyosiidow ปีที่แล้ว +2

    Soo badi wllkey sheekada buurtaan

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 ปีที่แล้ว +2

    Buurta mero maala mesha yacjooj iyo majuuj ka imaan mala. Daadkan qarinaya wa daad ka soo fircamay yajooj iyo macjooj

  • @abdifatahbudul8467
    @abdifatahbudul8467 ปีที่แล้ว +1

    Master of getting hidden secrets
    Adam real sahan😍

  • @sihamyusuf6291
    @sihamyusuf6291 ปีที่แล้ว +3

    الحياء لا يأتي إلا بخير
    قال ابن عثيمين - رحمه الله - :
    " المرأة إذا ذهب عنها الحياء صارت كأنها رجل، أو أردىٰ من الرجل، وذهاب الحياء له أسباب، منها : الاختلاط، ومنها : أنْ ترتَدي المرأة من صغرها ألبسَة بعيدة عن الحشمة وعن الحياء فتألَف هذا الشيء ".
    لقاء الباب المفتوح ( 16 / 224 ) .

  • @axmednuurjfx4156
    @axmednuurjfx4156 ปีที่แล้ว +6

    Muusiga dhexe ka daa wll insha allah

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว +1

      احسنت

    • @sucaad2
      @sucaad2 ปีที่แล้ว +1

      Aadanaw soo jeedintaan bal wax ka dheh oo wax ka qabo

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 ปีที่แล้ว +5

    Dhulku meero maaha xidigna maaha (the earth is not a planet). Dhulku madhaqaaqo waana fidsanyahay. Kubad wareegaysa biyaha badda mahaynkarto oo wey kadaadanayaan. Waxaas ay iskoolada iyo jaamacadaha nagusoo bareen waa been iyo khuraafaad. (Gravity is a lie. We live in a motionless, stationary plane with the sun & moon moving above us as we see it. Mount Meru is the center of the stationary earth).

    • @Memetags.1
      @Memetags.1 ปีที่แล้ว +1

      caadifada kuqaaday waxy ii faidaysay inaan xogbadan oon ilaaway inaan dib ubaadho.😅 aayadan mxad kaleday legend😁
      قال تعالى :( لَا الشَّمْسُ يَنْبَغِي لَهَا أَنْ تُدْرِكَ الْقَمَرَ وَلَا اللَّيْلُ سَابِقُ النَّهَارِ وَكُلٌّ فِي فَلَكٍ يَسْبَحُونَ )

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      @@Memetags.1 caadifada aad sheegayso waa maxay? Haddii lasheego waxaad aaminsantahay wax kaduwan macaadifadbaa?Aayada kahoraysa taas maxaad uga tagtay? (والشمس تجري لمستقرٍ لها ذالك تقدير العزيز الحكيم والقمر قدر ناه منازلن ….)>>>QORAXDU WAXAY KUSOCOTAA MEELAHA LOO QADARAY TAASNA WAA AWOODA KAN SHARAFTA WAYN.DAYAXUNA WUXUU LEEYAHAY MEELO UU KU DEGO ILAA INTA UU KANOQDO SIDDA LAAN GEED TIMIR OO GABAWDEY OOKALE. QORAXDA IYO DAYAXA MIDNA MIDKA KALE MA HALEELIKARO (yacni iskuma dhacayaan oo isku jid ma maraan) HABEENKUNA KAMA HORMARO MAALINTA, MIDKASTA WUXUU KUSOCDAA FALAG.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      @@Memetags.1 dhammaan aayadahaas waxay natusayaan in dayaxa iyo qoraxdu socdaan, iyo siddookale habeenka iyo maalintuna wey socdaan korkeena. Marna miyaad dareentaa dhulkoo dhaqaaqaya? Waa maya. Siddaas daraadeed dhulku madhaqaaqo. Sugnaanshaha dhulkana aayadaan ayaa sheegtay oo suuratu Naml kujirta (امن جعل الارض قرارا وجعل خلالها أنهار )>>YAA KAYEELAY DHULKA MID SUGAN OO AAN DHAQAAQIN. Siddookale suurat Qaafir (الله الذي جعل الارض قرارا والسماء بناءً )ALLE WAA KAN KAYEELAY DHULKA MID SUGAN SAMADANA DHISMO (SAQAF). Marka ilaahey wuxuu noo sheegay in dhulku suganyahay oo uusan dhaqaaqin samaduna ay tahay saqaf dhisan oo dabool ah waana 7 samo iyo 7 dhul, dhulkaan samadiisu wataa inoo muuqata oo xidigaha leh. Xidigahana waa lagu qurxiyey. Annigu jaamacad waan kasoo baxay waxay nagu shubeen been cad. Waxay dhaheen kuwa cilmi falaga dhulkaa dhaqaaqa samano majirto waxaana jirra ayay dhaheen qoraxyo badan iyo dayaxyo badan iyo “galaxies.” Laakiin quraanka waxaa ilaahey noogu sheegay hal dayax iyo hal qorax. Xidiguhuna waa uun “decoration” iyo calaamado samada kuyaala bes uun waxakale ee kusheegeen waa quraafaad.

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 ปีที่แล้ว

      @@Memetags.1 markaa waxay dhaheen dhulku wuu dhaqaaqaa laakiin ilaahey wuxuu noo sheegay inuu suganyahay oo uusan dhaqaaqin? Indhahaaga iyo dareenkaaga waxaad ku aragtaa inuusan dhulku dhaqaaqin? Yaa run sheegi marka? Siddookale dareenkaaga iyo indhahaaga ma inkiraysaa? Waxay dhaheen samo majirto oo hawo banaan, laakiin ilaahey wuxuu sheegay in 7 samo jirto halna waa aragnaa. YAA been sheegi? Waxaa siddookale ilaahey sheegay (WA ILAL ARDI KAYFA SUDIXAT) oo ah dhulka sidda ilaahey ufidshay laakiin waxay dhaheen waa kubad? Sawirka kubada buluuga ah ee qaarada kuyaalaan waa NASA CGI photoshop oo been ah. Majirto cid dhulka kabaxday oo dhulkoo dhan halmar soo sawirtay. Tagitaankii dayaxa been ayay ahayd oo waa “green screen.”

    • @laqlaajisnugal2756
      @laqlaajisnugal2756 ปีที่แล้ว

      Dhulku meere waana xidig usameysan sida ukunta .. biyaa daadanaya maxey tahey yaa ka celinaya iney socdaan ilaa way kasareeyaan dhulkee waa arin qofkii caqli leh ugu filan waana qaadasho

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @mursalsayed
    @mursalsayed ปีที่แล้ว

    Ustaadka waxaan waydiin lahaa xidhiidh ka dhexeeya labadii dagaal ee aduunku galay( first and second world war) iyo buurtan meru.

  • @jacfarmaxamed747
    @jacfarmaxamed747 ปีที่แล้ว +2

    Sxp salalmualaykum marka kowad zxp xushmad Aya mudantahy talabad zxp Sampson kaso hadal (ninka ay christanku buunbuniyan)cid Kaa mudan aan uwakiisho waa wayay jawab Aya rajaynaya

  • @zakiali4591
    @zakiali4591 ปีที่แล้ว +3

    Juuj iyo ma’juuj inee degan yihiin soo lagama yaabo?

  • @apdallaabshir
    @apdallaabshir 11 หลายเดือนก่อน +1

    Scw

  • @AbdiFatax-ct3ok
    @AbdiFatax-ct3ok ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك يا أخي

  • @xudayfimaxamed44
    @xudayfimaxamed44 ปีที่แล้ว +2

    MAHADSANID Sxb aadan sahan
    xogo iyo macluumaad muhiima ayaad noo soo gudbisaa
    Meel wacan ayaad bulahada ugu jirtaa
    Runtii anigu aad Ayaan kaaga faa'iiday Sxb
    Abaalkaaaga Beerka ka ogsooni
    Alle hakaa abaal mariyo
    Dadaalkaaga aad uhurtay bulshadaada
    Si aaad xog & macluumaad ugu soo gudbiso
    8:45

  • @khadarahmedaden214
    @khadarahmedaden214 ปีที่แล้ว

    Zxp Adan waxaad noosoo diyaarisaa barnaamij ku saabsan dalka Turkmenistan

  • @salahibrahim5417
    @salahibrahim5417 ปีที่แล้ว

    Markasta oon waydisto allah cilmi waxan heela video cusub

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 ปีที่แล้ว

    mahadsanid Aadan waa xog fiican

  • @moa.9902
    @moa.9902 ปีที่แล้ว

    khuraafaatyo hore iyo caqiidooyin aan caqligal ahayn.

  • @YAXYE-i3o
    @YAXYE-i3o ปีที่แล้ว +3

    𝙵𝚒𝚛𝚜𝚝 𝚌𝚘𝚖𝚎𝚗𝚝 𝚙𝚕𝚎𝚊𝚜𝚎 𝚙𝚒𝚗

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว +3

    Malays dhahi karaa buurtaas waa buurta ay ka danbeeyaan yuug wa maayuug toloe

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud ปีที่แล้ว +1

      ya,juuj sow lama dhihin laba buurood dhexdooda ayay ku xidhanyihiin🤔

  • @jamaalsaahid1896
    @jamaalsaahid1896 ปีที่แล้ว +3

    Waraa haddaan gartey feykinkii wixii ku dhacay wey daadeen dhulka wey ka dhaceen ileen dhulku waa wareeg sawmaha

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud ปีที่แล้ว +1

      sidee?🤔

    • @maxamedcllaahi5722
      @maxamedcllaahi5722 ปีที่แล้ว

      Xagee udhaceen

    • @amin-vu2dn
      @amin-vu2dn ปีที่แล้ว

      Hitler iyo viking meshay caalamada kale uga gudben weye mindhaa

    • @ibraahimahmed8070
      @ibraahimahmed8070 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 xagay ka dhaceen?
      dhulku wa fidsan yahy waana waregsan yahy oo maqrip io mashriq xad bay leyihin

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว

    Calaamadaas inaad soogelisid ma ahan.

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 ปีที่แล้ว

    Wr nio wxn filayaa waa ya'juuj wa ma'juuuj

  • @HusseinAbdirahman-l4z
    @HusseinAbdirahman-l4z 10 หลายเดือนก่อน

    Zxp mala is dhihi karaa waa barti yuj iyo majuuj

  • @ahmadkeyze4451
    @ahmadkeyze4451 ปีที่แล้ว +2

    Thanks 👍

  • @queennormal5592
    @queennormal5592 ปีที่แล้ว

    Adanooow wllo wxn ku weydin lahaa inad noso galiso cilmiga cosmology plz🙏🙏🙏

  • @isxaaqmuumin4840
    @isxaaqmuumin4840 ปีที่แล้ว +4

    Waxa aan u maleyn in uu yahay albaab kaas (sad) kii dul qarneyn

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud ปีที่แล้ว +1

      sadkee?🤔

    • @somalifany1931
      @somalifany1931 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Mo_Daud halkii lagu xidhay yajuuj mawajuuj

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud ปีที่แล้ว +1

      @@somalifany1931 wa macquul

  • @goodluck4021
    @goodluck4021 ปีที่แล้ว +3

    Waa18may inader waxaas dib u dhigo oo xus oo aynu u ducayno halyaydii xoriyada maanta ino keenay

    • @mustafesiciid3696
      @mustafesiciid3696 ปีที่แล้ว +3

      Ducada allaah ayaa gacmaha lootaagaa oo labaryaa ee magaca alle iyo tawxiidka laguma jaaso alle ha ina saamaxo

    • @husencabdicasis6938
      @husencabdicasis6938 ปีที่แล้ว

      @@mustafesiciid3696 ilbaxnimada hadeey kula fogaato waa iska sidaan maradii kalmadaha ALLE weyne lagu xardhey ayaa lagu niikinaa waxaaba dhacda ayadoo dhar ahaan loo tosha musqulaha lala galo

  • @salaamiboycabdicasiis6990
    @salaamiboycabdicasiis6990 ปีที่แล้ว

    Sxp codka kor uqaad

  • @siciidabdulaahiabdi6645
    @siciidabdulaahiabdi6645 ปีที่แล้ว

    Mashaaa alaaaah Wll Adan sahan

  • @UbdaLe
    @UbdaLe ปีที่แล้ว +9

    Lkn adanow su'al an ku weydiyo eh dintena islamka marna dadkena wax badha maka hadlen oo xog iyo xoga waxun waxku ola ma shegen😊

    • @UbdaLe
      @UbdaLe ปีที่แล้ว +1

      @ Sahanka xogahah

    • @Iamhappy-v9b
      @Iamhappy-v9b ปีที่แล้ว +2

      Runtii, waa suaal aad u muhiiim ah??

    • @UbdaLe
      @UbdaLe ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad dabcan 👏

    • @somalifany1931
      @somalifany1931 ปีที่แล้ว +2

      Somali maa wx baadha aduunkaba war kama hayaano iyaga isku mashquulsane

  • @somalifany1931
    @somalifany1931 ปีที่แล้ว

    Yajuuj wamajuuj iyagana kasoo hadal iyo qaaradaha reer galbeedku ay qariyeen Ee ay barafka kusheegen

  • @muxiyoaarka8922
    @muxiyoaarka8922 ปีที่แล้ว +1

    codkadu aad buu u hoseeya saxiib

  • @deeqa2859
    @deeqa2859 ปีที่แล้ว +3

    Meshasi qolyhi yajuuju wa ma juuj halke kujiren ineetahy ban umalynayaa. Intan vedio daawanyayna kuwas buu kahadli dona baan islahaa

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud ปีที่แล้ว +1

      ya,juuj sow lama dhihin laba buurood dhexdooda ayay ku xidhanyihiin🤔

    • @deeqa2859
      @deeqa2859 ปีที่แล้ว +1

      @@Mo_Daud laba iyo wxay tahayba waa qolo gaagaaban oo xoog badan lagana baqo buur baa dunida kale kaga aaddan . Maalin walbana wee qodan oo wee katagan galabki ayagon inshallh odhan . Malin beena inshallh dhahyan sidase kusobaxyn baan maqly anga . Hddana sabbta gaaladu uqarqarineeso waxba kajira

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud ปีที่แล้ว +1

      @@deeqa2859 haa wa macquul

    • @somalifany1931
      @somalifany1931 ปีที่แล้ว +1

      Qisada yajuuj mawajuuj aadban ubaadha halka ay kujiraan yaa iiraacaya si uu iila soo baadho

  • @a.yaraba7437
    @a.yaraba7437 ปีที่แล้ว +3

    ila malintii aad janlka samysay ban sugayay xalqda ee adaa adanoow sidadayda wado adag doortay lkn lkn waa tii xaq ilhay inma celiyee waxd yeshaa clipyda top secrets ka ah ee highly convidentiolka ah fashilintodi ba lagag fadhiyaa sxp nolow sxp

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb ปีที่แล้ว

    Makkah

  • @Arkaadrassak
    @Arkaadrassak ปีที่แล้ว +2

    أندوريا 13

  • @xogmaalchanel6169
    @xogmaalchanel6169 ปีที่แล้ว

    Doorashadii ka hadal zxp❤

  • @abdullahiabdiqadir7860
    @abdullahiabdiqadir7860 ปีที่แล้ว +3

    أما كانت هذه الجبل جبل يأجوج و مأجوج ؟؟؟

    • @Faisalfemo
      @Faisalfemo ปีที่แล้ว

      Magaceeda ii sax aan baaree

    • @somalifany1931
      @somalifany1931 ปีที่แล้ว

      Waxa ladahaa جبل قاف ama جبل موميرو

    • @somalifany1931
      @somalifany1931 ปีที่แล้ว

      Channelada carabtu waaka sheekeyan hadaad carabida taqaano macluumaad badan waad kaheleysaa ee soo daawo

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 ปีที่แล้ว

    Yarkani waxuu rabuu sheegaya .tartiibso

  • @monicazaki7279
    @monicazaki7279 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah Mashallah

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว +2

    Niyow Xogtan Waligay Ma Maqal Aad Baanan Wax U Akhriyaa
    " Hada Maad I Leedahay Aadanoow Mapka Aduunku Waa Been "
    Wllhi Waa Yaab Zxp Aduunkan Maxaa Wax Qarsoon

    • @somalifany1931
      @somalifany1931 ปีที่แล้ว +2

      Wllkayow aduunka wx badan baa qarsoon mapkan hada jiraana waa been oo reer galbeedku xitaa wey qaryeen halkii lagu soo arkay yajuuj wamajuuj
      Waxa kale oo ay dadka kadhaadhiciyeen oo ay schoolada caruurta loogu dhigaa dhulku waa kubad waana been oo illaahay quraanka waxa uu inoogu sheegay in dhulku fidsan yahay

    • @mohamedsaedmohamed
      @mohamedsaedmohamed ปีที่แล้ว

      @@somalifany1931 adkaatay Adkaatay Ma Dhulku Inuu Kubad yahay Ilaahay Baa Quraanka Ku Sheegay Culamadu Miyaanay Na Lahayn

    • @somalifany1931
      @somalifany1931 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedsaedmohamed wll illaahay waxa uu yidhi dhulku wuu fidsan yahay ee muu odhan waa kubad

  • @Isaaq11
    @Isaaq11 ปีที่แล้ว

    Aqoon yahn

  • @Mohan_Abdullahi
    @Mohan_Abdullahi ปีที่แล้ว

    Sxb xooga video ga mrka edit gareeneso codka dheeree

  • @awilisse7870
    @awilisse7870 ปีที่แล้ว +2

    Remember me !

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 ปีที่แล้ว

    Kumaanu fahmin weli sida shaydaanka ayaay nonogu meerasataa sax

  • @gojh64
    @gojh64 ปีที่แล้ว

    Boqortooyo

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 ปีที่แล้ว

    Laga yaabaa inay buurtaa tahay waxa laysu hayi iyo inay tahay macdanahaa kale ee dhulka aan wali bil aadan taaban oo macdano dhulka kle ka dabar goay inay ku jiraan lasheego tahy
    Wax walba waa dhacdo

  • @abdallahnoor6366
    @abdallahnoor6366 ปีที่แล้ว

    I am the greatest of all time

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 ปีที่แล้ว +3

    Sxb dajaal ayaa ku dhex xidh xidhan ayaan u malleeyaa 😅😅😅😅😅😅😅

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia ปีที่แล้ว

    Seeraha Alle La Iskuma Galo. Kuwii La waayey Seeraha ayey galeen

    • @Runtahaygunicin
      @Runtahaygunicin ปีที่แล้ว +1

      Seeraha alle dhulka maaha ee waa inaanad shirki la iman

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว

    Ustaad kasoo hadal iskiimoos

  • @Maryama_Ahmed
    @Maryama_Ahmed ปีที่แล้ว

    Islamku kala barka waxa noogu sheegy macca

  • @somalifany1931
    @somalifany1931 ปีที่แล้ว

    Kasoo hadal wll buurta qaaf

  • @HusseinAbdirahman-l4z
    @HusseinAbdirahman-l4z 10 หลายเดือนก่อน

    Saatalaydh

  • @dubbeyareyassin1732
    @dubbeyareyassin1732 ปีที่แล้ว

    AADAN JAMAAL KASHOGH BARNAAMIJ KASOO DIYAARI

  • @Alqaanuuni798
    @Alqaanuuni798 ปีที่แล้ว

    Buur qaaf Haddaa maqashay ka soo hadal sxb

  • @maxameddeeqcabdale961
    @maxameddeeqcabdale961 ปีที่แล้ว

    Lkn meesha ugu danbeyso caalamka waa dhulka barafka leh ee antartiko weye meelo kale oo ka danbeyo meeshas miyaa jiro.

    • @somalifany1931
      @somalifany1931 ปีที่แล้ว

      Qaarado kale ayaa kadambeeya wllkayow dhulkuna waaka weyn yahay qaaradahan eynu naqaano
      Wxd is weeydiisa dhulka ay kunool yihib yajuuj wamajuuj Ee aan wali la ogaanin halka uu kaga yaala dhulkan eynu kunool nahay

  • @sharmaarkem
    @sharmaarkem ปีที่แล้ว

    Ismalure waan sugeynaa

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 ปีที่แล้ว

    buurtaa quraanku wuxuu ku sheegay qaaf

  • @cimraancabdullahi3235
    @cimraancabdullahi3235 ปีที่แล้ว

    Sahanow war meshaas amay tahay halka e ya'juuj iyo ma'juuj ku jiraan

  • @dhiganemedia4904
    @dhiganemedia4904 ปีที่แล้ว

    Aadanoow maskaxda alle ha kuu barakeyo , waxaad meeshan ku xustay in ay United nationku ay yihiin miiska shirqoolada , waxaad dhaantaa kumanaan dhallinyaro oo somali ah oo United nationka ka aaminsan in yihiin meel fiican oo dadka u dhaxaysa

  • @Xoolah
    @Xoolah ปีที่แล้ว

    Waxaan aqaanaa company hindi ledahay oo shidaalka gada maunt meru

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 ปีที่แล้ว +2

    Muslimiintu maxay ka yidhaahdeen

  • @hadillaium
    @hadillaium ปีที่แล้ว +5

    Wy jiraan dhulkaan meelo bdn aan wx la ogayn kaliya alaadan aan hda isticmaalno fogaan argeeda intee soo qbtaan kaliya baa argnaa io wx yalo qaar oo lo ogaan karo o dadka ka gaabiye buurtas amee tahy lee meshi ya juuj io wma juuj lagu xiray lee😂😂😂 Astghfurllah

    • @abdiasismuse2034
      @abdiasismuse2034 ปีที่แล้ว

      Sidaan ku fikiray ayaad adna ku fikirtay😂

  • @eilyascali7460
    @eilyascali7460 ปีที่แล้ว

    22 kilomitir miyaa siro ku qarsanyihii😮😮😮😮😮

  • @cabdirisaaqcali8371
    @cabdirisaaqcali8371 ปีที่แล้ว

    Buurta sanaagna bal iyadana maxaa kujira marbaan moodayay inaan kaa maqlayay sirbaa kuduugane

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 ปีที่แล้ว

      Haa waliba buuga ladagaalanka nuurka ayaa lagu soo celcelinayaa man fahmin

  • @triplem804
    @triplem804 ปีที่แล้ว

    War nin yahow quraafaad badanidaa maad illlaahay ka cabsatid

  • @How_to_learnEnglish
    @How_to_learnEnglish ปีที่แล้ว

    First like iisar👍

  • @xasancabdixasan4048
    @xasancabdixasan4048 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 ปีที่แล้ว

    Ma Igu Dhowdahay Finland Ban Joogaye 😂

  • @cmajidmaxamud8378
    @cmajidmaxamud8378 ปีที่แล้ว

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 ปีที่แล้ว

    Kumaanu fahmin

  • @nagmudiinahmeth3847
    @nagmudiinahmeth3847 ปีที่แล้ว

    Meru haday jirto hora warkeeda loo heli lahaa kaliya waa sheeko laga yabaa imikana inay iska baa ba, day

  • @Asiyah2000
    @Asiyah2000 ปีที่แล้ว

    Obviously dajjal Laa kujira

  • @abdullahisahal3439
    @abdullahisahal3439 ปีที่แล้ว +2

    Diinta islaamku maxay ka tiri

  • @drfooddentistry3067
    @drfooddentistry3067 ปีที่แล้ว

    Yuuj wama juuj bay ugalen mala 😂😂

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว

    Jasiiradu xagay kutaalaa

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 ปีที่แล้ว +1

    Diinta islaamka maykahadashay