This is extremely important conversation to have. I once sent my stepmom $700 a month and she complained about how small the $700 was! She lived in a small town in Africa.That was last time I sent her any money and I became the evil and cheap guy. I save a lots of money over the years. Save your hard earned money!!
War ninyahoow arintaan waad la soo daahdey. Ilaahey Sadaqo ha nooga dhigo wixii aan dirney. Qof dhalinyaro ah in biil loo woro waanba ka soo hor jeedaa anigu.
In la shaqeystaa way fiicantahay lkn kuwa qurbaha joogana inay sadaqo la baxaan iyagey u fiicantahay waayo illahay ayaa ku dhowrayaa ubadkooda caafimaadkooda al ugu barakoobaya
Masha alah xqiqda dhabta qalbiga in badan iga gubty wan bogaadin in la helo dad si ficn uga hadla o so gudbiya runta indhaha an ka laabano Wacyi glin iyo brarujin loo baahna waye
Enough is enough They say, is this how much you sent????? I only have this much left.. why do I care how much left? And I know how much I sent .. our people need to know how to talk to people for real. Support only your parents and for those really in need such as: orphans, elderly, khaaraan and etc.. unappreciative siblings are history.
very true enough is enough. i have so much family back home i recently sent a cousin $200 and he didnt even text back on whats app thank you. I visit every few years and they make me and my family in Canada life very difficult with their entitlement.
Canada keliya ma aha ee wadamada reer galbeedka ah oo dhan dad badan ayaa sodon sano waxaa yar ee dawladdu bixiso u fadhiya oo moodaya inan arsaaqad kaleba jirin
hadii la dhihi lahaa ninkasta ha ku darsado wuxuu u cunaayo guriga haku soo darsado wlhi ninkasta calooshisa u dhaxi lahaa wuuna shaqaysan lahaa, shaqo la aan majirto ee manyac laga badiyay dakaan
Somalia hadey system meel dhigiwaayan oo kuwa kadambeya mustaqbalka eey raacan shasheya kale aya wadanka lawareygaya Somalidana 2nd class citizen bey noqan iyo addoon shasheye
wuxuu i xasuusiyay gabadh tahribtay oo madykeeda laga helay shan kun oo doolar ku dihimatay saxarada carabta .Sheekh ayaa ka hadlay ! wuxuuna na yiri lagactaas waxaa ku filnayd in mis ay dhigato dalkeeda oo shaqaysato
Barnaamijkaan waa loobaahnaa waa muhiim xitaa dwlkii hooyo siyaasad ahaan weey kacayaan oo dowladoidu weey laxisaabtamayaan oo shqsiga ugalaya qof lahubo ayeey dirsanayaan lakin now they are already in transit why do I care I have nice biil next yr I’m going to America common wlhi meel walba hurdada weey kakicineeysaa mashallah.
Maxaa qabsatay waa su’aal ku xiriirta la xisaabtan. Qofka aad la xisaabtameysa ma isweydiisay wixii culaab eheleed tunka u saarnaa tan ilaa maalinkuu kowaad oo qurbaha yimid. Fulinta danahiinaa ku waayay inuu wax meel u dhigmaan.
Everyone wants to support their family back home but your family that you support think they are entitled to get money from you , they become lazy and unproductive , they complain a lot about you not sending enough to push you to send more money.
1.75 billion is sent back to Somalia alone. I don't know, estimating about 200-300 million being sent to the West Somalilands in Ethiopia? Kenya might be more due to investments. So around 840 million to 1.2 billion. I saw an article about 70-100 million per month being sent to Kenya by Somalis back in 2016. In total, 2.75 to 3.2 billion is being sent back to Somali areas in the Horn of Africa. We can use this money to create business hubs and build up industries.
Family gu inuu hanti samaysto ma xuma because hadaad noqoto ilmaha xageed dhigaysaa dad aad biisho waxay ku leeyihiin maxad qabsaday Ilaahay hanti khayr qabta hai siiyo ciyaalka month hadaad geyso way kuugu raaxaysan waa lahaan shahaaga ina adeer
Amazon ka shaqeya 12sacadod hada o an dhagesaye dhagan gashte hoshana wan haya wana xamli wana xanun wlhi hadadan adi isku cabsan cid kuma cabsaneso cml
Somali maraykan joogta shaqeysan la maxa wadankii uun looga hadli kasoo hadla Kuwa ku dhashay halkan maraykan ee leh Hooyadey iyo aabahay ayaan la ficil tamaya Oo ma shaqeysanayo iyo sido kale Kuwa Yagoo Tukaano iska wada ag furey ee waxbana Hayn ee islamaha kirada laga bixinayo kirada guriga ee Karmel kirada Halkii guriga kirada dawladu ka bixinayso ee ku bixinaya qolka karmel ee sugaya maalinka dhan dirac ama sheelad yar Oo 50$ ah
Really enjoyed this conversation ! He spoke nothing but real facts!!
This is extremely important conversation to have.
I once sent my stepmom $700 a month and she complained about how small the $700 was! She lived in a small town in Africa.That was last time I sent her any money and I became the evil and cheap guy. I save a lots of money over the years. Save your hard earned money!!
Good for you man. Look after yourself life is already hard asf.
True 💯
Wallahay waa run aniga markaan wadanki kunoqday waxaa hooyaday laguyiri gabadhaada maxeey qabsatay😅😅😅
Wallahi he speaks the truth. Keep it coming bro
Masha Allah tabarak Laah warkan dhego hadalka ah waa loo baahnaa. Sodon sano ka dib waa inaan xisaabtanaa. Waxaad sheegeysaanba waa wada run xataa hadaad wadankii tagto maalin ku qadeysiin maayaan
Manshalah barnamijkan labadisa qaybodba markan dawadey wxn ogadey masuliyad aan taydi ahyn inan dusha sartey tii ubadkayga iyo nafteydana dayacey sanadkan cusub inshalah xawalad danbe uma tagi dono wxn sadaqo miskiin anku cawinayo ka ahyn idinkuna gulaysta walalayal
Aleylee isbarqabo anugo waqti dheer kadib marhoraan baraarugey oo xitaa xawalada xayey siinteedaa children iggu disho ogow waaridkey ilahay ha unaxariisto
Asc waa xaqiiq jirta waxa aad kahadleysan.
Waraysigaan ama podcastican labadisa qaybood waxa loo bahan yahay inay Soomalideenu dhagaysato waxaad wadaan waa kobcinta garaadka iyo hab fakarka dadkeena mahadsanidiin wll❤
Se t
Mansha Allah tabarakalah ilaahay ha idin xafido wax xaqiiq ah ka shekenaysaa
❤❤❤❤❤❤❤ xantaada xan ku darso aan maqli jiray salaan sare runta ugu shuba dhagaha
War ninyahoow arintaan waad la soo daahdey. Ilaahey Sadaqo ha nooga dhigo wixii aan dirney. Qof dhalinyaro ah in biil loo woro waanba ka soo hor jeedaa anigu.
Wlhi Ninkaan waa waayo arag subxanaAllaah wll Allaha kuxafido maskaxdaada Allaha kuxafido MashaAllaah koleyba runta dadka wey dhibtaa koleey waxaad ka dhawaajisey waa arin aad noo dilootey hadaan nahay qurba joog nadilootey waqti dheer waa wacyi galin lkn kaliya waxaa fahmi kara qofkii caqli leh waanadana qaata BarakaAllaah wll bartaas kasii wad wacyi galintaada iyo waayo aragaada wanaagsan mashallaah tabarakallaah 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
In la shaqeystaa way fiicantahay lkn kuwa qurbaha joogana inay sadaqo la baxaan iyagey u fiicantahay waayo illahay ayaa ku dhowrayaa ubadkooda caafimaadkooda al ugu barakoobaya
Walaahay wax badan baad ka hadashay wadheerow. Keep talking about Africa they need to woke up.
Habeen iyo maalin barnaamijyada noocana fathiaya absiye ka hadasha soo casuun
Program fiican oo wacyi galin u ah dadkeena. Jazaakumullaah kheer.
Ninkaan oo kale ayaa loo baahanyahay inay qurbo joogta Soomaalida u fikirto❤
Walahi ninkaan wuxuu kahadloo dhan wey isoo martay lkn hada waan katashtay
Masha alah xqiqda dhabta qalbiga in badan iga gubty wan bogaadin in la helo dad si ficn uga hadla o so gudbiya runta indhaha an ka laabano
Wacyi glin iyo brarujin loo baahna waye
Well said , wallahi. Mutaffaqun 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
Walee waaruntiis ilmihiisii oo gaalo biileysuu ninkale ilmo ukorinaa
Waxaad ka hadasheen xaqiiq baad kahadasheen
Enough is enough
They say, is this how much you sent????? I only have this much left.. why do I care how much left? And I know how much I sent .. our people need to know how to talk to people for real. Support only your parents and for those really in need such as: orphans, elderly, khaaraan and etc.. unappreciative siblings are history.
very true enough is enough. i have so much family back home i recently sent a cousin $200 and he didnt even text back on whats app thank you. I visit every few years and they make me and my family in Canada life very difficult with their entitlement.
Podcast muhiim ah weeye. Thanks.😮
Aad iyo aad aya u mahadsantihiin wa barnamij dahabiya ❤
Waxaas oo dhan waxaa ka daran dadka qurbaha jooga oo cayrta iska dhex fadhiya. Gaar ahaan Canada. Naag baa ku faaneysa aniga waligey ma shaqeeyn. Sida dadkaas biilka loogu diro baa ayaga cayrta u curyaamisay.
Canada keliya ma aha ee wadamada reer galbeedka ah oo dhan dad badan ayaa sodon sano waxaa yar ee dawladdu bixiso u fadhiya oo moodaya inan arsaaqad kaleba jirin
hadii la dhihi lahaa ninkasta ha ku darsado wuxuu u cunaayo guriga haku soo darsado wlhi ninkasta calooshisa u dhaxi lahaa wuuna shaqaysan lahaa, shaqo la aan majirto ee manyac laga badiyay dakaan
Soomaali fara dheertu dhooba qasidda kuma wanaagsana. Baasta cunista ha joojiyeen Maryooley.
Barnaamijyada nuucaan oo kale ah inaa noosoo badiso ayaan idinka codsanaa.
Asc waxaad ka hadasheen xaqiiqda jirta waadna ku mahad santihin.
Somalia hadey system meel dhigiwaayan oo kuwa kadambeya mustaqbalka eey raacan shasheya kale aya wadanka lawareygaya
Somalidana 2nd class citizen bey noqan iyo addoon shasheye
Walahi waaruntiis Hadalka
wuxuu i xasuusiyay gabadh tahribtay oo madykeeda laga helay shan kun oo doolar ku dihimatay saxarada carabta .Sheekh ayaa ka hadlay ! wuxuuna na yiri lagactaas waxaa ku filnayd in mis ay dhigato dalkeeda oo shaqaysato
Walal ruun ta usheeg
Waliba sariir buufin ah xaqiiqa ayuu ka hadlayaaa ninkani
Shaqaysta ceeb maaha ❤️
Barnaamijkaan waa loobaahnaa waa muhiim xitaa dwlkii hooyo siyaasad ahaan weey kacayaan oo dowladoidu weey laxisaabtamayaan oo shqsiga ugalaya qof lahubo ayeey dirsanayaan lakin now they are already in transit why do I care I have nice biil next yr I’m going to America common wlhi meel walba hurdada weey kakicineeysaa mashallah.
Good 📰news
Waa laba nin oo reer Gaalkacyood ah. Dhego-hadalkaan waa muhiim.
Maxaa qabsatay waa su’aal ku xiriirta la xisaabtan. Qofka aad la xisaabtameysa ma isweydiisay wixii culaab eheleed tunka u saarnaa tan ilaa maalinkuu kowaad oo qurbaha yimid. Fulinta danahiinaa ku waayay inuu wax meel u dhigmaan.
Home care
Wax weyn ha umaleynina booyaasnimo lee waaye hadaba booyaas dalkiisa joogo noqo oo maamta shaqo biloow
Muhiimada maahan inaad dhagax ka shaqeyso muhiimada waa inaad shaqeysaa waxey ahaataba shaqadaas
Very good discussion 👌
Everyone wants to support their family back home but your family that you support think they are entitled to get money from you , they become lazy and unproductive , they complain a lot about you not sending enough to push you to send more money.
True indeed !
Run waaye
Aniga amazon kashaqeyo waxan gala 5:30 am waxan kasobaxa 4:30 pm
Shaqo waa sharaf laakiin dadka lacagaha loo diro waa in loo fiirsado
Abayo naftada un ushaqeyso cidna waxba haudirin.wayo qof dumara tahay cimri baana kugusocda marka wakhti yuu kaa lumin. Kuquus qaado wareysigan walahy waa iga talo oo aniga degan yurub 30sano.
War ehelka wax halataro lakiin yan lakafaloqadin bishii waxan waxkaadhibin asna kaalmo u eh
Wa barnamij wanagsan ❤
Emailkaaga iisoo dir sxb mahad mahadsanid ama meel kale oo aan kaala soo xiriiro
Waa hadaal salameyn leeh
Dhago hadalka nosoobadiya thank you
Runta hadii lashego wad saxantahay
Sxb noo soo badi muuqaladan.
1.75 billion is sent back to Somalia alone.
I don't know, estimating about 200-300 million being sent to the West Somalilands in Ethiopia?
Kenya might be more due to investments. So around 840 million to 1.2 billion.
I saw an article about 70-100 million per month being sent to Kenya by Somalis back in 2016.
In total, 2.75 to 3.2 billion is being sent back to Somali areas in the Horn of Africa.
We can use this money to create business hubs and build up industries.
All the Somali people getting money back home the lazy ones watching this video punching the air 😂
Is updated you
Ninkan wlhi reerkeyga ayuu kahadlayaa😢
Samaliya qaarbaa sidaasa walhi cuto iyo shaqa maliha adigu kaa sugaya
Walee ninkani muxuu boog soo faagay
waxaa U she gayo O dhan waa ruutii wlahi😊
Aniga dadkaan wax ka koriyay ayaaba aduunka iigu neceb oo i dhaha waad na dhoofin weysay
Dhoofka wax weyn la'ah maba oga meshey joogan iney wax kaqabsan karaan.
Whi waa runtiii ninkaaa
Family gu inuu hanti samaysto ma xuma because hadaad noqoto ilmaha xageed dhigaysaa dad aad biisho waxay ku leeyihiin maxad qabsaday
Ilaahay hanti khayr qabta hai siiyo ciyaalka month hadaad geyso way kuugu raaxaysan waa lahaan shahaaga ina adeer
Hal filo kugu filan taas dhiso
Shaqo lama weenin africa
Lkn shaqadi ayaa waqti geedi
dheer yahay
7:00AM- 18:00PM
Qurbaha dad baa maalinki 14saac shaqeya adna 7-1800 baa kahadleysa. Walee lakala war'la yahay
Run badan Ilhay wax ha garnsiiyo kuwo jaad u fadhiya ama sheeko u fadhiya 😢
Jamacad bn dhameeyey shaqo la an bn somaliyaH la jooga wlhi xata kabalyeeri wan radiyey wan wayey oroma ka wada shaqaysa
Amazon ka shaqeya 12sacadod hada o an dhagesaye dhagan gashte hoshana wan haya wana xamli wana xanun wlhi hadadan adi isku cabsan cid kuma cabsaneso cml
Africa loodiro mise reerahina....anaga waxba namasogaadhin
Reeraha saw africa majoogan.
😁 Haaa wlhi waxba daaha ka qaaday guuleeso
80%of Somali women shaqadooda waa care ama cleaning 🧹😢
podcastigan marka an daawaday waxan xasuustay odhahdii ahyd 'BIYO SACABADAADA LAGAGA DHARGAA'
❤
Nin kaan intee deganyahay
Shaqaysta dadka africa jogaw qof asagaga ah ha ka sugina biil isla yaaba
Qeyb 3 uyeer zxb❤
15 kenya money ah waa imisa talow😂
100$ (US Dollar).
Wow 🎉
Famlikaaga maalgasho waalidkaagana dhaqaaleyso ayagaa xaq kugu leh waxii kasoo hara salaantaa idinka badan
Somali maraykan joogta shaqeysan la maxa wadankii uun looga hadli kasoo hadla Kuwa ku dhashay halkan maraykan ee leh Hooyadey iyo aabahay ayaan la ficil tamaya Oo ma shaqeysanayo iyo sido kale Kuwa Yagoo Tukaano iska wada ag furey ee waxbana Hayn ee islamaha kirada laga bixinayo kirada guriga ee Karmel kirada Halkii guriga kirada dawladu ka bixinayso ee ku bixinaya qolka karmel ee sugaya maalinka dhan dirac ama sheelad yar Oo 50$ ah
Waliba aan kuugu daree raga somaliyed qaar caruurta nabsi ayey ka galaan Minneapolis waxaa jooga 8kids qaar xaas noqday
Odaygii wuxuu noqonayaa Africa wuxuu leeyahay kuwaasi way darmadeene waxan soo abuurayaa 2-3 ii ducaysa
Xarashkaas waan idin haynaa ragow 😡
Gabadhaha somalida ayagaaba odayga Aabahood oo dhacay u guurinaya si hada ilmo cusub u dhalo, kuweedi intay dayacday bay walaalaheed dhalan doona ay rabtaa inay biisho waa caqli liita.
@@rosemarie6347 kkkkk aabehed inay raali galiso waa waajib saaran
Inkastoo khalad tahay gabadha 18-120 jirka
Ee lacagta lagu afduubayo
Ina asaga miyaa abaal iihaya hooyadii oo caruurta Daycare ku gurtay shaqada ku dhex foolato silic markay dhameysato
Intii sanadka soo hadhay odayga wuu la boodaye waxan dhisayaa guri
7-days kadib waxaa lagusoo xidhay arooskiisa taaq xaq miyaad maleyseen 😡😡😡
Iyo gabadha hooyadeed looga soo qaylyay dhakhso ticket ku goosatay hadey soo noqotay la kabaygii sariirteedii ayuu naag ku qabaa
Adigaa faanee fuq dheh
Naag hadaad guursato ma xuma lkn meel dajiso
Nin shalay aan Africa kasoo tow gareeyay ama gaajo ugu soo dulqaatay
Ama reerkeena ugasoo go’ay family ga oo dhahaya ninkan iskadhaaf ama garaabo iyo habeen igu dilay intuu idhici lahaa aabay aan raali galiyo
@@rosemarie6347waalid wax lootaro maxaa dhiba
Sad reality
👍🏻👍🏻💯💯
Nin raga ayaad tahay waxa asd shegeysa waa run. Adigu maxaad ka shaqeesa?
Really wa arrin wanagsan
Maxu yahay hadafka marka??
Hadafka waa shaqeyso shaxaad iyo qofna shilin haka sign.
Sugin!
Hadafka waa inaan wada shaqeesano oo aan cidna cid kale wax ka sugin
Been ma han
Somalia joga ka shaqeeya ma dad la biilo baa jira😂 compny aan ka shaqeeyo somalia dad xirfadleh baa la layahay😢
Anaa kuwa iska fafadhiyo kusodiraaye shaqo masinee??
@@Mumino-s9l waa haday xirfad leehhiin
@@Udugsanxirfad nooce ah wll.
Shaqooyinkaas aad tirisay walaaloow ma ah shaqada ey somalid qabtaan somali kuligood waa laandheerayaash aan waxey shaqeeytaan aan cunin
Ereyga laandheere waa waxa soomaali lu'gooyey ey aduunka kale uga hareen.
Saxb shaqooyinkaas xirfadey rabaan dee aniga fundi maihi seen ushaqeeya
Baro shaqaale.nimo ku shaqee.adigoo fuundi ah waad is arkeysaa
Maa baratid
Xirafada maa baratid mise ina lagu biila rbta forever 😂😂😂
War dadka nabiila hanagu dirina pls
Aadban uga xanaaqnay hadaa nahay reer Africa
Bahalka gaajada ah muxuu ahaa
Oo hadda ninkaan weyn muxuu sheegaya ma dadkii buu jaa'ifeysanaya oo amuurahoodii ka shekeynaya kulahaa hilib bey qal qaldan gabar maskiinka baa saq dhexe shaqo gashay oo adiga howlahooda yaa ku yiray daba gal waa anshax xumo
Ninka qofna majaifeyin wayaha Dabta aha e qurbaha kajiro ayu kahadlay iyo durufaha lagushaqeyo qurbaha e wax faham
Xaqiiqda qurbaha ka jirta ayuu ka hadlay