Sirta Qarsoomidda Hitler | Illaa Hadda Waa La Raadinaya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @mohaosman9651
    @mohaosman9651 4 ปีที่แล้ว +49

    Dadka subscribe isaar leh hanyaraa
    War aadan sahan isara leh ma aragteen war meshan xikmad baa loo imaday aan kala faaidesano kheyr hdan wadan ilahy tala saarta adan hore usoco wll

  • @maal5643
    @maal5643 4 ปีที่แล้ว +5

    Amba markaan ogaaday inaan la tagi karayn xidhifkaa barafka ah sbbta illahay ayaa naga og. Sxp hore u soco

  • @ahmedaymanofficial8196
    @ahmedaymanofficial8196 4 ปีที่แล้ว +77

    Alaan kugu dharrshaye wallaal hadhaafin adigo subscribe iyo like iisaarin allaah ha Ina xifdiyo

    • @saacidmaxamed6507
      @saacidmaxamed6507 4 ปีที่แล้ว

      Habar kugu dhac

    • @ahmedaymanofficial8196
      @ahmedaymanofficial8196 4 ปีที่แล้ว +1

      @@saacidmaxamed6507 yaahu

    • @django3211
      @django3211 4 ปีที่แล้ว +2

      Talent la imow ha tuugsane!!!! Waliga hormar gaarimaysid hadaa saa u tuugsanaysid

    • @ahmedaymanofficial8196
      @ahmedaymanofficial8196 4 ปีที่แล้ว +1

      Pro waa runtaa ee lkn cidmatuugsane horumarkeyga ayaan kuvgaarey xoog hadii wax lagu helo 4sibscribe ma taagnaateen

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 4 ปีที่แล้ว +43

    Aadan sahan keep going
    Ilaahow qofkasta oo muraadleh muraadkiisa oo kheyr ku jiro waafaji intii xanuunsan xanuunka Ka korqaad intii caafimaad qabtana caafimaadka usiyaadi آمين
    th-cam.com/video/C7N6ZVi81Lk/w-d-xo.html

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin Wll
      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka isoo Booqo
      th-cam.com/video/48he-5C5x2A/w-d-xo.html

    • @nasromohamed1826
      @nasromohamed1826 4 ปีที่แล้ว

      @@mrshawaenglish9274 waan kuu booqday

    • @ahmedaymanofficial8196
      @ahmedaymanofficial8196 4 ปีที่แล้ว

      @@mrshawaenglish9274 ok wallaal subscribe igu caawi ana waan kugu caawiyee

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalin Garashiyo Aqoonle Aadan Wan Ku Salaamay

  • @zu_ath_ezmail389
    @zu_ath_ezmail389 4 ปีที่แล้ว +24

    wxn illahy ka baryaya inan maruun kula kulmo si aan cilmi badan kaga fa ido

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว

      Walaal iisaar SUBSCRIED please codsi 🙏

    • @daadirmoha9768
      @daadirmoha9768 4 ปีที่แล้ว

      @@ruqiyomahamed9798 anaa ku sarayo

  • @fuaadbeed2475
    @fuaadbeed2475 4 ปีที่แล้ว +3

    Adaan sahan qof xikimad bdn ilaahy hakuu siiyaadiyo🙌🙌🙌🙌

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 4 ปีที่แล้ว +12

    صلوا على حبيبي البشر
    افصل البشر الذي بلغ الرساله واد الامانه
    صلي الله عليه وسلم

    • @plmari3236
      @plmari3236 4 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw

    • @JOSEPH-mk9sd
      @JOSEPH-mk9sd 4 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @mohamedabdirizak827
      @mohamedabdirizak827 4 ปีที่แล้ว

      اللهم صلى وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @Qubanaha_Uurdoox
    @Qubanaha_Uurdoox 4 ปีที่แล้ว +6

    Aadanoow taxanihii aad ka bilawday mee waan kaa sugaynaa weliye, soo dadaji sxb

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wll aadan keep going
    Runtii cilmi iyo xogo badan ayaan kaa faa'iiday

  • @maryanmaxamed4327
    @maryanmaxamed4327 4 ปีที่แล้ว +2

    War aadanow maskaxdii yaraydee igu hirtaypa way wareertay maalinba dhacdo iyo xaqiiq kaa qorsoon ayaad daaha ka soo qaadaaa
    Keep going pro

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 4 ปีที่แล้ว +2

    Filmka oo qoraala soo Qor ustad Aadan.

  • @cryptoinformation4978
    @cryptoinformation4978 4 ปีที่แล้ว +2

    Muqaal gooni ah kasoo diyaari qaaradaas ustaad 🙏🙏🙏💯

  • @mrshawaenglish9274
    @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว +21

    Asc Ma,Aqaan Cida Kommentigeyga Aqrineyso Balse Waxaan Hubaa inaad Thy Somli Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka (1k) Wax Yar inoogu Dhiman Haley Garab Qabto

  • @ugaasismacil8204
    @ugaasismacil8204 4 ปีที่แล้ว +8

    Legend keab goin brother💯💯

  • @zalmangalaydh1405
    @zalmangalaydh1405 4 ปีที่แล้ว +9

    Ama aynu nidhaahno si fudud uun dhulku wuu siman yahay oo waxay rabaan in aynaan ogaanin beenaha ay faafinayaan ee ay ugu weyn tahay *DHULKU WAA KUBAD* iyo space buu hafanayaa oo wareegayaa
    Qawl uu aadam sheegayna wuu jirey oo ahaa in 7 dhul ilaahay abuuray sababta ay inooga qarinayaanna ay tahay in ay 7 dhul ama wax u eegi dhinacaa inaga xigi karaan lkn taasi sabab bay keenaysaa oo waxay kasoo hor jeesanaysaa aragtidii ahayd dhulbaa meesha madhan heebaabaya ......
    Markaa waxan idinkula talin lahaa in aynu quraan keenna aaminno iyo ilaahay sida uu inoo sheegay ee uu yidhi والا الارض كيف سطحت
    Hadii taasi dhabawdana lama arki doono dad mulxidiin ah oo kasoo horjeesta quraanka lkn hadii culimadeenii ay kadaba tumaan durbaanka NASA iyo galbeed siduu u dhan yahay , waxaynu ku danbayn uun in aynu ciyaalkeenna iyo inaguba gaalo isku sababno
    Igana raali noqda hadalka aan dheereeyey
    WTQ

    • @Cabdiqani-ep1fc
      @Cabdiqani-ep1fc 3 ปีที่แล้ว +1

      Lama joogo wakhtigii uu qofna wax iska diidi jiray si indha.la.an ah sido kale lama joogo wakhtigii qofwalba oo hadla ama wax sheega la iska qadan.jiray ee waxa la joogo casri wax walba ay yihiin itus oo itaabsii wll zalman hadii aad u bahan.tahay cadayn ah inuu dhulku kubad yahay kor u bax adiga arakaye dhulku waa kubad xaqiiqi cilmi ahna waa lahaya oo itus oo itabsii ah quran.kana daliil cad waa laga helaya ee adigu hadii aad hayso xaqiiqo cilmi.ah oo aad ku didayso inuusan dhulku kubad ahayn soo bandhig.
      FG.hay.ada NASA way jirta beeno badan oo ay fa.fisay iyo xaqiiqoyan dhab.ah oo ay qarisay balse taas macnahedu ma.aha ma wax walba oo ay so bandhigto hay.ada NASA inay been tahay.
      MAHADSANID.

  • @suurisaleebaanxaashi8427
    @suurisaleebaanxaashi8427 2 ปีที่แล้ว +1

    The legend adlof in the word

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid wlll adam

  • @ashiaesse7646
    @ashiaesse7646 4 ปีที่แล้ว +4

    wzm wllo, barnaamijkan ilaa dhoowr ariimod oo hadii la gudo galo xoogo aad u baladhani kujiraan hadan waxan kaa codsanlahayn inaad qayb2 ka soo diyaariso adigoo qodob walba gonidiisa u kala dhigaaya, si jawaabo loogu helo su'aalo badan.
    mahadsanid

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 4 ปีที่แล้ว +1

    wcs wllo aadan sahan
    aad ayan kaga mahad celinayaa barnaamijyadada qiimaha bdn

  • @ahmedaymanofficial8196
    @ahmedaymanofficial8196 4 ปีที่แล้ว +19

    Keep going

  • @mohamedherzi840
    @mohamedherzi840 4 ปีที่แล้ว +9

    Wr hedhe ina aderow aadanow nio mawduucaan hore isagoo english ah waan arkay
    Hadana yar youtuber somaali ah ka hadlayana waan arkay se nio wali un xooga mugdi baa iiga jira
    Zxipow hadaad awoodo wazan jeclaan lahaa inaad muuqaalkale inooga soo diyaariso aniga iyo inta ila midka ah🙏🙏

  • @BURHAAN_PMK_4
    @BURHAAN_PMK_4 4 ปีที่แล้ว +5

    Subax Suuban Roob Wanaagsan

  • @mobaar5767
    @mobaar5767 4 ปีที่แล้ว +2

    Buugaagtii war naga sii aadanoow🙏🙏🙏

  • @honestman4046
    @honestman4046 4 ปีที่แล้ว +2

    Thank you for sharing nin culus ✌👍👍🌼

  • @abdirahmansaidgurey6328
    @abdirahmansaidgurey6328 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxp background music Bilow inatadan barnamijka sogalin Isheeg aad kusamaysay Chanalka Magacisa

  • @anushkamohamed4214
    @anushkamohamed4214 4 ปีที่แล้ว +3

    WllO aadan ilhay khyr ha ku siyo🙂🙂

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว

      Walaal iisaar SUBSCRIED please codsi 🙏

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @daarulquraanonline4032
    @daarulquraanonline4032 4 ปีที่แล้ว +17

    DAARUL QUR'AAN ONLINE ACADEMY ma rabtaa inaad ku baratid qur'aanka hab online ah nagala so xidhiidh tell:0634521161. AMA kusoo biir group what's appkan👉chat.whatsapp.com/HfoBfG1kQQM7ng7GBU4DGd

  • @daacad_8682
    @daacad_8682 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah wll adan wax badan ayaan ka fa idestay runtii alle ha ku xafido wll

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว +2

      M,Aqaan Cida Kommentigeyga Aqrineyso Alle Haku Barakeeyo, Hamigaagana Alle Haku Rumeeyo
      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka (1k) SUBSCRIBE wax inoogu Dhiman Haley Garab Qabto insha Allah
      th-cam.com/video/48he-5C5x2A/w-d-xo.html

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว +2

      Asc walaal igu caawi SUBSCRIED codsi 🙏

    • @daacad_8682
      @daacad_8682 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mrshawaenglish9274 masha allaa macalin waan ra dinaayay arday badan wan ku gu soo xiridoonaa ustaad

    • @daacad_8682
      @daacad_8682 4 ปีที่แล้ว

      @@ruqiyomahamed9798 hye wllshy

  • @abdihaliimawil2489
    @abdihaliimawil2489 4 ปีที่แล้ว +20

    Legend keep going

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว +2

      M,Aqaan Cida Kommentigeyga Aqrineyso Alle Haku Barakeeyo, Hamigaagana Alle Haku Rumeeyo
      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka (1k) SUBSCRIBE wax inoogu Dhiman Haley Garab Qabto insha Allah
      th-cam.com/video/48he-5C5x2A/w-d-xo.html

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว

      Walaal igu caawi SUBSCRIED codsi 🙏

    • @atovic1733
      @atovic1733 4 ปีที่แล้ว

      @@mrshawaenglish9274 horay usocoo

    • @sultangoodir3503
      @sultangoodir3503 4 ปีที่แล้ว

      @@mrshawaenglish9274 I 8in78em 888888888 888888888 99899999999999999999999999899899090999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999p99989999999999999999999999999999999999999099999999999999999999999999999999099999999099999999999999999999999999999999998999999999999999999999999999999999999899999999999999999999999998999989999999999999999999p999999999p98899999999999999999999999999909898999999999999999p9999999

    • @sultangoodir3503
      @sultangoodir3503 4 ปีที่แล้ว

      @@mrshawaenglish9274 I 8in78em 888888888 888888888 99899999999999999999999999899899090999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999p99989999999999999999999999999999999999999099999999999999999999999999999999099999999099999999999999999999999999999999998999999999999999999999999999999999999899999999999999999999999998999989999999999999999999p999999999p98899999999999999999999999999909898999999999999999p9999999888888888 888888888 99899999999999999999999999899899090999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999p99989999999999999999999999999999999999999099999999999999999999999999999999099999999099999999999999999999999999999999998999999999999999999999999999999999999899999999999999999999999998999989999999999999999999p999999999p98899999999999999999999999999909898999999999999999p9999999999999

  • @zuhaybxeevo2609
    @zuhaybxeevo2609 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep Going pRthEr. 💯👏👌

  • @abdiqadiraliyusuf2242
    @abdiqadiraliyusuf2242 4 ปีที่แล้ว +3

    Mawduuc Nooga Soo samee Boqor Dulqarnayn Zxp Aadaow

  • @amier17
    @amier17 4 ปีที่แล้ว +5

    Anigo ku nool 2020 Munich Germany markan sawirkisa ama magiicisa waan naxaa waxana ka baqa inuu iga so hor baxo .Ninkaas gacan ban utagykkkkk

  • @idirizczanyo2738
    @idirizczanyo2738 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad Mahadzanthy wll Aadan❣️

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว

      M,Aqaan Cida Kommentigeyga Aqrineyso Alle Haku Barakeeyo, Hamigaagana Alle Haku Rumeeyo
      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka (1k) SUBSCRIBE wax inoogu Dhiman Haley Garab Qabto insha Allah

  • @btakar2520
    @btakar2520 4 ปีที่แล้ว +1

    Qaarada (ataratiika ) maxay tahay cidii igu dhaanta ha igu caawiso pleas

  • @alphachannal7184
    @alphachannal7184 4 ปีที่แล้ว +1

    Aqooonyahankeena garadka usaxibka ahow mahadsanid

  • @rashiidgaballaax.777
    @rashiidgaballaax.777 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanaty zhp qli
    Aadan sahan
    Waxaan rajaynayaa wllo inaad taariikhdeeda wax badan aaad ka soo ogaato anan waanu danaynaynaa
    Kollay hawlaa kgu furan lkn isu kaayo dhib wllo

  • @ugbaadmaxamed9346
    @ugbaadmaxamed9346 4 ปีที่แล้ว +8

    Adan wa ugbaade sidiiban ku dawada wall maruun tarikhaha igu sodar blz🥰sababtoo ah inatan ku dawanayay wa lay gursaday wa lay furay ilman dhalay wan shaqatagay shaqadi waligay igu horaysay shekadana waxay igu dhacday intaan joogay jarmalka

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo 4 ปีที่แล้ว

      Suura gal ma tahay in aan wada xiriir no walale ?
      Carmal nabigaa u duceeyaye

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaal igu caawi SUBSCRIED codsi 🙏

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo 4 ปีที่แล้ว

      @@ruqiyomahamed9798 subscribe waxba ka heli maysid ee ha isku murjin AMA toos muuqaalo usoo gali TH-cam kaaga subscribe isagaa iska imaanaya

  • @kevserkevser4520
    @kevserkevser4520 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Aadan ma historyga ayaad baratey

  • @hassanproduction3827
    @hassanproduction3827 4 ปีที่แล้ว +5

    WAX la dhagaysto WAXA ugu macaan QURANKA EEBE SAAR #SUBSCRIBE MAHADSANID..........

  • @clrahmanizmail1810
    @clrahmanizmail1810 4 ปีที่แล้ว

    فوالله أنت رجل طيب 👊👊

  • @cabaasmubaarigmykoodh1232
    @cabaasmubaarigmykoodh1232 4 ปีที่แล้ว

    Asc wll aadan wax aanad kaso hadlin majiraan ee waxan ku odhan laha arrinka siigada kaso hadal adoo raliya please

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanit ustad

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 ปีที่แล้ว

    Keep going zex tnks

  • @mahdiroble9739
    @mahdiroble9739 4 ปีที่แล้ว

    Mzha alllllh wll alllah garabkaaga ha ahaado 👑

  • @honabdiqafar6523
    @honabdiqafar6523 4 ปีที่แล้ว +1

    Tnk alot keep going

  • @garaadkobciyegk7004
    @garaadkobciyegk7004 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsho Allah keep going bro ❤️❤️❤️❤️

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว

      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka igarab Qabo Wll
      th-cam.com/video/48he-5C5x2A/w-d-xo.html

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว

      Asc walaal igu caawi SUBSCRIED codsi 🙏

  • @ujeedkaygamarbaadogaan2286
    @ujeedkaygamarbaadogaan2286 4 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsantahy wll adan

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 4 ปีที่แล้ว +2

    you tuberka ugu fiican somaliad kaalinta 2 add oggansho3aad waaberi media

  • @fadximohamed8799
    @fadximohamed8799 4 ปีที่แล้ว +2

    Mshaa allah.aqoon yahan dhalin yaro.ah Aadan hadanu nahay dhalin yarada s/land waan kugu facan waliba anigu si aad ah baan kugu xidhanahay cafimad iyo cibado suuban ku nooloow bro

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 4 ปีที่แล้ว +4

    Libaaxbuu ahaa yuhuuda ka danbaysay run ahaantii

  • @suhaybapdilahi8115
    @suhaybapdilahi8115 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going my teacher

  • @hayaankiibilowka9893
    @hayaankiibilowka9893 4 ปีที่แล้ว

    Wll ilahay shaqada hakuufududeeyo

  • @garashomedia7632
    @garashomedia7632 4 ปีที่แล้ว

    Xogo aad no so diyariso wn dawada inta aan wakhti hayo shp mahadsanid

  • @ilyaasisgoow
    @ilyaasisgoow 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waxaan jeclaan lahaa inaad inaad ilawadaagtid background hoos kayeeraaya waxaan rajeena replyga inaad igadhigi doontid link Kiga background

  • @abdirahmanahmed3522
    @abdirahmanahmed3522 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks a lot Pro
    Lkn su'aal ayaan qabaa waxay na odhanaysaa sidan ... Sirta ku saabsan aaga la yidhaahdo AREA 51 ee ku taalla Maraykanka

  • @nuuraxmed8349
    @nuuraxmed8349 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh wllo hore usoco

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว

      Walaal igu caawi SUBSCRIED ilaahey dartiis 🙏

  • @abdikaarshe8150
    @abdikaarshe8150 4 ปีที่แล้ว +2

    Jumce wacan sxb

  • @tafojr942
    @tafojr942 4 ปีที่แล้ว +2

    kor usoco wll Aadan Sahan

  • @nasromohamed1826
    @nasromohamed1826 4 ปีที่แล้ว +13

    Labo saac habeenimo aa muuqaalada lasoo dhigaa wll kaygow

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว +1

      M,Aqaan Cida Kommentigeyga Aqrineyso Alle Haku Barakeeyo, Hamigaagana Alle Haku Rumeeyo
      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka (1k) SUBSCRIBE wax inoogu Dhiman Haley Garab Qabto insha Allah
      th-cam.com/video/48he-5C5x2A/w-d-xo.html

    • @mustafikirim4433
      @mustafikirim4433 4 ปีที่แล้ว

      xiliga lasoo dhigaaaba waa isku mid

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa dhab xiligaas ayey dadku u badan yihiin

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว

      Walaal qaaliya iisaar SUBSCRIED codsi 🙏

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว

    Wcs mahadsanid sxb

  • @ujeedkaygamarbaadogaan2286
    @ujeedkaygamarbaadogaan2286 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku la jiro sxp qali

  • @naimashawo8937
    @naimashawo8937 4 ปีที่แล้ว +1

    Anaa maanta u horeya wll hore usoco

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว

      M,Aqaan Cida Kommentigeyga Aqrineyso Alle Haku Barakeeyo, Hamigaagana Alle Haku Rumeeyo
      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka (1k) SUBSCRIBE wax inoogu Dhiman Haley Garab Qabto insha Allah
      th-cam.com/video/48he-5C5x2A/w-d-xo.html

  • @MovRecapingX
    @MovRecapingX 4 ปีที่แล้ว

    Mncha zhp aadam 😊😊

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 ปีที่แล้ว +2

    Bro waxan ka codsaneena ina macluumaad badan naga siisid filmka I pet goats 1 iyo 2 o hal video ama labo video kaso sameey.

  • @quenasmachannel3024
    @quenasmachannel3024 4 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ugu horeyey walalkay gul aynku rajaynayaa

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว

      M,Aqaan Cida Kommentigeyga Aqrineyso Alle Haku Barakeeyo, Hamigaagana Alle Haku Rumeeyo
      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka (1k) SUBSCRIBE wax inoogu Dhiman Haley Garab Qabto insha Allah
      th-cam.com/video/48he-5C5x2A/w-d-xo.html

  • @kidscartoonshowchannel3065
    @kidscartoonshowchannel3065 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb Aadan waxana kaa codsanayaa qayba labaad oo ku saabsan mayducan

  • @izmail_dollar
    @izmail_dollar 4 ปีที่แล้ว +3

    Adaan khadar ali❤

  • @zalmancawil2375
    @zalmancawil2375 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going pro never look back

  • @nuuraxmed8349
    @nuuraxmed8349 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wllo

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว

      M,Aqaan Cida Kommentigeyga Aqrineyso Alle Haku Barakeeyo, Hamigaagana Alle Haku Rumeeyo
      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka (1k) SUBSCRIBE wax inoogu Dhiman Haley Garab Qabto insha Allah
      th-cam.com/video/48he-5C5x2A/w-d-xo.html

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadii iigu qosolka badneed een ninkan laga sheega waxay ehed Hitler 30 nin oo soomali ah ayaa aduunka ka saaray

  • @dazzmediapro2660
    @dazzmediapro2660 4 ปีที่แล้ว

    Filimka laga sameeyay magaciisa yaa hayo asxaabta

  • @hothanhothman910
    @hothanhothman910 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah walal waxan jeclan laha hidlar dagalki labade aduun ka xidhidh noceya ayu la laha Islaam ka?

  • @iftiinkageeska
    @iftiinkageeska 4 ปีที่แล้ว +1

    Aadanow waxaadba igu dhalisay inaan halkaa ka jiba keeno bal hadaanba fursaba ku helo 🚤🛶
    Isha Allan

  • @engusame1697
    @engusame1697 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alla

  • @khaledmoheddheereye2025
    @khaledmoheddheereye2025 4 ปีที่แล้ว +5

    ADAN WALAL FILMKAA AD SHEEGAYSO BAL ISAGO QORAL AH ISO QOR

  • @aminhassan7209
    @aminhassan7209 4 ปีที่แล้ว +2

    Walal filmka magacis( I pet goat) miya

  • @Marwanahmedosman92
    @Marwanahmedosman92 4 ปีที่แล้ว

    Quf lagu daydo aya tahay wll Horay usoco😗

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan walal aadanoow arintan barnamij 2aad ka soo diyaari insha allah

  • @maxamedcabdikarin8428
    @maxamedcabdikarin8428 4 ปีที่แล้ว +1

    Mac-hadka AL MUCAAD ONLINE QUR'AAN waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan dadka jecel barashada qur'aanka Iyo culuumtiisa in uu qaadanayo arday cusub ee hore ugaadh. Nagala so xidhiidh Tell: 0634801035. AMA kusoo biir group what's app kan👉👉 chat.whatsapp.com/I52edeBLXWU5CRnS4k57gg

  • @mohamedabdiissack1798
    @mohamedabdiissack1798 4 ปีที่แล้ว +6

    Aadanow adna aan baxno miyaad naleedahay 🤣🤣

  • @raadraacmedia7721
    @raadraacmedia7721 4 ปีที่แล้ว +5

    Dhaman umada somaliyed waxan sinaxariisle uga codsanayaa inaad
    Dar illahay 1k subscribe igu cawisan
    Pllease🙏🙏🙏🙏😢😢😢😢

  • @xasanturky1935
    @xasanturky1935 3 ปีที่แล้ว

    Keep going zxpqali

  • @mustafikirim4433
    @mustafikirim4433 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah bro

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaab maxaa nin dhintay oo laf lafoobay laga raadinayaa hduu iyaga ka dhuuntay geerida kama dhuuman karo

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnks

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 4 ปีที่แล้ว +2

    Sahanka xogaha 👏👏

  • @zakariuemuztafzalad8973
    @zakariuemuztafzalad8973 4 ปีที่แล้ว

    Maxaa weeye wll antratica

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 4 ปีที่แล้ว

    dajaal si fiican ayaan u ognahay inuu kasoo baxayo bariga dhexe asxaabtii rasuulkuna scw ay arkeen oo uu ku xidhan yahay meel yaman u dhow

  • @zhakiip.8.x75
    @zhakiip.8.x75 4 ปีที่แล้ว +4

    Aadan wiil indheergarad ah

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว

      Asc walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED codsi 🙏

  • @safwaantaariikh7676
    @safwaantaariikh7676 4 ปีที่แล้ว

    Allaahu Akbar

  • @ahmedabdiawil9653
    @ahmedabdiawil9653 4 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiqda ayaa ah taas

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว

      Walaal igu caawi SUBSCRIED ilaahey dartiis 🙏

  • @axmedyuusufcali3690
    @axmedyuusufcali3690 4 ปีที่แล้ว +1

    Mancha allah

  • @daarulquraanonline4032
    @daarulquraanonline4032 4 ปีที่แล้ว +1

    AL RAXMA QUR'AAN ONLINE ku baro qur'aanka kariimka ah hab online ah. Kusoo biir groupka barashada qur'aanka 👉👉chat.whatsapp.com/DTzz0E2xcPn0YJ5e3fSO9a

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed8561 4 ปีที่แล้ว +2

    Kasoo hadal walal
    Cizat ibraahiim alduuri
    Kuxigeenkii sadam Husein ciraaq
    Oo xaaladiisa cadayn

  • @ayanlejam3x253
    @ayanlejam3x253 4 ปีที่แล้ว +4

    Yesss

    • @mrshawaenglish9274
      @mrshawaenglish9274 4 ปีที่แล้ว +1

      M,Aqaan Cida Kommentigeyga Aqrineyso Alle Haku Barakeeyo, Hamigaagana Alle Haku Rumeeyo
      Waxaan Ahay Macalin English Oo cashiro ka bixiyaa TH-camka (1k) SUBSCRIBE wax inoogu Dhiman Haley Garab Qabto insha Allah
      th-cam.com/video/48he-5C5x2A/w-d-xo.html

    • @ruqiyomahamed9798
      @ruqiyomahamed9798 4 ปีที่แล้ว

      Walaal qaaliya igu caawi SUBSCRIED codsi 🙏

  • @afendibrochannel9944
    @afendibrochannel9944 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaad mowduuc nooga soo diyarisa ANCIENT ALIENS waxa loo yaqaan fdln🖑🖑

  • @cabdicasiiscabdilaahi3585
    @cabdicasiiscabdilaahi3585 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan taariikh kasmee qaarafa antratica

  • @bachierdaahir4092
    @bachierdaahir4092 4 ปีที่แล้ว +2

    Aden Sahan salamulcayalk Waxan ahay tagerahaga ugu wayn ee dagan Awdal Borama runti hadaad xisado ad bixinayso an dhiganyo runti waxana A+ bn keeni lahaha hahaha 🙏