Sidee lacag loo save gareeya meel kasta oo aad jogto Insha Allah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2022
  • How to save money wherever you live? Reaching financial independent it’s not hard.

ความคิดเห็น • 46

  • @salebanahmed6287
    @salebanahmed6287 ปีที่แล้ว +3

    Mashalaah wll qaali wax badan baad ummada u faa,idaysay

  • @nasricabdi599
    @nasricabdi599 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wllo Allah haku bara keeyo wllo

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakala qeyran

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalah qaali ❤❤

  • @user-dz9fw8tj6j
    @user-dz9fw8tj6j 11 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi markaan ku dhageysatay wax badan baa kaa faaiday

  • @user-pf6py7ib4u
    @user-pf6py7ib4u 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyo dideeh? 💵😩😩

  • @samiyahmuuse1762
    @samiyahmuuse1762 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome you’ll!!!

  • @firdawsabdilahi7915
    @firdawsabdilahi7915 ปีที่แล้ว +2

    Hadaal runah ❤❤

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 6 หลายเดือนก่อน +2

    Isoboqda❤pls

  • @xaliimoshariif3455
    @xaliimoshariif3455 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsantahay abaayo

  • @ifraaxcumer7851
    @ifraaxcumer7851 ปีที่แล้ว +1

    Asc maanta ayaan kugu soo biirey mash allh waxaan rajeynayaa in aan waxbadan kaa faa iido

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Ws wr wb,
      Welcome Iifraax Habib, thanks macanto Insha Allah gambalelka furo sii uu aragtid video kasta oo soo geliyo. Thanks love ❤️❤️

  • @amranahmed3199
    @amranahmed3199 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo jiskallaaha qery wadsabka noso qora wamahadsantahy

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 ปีที่แล้ว +2

    Jizaakumullaah khayran sis Tips Aad noo anfacayaad nasiisay qali maraykan bishee dharka winter ka winter ?

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Thanks habibti, March mesha lagu gadho dharkaa winter oo dhan sell iyo clearance buu noqonayaa Insha Allah. Waxa la kenayaa dharkii spring iyo summer ka soo waa inay dhameyaan wixii winter. Aniga markaa ibsadaa. Shay $100 ahaa bad $10 ku heli Insha Allah. Thanks ❤️

  • @muxuboshire7268
    @muxuboshire7268 2 ปีที่แล้ว +1

    Walashay waad kumahadsantahay wanada

  • @user-eq3fn7ts5k
    @user-eq3fn7ts5k 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asm Hawaryar wan ku gu cus bahay Alx aniga datka dhaqalaha ku fican aya ahay hal dolar hadan helo wax ban ka reb ta Hal bor so hadan heys to ila ey ka dhamato mir kale ma so gado Hal kab hadan heys to ila ey ka dha ma to maso gado hadan suqa wan Karabo wan qorta hada so wayo waxan u baxay wan so labta 😂 dat ka waxey idhahan baqil sa nida adi lkn aniga aya dan tey da aqano gisac af ka ka du Lelo ayan heys ta. Ta San ku a ru riya wax wal Bo wales bara lkn aniga wan ba ku dhashay gan ji wa ni mada 26 ayan jira lkn aqligey gu wa50 inta man tadhan

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  8 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah habo macaan Allah ha ku barakeeyo qof Qatar baa tahay, wixi Dani kugu jirto sameyso oo ha maqlin dadka adna dayac ha kaga nolaan. Lakiin saving adiga ku anficin oo wax ku qabsan ama uu badana malin. Masha Allah macanto Hambalyo 👏👏❤️❤️

  • @user-tl9xq3wd3s
    @user-tl9xq3wd3s หลายเดือนก่อน +1

    Abyo Anika maqan waxaa ika qaldan waxan Ku fagaraya inaa dahab dacbado markan so gado hal isbuc len hayanaya

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  หลายเดือนก่อน

      Waxba kama qaldana macanto, intee geysa marka soo ibsato? Miyad ibisa mise qof sisa? Miyad nacdaa Maxa dhaca macanto? Thanks ❤️❤️

    • @user-tl9xq3wd3s
      @user-tl9xq3wd3s หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 abyo markan so ibiyo Isla markiba wan gada lacagna meel ima dhikmato waxan Ku fagara inaa meel wax dhikto oo an shaqo bilaw Ka sameeyo lkn maqan waxaa ay wax iku arurin

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 ปีที่แล้ว +2

    Dharka summer ka se bilehee baa ad loo cell gareeyaa?

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Marka fall bilabmayaa August wixi ka danbeya sell wuu bilowday meshii October lagu gadho waba clearance dharkii winter la kenayaa. Dukama ka adegatid keep checking dharkii ilmaha, wawayn waxay noqon xarash iyo xoolo jaban Lol.

    • @hodoadam1672
      @hodoadam1672 ปีที่แล้ว

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 👍 thanks qali I will do that insha allah

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      @@hodoadam1672 hada already waxay bilabeen dharkii winter sell but weli clearance iyo sale wayn ma noqon. March waxay bilabayaan dharkii spring/summer Insha Allah galada waa in loo tashado wax ibsigooda. Lol

  • @umashaymahodan797
    @umashaymahodan797 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal Masha’Allaah waa talo fiican xalkaan kaalasoo xishiidhaa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 ปีที่แล้ว

      Ws wr wb,
      Welcome uma shayma, xabibti snapchat ma ledaha ama instagram? Halkan waa public phone ma ku soo qori karo. Thanks walalshis

    • @umashaymahodan797
      @umashaymahodan797 2 ปีที่แล้ว

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haa walaal

    • @umashaymahodan797
      @umashaymahodan797 2 ปีที่แล้ว

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  2 ปีที่แล้ว

      @@umashaymahodan797 ok macanto waa kan snapchat naturallynadi21 or Naturally Nadia. Thanks

  • @sahrokhalif6130
    @sahrokhalif6130 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo ani waxa ijogo 6 cunug yar waxana daganahay bambasa biilka laysodiro 1 kun doler ayuuto waxan kabixinjiray 2 doler kiro mabixiyo oo aniga ayaa guriga ibsaday 800 doler isoharto bil walba mel ay kabaxdo ma aqaan bisha kalabar ah ayaa biilka iga go aa wax ba maxisabiyo dayn ayaan radiyaa markii biilka igadhamado whatsapp kaga abayo sekuhela biliis abayo isojawab alena haku barakeyo adi familkaga asc

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Ws wr wb, macanto dhiib ma leh budget baynu samayn lacagtana waynu qorshayn waa sida marka ay ka xisabin keliga ma ahaa macanto. Waa kan nummer kaygi 804-290-3447. Thanks habibti ❤️

    • @sahrokhalif6130
      @sahrokhalif6130 ปีที่แล้ว +1

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 asc abayo mahadsanid ale haku sharfo furaha maxa waye

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      @@sahrokhalif6130 Ws wr wb, Waiyaka habibti, furaha USA waa 01, or +1. furaha number kaygu waa 804.

    • @BestBussiness2023
      @BestBussiness2023 7 หลายเดือนก่อน

      Abaayo group whatappk rabaa