ความคิดเห็น •

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO หลายเดือนก่อน +48

    Ustaad Cumar Mahadsanid Ma Aamineysa Hooyadey Mcn Allaha iidaaye Mar Walba O Ay Codkaaga Maqasho Waxay igu Dhahdaa Ma Saaxibkaga Baa Mise Hade Tiktok Codkaga Ka Maqasho Waxay igu Dhahdaa Saaxibka Codkiisa Sababtuna Waa Dhageesiga Mar Walba Ay Maqasho Anigo Dhageesanayo Barnaamijyadada

    • @TrickSom.Tech1
      @TrickSom.Tech1 หลายเดือนก่อน

      wllhi lpx same aa nhy wxy i dhahda ninkan mxd ku aragtey 😂

  • @Eng_mohamed452
    @Eng_mohamed452 หลายเดือนก่อน +30

    Dar allaa ku jeclahay 🎉❤

  • @salamali54
    @salamali54 หลายเดือนก่อน +22

    This guy is the best somali youtuber..
    His philosophy qalbikeyga hoose waxyaabaha kujira adoo marwalba mowduuc kasameynaya argaa 😮

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO หลายเดือนก่อน

      Taas Ana horey ula yabay wlhi

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 หลายเดือนก่อน +11

    Maogtahay wll cumar 6years ayaan kugu xidhanay wxn kaa faaiiday wlhi masoo koobi karo wxn kulleehay mhdsnd allah kuxafiddo wllo

    • @nasrasaid4665
      @nasrasaid4665 หลายเดือนก่อน +3

      Anoo 1 sano ku xiran aa wax ka faidy kwrn adoo 6 Sano ku xirnaa m.a❤

  • @AadanCabdisalanAadan
    @AadanCabdisalanAadan หลายเดือนก่อน +31

    Walaahi cumarow 1 sano Ayaan udabaadagaayaa inaanan istimnaac sameynin xitaa jimcaha xiga inanbaan doonan weliba meherkeedi Ayaan racing alhamdulilaah

    • @maxamedhabane2381
      @maxamedhabane2381 หลายเดือนก่อน +2

      M.a

    • @Beyraad
      @Beyraad หลายเดือนก่อน +1

      Hamblyo bro Aroos wcn

    • @Cabdiraxmanhagio
      @Cabdiraxmanhagio หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah bro mustaqbal wanaagsan ku rajeyna

    • @24hours171
      @24hours171 หลายเดือนก่อน

      mabruuk🎉

  • @abdifatahomarali
    @abdifatahomarali 8 วันที่ผ่านมา

    Shukran Ustad omar ishar❤

  • @Abdi-rd5gs
    @Abdi-rd5gs หลายเดือนก่อน +1

    Laailaha ilalaah muxamaden rasuulula scw

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 หลายเดือนก่อน +6

    Shukran ustaad omer.

  • @Smaxto
    @Smaxto หลายเดือนก่อน +12

    Ku saliya nabiga scw

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam wacala aalihii wasaxbihii ajmaciin

    • @cabdisamadjaamac534
      @cabdisamadjaamac534 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم

  • @mohamedsandhool7728
    @mohamedsandhool7728 หลายเดือนก่อน

    ‏ ‏جزاك الله ‏خير

  • @khadarxasan9426
    @khadarxasan9426 หลายเดือนก่อน +3

    Kuwa anan naftooda jeclayn waxa adag inay cid kale jeclaadan ❤

  • @abdihamid3168
    @abdihamid3168 หลายเดือนก่อน

    Jazakalah akhi ❤

  • @khaalidguluf8475
    @khaalidguluf8475 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll cumar.

  • @hamdaisse1689
    @hamdaisse1689 หลายเดือนก่อน

    Mawduuc muhimaa thankz ustaad

  • @dahirhassanadan8834
    @dahirhassanadan8834 หลายเดือนก่อน

    Ustad mahadsanid

  • @cartedadaalow9089
    @cartedadaalow9089 หลายเดือนก่อน

    Shukran ustaad

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 หลายเดือนก่อน

    Ustaad shukrn

  • @SaacidMohamud8
    @SaacidMohamud8 หลายเดือนก่อน +7

    Inta badani waxaan kashaqeeyaa howl alaab ku keydsan (Bakhaar/store), markaa ayaan daartaa Podcast-gaada Mr Cumar Inshaar. Shaqo + garaad kororsasho.

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 หลายเดือนก่อน

    Jazakallaaah wll cumar inshaar😊

  • @muminmumin5023
    @muminmumin5023 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll ❤ cumar ishar barakallah

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 หลายเดือนก่อน +6

    Hanti qaran weeye Cumar insh allah allah hainagu anfaco barnamijyada uu inoso gudbinayo,dhalinyaroy fadhiga kakaca.
    Waxaan dawanayay podcastigan aniga oo jimicsi ku samaynaya xafada,marka hadii uu jiro qof dhahaya ma haysto lacag aan gym ku aado aniga ayaa xujo kugu ah ee hada bilow jimicsi oo xafada ku bilow.

    • @FariidoChannel-gj8ud
      @FariidoChannel-gj8ud หลายเดือนก่อน +1

      Guriga wax ka wanaagsan majiroba .jimicsiga guriga aniga nafis ayaan ku dareema iyo nashaad waana xoriyad dheeri ah

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 หลายเดือนก่อน +28

    Big fan brother you are my favorite Somali you tuber keep going bro 🤜

  • @abdirahmanibrahim2959
    @abdirahmanibrahim2959 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid mudane

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Macalin Omar❤🙏💯

  • @AbdiNjbMahamed
    @AbdiNjbMahamed หลายเดือนก่อน

    Tnx sxp omar ishaar

  • @user-lp1ml5xy8s
    @user-lp1ml5xy8s หลายเดือนก่อน +7

    Shukran ustad Omar inshar
    Runtii wax badan wan kaa faidey.

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad ❤😊

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walal

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran omar inshar ❤️🤝👏

  • @user-pv7pm3un2p
    @user-pv7pm3un2p หลายเดือนก่อน

    Abaal lagudo waxa ugu fiican jazaakallaah

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid 😊

  • @ahmeddahiye4773
    @ahmeddahiye4773 หลายเดือนก่อน

    Mashallah bro tks

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ หลายเดือนก่อน

    Shugran wll Omar inshaar

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely right

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo หลายเดือนก่อน +1

    Waan idin salamay wallhy❤🎉

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla หลายเดือนก่อน +2

    hees ayaa aheyd 💬
    nafteydaay dib isu qabo
    wixiii qoran waa qoraale
    qar iyo buur ha iska ridin
    qorshiyo yeelo go,aan
    hambalyo 15 may maalinta dhalinyarada somaliyeed s.y.l

  • @mustafexasan6799
    @mustafexasan6799 หลายเดือนก่อน +1

    Podcast yadada marka shaqaynya dhagytsa thanks 👍

  • @MohammedHassan-jt5mb
    @MohammedHassan-jt5mb หลายเดือนก่อน

    Omar inshaar allaha kubarakeeyo nolosha dhinac walba waad naga dhiiri galisey❤❤

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x หลายเดือนก่อน +1

    Thanks

  • @Canab-Cabdirashiid
    @Canab-Cabdirashiid หลายเดือนก่อน +3

    لا حول ولا قوة الا بالله 😊

  • @AxmedJama-vs7vu
    @AxmedJama-vs7vu หลายเดือนก่อน +2

    I love In the seek of ALLAH

  • @user-gr2yq6kb1q
    @user-gr2yq6kb1q 6 วันที่ผ่านมา

    خلاصة الفيديوا،
    القناعة 🤍
    عليك ان تكون قنوعا، قبل كل شيء.

  • @balkisindho7093
    @balkisindho7093 27 วันที่ผ่านมา

    Jasakallh

  • @Macre-ipro
    @Macre-ipro หลายเดือนก่อน

    Wall Cumar allh cimriga ku barakeyo 🤲

  • @Ahmed12812
    @Ahmed12812 หลายเดือนก่อน

    Cumar inshar best somali TH-camr, waxan dhihi kara inaan waxbadan kaa faaiidey❤

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @user-hd4dl6cd9l
    @user-hd4dl6cd9l หลายเดือนก่อน

    Aad baad umahadsantahay wllo sii fican banu uga faaidnaa vediowyadada جزاك الله خيرا ❤

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo หลายเดือนก่อน +1

    Walhi waa mowduuc aad uu muhima waa mahadsanthy ustaad omet inshar😊

  • @user-pv7pm3un2p
    @user-pv7pm3un2p หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaah

  • @user-dv1pu4jk5r
    @user-dv1pu4jk5r หลายเดือนก่อน

    Always ustaad Omer

  • @user-es1ql6wj6n
    @user-es1ql6wj6n หลายเดือนก่อน

    Omer inshaar wllhi nolosheyda waxbadan ayaad ka badasheyy waa
    Ku tageraa wllhi❤❤

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 หลายเดือนก่อน

    Haa waa arin mudan in laga hadlo ixtiraamka naftaada😊😊😊

  • @boqorobilan1974
    @boqorobilan1974 หลายเดือนก่อน

    Fandhal podcast wan jeclahey so badi omar

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 หลายเดือนก่อน

    Wa mahadsantahay

  • @FatimaAli-wq4ix
    @FatimaAli-wq4ix หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @queenanisa1589
    @queenanisa1589 หลายเดือนก่อน

    Shukran walalkey omr inshar hadan dhinac kugu dhaliilay waxan kugu tageraya dhinackale madabma aan wax kaafaiiday🤝🙏🙌

  • @sultanhuud8422
    @sultanhuud8422 หลายเดือนก่อน +1

    Omar mohamed inshar 2016 ayaan kuugu soo biiray degalkaaga youtubka waxbadana Wan kaa faaidey xaqiiqadii walaal imnka aan kulahadlaayo banaanka ama dooga cagaarka magaalka intan ubaxay dhulkoo rays io roob helay baan ku dhagaysanayaa wlahay jewigayga lagama shekeyn karo alle Haku barakeeyo walaal Omar inshaar ❤

  • @Mohameddeck-gn4bo
    @Mohameddeck-gn4bo หลายเดือนก่อน

    Ustaad omar ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay🥰

  • @hibaqmohamed6335
    @hibaqmohamed6335 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wan uu bahan Arinka inada ka so hadsho ❤

  • @abdiaziizmaxamedabdiaziiz6776
    @abdiaziizmaxamedabdiaziiz6776 หลายเดือนก่อน

    Grazie zxp cumar

  • @abdirahmanmohamut7187
    @abdirahmanmohamut7187 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso saaxib ❤❤❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi tijaabadan mar hore Ayan bilaabey alxmadulilaah wax badaan baan ka faa'idey kalsoonideyda, Karti iyo dadnimo dheeri ah xitaa howl walbo aan qabanaayo ano ku farawsan baan qabtaa Markan Nafteyda jeclaadey waxan jecladey caruurteyda, gurigeyga, shaqadeyda, Nafteyda ixtiraam weyn baan u haayaa alxm.

  • @Kingramesh11
    @Kingramesh11 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnid Ustaad Omar

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt หลายเดือนก่อน

    Wcs ustaad omar inshaar

  • @KamaludiinBarbarozah
    @KamaludiinBarbarozah หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad omar ilahay hakaa abaal siiyo

  • @DunialulDunialul
    @DunialulDunialul หลายเดือนก่อน

    Wlh waa runtaa self love is needed hadadan naftaada jecleyn waxaad jeclaaneesaaba iska yar

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3oj หลายเดือนก่อน +1

    This podcast always quites best than Ogansho

  • @SaabariinIbrahim-qg4se
    @SaabariinIbrahim-qg4se หลายเดือนก่อน +2

    Wll qofka naftiisa waxtara baa dadkana waxtara❤

  • @ahmedyusufmohamud3932
    @ahmedyusufmohamud3932 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمت الله وبركاته، شكرا أخيوي. Waa inoo faa i deesay oo waqtigeena maaadan ku ciyaarin oo waad inoo faa ideesay
    Mahadsanid!

  • @munocabdimayow23-km1cz
    @munocabdimayow23-km1cz หลายเดือนก่อน

    Mahsanid wllkey Omar

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali หลายเดือนก่อน +1

    Haduu Jirro qof Idinka Midoo U fiirsaday Hadalka Ustaad Cumar " 1kii Daqiiqad 100 Jeer Ka Badan Buu isticmaalayaa Ereyga Yacnii " يعني
    Waxaan Odhan Karaa Hadalkiisa ugu Yaraan 10%
    Waa Kalmada Yacnii Oo Soo Laab Laabanaysa

    • @Sahruush
      @Sahruush หลายเดือนก่อน

      Dee qof walba Hal hays bu leyhy somhn🎉

  • @KAAMILFILIMS2024
    @KAAMILFILIMS2024 หลายเดือนก่อน

    MA SHA ALLAH ALLAH KU XIFDIYO OMAR

  • @WalyHassan
    @WalyHassan หลายเดือนก่อน

    Bug best somali

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @ZeinabNur-ly9xv
    @ZeinabNur-ly9xv หลายเดือนก่อน

    Wll omar inshar shukrn wax badn baan kaa faa iday

  • @LiibaanhusseinMuumin
    @LiibaanhusseinMuumin หลายเดือนก่อน

    Arinayaakaalatasha lahaay wlk

  • @Bullale6
    @Bullale6 หลายเดือนก่อน +1

    Asalaamu calaykum Yaa Omar inshaar!
    Omar aniga iyo dhalinyarta ku daawata waxaan kuu haynaa abaal ah ka ugu wanaagsan ee qof bini-aadam ah u qabto qof. ixtiraam,karaamo iyo xushmad intaba waanu kuu haynaa. waxyaabaha aan kugu doortay waxa ka mid ah Sida aad u abaartid xaqiiqada iyo wacyigu sida uu yahay.
    Shakhsi ahaan waxaan odhan karnaa waxa podcast ah ee aad soo galisay waan wada dhagaystay, aqoon iyo wacyi ahaana waan kaa faaiiday. waxaan xusi karaa ama tilmaami karaa in dhalinyarada ku dhageysta ay wacyigoogu bisil yahay, kuna baraarugsan yihiin waaqica taagan sida uu yahay hadda.
    Haddaba Omar waxaan kuu hayaa hal Su'aal oo aanan mid labaad lahayn su'aashaas oo ah sida tan:
    Omar maxaad hawlkar noogu noqon weyday si aad noogu sameyso mawduuc haba ahaado mid laba eray laga faaiidayee! maxaad nooga maqnaataa in muddo ah?
    Mahadsanid ustaad.

  • @Maidaxuseen
    @Maidaxuseen หลายเดือนก่อน +1

    Buugas noso koob wll cumar fadlan❤

  • @somaliacommedy8444
    @somaliacommedy8444 หลายเดือนก่อน

    Mararka qaar ustaadi 30 daqiiqo ama 1 sac inogu dhig❤

  • @XanafiAxmed-tp7et
    @XanafiAxmed-tp7et หลายเดือนก่อน

    Wacan Raba ina an Si goni kulu hadlo

  • @idowibrahim3160
    @idowibrahim3160 หลายเดือนก่อน

    sukran walkeyga waxaa tahay qofka kaliya aan mar walpo aan dhaqeysto ilaa 2019 aya ku hiraa aan ku dhaqeytastaa❤

  • @ShamsudiinHasanabdulahi
    @ShamsudiinHasanabdulahi หลายเดือนก่อน

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 หลายเดือนก่อน +2

    Wll waan kusalaamay Omer
    Salaan kabacdi wll waxaan bilownay inaan dhalinyaro ahaan dmadaxdeena iyo adduunkaba aan u dirno fariin aad u wayn waxaana nagu kalifay:-
    dhalinteena oo in badan qaxooti laga dhiga
    In kaloo ka midana saxaraha ama badd weynta ayy ku dhinteen 🇸🇴
    Iyo in khayraadkeena laynaga indho tiro dhalinyarada
    Markaa wll adna dhinacaaga garab nagusii wll si dhalintu haqiiqda ka dahsoon ay u ogaadaan waxanna cidda waddaa waa ethiopian 🇪🇹 wllkyow fadlan ❤🔥🙏🏻

  • @ruuni2
    @ruuni2 หลายเดือนก่อน

    Saa nafteyda dad ugu hor mari nayay ayan dalay wlhi ana wax ma qabsan ayagana wax wan u qaban lahay wali is jiit jiit ka igu socodo 😢

  • @juuwaryele
    @juuwaryele หลายเดือนก่อน

    Waa tee soomalidu dhahdo tiisa dhisa mid kale dhisa

  • @CabdilahiCabdilahikhalid-fe1fd
    @CabdilahiCabdilahikhalid-fe1fd หลายเดือนก่อน +2

    Omer today first commant❤

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 1M

  • @ahmeddahiye4773
    @ahmeddahiye4773 หลายเดือนก่อน

    Scm,anaga kasomali ahaan hadii an waxfigan iskuwanino wadafigan ayaa nofurmayso inshallah,tks

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 หลายเดือนก่อน +1

    Social anxiety barnajim ka soo Samee

    • @FariidoChannel-gj8ud
      @FariidoChannel-gj8ud หลายเดือนก่อน

      Wuuka sameeyay lkn ciwaanka ma ahayn social anxiety

  • @cagadahabsiisey
    @cagadahabsiisey หลายเดือนก่อน +1

    Qofki uhoreyey 😮

  • @XanafiAxmed-tp7et
    @XanafiAxmed-tp7et หลายเดือนก่อน

    Asc wll

  • @Mohamettapdiali-ui3ph
    @Mohamettapdiali-ui3ph หลายเดือนก่อน +1

    Ku Sali nabiga Scw Scw Scw ❤

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals หลายเดือนก่อน

    12:51 12:51 no no no iyo walaka alow😂😂😂

  • @user-qh6pc3sz1w
    @user-qh6pc3sz1w หลายเดือนก่อน

    Naftada hda jeclaatid wax xun io wax aan kuqalmeenin dhan waad katageysaa naftada marka jeclaatid ayaa dadka kujecel wax uqaban kartaa

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 หลายเดือนก่อน

    Marjasi waligay ma maqlin

  • @user-sg3ei3sb4z
    @user-sg3ei3sb4z หลายเดือนก่อน

    Next fanshal podcast:halaaga madab is ka rogida habalaheeaan iyo rageena baryahaan ku soo kordhay inta igu racsan
    👍

  • @user-sq3zp5yq9p
    @user-sq3zp5yq9p หลายเดือนก่อน

    sanad wax ka yar ama la eg ban ku xiranhy bachkaan hdne 100% wan is badly , alx

  • @Sahro-im9mj
    @Sahro-im9mj หลายเดือนก่อน

    Mudane: waxaan kashakiyaa mararka qaarkood inad waxa qalbigayga ku juro aad ogtahay, aniga ka qof rag ahaan every xalaqad kasto aniga ayaa ku jira.

  • @Sahro-im9mj
    @Sahro-im9mj หลายเดือนก่อน

    Mudane: waxaan kashakiyaa mararka qaarkood inad waxa qalbigayga ku juro aad ogtahay, aniga ka qof rag ahaan every xalaqad kasto aniga ayaa ku jira

  • @younesmohamed6317
    @younesmohamed6317 หลายเดือนก่อน

    🎉