Walalkay inan dhoho shaqayso waxa sabab u ahaa markan daalay en arkay isna Inu bil bartay oo shaqaba usocon bin idhi wll xogaga dhadhami lacagtana bajaj ku gado ee macasalaama allxm hada dhulal bu ka gatay rerkisina wu biishaa lacagna wuka save garaystay wuxu dhaha thanks wll barigii goan fican bad qaadatay ooon ku faiday
Walidken moye cid kale xaq inuguma le Inagaa isku kibrinay dad shaqaysan kara. Aabaha hoyada iyo Naftaada gurigaga number one ka dhig oo waxad shaqayso qaar save garayso
I always told my somali sisters young, middle age, or old, please take good care of yourself. These people back home have a better life than us but they will never ever stop dragging you and take you for a granted.
Run ahaan mudane maxamed wardheere run buu ka hadlay waaqaca saxda ah buu ka hadlay afkaada caano laguqabay magaca waa maliibinayaasha aan lagu liibaanin ha loo bixiyo❤
Xaqiiqa dhago hadal ma sh Ee waa waqica jira oo sax sh Iyo wacayi galin aad beyn u wangsan tahaye sababto ah ruuxa dhiban Ee wax bixinya hadi uu yirahado waxn wa Igu adag tahaye waxy u badan tahaye inan lacaminin lakin hadi aad barnamijka sid u si wadan ina dadk wax iska badaln oo aye wacayi galin u noqoto. Iskan dula qata oo ha Ka cajisin wacayi galinta ❤❤❤❤
15 jir markaan ahaa baa iigu danbaysay 1 dollar alle haka dhigee wax aan isticmaalo oo gacan kale aan ka sugo wlid iyo wll ba alx ila hada oo aan 27 jir ahay alx shilin aanan u dhidid iimaba dhadhamo
Wllhi been ma ah. Marka u dirto xataa waan helay waad mahadsantahaye lagu ma soo dhahayo, waa la iska aamusaya. They don’t even know how to appreciate it. They just collect the money and they will call you the next time they money.
Waxaas waxa ka daran . Wiil ba qurbaha jira la maqalaya markaasa wiilka abihiis lo imanaya ama hooydis. Wiilkii ba laga waraysanaya inu xaas yahay iyo in kale . Kadib ba la leyahay gabadha siyaay. Yaab halkas waxa laga raadinaya in Gabadhas reerka so biisho oo ninkas aaysan aqoon lo guuriyo
Fadlan ka hadla burburka qoyska ku nool yurub iyo maraykan,, iyo family planning,, ex ,, can we afford more than 3 children when live i yurub and amerika ,, or we keep da old way to have 10 children etc..
Dhaga hadal dadka soo qoraayo waxaan dhihi lahaa wa run ma ah dhago hadal 😂😂😂😂 dhaga hadal lagama wado ee waxaa laga wadaa (shaqo raadso) 😂😂😂 (runta ) (waxaa tahay wax ma tare aan rabin xaqiiqada maxaa kaa qaldan curyaan maa tahay ma xanuunsantahay?)😂😂😂
Biilka kuwa so dira iyo inta loo diroba way wada dhiban yihiin ugu yaraan shaqa abuurka in xoga la saaro culayska xagaa halaga dhigo wad mahadsantihiin mansha alaah dhagahadal
Finally someone is addressing this! Thank you
Mahadka iyo wardhere Waa mahadsantihiin,wacyi galinta soo badiya biil dirow waan kadalnay,siiba dumar hadaa nahay,biil waan dirnay,wilashi waa gurinay,guri waa dhisnay,dadkaas dhagahadalka soo badiya
America ayaan dhowaan imid aabahayo ayaa nakeenay. Shaqadaydii iigu horreysey company hilib buu ahaa lacag fiican baa iisoo dhici jirtey. Waan ka tegey tii mid kalena maan xaraysan. Waan doonayaa inaan shaqaysto oon lugahayga ku istaago. Waxaan dareemaa ceeb markastoon soo xasuusto in waalidkay waxaan cunayo iyo waxaan cabayo iyo hoygaan seexanayaba iyagu iga bixiyaan. Wallaahi waa ceeb weyn! Hooyaday baa igu tidhi kaalay taleefanka iska soo beddel waan diiday aniga naftayda ballan uga qaaday inaan taleefanka ugu qaalisan isu gadayo.
😢😢😢 anaga ayaad naga hadleysaa inaadeer jasaa akalaa caqliga allaha kuu barakeeyo baraarujinta halkaa ka wada
Jannelkaan meel dheer gaarsiiya si wacyi galinta bulshada oo dhan u wada gaarto inshallah
inad bill dirtaad ishegtay😂
Hhhhhhh adiga kwrn dhankaas?
@@masterburcoofficialokay so what? Adna kuwa parasiteka ah ee la biilo inaad thy ayaad is sheegtay
Perfect topics. Waa u baahanahay wacji galin bulshadeena Somaliyeed
Ninkan waan taageera wuu ku saxsan yahay
This is a good interview. Please do more topics like this in the future inshallah
Waalay biilaa runtiina waan ka xumahay inlay biilo warkaaguna waa sax
Shaqo raadso adeer dhibka dadka kadul qaad
wad fiicantahay hadaad ogtahay dadku intabadan ma oga
Somali runtaaa isimumaa sheegan walaahi runtuu taabtay waa xaqiiqtaa dabadaa taaal kusocdaa waa baraarujin fiican keep going soobadiyah ❤
Dhiiri galin weeye iyo dhaga hadal iswata waana wax jira
Soo badi fadlan biilka waa lagu daalay bal inay wax yar Ramadan.. thnks
Walalkay inan dhoho shaqayso waxa sabab u ahaa markan daalay en arkay isna Inu bil bartay oo shaqaba usocon bin idhi wll xogaga dhadhami lacagtana bajaj ku gado ee macasalaama allxm hada dhulal bu ka gatay rerkisina wu biishaa lacagna wuka save garaystay wuxu dhaha thanks wll barigii goan fican bad qaadatay ooon ku faiday
Allahuma barik, gi’aan fiican ayaad gaartay aad labadiinaba ku faaiidayn
Aniga Africa ayan joga wan kaxishoda dadaka qarabada oo yurub joga inaan wax weydeya
Kkk inay kugu soo dhacdo inaad wax weydiiso aaba khalad ah
@@ahmedkhalif717😂😂😂😂
Inaa ku fakerto aaba qalad ah
Mahad usheeg wardheere inuu I hagraday 16 sanaan biildirayay wax mahadsanid iskadaaye waan helay bilka idhahahy maleh wlh sariir tv maykarwafe wax aan haysto maleh Gurigaga alaabmataal korontada telefonada mabixiyo dhibkaasna waa africa
Wardheere marhore inuu nabaraarujiyay ahayd ilaah baa mahadleh in dhiiqada aan kabaxno ayaa balana
Walidken moye cid kale xaq inuguma le
Inagaa isku kibrinay dad shaqaysan kara. Aabaha hoyada iyo Naftaada gurigaga number one ka dhig oo waxad shaqayso qaar save garayso
Waan idin salaamey waana mahadsantihiin waa barnaamij wanaagsan. waxaan dhihi laahaa barnaamijka haloobixiyo .
DHIBANAHA DIBADA IYO DHOOHANAHA DALKA.
AMA DHIBANAHA DIBADA IYO DHIIRAGALINTA DALJOOGATA
Waad u magacbixisey
Cilmi badan baa kaafaaiday waana kabixi doonaa insha allaah
Alxamdulillah horta anigu USA waan imid lkn Nairobi waa leygu biili jiray waa ley guuriyay ilmahaygana waa leygu biili jiray
I always told my somali sisters young, middle age, or old, please take good care of yourself. These people back home have a better life than us but they will never ever stop dragging you and take you for a granted.
Nin waayo arag ah weeye oo xaqiiqda taabtey soomaliduna badanka runta ma jecla alle haku sharfo ustaad
I like this man and how much he telling the fact and the truth our somali life style
❤❤❤Run Ayaaad naga sheegtayy wallahi Ilhay ha idin Barskeeeyo
Run ahaan mudane maxamed wardheere run buu ka hadlay waaqaca saxda ah buu ka hadlay afkaada caano laguqabay magaca waa maliibinayaasha aan lagu liibaanin ha loo bixiyo❤
Jazekallah khayr adiga iyo wardheera aad baad umahadsan tihiin Waarun waxaad kahadlsysaan dadkeena xaqa allaha tuso waa wacyi galin fiican maansha Allah
Xaqiiqa dhago hadal ma sh Ee waa waqica jira oo sax sh Iyo wacayi galin aad beyn u wangsan tahaye sababto ah ruuxa dhiban Ee wax bixinya hadi uu yirahado waxn wa Igu adag tahaye waxy u badan tahaye inan lacaminin lakin hadi aad barnamijka sid u si wadan ina dadk wax iska badaln oo aye wacayi galin u noqoto. Iskan dula qata oo ha Ka cajisin wacayi galinta ❤❤❤❤
Wallee magac bilaash ma baxo ... WAR DHEERE warkaagu waa dheeraday waa sidii loo baahnaa maashaa allaah
Much needed conversation a lot of people can definitely relate to all the point this man is making a lot of ungrateful folks we send money to
Dhaga hadalka xaqa ah waaye hadii biilka lajoojiyo dadku waa wada shaqeysanlahaa
waa wacyi galin fiican meeshaa ka sii wada. Soomali isbiilid iyo isku dul noolaansho madaynayso ee Xawaalada Ilaahay ha xiro hal sano oo tijaabo ah.😅
shukran ❤🇨🇦
Mansha alaah wardhere waano ayaad sheegtay dhib badan ayaa lagu hayaa dadka afrika jooga biilks ayaa kow ka ah
Dhibane wax dira haddad tahay farta tag :)
🤚
Walaalkaa inaa biisho waa waajib maxamad dheere taa waa kadiiday ee diinta dib ha.uka laabto
Hhhhhhhhh wallaahi i love it!!! I am your fan whardheerow... Masha.Allaah! Wallaahi all most 30 years biil oo aan dhamaneen
We need a part 2!
indeed haa
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Wiilkaan. Wuxuu. Kahadlayo
Dhamaan. Midhore. Iyo mid dambaba
Waa. Run. Anigu. Waxaan. Dhihi lahaa. Waa. Dhab. Kahadal
Waalidka. Iyo. Agoonta. Mooyer. Qof kale. Yaan. La biilin. Dadku. Ha shaqaystaan. Merlkasta. Oy joogaan
Qif. Curyaan ah. Iyo. Qof. Agoon ah. Iyo. Waalidka. Bas. Halabiilo
Waxaa. Kale. Oo run ah
Dhaqanka. Raga. Soo maali yeed iyodumarkaba. Run tuu. Ka sheegay
Saas. Baanu. Ku sifaysanahay
Absolutely 👍 ✅🙏
Wlhi ninkaan. Arrin jirta buu ka hadlay
Thanks runtiis weeye hadaan nahay qurbo joog waa dulmanahay
Anaaba in 2 jeer u guutiyay ayaa micno daro lagu furay ayaaba mar sedaxaad hadad u guurin laheed waaku duceen lahaa ley leeyahay guurka kaligiis ma ehee xitaa alaabta lagu guursan lahaa ayaa leeyga qaaday guri diyaar ah iyo naag diyaar ah ikaga raaxeeyso ayaaba laga kari waayay xitaa biilka naag ta madhiibi jirin wowna wada furay hada mid cusub ayuu rabaa
Maashaa alaah wardheere run buu ka hadlay
Maashaa alaah waa barmaamij aad loogu baahnaa oo waxtar uleh bulshadeena waa dhegahadal. Runsheeg.
Maashaalaah runtaa ka hada shay thank you
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik walaal.run ayaad ka hadashay
Boqolka dollar oo naagta shaqalaha meel dhigta eee shaqeesta
Mashallah waa barnaamij aad ufiican oo wax gal ah
Run buu asiibay👏
Waa qalad waalid wax haystaa inaad biisho waayo asagaaba ka ash ashay inuu baahdo lkn waxd siinaysaa hadyado adoo tusaale fiican tusayaa ilmahaaga
Waa.muhiim.halasiiwado.khaati.aantaaganahay
15 jir markaan ahaa baa iigu danbaysay 1 dollar alle haka dhigee wax aan isticmaalo oo gacan kale aan ka sugo wlid iyo wll ba alx ila hada oo aan 27 jir ahay alx shilin aanan u dhidid iimaba dhadhamo
Arintan adkahadlaysan waa soo daahdeen 20 sano kahor ayaan bulsho melkuwada nool usoo jeediyay igama qaadan
Wlhi waxa igu dhcyday anigooo umul ah aya bil leyga gosty
walahi waa wonderful programme itoosi waa inaa ubixi saan
هذا رجل صادق
الله يحفظك
Odaygaan maalin kasto soo fariisi si aad daawasho badan u hesho
Ninkaan hadalkiisa dhan waa wada run
17 sano ano jira shaqo bilabay mantana 21 years jira waligey qof kuma tashan
Only waxaa fahmi kara dadkeena qurbaha jooga ee dhintey they don’t even say we get the money or thank you
Wllhi been ma ah. Marka u dirto xataa waan helay waad mahadsantahaye lagu ma soo dhahayo, waa la iska aamusaya. They don’t even know how to appreciate it. They just collect the money and they will call you the next time they money.
Saxix xita waa helay maku dhahayaan ilahy xaqa Ha tuso dadkaas waalidken moye cid kale xaq inuguma male ee inagaa naxaris badano barnay lacag hawl yar walalaha iyo dadka shaqaysan kara
@@hodoadam1672 haa wll inaga barnaya. Qof dhalinyaro ah oo caafimad qaba oo shaqaysan karaa hadu barto biil wuu u baran un. Shaqayso lagu kari maayo
@@hodoadam1672❤
😂😂
Wlhi wey ila saxan tahy xitaa shaqo iga siiya hadey surto gal tahy 🎉
Waa dhega hadal caadiya ninkii qaata ku dhega hadla 😅
Asc waa wax sax ah oo jira loona baahnaa barnamiskaa waxaa u bixisaa Baraarujin .mahadsanid
Jamaal Nur Basaale
Ninkaan 100% afkaaro gaalaad buu aamin sanyahay😂😂
Waxan kunolahay USA walahay bararujin fiican
Walba sifiican ugu sheeg waalidka intuu noolyahay wax qabso dheh waalidka haduu dhinto cid ku riixi kajiro
Runbadanaa ninkan waa kiii sooomaali ugu caqlibadnaa
Saacadaan dadka dad biilayo waa dad aan fakareyn hadeysan waalid aheyn waa edeb daro koley after 30 yrs anugu isdaba qabtey
Legends keep going ❤
Waxaas waxa ka daran . Wiil ba qurbaha jira la maqalaya markaasa wiilka abihiis lo imanaya ama hooydis. Wiilkii ba laga waraysanaya inu xaas yahay iyo in kale . Kadib ba la leyahay gabadha siyaay. Yaab halkas waxa laga raadinaya in Gabadhas reerka so biisho oo ninkas aaysan aqoon lo guuriyo
Wlhi waaa iga qoslisay.😂😂😂 Somalida faqri meesha ay ka gareeen bal eeg
Wadanke weyan walal
Meel lagu jabay baad ka shekaynasaye gabadhasii cadalaad baay rabtaa😢😂😂😂😂
Gabadha haddii uu dhoofin waayo ka waran oo uu dalka dejiyo?😂😂
جزاكم الله خيرا
Waalihi waa runtii aniga waa laybiila ilaaya hadana ma shaqaysan allahaw isku filaazho igaadhsi
Asc walaahi guryo badan baa ku dumay
Bro odayasha wayelka ee ilmaha logirinayo kuso dhaga hadla plz dhagahadalka kala qaada
Taas waaba isku rararan caadiya.
Dhega hadal ma ahee waa dhiirigeli. Aad baad u mahadsantahay.
Good job!
Waa fikirad wanaagsan
Fadlan ka hadla burburka qoyska ku nool yurub iyo maraykan,, iyo family planning,, ex ,, can we afford more than 3 children when live i yurub and amerika ,, or we keep da old way to have 10 children etc..
Adigaa jeebkaaga og ee ilma walbo nimcadooda ayuu wataa ee dhabarka fur
This is one of the topics that all of Somalis will ignore and say ilmo walba risiqisu wataa 😅
@@idontknowmyname2754risiqa lagama hadlaye yurub iyo USA hooyo iyo abe shaqeeya 10 caruura side ku korin Karan?
Waan soo wadaa!!
Maya waa xaqiiq jiro marka runta la sheego micnaheeda ma ahan dhaga hadal aniga ahaan sidaa ayee ila thy mhdsanidiin
Wardheere waa runtii warkaas
Haduu curyaan noqdo :: lacagta xanuunkaan la cuni.
Haduu shaqo waayo :: ceydhaan kula qeybsani
OO Haduu shaqeeyana waaba saan rabey, mushaharkaan iskula cuni
😂😂😂😂😂😂
Dadka biilka udira dadkooda wadanka jooga waa dadkii ayagoo dad ween ah galay dibada ogna xaalada lkn ilmaha lagudhay ama hadda kadib kudhalandona ogoow wardheere ilmahaas waalid , qaraabo,iyo ehelba waxba u direen
Barnaamijkan aad bilowden ee waxdirida inuu iskiis u joogsandoono
Anoo Africa joogah wan diraa bil ducadoda ayaa dhibaatoyin badan iga dufaacah alx dhib nah kuma qabo
Kkkkkk waa runtii waalidka in badan bay kugu salladi 😂
Ala ninku run badanaa wlhi hal xabo ben ah kumu shegin ninkan labo baqal ma lacagbaa ana leygu dhahaa 😅
Ninkaan waa i hadlay wlhi dadkeenna waa iska dhalayaan mana oga waxa ka imaanaya.
🎤 naga hagaajiya. Codka mar mar ayuu aad u gaabanayaa
Dhaga hadal dadka soo qoraayo waxaan dhihi lahaa wa run ma ah dhago hadal 😂😂😂😂 dhaga hadal lagama wado ee waxaa laga wadaa (shaqo raadso) 😂😂😂 (runta ) (waxaa tahay wax ma tare aan rabin xaqiiqada maxaa kaa qaldan curyaan maa tahay ma xanuunsantahay?)😂😂😂
Ninkaan wax badan ayaan isku fikir nahay
Somalildu waa dadka jecel in ay fadhiga loogu shaqeeyo balse uhaysta in qurbaha lacag iska taalo
Mashlh barmamijkan waa kaa rabay aniguuba iga hadlaya fadlan hala wado programkan si loogu cibro qaato
1991 ninkii Nairobi soo galay ilaa maanta waa la biilayaa
Waa na dhibeen kuwa la biilo Illaaahey risiq xalaal ah ha siiyo yaa 30 sano dad biili kara
Biilka kuwa so dira iyo inta loo diroba way wada dhiban yihiin ugu yaraan shaqa abuurka in xoga la saaro culayska xagaa halaga dhigo wad mahadsantihiin mansha alaah dhagahadal
Qeebna waalidka kugu salidaayo walee bentiis maaha dhibkaas anuuba i heesta kooxo kala duwan waalidka dusha iga saaray.
Waa noo hadashay, waxaa ka mid ah dadka lagu dul nool yahay ee qorax joogta ah
Warun wa arin lobahan Yahya inla ogado runta waytahay wana kumahasan tihin
Walhi wa runtisa ninkan noloshena dhan wa wada qiyaali
Dadka la biilo oo dalinyarada ah oo xooga leh ayaa ku socotaa cashirkaan😂😂😂
Intii talefonka lagaa badalan meesha shaqo ka raadso 😂😂😂 aduunka laguuma keenin in aad tuugsato ee meesha ha fadhi weeynaan intii wiishka kuugu yeerin😂😂😂
Oo lagu ilaabin 😂😂😂
Adiga iyo numberkaada😂
😂😂
Allah run badanaa ❤ reer Somalia will not be happy but we’re 😂
Waan idinku raacay waa dhaga hadal kkkkkk
Viva wardheere
Illaahay SBXW waxaan uga baryay walaal wardheere inuu ka xifdiyo shar dhamaanteed. Waxaan leeyahay warkaagu waa biyo kamadhibcan ee halkas kasii wad
Wlh waa brnaamij loo baahnaa runtii waa laisku wareeray dadka dalka joogo qaarkood woxooda xaqiiqdii waa waali walaalnimad ayeey sikale u fahmeen
Naftada wax u qabso.
U bixiya❤