Tips sida qudrada loo save gareeyo oo anad uu qasarin lacagtada💴💴saving

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2023

ความคิดเห็น • 68

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +3

    Asw, dadkaygiyow soo dhowada, qudrada iyo frozen isla ogada hada refrigerator haysatan Insha Allah. Thanks❤️❤️

  • @ayaanjamacmohomed6320
    @ayaanjamacmohomed6320 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah ❤🎉❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you very much xabiibtii jzklq keep it up good work dhaqalaha aad baan aga helay xabiibtii jzklq thanks for sharing keep it up good work qaaliyeey.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน

      Waiyaka quruxey, how are u doing? Thanks macanto I appreciate your comments, encouragement ans support. Much love habibti ❤️❤️

  • @FatimaAhmed-ux7ju
    @FatimaAhmed-ux7ju 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maashalaah

  • @HamdiLuul
    @HamdiLuul 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid mcnto

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xabiibtii jzklq waa wax wanagsan baad noosheegtaa waa waano wanaagsan iyo dhiirin galin aad markast nola taagan tahay thanks for sharing qaaliyeey.

  • @HamdiLuul
    @HamdiLuul 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah . Allahuma baarik xabibti❤❤❤

  • @leilaadan7412
    @leilaadan7412 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ukhti

  • @leilaadan7412
    @leilaadan7412 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you very much xabiibtii jzklq mssha alaah abaayo waa runtaa weeye xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.

  • @qadroxasan7921
    @qadroxasan7921 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh horay usoco ❤hada kugu soobiray ❤❤❤❤❤❤

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 11 หลายเดือนก่อน +1

    Machaala

  • @Soobooqo
    @Soobooqo ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah qudeerta cagaaran gala ogaado was meesha caafimaadken ufiican

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 ปีที่แล้ว +1

    Good idea frozen in laga dhigto khudaarta anigu yaanyada intan kabsar calen toon banbarooni ku shiida ayan frozen gashadaa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Masha Allah aniga badana ma shiido yanyada, markan soo Saran shiida, lakiin kamsarta iyo toonta wan isku shiida oo frozen geliya. Thanks qaaliyey

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walalo I missed you so much such nice girl I try to call but didn't work maybe the code to add in American and also I need to the name the perfume thank you walalo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน

      Wa wr wb, macanto I missed you too where have u been? I happen you and the family doing well. Send me your number Insha Allah , maybe furaha USA banad ku darin. Macanto perfume waa chance chanel EAU ViVA. Good hearing from you. Thanks love ❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 ปีที่แล้ว +1

    Wa run wadankeni Ana kuso koray hilib ka & khudaartuba waa riqiis galabti

  • @user-hi1hq4nb7r
    @user-hi1hq4nb7r 4 หลายเดือนก่อน +1

    Haaa wlahay naadiyoy nayrobi galabti kuwa xataa waxa jira barabaraha ladhoho casrki bay laamiga soo fadhistaan hadhawna way carabaan wayna kajabanyihiin

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  4 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah macanto markasba laga faidaysta haday fican yihiin oo raqiis yihiin, Allah ha inoo fududeyo. Thanks love❤️❤️

  • @Munashorta9292
    @Munashorta9292 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallah qeyr walalo

  • @anabhassan-uv8vi
    @anabhassan-uv8vi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Walalo I want to ask you something if I buy onions you have cut all them and even peppers

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน

      Maya not all of them especially onion ka no, but markan arko inay xuman rabaan ayaan gogoya oo bac ku riida oo frozen geliya. But parparoniga iyo basbas ka bamiyaha right away ban geliya, Kuwas bananka ma ku ragan way jilcaan. Anytime u think they will get spoiled or u know u are not cooking all of that it’s better that u keep them in the freezer thanks ❤️❤️

  • @caashamaxmed7650
    @caashamaxmed7650 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah wll kostada karotka iyo bamiyaha ku karsada

  • @ayanlehabdullahi1215
    @ayanlehabdullahi1215 ปีที่แล้ว +1

    Walaal Guulayso
    Lkn Budget Planning ka Halkeen ka helaa walaal inaan isticmaalo ayaan u baahnaayee🎉

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Email hada ledahay isoo diir waan ku soo dirin marka wad soo print gareysan Insha Allah. Thanks ❤️❤️

  • @ifraaxaxmed7278
    @ifraaxaxmed7278 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay waxbadan baan kaafaaiiday

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Thanks habibti Ifraax, magaca Ifraax aad ban uu jeclahay masha Allah beautiful name. Thanks ❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 ปีที่แล้ว +1

    Kaa aad almost 3 years haysatay bn jeclahay 2 xabaan ka marayaa ki uhoreyay gift ba laigu keenay 9 years ago
    Kaagagana waa tijaabinayaa thanks for sharing qali

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Masha Allah wuu carfon yahay coco Chanel waa caraf aan strong ahayn oo refresh ah, thanks habibti ❤️❤️

  • @user-sv7kt8et7i
    @user-sv7kt8et7i ปีที่แล้ว +1

    abyo ani talagada barafka hnaysta tann qudarta mahaysto

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Macanto aniga qaybna sare ee hilibka ayan geliya, adi tada baraf keliya miyaa ma la gelin kartaa? Thanks ❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 ปีที่แล้ว +2

    Galbihii adeegta dadka africa joogow

  • @fadumoabdallah2235
    @fadumoabdallah2235 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abyo qali
    Thnks saad noo la share garaysd wax kasto ku anfacay,
    Wadanka waxksta wa yaalan bacda frozen ka iyo broccoli daba

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Masha Allah wadankii hada wax kasta waa laga helaa, ma ogayn in Somalia broccoli ka baxdo. War wadankena qudrad oo dhan baa laga helaa masha Allah. Thanks macanto ❤️❤️

    • @fadumoabdallah2235
      @fadumoabdallah2235 ปีที่แล้ว +1

      Alxamdulilah xbbt nimca taal wadanka
      Brocoli ma baxdo hhh wa la soo dhoofiya

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      @@fadumoabdallah2235 masha Allah oo macanto intee laga keena?

  • @idil5758
    @idil5758 ปีที่แล้ว +1

    As aniga waxaan sameeyaa basasha iyo baradhada laba weeg ayaan soo iib sadaa tamandhada yadana 2waag ayaan soo iibsadaa lakiin tamaandhada waan ridqaa oo bac ayaan ku shubaa frozenka ayaa baamiyaha iyo barbarooniga iyo kamsarta waan isku riqaa oo frozenka ayaan galiyaa toonta iyo basalbaarta wan isku ridqaa sidaas ayaan anigu ufarsa maystaa khudrada

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Masha Allah macanto waa sii ficaan, wixi oo dhan waa diyar satay mudo dheer bayba kugu jiiri karaa frozen ka. Allah caqliga ku siyadiyo bamiyaha miyad riqidaa walal? Siduu noqda? ani intan gogoyo ban geliya frozen. Thanks qaaliyey ❤️❤️

  • @Saadiaosman94
    @Saadiaosman94 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaal
    ila soo xidhiidh marka aad waqti hesho waxaan si degdeg ah kuugu baahanahay arimaha dhaqaalaha fadlan

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Ws wr wb,
      Macanto wan ku soo diray number aad isoo waydisatay. Ama snapchat iga soo message garee ama WhatsApp.
      Snapchat waa Naturally Nadia
      WhatsApp 804-290-3447. Times walal

  • @IfrahOsman-py9rt
    @IfrahOsman-py9rt ปีที่แล้ว +1

    Wall hargaysa arkayo waxa sasa isma dhaman suxa iyo galab

  • @zahraxasan5332
    @zahraxasan5332 ปีที่แล้ว +1

    Farozin maxa waye ma firinjeer mise

  • @ashoelmi3185
    @ashoelmi3185 ปีที่แล้ว +1

    Abayo borkoli wayala

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah waba isku magac thanks habibti, somalia ma laga helaa? Thanks ❤️❤️

    • @Saadiaosman94
      @Saadiaosman94 ปีที่แล้ว

      Asc walaal
      Can you send me your number please