The Simpsons | Filim Dhacdooyin Dhacay Sii Saadaaliyay...!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 267

  • @rahmaisackadan6488
    @rahmaisackadan6488 4 ปีที่แล้ว +27

    Soomaali huradooy Risaaldaada ma fahmayaan oo sheeko xariir bay moodaan.
    Balse Walal Aadan Wacyi-galintaada.
    Mahadsanid

  • @Hallogram100
    @Hallogram100 4 ปีที่แล้ว +9

    Legend Adam Sahan👑👏👏

  • @mursalwadani8352
    @mursalwadani8352 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi wllo kaalin mugleh ayaad ka geysatay wax usheegida dadja somaliyeed thanks wllo qali horay usoco ❣💋❣💗💖🙏🙏🙏👍👏👏🙊💋❤💞❣❣❣❣

  • @ahmedsane4703
    @ahmedsane4703 4 ปีที่แล้ว +25

    THANKS TEACHER

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Dhul gariirkii ugu xumaa abid*
      👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/uI7_KGxv2hE/w-d-xo.html

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 4 ปีที่แล้ว +8

    Wadku mahad san thay
    Anuu ahaa qofki kugu cel celin jireY
    Thanks❤❤❤❤❤

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Dhul gariirkii ugu xumaa abid*
      👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/uI7_KGxv2hE/w-d-xo.html

  • @ahmetqani3043
    @ahmetqani3043 4 ปีที่แล้ว +27

    magacygu waa ahmed qani jazaka allahu khayr wll aadan khadar cali rooble wll ilahy hakaa abaal mario runtii waxad noogu jirtaa ka soomaali ahaan halka uu sh Ahmet diidaat ugu jiray ummada islaamka runtii indhaha ayaad ii kala furtay waxbadan ayaan ogaaday runtii wax aanan macalin ka baran quraanka ka dib ayaad i barty wxd i tustay in dagaal la inagula jiro inaguna aynu nahay sida ay laf loo tuuray halkaa kawd wll dadaalkaaga waxad ku jirtaa jihaad annaguna garabkaaga ayaanu nahay insha allah wll waxn noqon doonaa mid kamid ah shamacyada kaa daba baxaya wll
    wax aan ku raadiyoba habeen ayaan isku aragnay masjidka arraxma insha alaah waxa aan rajaynayaa inaan mar waqti fiican kula qaato
    ilaahayna hakaa abaal mario runta iyo xaqiiqada aad soo tabinaysid indhahana ka laabo kuwa dhiiri galinta ku nool

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 4 ปีที่แล้ว +2

      ahmet qani ❤️Ramadan kariim wll Gulbadan inshaallah

  • @xamsebulkaofficial18
    @xamsebulkaofficial18 4 ปีที่แล้ว +1

    والله كلام يكتب بماء ذهب رضي الله عنك أخ آدم

  • @muna2378
    @muna2378 4 ปีที่แล้ว +6

    Allaha ka raali noqdo adam wll🙏🌹🙏

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 ปีที่แล้ว +1

    Aadan zahan zxp waad mahad santahay. Go forward ustaad 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @HasanHasan-fs8go
    @HasanHasan-fs8go 4 ปีที่แล้ว +6

    Ramadan Kariim Adan waa runta the Simpsons mudo dheer ayaan daawan jiiray anigu siida Aad uu sheegtay weyaan waana Dhagar miidhan waana qorshaayaal ay dajiiyeen Ragan Aduunka shaxda ku ciyaaray

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid aadan eebe haku barakeeyo walal 🤲

  • @onetime8776
    @onetime8776 4 ปีที่แล้ว +30

    Wlhi wx wlba xaqiiqaa ku duugan dhamaanteena wx aan moodnaa in wx iska caadiya yahay waqtigana la isku dhaafinayo kaliya lkn timir lafbaa ku jirata
    Don't sleep well 😴
    Understand 🙏😁

    • @libaaxcobra5986
      @libaaxcobra5986 4 ปีที่แล้ว

      Sxb quraanka ayaa laguugu sheegey yuhuuda iyo nasaari in eey dhagar badanyihiin waana noogala digey in aan iska ilaalino....

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Dhul gariirkii ugu xumaa abid*
      👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/uI7_KGxv2hE/w-d-xo.html

  • @mohaosman9651
    @mohaosman9651 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a aadan sahan youtebrka ugu fiican kusiiyay aniga ahaanteyda

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramdan moprik
    Shukran aadan sahan

  • @liibaanali2843
    @liibaanali2843 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakumul Allah qeer wll adan alle ha ku xafido waxaan ka faaiday xaga taariqda

  • @hamzajooker6716
    @hamzajooker6716 4 ปีที่แล้ว +1

    Go forward my brather aadan zahn researchist 🤜

  • @mohamedwarsame8203
    @mohamedwarsame8203 4 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan kariim dhammaan muslimiinta waxaan idiin rajaynayaa caafimaad suuban.

    • @abujurayd2913
      @abujurayd2913 ปีที่แล้ว

      Amiin Ramadan Mubarak ❤❤❤

  • @wajhudinsidomar1966
    @wajhudinsidomar1966 4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad bad ugu mahadsantahy sxb hore usoco

  • @diinoxakiim7175
    @diinoxakiim7175 4 ปีที่แล้ว +4

    AADAN ZAHAN AQOONYAHAN AAN TAGEERO KEEP GOAL GOING MACALIN🙏🤴

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Dhul gariirkii ugu xumaa abid*
      👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/uI7_KGxv2hE/w-d-xo.html

  • @zaitalidauus8613
    @zaitalidauus8613 4 ปีที่แล้ว +1

    Adan thanks pro
    Shp lambarkaagh sodah

  • @najmaabdiwali379
    @najmaabdiwali379 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallahu alf khayr walal adan ❤️

  • @A...A09888
    @A...A09888 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wad mahadsantahy wll aadan kolay anba fikirkaygu sidaas unbuu ahaa oo wax ay sii qorsheeyeen unbay sameeyaan

  • @craxiimaxmedmaskax1239
    @craxiimaxmedmaskax1239 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid Zhp qli

  • @hudamoha1778
    @hudamoha1778 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo hore usoco rajo wayn ayd nolosha ka leede

  • @faysalkoronto9691
    @faysalkoronto9691 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Alaah walaal waad kumahadsantahay intaad Umadaad hurdada kakicineysid
    Alle hakuxifdiyo

  • @abdallemohamed213
    @abdallemohamed213 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran walal

  • @saidmohamed4529
    @saidmohamed4529 4 ปีที่แล้ว +1

    4 bilood ayan ku mashqulsana inan ogaado filimkan marki an ogaday waxba wa ka fahmi waayo waxyabo badan ee calamka ka dhacay ayu saadaliyey mahadsanid zxp

  • @jamiilaquruxwanaag128
    @jamiilaquruxwanaag128 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh alle ha ku barakeeyo wllo adan

  • @sportstime4659
    @sportstime4659 4 ปีที่แล้ว

    Mar hore ayaan ufahmay saad ugu shekeysay
    Horay uso macaliin
    Adu macalinkaga indhaha tahy❤

  • @drsakirmohamudoogle3349
    @drsakirmohamudoogle3349 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadan khadar cali aadan zahan

  • @moajiddek6172
    @moajiddek6172 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahdsanid Ugaase

  • @abdikaniegeh5000
    @abdikaniegeh5000 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaalo waan ku salaamayaa.

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Aadan aleh hakusharfo

  • @muktarcadde4221
    @muktarcadde4221 4 ปีที่แล้ว +2

    mhsanid wll allh haku dhowro

  • @fartuunxuseenxasan4662
    @fartuunxuseenxasan4662 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal sida fiican aad noo fahamsiisay

  • @cade3808
    @cade3808 4 ปีที่แล้ว

    Sharfaka laah ustaad aadan khadar cali

  • @alayuubi9489
    @alayuubi9489 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnks ustaad Aadan hore usoco

  • @zayidbossproduction9722
    @zayidbossproduction9722 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllky mhdznid alleh ha kaa Ajar iyo Samaan siiyo

  • @abdirahmaandaalloofficial
    @abdirahmaandaalloofficial 4 ปีที่แล้ว +1

    aadan ilahy haku xifdiyo

  • @drabdiwahid4803
    @drabdiwahid4803 4 ปีที่แล้ว

    Mashllah aqoonyahan batahy sxb hore usoco

  • @ogaalkoris1832
    @ogaalkoris1832 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Walaal Aadam
    Halkaa Kaga Hay

  • @ahmedabdi6056
    @ahmedabdi6056 4 ปีที่แล้ว

    Never backward ever go ward waan WADA soconaaa hanaga caajisin

  • @qorsheeyeinajaamac7963
    @qorsheeyeinajaamac7963 4 ปีที่แล้ว +2

    Wa isla cabdilaahi alfaatix oo kule maansha ALAAH

  • @PSA4
    @PSA4 4 ปีที่แล้ว

    Wad mahdsantahy wll Aadan
    Run ahanti chanalkaga wa chanalkan ugu jeclahay ugu dawashada badane waxd so dhigto dhan San udawanaye mid Kama tagin wax badana wn ka faa'i day
    Allaha ku sharfo wll Aadan

  • @muminkcodka2760
    @muminkcodka2760 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashsllah sxb allaha ku xafido

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 ปีที่แล้ว

      *Dhul gariirkii ugu xumaa abid*
      👇👇👇👇👇
      th-cam.com/video/uI7_KGxv2hE/w-d-xo.html

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aadam✊✊😍😍

  • @ibh7465
    @ibh7465 4 ปีที่แล้ว

    Ani ahaan waxan kafahmay qorshahaan ineey yahuud hogaamineysa
    Mahadsanid wll aadan

  • @jookar1143
    @jookar1143 4 ปีที่แล้ว +2

    Bro xirfadaada waa inaad bartaa dadka kaa ag dhow iyo sida aaad xogaha usoo tabiso 👍❤️

  • @shaacirkhaan5073
    @shaacirkhaan5073 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro

  • @anasdheeg1703
    @anasdheeg1703 4 ปีที่แล้ว +1

    M.A Hormar wacan sxb

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll adam

  • @geesejows3347
    @geesejows3347 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks legendery

  • @ahussein1623
    @ahussein1623 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro 👍👊👌

  • @abdiasiismustafe3413
    @abdiasiismustafe3413 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa run taa wllo

  • @abdousadad2478
    @abdousadad2478 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa sax wll saxan

  • @shamsudiingeo8343
    @shamsudiingeo8343 4 ปีที่แล้ว

    Wll cilmigaga iyo gardka allh ku siyaadiyo wllhi xaqiiqda aya kahadsha m.a

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 4 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah khair 👊🏻

  • @maprukadeeqa7956
    @maprukadeeqa7956 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahy haka abaal Mariyo walalo filimkan wxbadn ban raby inan wx ka ogaada markn cchannelka ka helyna wan ku farxy runahaanti ✊

  • @muxiyodaaha4420
    @muxiyodaaha4420 4 ปีที่แล้ว

    hore usoco wll Aadam

  • @eidleapdi2697
    @eidleapdi2697 4 ปีที่แล้ว

    Wlal aadaN KhaDar Ali AllH Haku Xafido Bro

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 ปีที่แล้ว

    Aadanow walalo waxbadanbaan kaa faaiiday ilaahay khayr hakusiiyo

  • @yohancabaaye431
    @yohancabaaye431 4 ปีที่แล้ว

    Sual: sarahaas la qarxiyey miyeysan ka danbeen al qacida ?mise wax la isla og yahay buu ahaaa ? Mahadsanidiiin

  • @nuuriyaahmed5290
    @nuuriyaahmed5290 4 ปีที่แล้ว

    masha allah aduunkalan gala markan sahanka xogaha dawanayo xaqiiq dadaalka halka ka wad walalkay

  • @xasanhaykal__maxamuud6865
    @xasanhaykal__maxamuud6865 4 ปีที่แล้ว

    Shukuran wllO adan sahaH

  • @zupeersaleebaan5351
    @zupeersaleebaan5351 4 ปีที่แล้ว

    Aad baad umahadsantahy wll aadan

  • @mustafeamiinchanel2993
    @mustafeamiinchanel2993 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @abdirahmaan1233
    @abdirahmaan1233 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid my dear teacher

  • @yaaniscumar343
    @yaaniscumar343 4 ปีที่แล้ว +4

    Waan dawaday dhamaam xalqadihiisa

  • @khaalidhaldoor6464
    @khaalidhaldoor6464 4 ปีที่แล้ว +8

    hortu fillmkan waa arki jirey lkn waxbaa ii diidanaa in aan dawado aniga oo yaraan teydi aad ka u jeclaa ilaa hadda fil cortoonka balse waxa kasoo hadashaa dhimashada ninki alifey tom and jerry oo dhintey usbuuc ka hor waayo yaraanteydi waa is waxn is weydiin jirey waa kuma filmkan qosolka midhan ah ninka sameeyey aniga oo 2018 iyo 2019 mid ahaydba aan ka dawadey kanaalkan sirta tom and jerry si kastaba isku day in aad muuqal kasoo sameyso dhimashada ninkaasi iyo waxa bo kale oo ku duugan ama la xidhiidha keliyaata waa fikerkayga

  • @engxiska5212
    @engxiska5212 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @abdirahmansharif881
    @abdirahmansharif881 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walaal

  • @bileali8846
    @bileali8846 4 ปีที่แล้ว +1

    sxb plz waxa muuqal kasoo sameysaa qarixi daaraha matanaha pls

  • @kartoonafsomali
    @kartoonafsomali 4 ปีที่แล้ว +1

    sxbow maskaxdadaa waa shaqaynaysaa weliba sidaa dadka sirdoknka ah maad qortid book siyaay wax kagaa haraan uun

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 4 ปีที่แล้ว

    wcs wll mahadsanid allah ku cizeeyo

  • @nasralaabukar9469
    @nasralaabukar9469 4 ปีที่แล้ว

    Manshalaah pro maskada alle makuu barakeeyo

  • @clcasiiscali4772
    @clcasiiscali4772 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @zakifarhan1729
    @zakifarhan1729 4 ปีที่แล้ว

    THANKS ZXP

  • @maryamjaamac5395
    @maryamjaamac5395 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kaa dhagaysanaayay oo dhan ma fahmin , sawabta waxaad dhahday filinkaan xaqiiqdiisa ayaan kula wadaagayaa wax jawaab ah na namasiinin , sidee ku ogaadayn masixirbaa mise waa qorshe aydajiyeen? suaashaas igasoo jawaab.

  • @soomalishow7204
    @soomalishow7204 4 ปีที่แล้ว +1

    Adan zahan 🙏

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 4 ปีที่แล้ว

    Zhp
    Wlhi mahdsanid aaden markaan arko shirqoolada Galada gaar ahan yahuda ama maansooniyada waxa iiisii kordha imaanka aanku qabo ilaahay wana ku raxaysat waxan alle ka barya in uu alle iga dhigo mid kamida dadka Hoogooga iyo halaagoda qacnaha usaara

  • @crmane8594
    @crmane8594 4 ปีที่แล้ว

    Aadan,waa wax qorshaysan, ee haku wareerin 😀🤔

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @mokhtaaressa6561
    @mokhtaaressa6561 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wb.
    Waad mahadsantay walal Aadan Sahan waxaad ila wadaagtaa sidee ayaan ku heli karaa sida ay isugu xigxigaan Season'ska Flimkaa iyo Episode'skiisaba walal?

    • @sahanka97
      @sahanka97  4 ปีที่แล้ว

      Ma garanayo wll laba season oo aan nin ka helay ayuun baan daawaday

    • @mokhtaaressa6561
      @mokhtaaressa6561 4 ปีที่แล้ว

      @@sahanka97 mahadsanid walal ❤

  • @5le916
    @5le916 4 ปีที่แล้ว

    first view 😘 ramdnkarim ahpapii

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa runta aqliga ilahay haku xifdiyo🤲

  • @mohamedfarhan3164
    @mohamedfarhan3164 4 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah khyr wllky adan

  • @canabali4825
    @canabali4825 4 ปีที่แล้ว

    Masha.allah.mahadsanid.macalin.jazaaka.allaahu.khayr

  • @harrykane2398
    @harrykane2398 4 ปีที่แล้ว

    Jazzakallh wllkayga muslimka AHOW

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv7437 4 ปีที่แล้ว

    Filimkan waa hore ayaan daawaday runtii xaqiiqo badana xuubka ayuu ka qaaday. Waxa uu sii saadaliyay xanuunkan covid 19, iyo dhimashada ciyartoygii kubada kolayga ee diyaaradu la'dhacday isaga iyo inantiisi.

  • @awshan571
    @awshan571 4 ปีที่แล้ว

    Waa cajiib, film cartoons ka waxaan dawan jiray bari hore, 2008,2009 .bal dib ugu yar noqda.

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll

  • @dr.kabila
    @dr.kabila 4 ปีที่แล้ว

    Thnks wuu na anafacay 😮😮😮

  • @maxamedwalimustaf8125
    @maxamedwalimustaf8125 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsaned wll Ramadaankariim

  • @runsheegewaxhalabarto4674
    @runsheegewaxhalabarto4674 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Adan bro waxa si jiro Cartoon no badan an horay u baaray oo micnooyin badan tibaxaya wllhi wey badan yihiin

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 4 ปีที่แล้ว +5

    Simsoms wxa ku daba jirey muddo dheer kadib wxa aminay in sixir yihiin sidan wx u dhacaayaan

  • @gaabanegaabane9216
    @gaabanegaabane9216 4 ปีที่แล้ว

    Alla cilmiga ha ku siyaadiyo cimrigana ha ku barakakeeyo aadanow

  • @kevintrass5747
    @kevintrass5747 4 ปีที่แล้ว

    Somali intad wax u sheegayso waxa dhaanta adoo umad kale u turjuma xitaa luuqadooda hadaanad kaseyn inad subtitle english ah u samayso ayay ahayd somalida cid fayow ma jirto bro mesha intanad ku daalin ee aanad ku niyad jabin umad kle oo islaam raadi oo ad fahansiiso waxay gaaladu maleegayan
    Wassalamu caleykum👏

  • @samiramoxammed1635
    @samiramoxammed1635 4 ปีที่แล้ว

    asc wll ilhy cilmiga hakusiyadsho amiin amiin ee wll fahfahin dherad ah makahelaya wll hadad aragto qoralka ila so hadal samira

  • @abdikadir5865
    @abdikadir5865 4 ปีที่แล้ว

    Yacni hada musalsalkaas waxyaalihii dhacey uu sheegy waa qorshe ay fuliyeen miyah?

  • @lameeraysoofficial63
    @lameeraysoofficial63 4 ปีที่แล้ว +1

    First.one..rabadan Kariim