GABAY SUUFI KA HADLAYA, ABSHIR BACADLE AUN.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2018
  • Waa gabay uu xaqa ugu gargaarey marxuum a shaacir islaami, Abshir Nur Farax bacadle Allah ha u naxariisto Ajir iyo xasanaadna haka siiyo wanaaga iyo u gargaarka xaqa ee uu afkiisa ku difaacey.ilaa aakhirkii suufiyo iyo qabuuro caabud dadku fahmeen meelna iska saareen, beentoodii iyo baadoodiina dadku diideen.

ความคิดเห็น • 119

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 ปีที่แล้ว +13

    Allaha u naxariisto wallee intaan kaadanbeeyo gabaygaaga waan dhagaysan insha allah adigana allaah waxaan kaaga baryaaa janatul fardoowsa❤️❤️❤️amiiin aamiin aamiin yaarabi

  • @deeqocali2820
    @deeqocali2820 2 ปีที่แล้ว +4

    Alloow kuunaxariisto abshir bacadle

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahoow raxmadaada ugu naxariiiso aamiiin aamiiin aamiiin suufiyo allaah ha idinsoo hanuunsho asagaaa awoodleh aaamiin aamiiin aamiiin

  • @jibriilyasiin669
    @jibriilyasiin669 4 ปีที่แล้ว +10

    ilahy ha unaxariisto abwan abshir bacadle

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin

  • @dahirfaajeerhussein6867
    @dahirfaajeerhussein6867 3 ปีที่แล้ว +6

    Shaacirul islam fi somal❤️ilaahoow kuu naxriisto

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +2

    اغفر له و ارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله وادخله الجنة واعده من عذاب القبر ءامين ءامين ءامين يارب العالمين

  • @abdirizacktube116
    @abdirizacktube116 5 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته

  • @user-wn2rs3we8p
    @user-wn2rs3we8p 4 ปีที่แล้ว +8

    Alle hakuu naxariisto abwaane

  • @salmaanabdikadir4328
    @salmaanabdikadir4328 5 ปีที่แล้ว +9

    abshir bacadle waa qof ilaahay dartiis ujeclahay allah unaxariisto

  • @iftinmaxamud9445
    @iftinmaxamud9445 3 ปีที่แล้ว +2

    allaha u naxariisto abshir bacadle💟💟💟💟💙💙💙💙💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @caliyareafgoyaani460
    @caliyareafgoyaani460 3 ปีที่แล้ว +6

    ilaheey hau naxriisto janadii fardoowso ilaheey haka waraabiyo

  • @ibrahimduale885
    @ibrahimduale885 ปีที่แล้ว +2

    اللهم اغفر له وارحمه

  • @ramlaosman80
    @ramlaosman80 4 ปีที่แล้ว +7

    ilaahy naxariistii jano hakaa wraabiyo runtii waa abwaan gabayadiisa ku difaacy diinta islaamka gaar ahaan radinta bidcada

  • @mahmudomar212
    @mahmudomar212 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah, May Allah grant you janatul firdous

  • @mandelamumu2406
    @mandelamumu2406 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay ku naxariiso

  • @engwepdesigners3735
    @engwepdesigners3735 3 ปีที่แล้ว +2

    احسن شاعر إسلامى

  • @hassanharet3576
    @hassanharet3576 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allaha haunaxaristo abshir bacadle

  • @CraxmanMuse
    @CraxmanMuse หลายเดือนก่อน

    اللهم ارحمه وأدخله جنة الفردوس

  • @sailahussein3366
    @sailahussein3366 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalah, Illow u naxariso, wuxu ka tagay dardaran diineed oo uu dadka xaga ku xususinayo. BURHAANTENA XAA DABADHIGIYO BILKA GUREENA mahasha lah

  • @abshirali313
    @abshirali313 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaha u naxariisto adeer

  • @macalinsudaysi8963
    @macalinsudaysi8963 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa allh unaxariiso sheekhtow xiid

  • @mustaqiimxasannuur6459
    @mustaqiimxasannuur6459 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto Abwaanka Abshir bacadle 🤲

  • @kobciye79
    @kobciye79 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxaristo

  • @xanaanhassan9653
    @xanaanhassan9653 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @fardushussain5761
    @fardushussain5761 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxariisto abshir

  • @yamaaniabshir9222
    @yamaaniabshir9222 5 ปีที่แล้ว +6

    allaah yarxamak yaa abii

  • @maryansheikh2085
    @maryansheikh2085 5 ปีที่แล้ว +8

    Allaw kuu naxariiso nin sahlan maaha masha allah

  • @mubarikm.hassan5265
    @mubarikm.hassan5265 5 ปีที่แล้ว +4

    Gabayaa wacan .....abshir bacadle

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว +3

    Murtidii uu ee eebbe ugu deeqay,
    ayuu xaqqa ku difaacay.

  • @cabdirashiidnuuraxmed9313
    @cabdirashiidnuuraxmed9313 5 ปีที่แล้ว +2

    ILaahaw u naxariso
    abshir bacado

  • @Dhaxal_reeb
    @Dhaxal_reeb 5 ปีที่แล้ว +12

    شاعر أهل التوحيد رحمه الله رحمة واسعة

    • @abdullahalislamislamicstud5659
      @abdullahalislamislamicstud5659  5 ปีที่แล้ว +1

      aad iyo aad walaal waa xaqiiqo Allah ha u naxariisto wa Jazakallah kheyran

    • @Dhaxal_reeb
      @Dhaxal_reeb 5 ปีที่แล้ว +1

      @@abdullahalislamislamicstud5659 ninkaa allah dartii ayaan u jeclahay gabaygiisa waxa uu xanbaarsan yahay cilmi aan culumado badan aysan gaarin waxaan ku talinayaa ninkaa gabayadiisa halaso aruuriyo oo ha la sharaxo
      Adna kheye allah haku siiyo walal noo aruurin waa dhaxal qaali ahe

  • @Tilawa5
    @Tilawa5 ปีที่แล้ว +2

    Ma Qaadirkaan ka quusannaa
    Aasaan qabri u qayshannaa😎

  • @maslaxcbdullahicali212
    @maslaxcbdullahicali212 3 ปีที่แล้ว +2

    Illahow ku naxaristo

  • @xanaanhassan9653
    @xanaanhassan9653 5 ปีที่แล้ว +6

    Alle hakuu naxariisto

    • @mclcadow487
      @mclcadow487 5 ปีที่แล้ว +1

      يارحمن يارحيم ياعفو ارحمه واغفرله وعف واجمعنا في الفردوس الاعلي

    • @maxamedsagal4119
      @maxamedsagal4119 4 ปีที่แล้ว +1

      faysal clraxmaan
      alow kunaxriso

    • @abdullahalislamislamicstud5659
      @abdullahalislamislamicstud5659  4 ปีที่แล้ว

      aamiin ya rabbi

    • @abdullahalislamislamicstud5659
      @abdullahalislamislamicstud5659  4 ปีที่แล้ว

      aamiin ya rabbi

    • @maysarpaul617
      @maysarpaul617 ปีที่แล้ว

      Suufiyadii wuu baabiiyay ceebahoodii oo dhan buu banaanka keenay Ahn abshir bcdle ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ burco somaliland

  • @mahadgaacir2555
    @mahadgaacir2555 ปีที่แล้ว +5

    Bisimillhi Gortay dhahan Booba kabihina suufiyadii benta badnayd ninki naga qabtay Alle Haku naxaristo🥰

  • @muminmohamed6494
    @muminmohamed6494 4 ปีที่แล้ว +2

    Allahyow kuu naxariiso

  • @m.daahircaraaye2964
    @m.daahircaraaye2964 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey ha unaxariisto

  • @noorkheire8043
    @noorkheire8043 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle haunaxariisto walalkeen

  • @safwaanbootaan9993
    @safwaanbootaan9993 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaaah ilaahy hanu anfaco

  • @hoyomacan3073
    @hoyomacan3073 4 ปีที่แล้ว +2

    Allow kuu naxariiso

  • @sayadyaretv2399
    @sayadyaretv2399 3 ปีที่แล้ว +4

    Suufi

  • @geeddidhookir6394
    @geeddidhookir6394 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah hakuu naxariisto

  • @mohameddaud9529
    @mohameddaud9529 11 หลายเดือนก่อน +1

    Rabbi raxmad iyo amni waaro dushaada allaha yeelo abwaankii sharfoo aayoow

    • @Muslimiintawaawalaalo
      @Muslimiintawaawalaalo 8 หลายเดือนก่อน

      Waa baqtiyay naclad haku dhacdo

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 3 หลายเดือนก่อน

      ​@Muslimiintawaawalaalo
      Maxaad ku lacnadday gabyaaga ( muslimka waa kan afkiis iyo addinkiisaba laga nabad galo ) suufida waxuu kasheegay waa run

  • @hgh6577
    @hgh6577 4 ปีที่แล้ว +4

    Arooy beenta naga deeya iyo probagaantiina hhhh ALLE ha u naxariisto wa runtiis jah

  • @dheemanluul4002
    @dheemanluul4002 5 ปีที่แล้ว +4

    Shaacirul islaaam illaahow unaxariiiso

  • @saidadahir5615
    @saidadahir5615 4 ปีที่แล้ว +2

    Illaahoow janadii gee

  • @cismaancabdillahi2352
    @cismaancabdillahi2352 5 ปีที่แล้ว +1

    alla yaraxma

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 4 ปีที่แล้ว +4

    rapoow janatul firdoowso u geey

  • @kowsermaxamed5452
    @kowsermaxamed5452 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah alle haunaxariisto

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين

  • @nuurmaxamedyusuf3879
    @nuurmaxamedyusuf3879 3 ปีที่แล้ว +1

    hello

  • @aishasheikh9785
    @aishasheikh9785 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow unaxariis

  • @ifrahali3700
    @ifrahali3700 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah Allah unaxaristo ehlu towxiid

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    FACEBOOK

  • @abdiazizabdirahman218
    @abdiazizabdirahman218 3 ปีที่แล้ว +3

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين كان من التوحيد وكان قد فهم المنهج السلفي الصحيح

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 3 ปีที่แล้ว

    Suufi qaladka ka dhaafa iyo beenta aad sheegeysaan

  • @bilebaashi1864
    @bilebaashi1864 3 ปีที่แล้ว

    abwaan abshir bacadle gabayaa aan lailoowi diinin oo murtiile ah lkn waa bidci

    • @ustaaddalxa
      @ustaaddalxa ปีที่แล้ว

      Maad hadal xumid lkn whi 2diinna adaa bidci ah waayo isago yaan bidco albaabka laga furin ee diintaa sooca ah ee Nabi mohamed laga dhaxlay kaliyaa aan ka dhigano ayuu ahaa manhagkiisu soyaadada diibta lagu darayo iyo bidcaduu diidi jirey