SIDEE LACAGTAADA BIILKA WAX MEEL LOOGA DHIGTAA OO KEED LOO SAMEESTAA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 130

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +35

    ASC xbbti ayaaney aabe iga xanuunsan iigu soo duceeya wlhi wan murugaysanahay sanadkii hore bishaan oo kale ayuu xanuun saday sanad kasna waa sidii Allaah iicaafiyo aabo
    Iigu sooduceeya😭

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +2

      Alaha kuucaafiyo abaayo

    • @ayanadammohamed395
      @ayanadammohamed395 ปีที่แล้ว

      caafimaad waara abaayo

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo caafimaad taam ah allaha siiyo amiiiiiiiiin yaarabi

    • @maxamuudcabdi3383
      @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว

      اللهم يشفيه ويعافيه ويقومه بالسلامة ان شاء الله

    • @umucalina5962
      @umucalina5962 ปีที่แล้ว

      ilahy ha cafiyo abe mcn aamiin yaa rabi 🤲😢

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +27

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🥹☝️

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +4

      صلي الله عليه وسلم

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam

    • @caashocabdulaahi3354
      @caashocabdulaahi3354 ปีที่แล้ว

      Scw scw

    • @xamdisalaad4584
      @xamdisalaad4584 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @sahaarqalbi4525
      @sahaarqalbi4525 ปีที่แล้ว

      Salalahu calayhi wasalam❤️❤️❤️❤️❤️

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +20

    Ayaaney mahadsanid qaali👑💋🫂 dhira galintada taladada hada nahay gabdhaha wali gursan walhi aniga janis baan heystaa waxan lanolahay walshay iga ween waxay igu tiri wax iibaro cun cab walhi 4 sano iyo bar lajogaa waligeed kalmad kulul iguma oran alow idaaa walidkeey curadiisa wan rajeynaa inan doqon noqon oo waqtigaa iska beer dareen insha Allah 💪💪🙏🤲🤲😍😍👑

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah xabibti 🥰 mahadsanid sida quruxda Badaan no dhiragalisid marwalba nagti aqli leh wax wey fahmi karta

  • @ayanomer9456
    @ayanomer9456 ปีที่แล้ว +6

    Ani 23 sana jira laba wiilna waan haysta sanadkana jamacad waan kaqalin jabiyay alxm hadna waan shaqaysta ani America ku goray laga yaba fursada badan inaa haysto lkn walhi wax barashadu waa muhim say ayan sheegtay qasab maha inaa shaqaysid lkn ilmahaga ayaa ku ayaya

  • @saidaabdihashi5142
    @saidaabdihashi5142 ปีที่แล้ว +4

    mahadsanid byo qali qof wax kuushega wax yar baad arktaa wllhi ben maha illhy jasadada jano haka dhigo🤍

  • @Nadiifoxasan-n2q
    @Nadiifoxasan-n2q ปีที่แล้ว +4

    Isoo duceeya in allahay isiiyo wax aan kala reebto

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 9 หลายเดือนก่อน +1

    Tnx habo waqtigda qimha badan nasiiso jazakllh

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walaal ayaaneey wllhi taladada maanta waan ka faaiday inaan note gareeysto weeye

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 ปีที่แล้ว +3

    ﷺ❤❤اللهم صل وسلم علي نبينا محمد ﷺ

  • @MaryanSharaf-g9e
    @MaryanSharaf-g9e 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah Gaabartano kale wa aqli ley ilah ubarekeyo❤

  • @Suweys-m3u
    @Suweys-m3u ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abayo waxbarashadeyda wankudadaalidoonaa dhirigalin fican ayaad nasiisay

  • @Deeqodagan-q5d
    @Deeqodagan-q5d 11 หลายเดือนก่อน +5

    aniga bishii waxan qataa 100 dolar qadar besna waye m.a gwar ayaa iijogto wexey ubahato Abaheda ayaa diyar la eh rashin iyo hilib dhuxul aniga shaqo kuma lihi wllhi bishii dhana qudar waxaa isticmalaa 25 wllhi bishii waa 30 10 markey garto ayaa qudar soqadaa ilaa towanka kale laga garayo sidaa ayaa iskudibiraaa 75 ayaa. iisoharto bishii 60 mel ayaa kushubtaaa waxaa iisiharto 15 wixii an ubahdo ayaa kagataa shubin xataa shaqo kuma lihi m.a hada dhaqalo wan samesty waxan rawaa inaa ganacsi gishto illhow iibarakey owladeda iyo.xajigega iyo dhaqalahega

  • @asmadaahiramare2639
    @asmadaahiramare2639 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey apaayo mhdsnd alle ha ku barkeeyo

  • @xawasomalia1538
    @xawasomalia1538 ปีที่แล้ว +2

    Asalaamu caleeykum abaiyo.
    Masha allah ruunty tala wanaagsan ayad nasisay.
    Keep going ❤️🌹😍

  • @khadijaabdullah9367
    @khadijaabdullah9367 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo mcn wad mahdsantahy alle hku barakeyo abyo

  • @hoodoyusuf8177
    @hoodoyusuf8177 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wllo caqligaan kugu soo racay qofkasta subc uma diiyo se adigu mansha allah ayaan kuu leyey wllo alle ha ku barakeeyo

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว +3

    Waa aniga mida faraha cun cunaan.Cash ma hayn karo .Dukaan hadii aan taganaa kii card ahaa xoqaa.Waa mahadsan tahay Ayaan.

  • @deqabulale1311
    @deqabulale1311 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan gari dumareey geeyadaan jclyeye🎉❤❤❤ thank you my dear

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +1

    Shukran mcn bdneey🌹😘😍

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +4

      صلي الله عليه وسلم ❤️😘

    • @Ahmedmzungu
      @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam

  • @niciimocqadir1010
    @niciimocqadir1010 ปีที่แล้ว +1

    M.a abaayo inshaalaah alehanagaarsiiyo inteenayaryar

  • @YasmiinXasan-s7c
    @YasmiinXasan-s7c 3 หลายเดือนก่อน +1

    Horta inaanwaxbarto jaanis umahelin qoys kakooban 13 ruux 150 biil uqaata masuuroowdaa iney waxmeeldhigtaa Alloow aandabku naga seexanbaykujiraan

  • @IdilsacidAxmed
    @IdilsacidAxmed ปีที่แล้ว +2

    Wlahi auaney abayo in ad aniga iga hadlayso ayad moda wano fican ayad nasisay insha alaah nosobadi

  • @sabariinxaaji8290
    @sabariinxaaji8290 ปีที่แล้ว +1

    thank you siister 😇😇

  • @faadumoahmed1426
    @faadumoahmed1426 ปีที่แล้ว +1

    Walllhi waa runtaa AyAANEY wax barashadu waa muhiim wayo barigaan wax baran jiray waxn necbaa carabida hada Ayn u baahday wadan carab ah Ayn tegey walllo meeel fiican oo online ah oo aan ka barto hadad garanayso Ii Soo sheeg xppti qaliyey

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 ปีที่แล้ว +3

    M..aa wlhi waa talo wangasan mahad sanid sister!

  • @Umu.mushtaq
    @Umu.mushtaq ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh alla run badana ilahow wax an mel dhigto iso sahal wax igu filan ayn qata waxna igama so haro

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว +2

    caleyhi salaam❤❤❤👍👍👍

  • @xafsomaxamud8694
    @xafsomaxamud8694 ปีที่แล้ว +4

    Mustqbalka waa janada allaah nafsadaada ku qasab say boos uga heli lahay janada dhamaanteen insha allaah waa noo janadda

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +3

      Janada hashaqaysan yaaa kudhahay hee aduun iyo aaqiraba waa loo shaqeestaa sis

    • @mohamedyamaan1747
      @mohamedyamaan1747 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 way dalan tahay iskada kkkkk

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      @@mohamedyamaan1747 hhhhhhhhhh

  • @hanibintumohamed974
    @hanibintumohamed974 ปีที่แล้ว +2

    Ma wlashy ayaane aniga had maliqabo alx waan shaqyst wllo waxn meel waan.dhigt wllo alx abaayo adigan fikrad klan kasiihely wllo qali alha kusharfo wllo qali ilahy abaalkag jano hakdhigo wllo qali

  • @sabnaa144abdullahi7
    @sabnaa144abdullahi7 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo aniga raashiin iima yaalo qudaarta iyo dhuxusha waxa dhan 3dollar ayaa qaataa wax mel madhigan karo Abaayo Ayaan goobdoon ila soo tali xbbti aniga iyo ninkeyga lewaaye isoo duceeya inoo illaheey oowlaad baari isiiyo

    • @maxamedciise2310
      @maxamedciise2310 ปีที่แล้ว

      Maalinkasta gasaca caana booraha sadexkun kurido saas kuwad maalin xaaladu cakiranthay ku anfacee

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 ปีที่แล้ว +1

      Abyo nus dollars ka dhig laba barka is deqsii

    • @sabnaa144abdullahi7
      @sabnaa144abdullahi7 ปีที่แล้ว

      @@halimaibrahim4471 Haye abaayo mcnto mahadsanid taladaada quruxda badan

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay 🥰🥰🥰💋💋❤❤❤🥰🥰waa runtaa ayaan💯 Qaaliyy masha Allah waa mhadsanthy ayaan sharafay Alle haku dhowro Aduun iyo Aakhiraba 🥰🥰💖👏👏💖👍🥰❤

  • @ruqiyoismanmaxamad3047
    @ruqiyoismanmaxamad3047 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ayaan wad ku mahadsan tahay dhirigilinta nasisay runti waa ♥️ arin ficn aniga aad ayee icajawisay abayo mcnto adi allah 🙏 ku dhowro inbada insha allah

  • @umuayni277
    @umuayni277 ปีที่แล้ว

    Asc ayaney runti wanshaqeya wahna melmadidto;wainan bilabo hadaa;mahadsanid siz

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan ani waxa kujiraa dadka meel in ay dhigtaan jecel maanta wada cun dabeecadeyda mahan

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว

    Ayaaneey aniga dahab labo jeer ayaan xaraashe marna dhul ku gate marna hooyo xanuunsaneed lkn waa runtaayo dhag iiguma jirto hada lkn aniga dhul ku gataaa dhisme ku bixi cidlo kuma dhumiyo dahabkeyga alxamdullilah

  • @maryanjaamac6312
    @maryanjaamac6312 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo whaspkga xagee ka keentay

  • @SmilingBanjo-zz2pd
    @SmilingBanjo-zz2pd 9 หลายเดือนก่อน

    Talooyin wngsan ....shukran

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว

    solabasho wcn abyo❤️❤️❤️

  • @maryanahmed8465
    @maryanahmed8465 ปีที่แล้ว +3

    Ayaan allha kuxafido Alx Alx aabo mcn allha nodayo dhaman teenaba Alx wayo wax wanbartay ii ladukseka sare alx Hadana waxan rayaynayaa jamct Laken wale man kursan dalkeyka Hooyo nah kunol muqdisho cdy❤❤❤

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    caleyhi salaatu wasalaaam❤❤❤❤👍💐💐❤❤❤👍👍👍❤❤

  • @CadeMoorgan
    @CadeMoorgan 10 หลายเดือนก่อน

    Abaayo...waxan..ahay...anigugu....wax...anahay
    ..hooyo...
    Shan..caruur...hasata...hadan....lacag...walba...hadii...leesiiyo...wama...dhigi..karo...maxa...sameeyaa
    Walaal.
    .xataa...waa...shaqeeyaa

  • @hananabdirizak2804
    @hananabdirizak2804 ปีที่แล้ว +1

    احبك حبيبتي♥️♥️♥️

  • @nashadhussen9212
    @nashadhussen9212 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Ayaan goodbon I qll

  • @ikraanaxmed7539
    @ikraanaxmed7539 ปีที่แล้ว +1

    abayo m.a wllhi waa saxantahay Aabe iyo hooyo Allaha noodaayo

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @RidwanAbdi-tv2kr
    @RidwanAbdi-tv2kr 24 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @hananabdirizak2804
    @hananabdirizak2804 ปีที่แล้ว

    I'm from djibouti

  • @maryanjaamac6312
    @maryanjaamac6312 ปีที่แล้ว

    Asc abyo ayaan whsbkaga isheeg

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs my dear sister ayaan sharafeey

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صباح الخير

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว +1

    شكرا لك يا حبيبتي ربنا يحفظك ويسعدك ويحميك من كل شر يا عسل انت 💞💐💖🥰💝👸

  • @Sacdiyokushakusha
    @Sacdiyokushakusha ปีที่แล้ว +2

    Ayaney mahasanid lataliiintada waxabadan aya kafaiiday anig yaranteey waxa mabaran waan na banajiiray wlhi hada waxan jiira18 jiir waxana mabaran waan shalay 💔💔😭😌😌😌

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo aniga 18 baan jira 4 sano kohor badiye kaimaday waxbarasha bilba xabibti wali wad yartaha wax baro is dhira gali anigaba waxan iraa yarantadi wax malugu barin marka arko asagey jamacad dhiganaya lkn alxamdullah quraan ka kariimkaa lay bara iyo kutubta kuwasaa wax lodhiga jirin alow walidkeey kudambi dhaaf 🙌😘🙏👑💪

    • @Sacdiyokushakusha
      @Sacdiyokushakusha ปีที่แล้ว

      @@deeqacali_23 mahasanid abayo lakin anig hada soomali majogiy waxan jogay sucudi waana kashaqestay sucudi hada kasotago waliid key ma awoodan lacag wax barasho hadii isdha soomali ada waxa lacag iga bixiyo ma has to ani abee waah waajeel hooyade iyo abe weey kalatagen😌😌💔

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @fahiimaapdirizak3552
    @fahiimaapdirizak3552 ปีที่แล้ว

    Thnkz xbbti

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

    Yaa so indha weeyn Asxbta💋

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    maansha allh maansha allh maansha allh maansha. allh wll macaantoy🐎💐💐💐🇸🇴👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍❤❤🇸🇴💐💐🐎🐎🐎💐💐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍❤❤❤❤

  • @qalbifuran8408
    @qalbifuran8408 ปีที่แล้ว +1

    Naya inadho weyane markad geellad la jogtiid waaji ma lihida ii balamiya nagta 🤣🤣🤣🤣🤣 📷 camera sii fiican nogu qabta nayada

  • @ayaankaaba9592
    @ayaankaaba9592 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhy been maaha hadii aad dahab gadawga barato ma dayn kartid anigaa iska qoomameeya

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว

    Yes 🥰🥰🥰❣️❤️

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว

    walle waankugurbiyaa Card dansan😂😂

  • @cusburhuruud
    @cusburhuruud ปีที่แล้ว

    Ayaan abaayo mahad sanid allah hanoo kaadayo

  • @abdullqadirmohamed9387
    @abdullqadirmohamed9387 ปีที่แล้ว +1

    wllo haggee kaalasooxiriiraa

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      Instgaram ayaan gobdoon ama fcbook pej ayaan gobdoon

    • @ayanadammohamed395
      @ayanadammohamed395 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 ayaaney abaayo waan kaala so hadlay ani fecebok pegekaga ee iisoo jwb abayo hada janis iihesho indha deqa aadam iigu qoran

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +1

      @@ayanadammohamed395 ok xbbt

  • @Kpk-b1c
    @Kpk-b1c 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 ปีที่แล้ว

    M,A xbbti

  • @ayanmuse3901
    @ayanmuse3901 ปีที่แล้ว

    Koranto saas u raqiisan waligay ma arag. Korantadda. Garoowe. 2006 Reerka hal guluub shidta 50 dollar baa ugu yarayd gaalkacayo. Karantaddeeda. Reerka. Bishii 35. Dollar laga. Qaadaa. Uggu yaraa

    • @sabnaa144abdullahi7
      @sabnaa144abdullahi7 ปีที่แล้ว +3

      Aniga muqdisho ayan jogaa abaayo aniga korontada bishii waxaan dhibaaa 5dollar ilaaa 7dollar abaayo

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 ปีที่แล้ว

    Ayan indhawen walee ishan kuguhayay

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว

    Ayan indho wayn