Waxbarashada bilaashka ah ee America iyo sida aysan Soomalidu uga faaidaysan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @cabdirisaaqyare2494
    @cabdirisaaqyare2494 8 หลายเดือนก่อน +13

    Maashalaah walaal ku Mhdsnd sida aad barnaamijyada waxtarka uleh ugu soo gudbiso.
    Walaal dhakhaatiir badan oo soomaliyeed oo wadanka wax ku bartey ayaa jirto oo rabto in ay mareykanka tagaan
    Marka walaal codsi ah inaa wareysi ku saabsan dhanka caafimadka, fursadaha jiro, qaabka somalia qofka ku barto uga shaqyn karo america inaa noo soo diyaarisaa rajeynaa inshala'ah

  • @halimaabdirahman7868
    @halimaabdirahman7868 15 วันที่ผ่านมา

    SUMMIT academy OIC Is great 👍 place For skill training

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah waxyaabo muhiim ah ayuu ka hadlay aabahani

  • @mahaaricade4824
    @mahaaricade4824 8 หลายเดือนก่อน +2

    Podcast oo kale soo badi walal aniga waxaan jogaa africa lkn waxay isiisay dhiirigalin marka soo badi dad sidaan oo kale soo gudbinayah fursadaha maanta loogu baahi badan yahay 🙏

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah ilaahay haxafido Somalidu waa qoys wada dhashay qabiilka kacafi

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Wll somalidu qoys wada dhashey maaha

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 8 หลายเดือนก่อน +1

    SHEIKH Abdirahman bashiir soo qabta💫💫

  • @CabdicasiisAbdirahman
    @CabdicasiisAbdirahman 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mn sha allaha
    Wllo thanks

  • @nawaalisma5241
    @nawaalisma5241 หลายเดือนก่อน

    Walal magaca noo sheeg pleaase ?

  • @sahrakayse5925
    @sahrakayse5925 8 หลายเดือนก่อน +4

    Sideey uga faaidaysan karaan dadka somalia jooga wll

  • @nawaalisma5241
    @nawaalisma5241 หลายเดือนก่อน

    Walal website noo soo dhiig ama magaciis

  • @fatimaabdullh6177
    @fatimaabdullh6177 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mr.Mahad noo soobadi dadka bulshada wax tara.

  • @Salim_films1
    @Salim_films1 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a❤

  • @traderhassan5304
    @traderhassan5304 8 หลายเดือนก่อน

    Wlal Thanks, Wareysi kale oo dhanka IT-GA ah Soo samee Adigo Mahadsan, Sababta Wxa jiro dad bdan oo Doonayo in ee Skill kas ku shaqo galaan sida aniga wan bartay lkn Xirfad ayn uma diyaarsani wdankanh kama heli karno, Wxanh aad u doonayo USA in aan imaado mardhow i,a.....

  • @Videofunny479
    @Videofunny479 8 หลายเดือนก่อน +2

    Yurub ma jirta meel noocas ah 😢😢😢

  • @Hibo-k5h
    @Hibo-k5h 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Columbus Ohio maku yaalaa samad academy

  • @ilyaazcdeh4076
    @ilyaazcdeh4076 8 หลายเดือนก่อน +1

    Zxiip qaabkee u heli karaa waxbarashadaan freega ah anoo somaliya jooga

    • @Jaallle
      @Jaallle 8 หลายเดือนก่อน

      Ilaso wadaag hadad xog hesho

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Wa adagtahey waa inad marka hore joogto wadanka

  • @apdaajr1610
    @apdaajr1610 5 หลายเดือนก่อน

    Sxp podcast yadada wan ku heesta wlhi

  • @khadarhello9071
    @khadarhello9071 8 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantay wllky marka hore laakiin suaasu waxa weeeye barnaamijkan africa ma shaqayn karaa?

  • @caaliyamuuse8294
    @caaliyamuuse8294 8 หลายเดือนก่อน

    Schoolka online miyaa

  • @AbshirAbdullahi-n8t
    @AbshirAbdullahi-n8t 8 หลายเดือนก่อน

    Xalada kawaran

  • @marwosaid7990
    @marwosaid7990 7 หลายเดือนก่อน

    Aar fiicanaa xagee ka helaa adoo other states bal soo dajaji

  • @libanhussein8395
    @libanhussein8395 7 หลายเดือนก่อน

    Maka shaqeeya Barnaamij kani Seattle Washington

  • @abdinaasirgureychibaar9680
    @abdinaasirgureychibaar9680 8 หลายเดือนก่อน

    Program ka magacii walal ado mahdsan

  • @Samira-Hassan124
    @Samira-Hassan124 8 หลายเดือนก่อน

    Where is the address?

  • @sadomohamed-q1s
    @sadomohamed-q1s 8 หลายเดือนก่อน +1

    ma heli karaa wlo anoo somALIYA JOOG

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Koley aadbay u adagtahey inad joogto ayey noqoneyaa

  • @jaareshow2562
    @jaareshow2562 8 หลายเดือนก่อน

    Anoo soomaliya jooga fursadaas ma heli karnaa xataa hadii ay lacagtahay.

  • @Jaallle
    @Jaallle 8 หลายเดือนก่อน

    Qof somalia jooga maka faideysan kara sxp mahadka ali yow

  • @fatimaabdullh6177
    @fatimaabdullh6177 8 หลายเดือนก่อน

    School ka maleeyahay qeeb Online ah.

  • @Samira-Hassan124
    @Samira-Hassan124 8 หลายเดือนก่อน

    Abdirisaq bihi ya dad cawiyay. ilahy unba ka abal marinkaro.

  • @apdaajr1610
    @apdaajr1610 5 หลายเดือนก่อน

    Odayga Ameerika kahadlayo shaqadeda Mar kle noo balami

  • @abdiahmed1431
    @abdiahmed1431 8 หลายเดือนก่อน

    What’s the catch?

    • @Asmaa-y1n
      @Asmaa-y1n 7 หลายเดือนก่อน

      It sounds too good yeah 😆😂

    • @NajmaCabdi-g2e
      @NajmaCabdi-g2e 3 หลายเดือนก่อน

      Can you share me the number of this man I want to talk

  • @farxaanaadan4237
    @farxaanaadan4237 8 หลายเดือนก่อน

    Lkn qof dalka joogo siduu uhu faideysana

  • @Naalo39
    @Naalo39 8 หลายเดือนก่อน

    Muuse biixi walaalkii miyaa 😅

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 8 หลายเดือนก่อน

    Tiftif 😂😂😂😂😂😂

    • @nazraahmed2881
      @nazraahmed2881 2 หลายเดือนก่อน

      Afkaaga cesho

    • @nickmic3728
      @nickmic3728 2 หลายเดือนก่อน

      @@nazraahmed2881 amuus huushhh

  • @Thereview241
    @Thereview241 8 หลายเดือนก่อน +1

    naceybka intaa leeg eeg shantii somali ayuu afar ka mida kaliya sheegay somaliland ka tagay

    • @XertabileXertabile
      @XertabileXertabile 8 หลายเดือนก่อน

      Cuqdada is kada 😂 hadad rabto la dhimo😂😂

    • @abdurahmanahmed8754
      @abdurahmanahmed8754 8 หลายเดือนก่อน

      meelahay somali degan yihiin buuka hadlayay sl sow isla somalia ma degana munaafada iska daa

    • @xafsoxayir4226
      @xafsoxayir4226 8 หลายเดือนก่อน

      Wll sida lagu helo meesha Laga helo oo loogu hagaagona noosoo raaci khayr hele

    • @fadhabashir405
      @fadhabashir405 3 หลายเดือนก่อน

      Waqooyi Somalia maahanoo, wadajir ayaa wax lagu gaaraa ee midnimo hawaarto. Adeey naceyb kuhaaysaa ee wadanka kala firqeeynee jooji.