Qoyska Qurbaha Iyo Lacagta loo diraayo Africa gabadhan dhagayso 6693001567 call

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 257

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid  8 หลายเดือนก่อน +9

    Telephone number: WhatsApp ONLY +1 669-300-1567

    • @LiibaanTahaliil
      @LiibaanTahaliil 8 หลายเดือนก่อน

      Asc

    • @hurdaaye21
      @hurdaaye21 8 หลายเดือนก่อน

      Lambarka waa ka khaldan yahay

  • @sadoabdi2256
    @sadoabdi2256 8 หลายเดือนก่อน +17

    Mashaa allha waa runta xataa lacgata markaad u dirto xataa waan helnay ma yidhahdaan

    • @zakiali2236
      @zakiali2236 8 หลายเดือนก่อน +1

      Xumaan kama ahan, hada kahor anoo intaan kayaraa, dibada lacag marki kuwo iladhashay, amo qaraabo iisoodiraan, intaa kasii duubto lacagta aa sii ordi jiray, hhhhhh farxad darteed, xumaan kama ahan farxad ayuu galaa wuu Isla iloobaa, tankale hal Arina wey jirtaa dadkeena somalida erayga mahadsanid, ma is ticmaalaan, inyar moyee dadka dibadaha aa kagaroon.

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 8 หลายเดือนก่อน +11

    Waxa aan diro waan ku faraxsanahay waana sadaqo ee walaal illaahay u towba keen.

    • @ayanhassan5906
      @ayanhassan5906 8 หลายเดือนก่อน +8

      wll maxey sameesay ee ku tobad keentaa ileen ma eesan oran wax ha sadaqeesanina wll inanta adalkeeda dhuux

  • @AsiyoSaid
    @AsiyoSaid 8 หลายเดือนก่อน +9

    ❤❤❤❤ run badan sahra waa bisha Marka 1tahay hadii Laga waayo qaalo hadaye helan waa helan laguma dhahayo xitaa ciyaalkaga seetihin seetahay midan laguma dhahayo

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 8 หลายเดือนก่อน +5

    Run badanaa..run biyo kama dhibcaan ah. Wixii aanu sadaqaysanay Allah ha nagu xafido.

  • @yusufmohamed5310
    @yusufmohamed5310 8 หลายเดือนก่อน +10

    Waxa kaliya aan ka fikiro waxa waye gorme bilka africa gormu ka dhamana why dad aan waxba qabsaneen inta nolosha ka dhiman lama bilikaro

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 8 หลายเดือนก่อน

      Hadaba hanoo soo during lacagtaada hayso

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 8 หลายเดือนก่อน

      Walal midka ugu maskax fiican ganacsi yar u fur ka dib macasalaame midkaas ayaa anfici doona inta somalia joogta

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 8 หลายเดือนก่อน +5

    Hooyaday weligeed imadhihin war meesha xaladeda kawaran dadka deriskeda ah ayey tiraahdaa lacag usodir

    • @roadahmed766
      @roadahmed766 8 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk walaahi waa run taah

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 8 หลายเดือนก่อน

      Hooyadaa gacanta ku hay waxaa dhici karta iyada waxaad u dirtid inay ku dhibeen oo ay bar qaataan hooyadaa astur intay nooshahay dadka kalana ma awoodo ayaa ku filan oo kaliya oo waxaa dhici karto inay leeyihiin gabadha ma kaligaa baa dhalay noola hadal walaahu aclam

    • @USSEIN_WAJEER
      @USSEIN_WAJEER 8 หลายเดือนก่อน

      🤣😂🤣😂🤣😂🤣 so true Wallahi

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 8 หลายเดือนก่อน +15

    Hadii hadalkaaga la yeeli lagaa somalida qurbaha iyo kuwa dalkiiba way liibaani lahaayeen laakiin hada labadiina way wada dhib qabaan.❤

  • @nawaafnawaafyare2109
    @nawaafnawaafyare2109 8 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaa aan diro anigoo ku qanacsan ayaan diraa waana ii sadaqo adiga qalbigaaga xiqdi ayaa kabuuxa ee ogow sadaqadu in ay wax waliba kaa difaceyso adiguna waxaan ku dhihi lahaa intaa alle haku garadsiiyo

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 8 หลายเดือนก่อน +6

    Wali wllh afriko matagin waxan kutago ayan haysan waxana laraba talefoono kuwa qaliga iyio laptop yaab anon wax haysan dantu wexey itiri hatagi

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 8 หลายเดือนก่อน +6

    😂😂😂 walaahi beentaa ma aha sahro hadii aad lacag u dirto Dib xataa kuuma soowacayaan❤❤❤❤ war sheer gareeya oo like saara

    • @awomohamoud
      @awomohamoud 8 หลายเดือนก่อน

      Walee tasa been aheyn wll

    • @FarxiyaHasan-h2w
      @FarxiyaHasan-h2w 7 หลายเดือนก่อน

      Waryada farxada inaga tan badiso horey suuqa ka Adan hilib ari ku tuurana caloosha idin duceysa ha ino qabanina arinkas❤

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 8 หลายเดือนก่อน +9

    Asc ,wax kasto oo ehel rixin siisa wa sadaqo ,maxa laga sheegsheegi ....
    Sheekadan waxba qaldan
    Sadaqada ehelka ma in lajoojiya dadka kuwanin .subxanallah

    • @munafaisal6775
      @munafaisal6775 8 หลายเดือนก่อน +5

      sii waxan aad u fahantid xuma waxay leedahay naftiina ha hilmamina badana reer africa wa abaalawayaal

    • @nuraabdirahman421
      @nuraabdirahman421 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wllo sadaqo mar ah iyo inad reer dhan aad biisho oo xoog leh adigina aad darufaysan thy isku mid maaha ka wrn nin 30 jir ah ood reer u bilayso oo ilhy xoog siyy ilmahagina dharki ku cadaden ilhy ma raali bu ka yhy mise waa sadaqo macnaha sadaqo fahan ❤

  • @connoisseurification
    @connoisseurification 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xaasis xaasis dhaley Africa baa lagahela...Waa been badinyihiin dadka Africa. Imaan maleh...waana daad aad uliita xaga nolosha iyo cilmi diiniyad ah. Kuwaa dowlad ushaqeyaan waa tuugo mafahsaano xaq iyo dacaadnimo. Kusodhowada qurbaha...Qurba joogt dhaafa lacagtaan aad diraysaan....isdibira kudheh.

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 8 หลายเดือนก่อน +3

    Kkkk walal waxaad moodaa inaad qofkasta ka war haysid ,gawaadhidii dhaweeyaasha aanu iibiney way ku xaragoodaan oo hadana biil aanu ugu darnaa.

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt 8 หลายเดือนก่อน +4

    Cid abaal kaagahaysana majidho mahaysa majidho mahelikarta maxad awoodaa soodir dhoofi gad wadaalay anagu koley

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 8 หลายเดือนก่อน

      Me too 😢😢

  • @SalmaMohamed-op3mo
    @SalmaMohamed-op3mo 8 หลายเดือนก่อน +7

    Dhagtii ilhy waaniya waaansan dad weligod wax fahmayn ba lagu daalaya qofku lacgta qima heeda wuxu bartaa marku so dhidido ee uu shaqysto qof aan so shaqysan lacg ma yaqn Africa na foosto gunta ka madhan ba wax lagu shuuba wa bila abaal oo wa jaahilin

    • @Dajiya_maxamed
      @Dajiya_maxamed 8 หลายเดือนก่อน

      Lacagta yaree cidaada ku sadaqeesatay ajarkaas ha iska bur burin.
      Waalidkaa caawi miyaa ku dhibeeso biri markaad age noqoto shaqayn kari waydo
      Ubadkaaga waxay kugu sameen doonaan waxaad walidkaa ku sameeso

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 8 หลายเดือนก่อน

      Sax salma. Dadka Africa waxaa waashay lacagta qurbaha

  • @MariambareMohamed-et8xm
    @MariambareMohamed-et8xm 8 หลายเดือนก่อน +14

    Qaraabada oo la xiriirsho waxaa kusiyaada cibriga, waana sadaqo waxaad siiso Mana aha wax wajibkugu ah lkn hooyaday iyo aabahay oo udirsaday waxa yar ee aan usoo diraayo ninkii ka xun malin galingeed yuu ila joogin, waana jaawib ay Anu leeyhn ee Marin habaabinta dadka ka daaya, hadii aan walidka la caawinayn maxay ku dhalayeen 😏

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 8 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa abayo waxad baxsato waa kuu sadaqo hadad waalidkaa iyo inta ku xiriirta la caawin teeda kale hakuna 2000$ cid qurbaha bishii biil ahan usoo dira xaqiiq ma aha 100$ 200 ugu badan markasey ku caayan welibana wax ka edeb daran male waxa qurbaha ku nool aqas caleyk ilah ima bado wax qurbecka yimi qar baa leh wan tashan adba markad yareyd oodan is bixin karin yaa ku dhibsadey aqas dadka ka qadanaya lacag waxa qurbaha jira baa ka walan Hadan dhaley xataa uma fadhiyo waayo waa soor quureed habartan xisabineysa wexey dadka waalidkod siiyaan igu daran aqas

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 8 หลายเดือนก่อน

      Waa run sheegtay qurba joogta waa kuwa wadanka jooga walaalahod xoogana kuguma lahan sadaqaduna waa qayr

    • @aaminaahmed218
      @aaminaahmed218 8 หลายเดือนก่อน

      ❤🎉❤❤❤

    • @XanaanMaxamud
      @XanaanMaxamud 8 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo wabo wajib hooyo iyo aabe waxaa sineysid xaq ayey kugu leyihiin naagtan waa sadaqo diid dadka iney isku dirto rabta

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 8 หลายเดือนก่อน

      @@hawohosh9198
      Abayo xawo yaa xoogey qurbo joog ma cid baa qasab wax uga qadata mise woxooda waa yaa ii.cuna oon hadhow cagagsadaa ??? Xawoy cid qasabtey male hadii ay problem thy woxooda ha deystan waaba fadaro wax lagu hadlayo haaaaaaay

  • @kingdidiartan8735
    @kingdidiartan8735 8 หลายเดือนก่อน +2

    ASCWW NABI MOHAMED wuxuu yiri qofkii raba risaaq waasac ah means xoolo badan iyo cimri dheer ha xiriiriyo ehelkiisa

    • @deqadegan
      @deqadegan 8 หลายเดือนก่อน +2

      Qaraaba xiriirisku lacagsii maaha micneheedu. Waa inleyska warhaaya oo markii dhib jiri leys caawiya lkn biil dadkaa xoog badan oo shaqeeysa kara mahaa

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 8 หลายเดือนก่อน +1

    Habo I used to be like that but no more I take care of myself iyo my love ones who are here in my Country and city in North America. I found out back home they mostly do not care bout us Habo may Allah SWT help us and protect us and guide us.🙏🏼🙏🏼🙏🙏. I'm very happy of your awareness video.
    Im your Newest subscriber. God bless You
    🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼.
    Habo Qali 👑🙏🏼🌺 I'm proud of You Habo 🙏🙏🙏🙏🙏🏼🙏🏼🙏🏼.

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshallaah, somaliyey gabadhaani waxay kahadlaysaa? Xaalada guud ee qurba joogta iyo dadkooda wadankii kunool. Waana runteed! Ee dhuuxa hadalka! Sadaqadu waa xaq lakiin kalifku waa xaraan!

  • @abdirahmanosman9154
    @abdirahmanosman9154 8 หลายเดือนก่อน +2

    Taas waa been Luga leh qurbo waa wada joogna $2000 qof heli karto ma jirto bangiyada mey dhici jirtay taas xatooyo mey ku heli jirtay

    • @alihamud322
      @alihamud322 8 หลายเดือนก่อน

      ​@aliabdi8347 waa runta. Ma fahmin naxurka. Wxn joga mrykanka gar,ahaan idaho. Hooyadey hada hooyadey wxy dirtaa 2000 qarabada kuli la isku diro

  • @foosiyafamily3414
    @foosiyafamily3414 8 หลายเดือนก่อน +1

    That is very sad 😔 🙏🙏🙏 isoo booqo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 8 หลายเดือนก่อน +2

    10 sano 60,000ayaan diray wallahi had eeysan ka badneen

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 8 หลายเดือนก่อน +1

    Anoo africa lee dhinac ka joogay uunbaa leygu dhahay maxaat soo dootay

  • @zaytum
    @zaytum 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waa runteed alaha ku barakeryo❤

  • @Abdifatah-if9il
    @Abdifatah-if9il 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alla maamadaan Runbadanaa maxaad asiibtay xataa waxeey ku dhahayaan 20ki sano aad maqneeyd aaway waxaad qabsatay haldaara maadan dhisane weey ku caayayaan xataa.

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 8 หลายเดือนก่อน +4

    Walaahi waa Xaqiiqo Gabdhaasi Runbadanaa

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dadku lacagta dhul ka in laga soo aruriyo ayey moodaan

    • @alihamud322
      @alihamud322 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaaa

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 8 หลายเดือนก่อน +2

    Well done Maskaxdii Dunida xaqiiqdii ayad ka hadashey mahadsanid

  • @Umumaryama
    @Umumaryama 7 หลายเดือนก่อน

    Calool adeyg hadaan la laimaan iyo go aan adag walee ilmahaada cunu xataa uharimeyso fasax aad uwado iskaba daaye sheeko
    Waji kaaki hadaa iskadhigin habeenki hurdadaa kaatageyso dhuuxane wuu kushubmi murug aan la guu ogeen dartiis wlh waa wax isoo marey anoo waliba ceyrqaato oo yurub joogo subxaanallah Allah naf makalifin

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 7 หลายเดือนก่อน

    Xisaabtaa ba'day . Naa huuno ma inaad nawaashaad dooneysaa . Naftani way la qabsatay xawilaadda . Jiilkii ugu dambeeyey baanahay . Waxyar kadib iyadaaba iskajoogsandoonta aado.

  • @AbdiHm-r4p
    @AbdiHm-r4p 7 หลายเดือนก่อน

    Gabadh iyo waalidkeedii bay isku diraysaa. Adigu waxaaga cidna wax ha Ka siinin.

  • @omarsalah8595
    @omarsalah8595 8 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah , Allaha ku barakeeyo

  • @OmerDheer
    @OmerDheer 8 หลายเดือนก่อน

    Asc marka hore baqayl xun baa tahay baqaylyaashana way kugu farax san yihiin qof aan gacal kuu galin miyaa wax siisaa dadka iyo reerahooda

  • @nasraibrahim465
    @nasraibrahim465 7 หลายเดือนก่อน

    Waa runta sax runta ayad kuhadashay

  • @Bilkheyr164
    @Bilkheyr164 7 หลายเดือนก่อน

    Rufiyaanimada jooji dadka ehelkooda wax udirsanayaa

  • @khadrohussain2024
    @khadrohussain2024 8 หลายเดือนก่อน

    Lacagahaas ladirayo anigu waanba kuliibaana dadka somalia jooga mafahansano lacag la iska cuna qabtay in loodirayo balse alxamdulillah hadaad tiraah tasbiixdaadana badsato waad liibaani

  • @osmansaid4601
    @osmansaid4601 8 หลายเดือนก่อน

    $2000 bishii oo aad dirtay waa lacag dawlada laga xaday .ma dhici karto ilaa aad lacag aad soo xaday aad dirto.waa laga dawlad laga soo dhacay

  • @abdullahisheyba5142
    @abdullahisheyba5142 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan waxay isku direysaa walalaha qofkii allah u qoray inuu xanunsado wuu xanuunsanayaa war Allah ka cabso qaraabo goos ayaad wadaa

  • @ahmedjama8879
    @ahmedjama8879 7 หลายเดือนก่อน

    Waligay qof dibadda jooga biil kama sugin saa waxooda oo dhami waa manno sheegad iyo xiqdigaan

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 8 หลายเดือนก่อน

    Kuwaas waxaaba iiga daran kuwa Tiktok lacagooda ku qasaarinaayo oo dhifiq iyo waxaan la aqoonin wax u diraayo alla maxaa waxba yahay nagu badan yihiin 😂😂

  • @Dhoof.24
    @Dhoof.24 8 หลายเดือนก่อน

    Hada adiga oo weyn ma waxaa ku talineysaa dadka qurbaha jooga walid kiin ha biilinaha adiga hadii aad bakhiil tahay dadka iyo walidkoda ha isku dirin

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 7 หลายเดือนก่อน

    Dadku iskumid maaha qof wax uga go,aan oo Caadiya wax aanad iska jarina kaama go,aan waa dadka ikamkoodu hooseeyo dadkasi way dhibanyihiin waana ku waasheen waxaa laga rabaa inay unaxaan dadka dhulkii joogaa dadkooda qurbaha

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 8 หลายเดือนก่อน

    Hagbada ama ayuutada riwaayada ah qeyb ayey katahey dhibaatada qoyska waayo dakhliga soogala ayey ka go,antahey

  • @maxamedcumar3739
    @maxamedcumar3739 8 หลายเดือนก่อน

    Dhibka dhan anaka qurba joogta weeye sababta waxay tahay anakaka dadka barna inaan biilno ni waliba shaqo abuur loo sameeyo ayaa isku tasho layiraah ama haduu tahriib rabo la tahriibshaa kadib waa nasanee

  • @abdullahisheyba5142
    @abdullahisheyba5142 8 หลายเดือนก่อน

    War ma waxaad leedahay wax yaan la sadaqeynin weligeed waa la isfuri jiray dadka qaraabada ha isku dirin

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 8 หลายเดือนก่อน

    Qofna meel cidla ah kama bixin waa la dhalay lakoriyay wax la baray hadii qofku dadkiisa wax u diro ma ceebaa qaraabadiisa hooyo aabo walaal eedo habo ayeey awow qofka dadkaas caawininaaya ayaad leeday waxba yaan loo dirin alle ka bar wll

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 8 หลายเดือนก่อน

    Walaahi ben kuma adan shegin 😂skor ayaa kudhici😂

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 8 หลายเดือนก่อน

    Yaahu bal fadeexadan waalidka cay iyo ceeb usoo amaahataydaya

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 หลายเดือนก่อน +3

    Warheedhee gabadhani run badanaa Allaa miyaan kuu warami karaa

    • @farhiashire814
      @farhiashire814 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @Bilkheyr164
    @Bilkheyr164 7 หลายเดือนก่อน

    Adaaa rerkiina waxba udirin dadkaad rabtaa wadadaada inaad kurido

  • @rahmaomar2892
    @rahmaomar2892 8 หลายเดือนก่อน +1

    asc masha Allah runta ayaa ka hadashay xabiibti jzk llah geyr

  • @AbshiroDigale
    @AbshiroDigale 8 หลายเดือนก่อน +1

    Away shekadii ninka guriga raxka ah dagana 0:12

  • @dekdekow
    @dekdekow 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah kusharfo mahadsanid real opinion

  • @ftshmh4761
    @ftshmh4761 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alla maxay run sheegtay waa runteed anaa hadda ka imi illah baan ku dhaartee dadkaas way kaa yaabinayaaan !!! Xittaaa noocadda ay u fekerayaan!

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 8 หลายเดือนก่อน +3

    Zahra sharafeey Wallaahi xataa hadaad guri uga dhisto africa ood dhimato xabad baa lagaga saarayaa caruurtaada

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 7 หลายเดือนก่อน

      Very true. Beenta maaha

  • @HaniHassan-j5c
    @HaniHassan-j5c 8 หลายเดือนก่อน +1

    A s c walale wax khayr ah baa dadka lugu wacyi galiyaa ee wax habaxsan lama dhoho sadaqadu wax bay badi saa wax mayarayso

    • @mahadhussein4157
      @mahadhussein4157 8 หลายเดือนก่อน

      Soomaaliya miyaad joogtaa 😂😂

  • @ahmedhaji1377
    @ahmedhaji1377 8 หลายเดือนก่อน +3

    Sadaqo weeye mamo wixii aad bixsato fidnada gaalada iyo wixii dhib kugu so socday aya ilahay kaga ilalin maalkuna wa ku barakobaya

  • @SamiraFaisalAli
    @SamiraFaisalAli 7 หลายเดือนก่อน

    Walahy lacag meel ital iska daye ana dayn laigu leyahay

  • @kanzaamsterdam2868
    @kanzaamsterdam2868 4 หลายเดือนก่อน

    No voice pleas i dont nothing is not Also my phone . mahadsanid wal.l ❤

  • @NajiAhmed-m9n
    @NajiAhmed-m9n 7 หลายเดือนก่อน

    Walaal waxaan u malaynayaa inaad aniga iga waramay

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 8 หลายเดือนก่อน

    Dadka iimaanka dacfiga ah ayy run moodaya

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sahraay inader I miss you waxaan ahaa dadkii kugu xidhna baryahad bilowday youtube ka lakin baryahan kuma arag xbbti

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 8 หลายเดือนก่อน

    naa bernta jooji cidna waxma diisane

  • @jamachaaji1212
    @jamachaaji1212 5 หลายเดือนก่อน

    wa run qaali Allah hakuxafido

  • @maxamedcumar3739
    @maxamedcumar3739 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waalidka walaalada qaraabada hadey tabar yar yihiin wax lasiiyo lacagta ku barakowda sababta arsaaq yarida waa salaad la,aanta cibaadada iyo xiriirka rabi ka fogaadeen qurba joogteena runta rabiya jecel

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sahraay waa kula so xidhiidhi sheeko waa ku hayna

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alla Maxey run sheegay bish kowgid
    Weey taga yihiin telefon Thank you maqanan

    • @huhshta
      @huhshta 8 หลายเดือนก่อน

      Ala maxad aragtay 😂

  • @XanaanMaxamud
    @XanaanMaxamud 8 หลายเดือนก่อน

    Hadi ey ka dhistan ma ayaga leh wayabe

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 8 หลายเดือนก่อน +2

    Lacag hadirina dadka aad lacagta udireysiin live like kings and queens! Booyaso dharka udhaqo mid canjeerada udubto, mid guriga udhaqo! Keep your money asxaan wax niigu haayo majiraan! They think they are soo special

    • @fadumonor868
      @fadumonor868 8 หลายเดือนก่อน +3

      Only hooyo iyo eebo

    • @USSEIN_WAJEER
      @USSEIN_WAJEER 8 หลายเดือนก่อน

      💯

    • @BoramaWarrior
      @BoramaWarrior 8 หลายเดือนก่อน +1

      Imma keep my money it's hard out here. I can't be supporting someone's lifestyle. If they have legs and hands then they can get a job.

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 7 หลายเดือนก่อน

      @@BoramaWarrior that’s the attitude we need to spread even some fools stand outside maqayada bariiska here in London looking for shaxaad! Strong grown man living like a leach! Ppl need to shape up! I hate the fact these ppl who call themselves poor employ ppl to clean their dirt! Cook their cunto even press their shirts! Delusional ppl I work come home cook clean my didid and yard! Then receive calls from these leaches with baked stories!

  • @fosiasaleh5473
    @fosiasaleh5473 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runta Walaal dadka wadankii jooga ehelkooda qurbaha ku maqan
    Kama naxaan.
    Waa xaqiiq dadkeena maqan carrurta
    Ay dhaleen hoos uma Reagan.
    Anigu waa kugu raacsanahay in qorbaha wax hanti ah laga qabsado.
    Nimanka Soomaaliyeed Hadley ogaanlahaayeen marki ay dhintaan in Hantida Soomaaliya laga tabcaday aan loo ogoleen agoonta ay dhaleen.

  • @amalali450
    @amalali450 4 หลายเดือนก่อน

    Waa run inta aad sheegtay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 8 หลายเดือนก่อน +1

    Runtii dadka yurub joga sidaas wax umadiran waxa sar dher ka dhisan soomaali ya iyaga dhista. Laakiin reer ameerika waa kuwa run ahaan dhintay siday wax udiraayen waxna ma qasadan guryo ma dhistan ha dhowna markay soomaaliya aadan waa kuwo lagu jesteyo.

  • @sultanyuusuf780
    @sultanyuusuf780 8 หลายเดือนก่อน +1

    Markay bishu soo dhawaato ayaan ka sii fekera naftayda xita ma xususto

  • @Mahammmedi
    @Mahammmedi 8 หลายเดือนก่อน +2

    9 million dollars bisinka Maan ogeen 25 years USA

  • @goomey4843
    @goomey4843 8 หลายเดือนก่อน

    Waa $408000 oo kun dollar

  • @isirhasan
    @isirhasan 8 หลายเดือนก่อน

    Anigu kuman fahmin ba

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 8 หลายเดือนก่อน +1

    that's true always waan waanka dalaa and thank you very much my dear ❤

  • @khadrohussain2024
    @khadrohussain2024 8 หลายเดือนก่อน

    Sadaqaweeye lacagta

  • @fadumoomar4292
    @fadumoomar4292 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi runteyda

  • @nasab6929
    @nasab6929 8 หลายเดือนก่อน +3

    Thank you Walalo Sahra ❤ walahi meelbad ii tabatay wan tashanaya hada lakin!

    • @AdanDauud-wq3uj
      @AdanDauud-wq3uj 8 หลายเดือนก่อน

      Bakhiiladyahay sadaqada hala baxeen umadda ee dhaaf

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 8 หลายเดือนก่อน +1

      Please saddaqada ha joojin,ka bax warkeeda, Allah ayaa kugu barakeynaayo cimriga iyo aakhiro.
      Thank you Adduun waxba ma tarto

    • @nasab6929
      @nasab6929 8 หลายเดือนก่อน

      @@AdanDauud-wq3uj warka gabadha maad fahmin walalo siifican uu so dhagayso vidio ga plzzz saqada halala baxo bay tidhi walasheen!!!!!!!!

    • @nasab6929
      @nasab6929 8 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedkulowabdi821 walasheen waxay tidhi saqada yan lajoojin hadad sifican uu fahantay warkeeda!

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa dirto waa Saadaq ma aha wax ad thank you ku rabto.

    • @mariza101_
      @mariza101_ 8 หลายเดือนก่อน

      😂 no more money

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 8 หลายเดือนก่อน

    Topic aad ka hadasho waa topic ii ugu xumaa wll illaahay ka baq anaga gaalo ma nihon dad islaama ayaan nahay soomaali isjecel wax is Tara is caawiya ayàn nahay hadii waxan gaalo kuu soo dhiibtay alla u noqo

    • @ladanahmed931
      @ladanahmed931 7 หลายเดือนก่อน

      Abowe American marka imado ayad fahmii. Aniga wan kuso Daley Africa 2018 an adey wana arkay qabkii iyo dadka qalbi xun dua an ku quuriin wali ku siiyasayoo hadiyatada amah ku dhahayo ma 100 xunba ayay ku dhahayan. Anigo umal eh o qalaan aya lugudhaha lacagsodiir uufff rer africa

  • @halimomohamed1487
    @halimomohamed1487 8 หลายเดือนก่อน +1

    asc Abaaayo macaaney anigay I qabsatay

  • @farhiashire814
    @farhiashire814 8 หลายเดือนก่อน

    31 sano baan diraayey lacag
    Ama ha yaraato ama ha badnaato
    Xalayna dadkaas ciil koodaan la seexan waayey 😢

    • @BoramaWarrior
      @BoramaWarrior 8 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay dhibta ha kaa qaado. Anigu biilka baan hoyadey wax u diraa wixii wax la cunayana wey la cunaan bes intaas wax dheeri ah ma diro.

  • @fadumaibrahim9394
    @fadumaibrahim9394 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc hurda la aan baa ka qaadanay

    • @deqoyusur4319
      @deqoyusur4319 8 หลายเดือนก่อน +1

      Asc abaayo waarunta gabdhah waadhibanyihiin

  • @Deeqanaska
    @Deeqanaska 8 หลายเดือนก่อน

    We all have this issues 😩

  • @cookcleanwithamina
    @cookcleanwithamina 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shuaibmustaf5272
    @shuaibmustaf5272 8 หลายเดือนก่อน +1

    A.s.c adiga haday saqada bixinteeda dhib aad kugu tahay umada kale sadaqada haka was waasinin ninkii wixii aad sadaqonaad aduunkan kula baxdo waa wax aakhiro aad helaysaa ilaahay kuulaba laabayaa ee hamoodin in aad kaa luntay sadaqadaas . Marka was waaska ka daa unada ilaahay. Qof walba wixii uu baxsado ilaahay ayaa siinayaa sadaqo wax ma nusqaamiso taas ogow

    • @mahadhussein4157
      @mahadhussein4157 8 หลายเดือนก่อน

      Soomaaliya miyaad joogtaa haabee 😢😢😢

  • @Kitty_pikachu29
    @Kitty_pikachu29 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ma waxa aad diidan tahay in la caawiyo waalid iyo waal iyo qaraabo waa waajib in aad caawisid wixii aad awoodid

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 8 หลายเดือนก่อน

      Maha ilahay cidna ma kalifin walalka oo sanad kastA gursada amo fura bil ada awoodo. Abti adeer qarabo dhib waye wllo

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sidii dherigii baan karayaaye

  • @elias4499
    @elias4499 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaad sheegaysid waa runtaa laakiin Sanaadiiqdii Aaqiro ii yaalay, iney buuxsamaeen umalaynmaayo. ilaa aan ka dhinto ama da'a gaaro waan wadayaa walaahi.
    Walaasheey haka hadlin Sadaqada. mahadsanid

  • @XanaanMaxamud
    @XanaanMaxamud 8 หลายเดือนก่อน

    Walaley xaasid nimo lee mey ka tahay mise diinta islamka kaso horjeda ilen waxa la diro waa sadaqo sadaqo diid ayaa tahay umada ha isku dirin xasid sana

  • @abdifataax715
    @abdifataax715 8 หลายเดือนก่อน

    Somalidii gobta ahayd gabdhaha qaaraanka kuma qorijirin waayo ninkeeda ayey waydiineysaa ileen iyadu ma shaqayso eh ninkuna gabadha waa nacayaa
    Hadaba somaliga gabadhiisa qurbaha lagu qabo haduu gabadhiisa wax waydiisto ninkey ka jaraysaa ama guriga ayey ka baxaysaa si ay adiinku shaqeeyso ninkuna wuu furayaa markey caruurta ka tagto

  • @noorsheikhaden7867
    @noorsheikhaden7867 7 หลายเดือนก่อน

    Walaal, ma anigaad ila hadlaysaa? Yaa xogtayda kaaga warramay?

  • @ibraahinxasan6757
    @ibraahinxasan6757 7 หลายเดือนก่อน

    Oo ma lacag 2000 gaarto ayaa qurbaha laga soo diraa ilama aha allahu aclam

  • @AbdishakurSaleeban-fh7wj
    @AbdishakurSaleeban-fh7wj 8 หลายเดือนก่อน +1

    Msha allaha waxaad tyh mama aqli bdn.

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad habar yar true story wallahi

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sadaqo dhib majiro ee kadaa hadalka sadaqada. Ina adeerey.

    • @mahadhussein4157
      @mahadhussein4157 8 หลายเดือนก่อน

      Soomaaliya miyaad joogtaa kkkkkkkk

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 8 หลายเดือนก่อน

      Anoo somaliya joga ban ku raacsanahy dadka walawaalay hadii runta laga hdlo sadaqo aan dhamanayn maxay tahay

  • @gedyhildid193
    @gedyhildid193 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalkay iyo wiilkiisa ayaan midba gooni lacag ugu diraa

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 8 หลายเดือนก่อน

      Walahi waad ducaysantahay lakiin ha lugoyn walal 😅

    • @gedyhildid193
      @gedyhildid193 8 หลายเดือนก่อน

      @@siciidaxmed2963 walaalkay waa mental wiillkiisa waa student
      Plus my parents
      and sometimes others of family