Abshir Bacadle GABAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Halkaan ka dhagayso gabayadii marxuum Abshir bacadle, hana illaawin inaad janna ugu ducaysid, & in ilaah qabriga u waasiciyo Aamiin

ความคิดเห็น • 320

  • @abdullahihussein3201
    @abdullahihussein3201 5 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah.. Marxun Abshir bacadle wuxu aha aqlilow uu Illahey siiiyey aqoon iyo caqiiqdo suuban... Wlhi aad ban ujeclhy gabayadiisa,..somalida hada jirto ee fanaaanin isku sheeg ah waxba meesha kuma hayaan.. Allah waxan kabaryaya Inu unaxriisto walaaalken janadan geeyo. Aamin

    • @yamaaniabshir9222
      @yamaaniabshir9222 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa rabb dhamaanteen walaal.

  • @maxamedbeerow7216
    @maxamedbeerow7216 3 ปีที่แล้ว +21

    اللهم اغفرله وارحمه ووسع قبره وأدخله يوم القيامة مدخلا كريما واجعلنا بعده نصراء الدين بمهاراتهم المختلفة .

  • @muxudinnur1000
    @muxudinnur1000 ปีที่แล้ว +2

    Allah yaa raxma Abwaan Abshir Bacadle.
    Mid ka mid Hiboolayaasha Suugaanta ka ugu mudan.

  • @jamha3683
    @jamha3683 3 ปีที่แล้ว +4

    M.A Allah janada geey halyeygeena HABAR GIDIR, wadani geesi ah $ diinta oo muuminimo!!

  • @Warcaddeshow
    @Warcaddeshow 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah ilahayow unaxariiso shiikh abshir bacaadle iyo dhamaan umada muslimiinta ah iyo anigaba ilaahow naxariistadaan rajaynayaa aduun iyo aakhiraba aamiin amiin amiin

  • @k_naanburcaawi3950
    @k_naanburcaawi3950 7 ปีที่แล้ว +17

    gaboy an ad u jecelahay ba ka maqan gobayga hooyo wa lama huraan
    alle ha u naxariisto isaga iyo inti dhimatayba inagan alle haynoga dabo naxariisto
    abwan abshir bacadle wuxu ahaa masha allh nin caqiiido fcn leh .... ragnimo iyo ku dhac iyo geesinimo ay ka muqato gabayadiisa
    alla yarxma

  • @adanhusseinabdi3366
    @adanhusseinabdi3366 7 ปีที่แล้ว +18

    Allaha Ha u naxariisto Abshir Bacadle. qabriga Allaha u waasicyo. Jannatul Firdawsa Allaha geeyo.

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 9 ปีที่แล้ว +3

    maan sha laah waa si fiican waa gabay aad u fiican oo ku tusinay islaamnimada dhabta ah ee abwaan abshir bacadle ilaahay ha u naxariisto aamiin

  • @somalilander1
    @somalilander1 11 ปีที่แล้ว +5

    ALLE ha u naxariso ameenn ,, nin Ahlo khyr o geesiya ayuu ahaa,, ALLOW anaga towbada la wafaji, isagana qarbiga u nuuri ameen yaa ALLAH

  • @barakocyber916
    @barakocyber916 8 ปีที่แล้ว +45

    اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ ، وَعَافِهِ وَاعْفُ عَنْهُ ، وَأَكْرِمْ نُزُلَهُ ، وَوَسِّعْ مُدْخَلَهُ ، وَاغْسِلْهُ بِالْمَاءِ وَالثَّلْجِ وَالْبَرَدِ ، وَنَقِّهِ مِنَ الْخَطَايَا كَمَا نَقَّيْتَ الثَّوْبَ

  • @abuu44
    @abuu44 11 ปีที่แล้ว +9

    mash, allah i really loved this gobay ilaah ha u naxriisto sheikh abwaan abbshir
    bacaadle

  • @anisa2028
    @anisa2028 9 ปีที่แล้ว +5

    Allah haa uu naxariisto abshir nuur faraax abshir bacadle. Soomali dadka ugu wanaagsan buu kuijrey. Allah janatul fardowsa haka waraabiyo in sha allah.

    • @yamaaniabshir9222
      @yamaaniabshir9222 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa rabb walaal mahadsanid adna jannada allaha ku geeyo.

  • @twoohsix1633
    @twoohsix1633 11 ปีที่แล้ว +6

    abwaan abshir wuxu aha geesi somaliyed allah qabriga ha u nuriyoo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +5

    😢😢😢😢😭😢🙏🙏🙇🙇💔💔💔Ilahow noo naxariiso. Gabaygaan runbadana. Masha'Allah!!! Allow U naxariiso Marxuunkas. Anagana nooga dabanaxariiso, amiin amiiin yaarabbiy.Waxaa Cajiib ah gabaygiisa qabriga kahadlayo,Oo ah runti marka loogu tabar liito, Qabriga dhexdiisa.Wlhi waxaan umaleeyey inuu aniga, Igahadlaayo. Markuu Allaah udansheganayo. Allahu Akbar!!!

  • @AHMED228100
    @AHMED228100 11 ปีที่แล้ว +6

    Alow Janatul fardowsa sii oo kitaabkiisa midigta kasii oo qabrigiisa u waasici abwaan bacadle ANAGANE GADAASHIISA HANA FIDNEEN ALOOW AMEEEEN

  • @xaalimo
    @xaalimo 12 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah, amiin Allow dadkii uu jeclaa akhiro daris kala dhig dhamaana noo naxariiso ya Rabb.

  • @mahadow1
    @mahadow1 10 ปีที่แล้ว +3

    Allaah ha u raxmado abshir Nuur Faarax ! Aamiin yaa allaah !

  • @zubeidamahadalle9471
    @zubeidamahadalle9471 9 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allaah, Allaah Muslimiinta oo dhan ha u naxariisto, waxaana Allaah ka baryeynaa inuu gefkeenna iyo geerideenna kulminin, towbada iyo towxiidkana nagu toosiyo, Insha Allaah.

    • @nasramohamed1668
      @nasramohamed1668 8 ปีที่แล้ว

      ilahayow janatul firdos al aclaa gee

    • @omarabdi1054
      @omarabdi1054 5 ปีที่แล้ว

      Mashallah Allow unaxariiso walalkeena abshir

    • @yamaaniabshir9222
      @yamaaniabshir9222 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaarabb

  • @Maanka_007
    @Maanka_007 8 ปีที่แล้ว +14

    Allaahu Akbar..... Abshir Bacadle Soomaali Xalaal.

  • @fadumocartan5171
    @fadumocartan5171 7 ปีที่แล้ว +8

    ilaahow unaxariso siduu jeclaa rabiyow usamee qabrigisana u wasici Amin Amin yarabi

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilahow ku naxariso Abwaan | Abshir Bacadle😪🙏 fadlan u duceya Wllyaal

    • @yamaaniabshir9222
      @yamaaniabshir9222 หลายเดือนก่อน

      Allaha u naxariisto walal jazakallah. Adna rabbi hakuu naxariisto

  • @dalmarsom1252
    @dalmarsom1252 5 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan murti dhaxalgal leh uga tagay umadda Soomaaliyeed. Allah ha ka aqbalo cibaadadiisa hana siiyo Jannadiisa

  • @xaawomahamed5896
    @xaawomahamed5896 8 ปีที่แล้ว +7

    ilaahe yow unaxaristo ilaahe yow qabrigane uwaasici Amin amin

  • @abdishukriali9969
    @abdishukriali9969 5 ปีที่แล้ว +27

    Yale dawanya 2019😢😢 ilahow unaxariiso abshir 😢 Ilahey baan kugu dharte yawaye kan dislike saare videogana😢😢😢

    • @solocamper3324
      @solocamper3324 4 ปีที่แล้ว

      Abdishukri Ali sxb waa dad dislike ta aan aqoonin waa aqoon yaro

    • @IeseAli-ke4kd
      @IeseAli-ke4kd 7 หลายเดือนก่อน

      2024

    • @yamaaniabshir9222
      @yamaaniabshir9222 หลายเดือนก่อน

      Allaha idin xifdiyo allaha jannada nagu kulmiyo

  • @mohameddaud9529
    @mohameddaud9529 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto aamiin abwaankii weeynaa abshir bacadle

  • @abdihakimmohammed5694
    @abdihakimmohammed5694 7 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahaw kuu naxariiso. wuxuu ahaa abwaan soomaaliyeed oo runtii ka hadala xaqa iyo dhabta taagan.

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha unaxaristo abwan abshir Nur bacadle 😢

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 4 ปีที่แล้ว +12

    HE WAS MY FAVORITE ,PEACE BE ON HIM

  • @afroayanle4141
    @afroayanle4141 11 ปีที่แล้ว +2

    Jano gale.
    Illaahey ha u naxariisto abwaabka qabrigana ha u waasiciyo.
    Aameen.

  • @mohamedaweis9924
    @mohamedaweis9924 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah tabalakallah allaya raxmak Abwaan abshir bacadle maxaa xigmadaa allaya cizzak😍😍

  • @abdifatahfarhaan1092
    @abdifatahfarhaan1092 5 ปีที่แล้ว +2

    Yaaarabi naxariistada ugu deeq sheeeqa abwaanka ustaadka

  • @maxclipproductionhd1637
    @maxclipproductionhd1637 8 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah alle u naxariiso janna fordowsana alle ha ka waraabiyo Abwaan Bacadle run ahaantii gabay aad u anfac badan ayuu uga tagay Bulshada.

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 ปีที่แล้ว +2

    Allaha unaxariisto abwaankii sharfoonaay abshir bacadle

  • @wadaniwadaniyad8153
    @wadaniwadaniyad8153 12 ปีที่แล้ว +6

    iallahoow u naxariiso abshir bacadle,jana fordowsa geey

  • @ahmedibrahim3144
    @ahmedibrahim3144 9 ปีที่แล้ว

    ilahaw qabriga u wasici o janatul firdows kawarabiyo adina inta naxristo u naxris badana anaga noga dabonaxriso

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin aamiin

  • @ismailnurhefaw4906
    @ismailnurhefaw4906 8 ปีที่แล้ว +7

    MA SHA ALLAH MUSIC MAHAAN UGA MAARAN OO KU MACAANSO GABAYADA KASOO MAAXDAY ABWAAN ABSHIR BACADLE

  • @drszamuu1402
    @drszamuu1402 5 ปีที่แล้ว +3

    Amiin ilahey argagax haka ilaliyo inagana sido kale

  • @sss-pf7hw
    @sss-pf7hw 8 ปีที่แล้ว +2

    ilaah ha unaxaristo wuxu ahaa nin abwaanimo deeqsinimo iyo geesinimo ilaah isugu darey

    • @dryaxye319
      @dryaxye319 7 ปีที่แล้ว

      wallaahi waa sax

  • @osmanbadal4240
    @osmanbadal4240 7 ปีที่แล้ว +6

    ilaahayoow u naxariiso Aamiin yaa rabi 🕋🕋🕋🕋🕋

  • @xamdixiisproducts3039
    @xamdixiisproducts3039 8 ปีที่แล้ว +6

    ilaahow awodada ugu naxariso hoygisa allow janatu fartowso ka yel

  • @mudanesheikh1723
    @mudanesheikh1723 8 ปีที่แล้ว +4

    Naxariistii jano Allaha ka waraabiyo abwan abshir bacadle

  • @SuperCaydaruus
    @SuperCaydaruus 11 ปีที่แล้ว +2

    اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ ، وَعَافِهِ وَاعْفُ عَنْهُ ، وَأَكْرِمْ نُزُلَهُ ، وَوَسِّعْ مُدْخَلَهُ ، وَاغْسِلْهُ بِالْمَاءِ وَالثَّلْجِ وَالْبَرَدِ ، وَنَقِّهِ مِنَ الْخَطَايَا كَمَا نَقَّيْتَ الثَّوْبَ عَنِ الدَّنَسِ ، وَأَبْدِلْهُ دَارًا خَيْرًا مِنْ دَارِهِ ، وَأَهْلا خَيْرًا مِنْ أَهْلِهِ ، وَزَوْجًا خَيْرًا مِنْ زَوْجِهِ ، وَأَدْخِلْهُ الْجَنَّةَ وَأَعِذْهُ مِنَ النَّارِ

  • @barnimohamed9583
    @barnimohamed9583 7 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha u naxaristo Allah Hakugu irsaqo janatul fardowsa

  • @zamarapretty853
    @zamarapretty853 5 ปีที่แล้ว

    Allahayo igu ixsaan fal aah aahdana iga ilaali
    Masha allah illhow kuu naxariiso abshir bacdle
    Janadi fardowsa allah ka waraabiyo

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +2

    Gabayga hore waxan maqli jirey anoo Primary school ah xafadena isagoo radio ka daaran😁ma fahmi jirin barigas micnaha uu kufadhiyo lakin hada si fican ban u fahmayaa❤️

  • @nuurtojeylani2768
    @nuurtojeylani2768 7 ปีที่แล้ว +8

    allow ku naxariiso aamiin aamiin aamiin yaa Allah

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 ปีที่แล้ว +3

    Mukhtar Awad Waxaan Inka Baryaya Aabahay Oo Jeclaa Oo Saaxiib Ahayn Oo Dhintay U Duceeya In Illaahay Janada Geeyo Intaa ku Caawiya Isaga Iyo Kuwii Ku Dhintay Muslinimo Somaliyey Qabiilka Waxaa Ka Fiican Xadaro Lugu Taageerayo marna Ha ilaawina Qabriga Iyo Xisaabta Illaahay Wbt

    • @mubaarakabshir1866
      @mubaarakabshir1866 4 ปีที่แล้ว

      Illahey ha unaxaristo abwan daaci islaam abshir bacadle iyo abahabo wall

  • @ahmedbilal7100
    @ahmedbilal7100 7 ปีที่แล้ว +4

    Allow Ixsaanbadanoow unaxariiso oo danuubtiisa oo dhan udhaaf صل الله عليه وسلم

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين

  • @odaytravel
    @odaytravel 10 ปีที่แล้ว

    ilaahay ha u naxariisto abshir nuur faaarah wuxuu ahaay ABWAAN waxaan ku xasuustaa gabayadii diiniga ahaa iyo kuwii kale ee dib u heshiisiin

  • @abdulkadiromar1809
    @abdulkadiromar1809 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaah illahow u naxariso gabayga ugu horeyo ad ayu u fican yahay aniga wanba jecelahay illahow ixsanbadano arxamu raximinow lahubow inti dhimatey unaxariso aamiin

  • @gubaaye10
    @gubaaye10 7 ปีที่แล้ว +5

    All loow janadii fardowsa kawa raabi aamiin aamiin

  • @shukriaalin5111
    @shukriaalin5111 11 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha unaxariisto ha unuursho xabaasha iilka neecaaw udgoon iyo haku siiyo naruuro.

  • @mmaryanmuqtar5375
    @mmaryanmuqtar5375 7 ปีที่แล้ว +10

    Allaha u naxaristo

  • @mursalgadhka9394
    @mursalgadhka9394 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto abwaan abshir bacadle
    Qoladiisa yaa ii sheegaya

  • @subanabdirashid
    @subanabdirashid ปีที่แล้ว

    Waa gawagi ugudambey uqaday wlhi salad suwax aya lajoga ina magcisa qoro aya igusodacdho rabiyow qabrigisa uwasici kitabkisa neh midig kasii

  • @micnamalahan
    @micnamalahan 2 ปีที่แล้ว

    Waan xusuustaa marki ugu horeysay ee aan live u arkay 2006 isgoyska Fagax , xiliggi Maxaakiimta! Allaha u Naxariisto

  • @SuperDream61
    @SuperDream61 11 ปีที่แล้ว +1

    masha allah allah unaxariisto qabrigiisan allah u waasiciyo abwaan abshir bacadle
    amiin

  • @cumarmxmd
    @cumarmxmd 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah
    Mar kast
    Waxa aan
    Arka
    Culimo ku
    Amansaha
    ILAAHAY
    HA KU NAXISTO
    ☝️🤲❤

  • @saddamabdullahi9054
    @saddamabdullahi9054 7 ปีที่แล้ว +2

    Allow u naxariiso abwaanka
    Rabbi janatul fardowsa haka waraabiyo.

  • @inakhalifomar8993
    @inakhalifomar8993 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين.

  • @mohmodcqadir46
    @mohmodcqadir46 7 ปีที่แล้ว +5

    allh yarxmu gabayagii waynaa ee soomlaiyeed

  • @hibanur8699
    @hibanur8699 2 ปีที่แล้ว +5

    I remember this it’s pure and clear my mom used to listen to it

  • @maymunalilucky1145
    @maymunalilucky1145 3 ปีที่แล้ว

    Ala ha uxamado abshi bacaadle iyo meytada muslimiinta oo dhan

  • @MrWaasimu
    @MrWaasimu 12 ปีที่แล้ว +2

    Aloow kuu naxariiso

  • @sumayiitocaseyr8883
    @sumayiitocaseyr8883 11 ปีที่แล้ว +4

    ilah hau naxariisto abshir bacadle

  • @abdilahimahamoud1983
    @abdilahimahamoud1983 11 ปีที่แล้ว +1

    Allaha jannadii fardawsa iyo naxariistiisa waasaca ah ha siiyo abwaanka

  • @faysalfayo2005
    @faysalfayo2005 8 ปีที่แล้ว +1

    alle ha unaxariisto abwaan abshir bacadle

  • @wadaadguhaad8704
    @wadaadguhaad8704 8 ปีที่แล้ว +6

    mansha allaah allow ku naxareesto

  • @user-ex4hp8bk8r
    @user-ex4hp8bk8r 7 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay ha u naxariisto
    wax badan buu diinta ku taageeray gabaygiis

  • @shamsomahamudosman8681
    @shamsomahamudosman8681 4 ปีที่แล้ว

    Allahyow abshir bacadlle janatul fardows ka waraabi yaa rabi

  • @alijimale3280
    @alijimale3280 5 ปีที่แล้ว +1

    cajiib waa jumladaha aan ka xushay gabaga ee Adiga maxey kula tahay
    1 Mufti doqona kuma ciiltiriyo mgel Aleystoobe
    2 Qarniyada Danbaa kugu lacnadi ficilka qaarkiise
    3 Waryaan leydin Dabargoyn qabiil dowlad noqon waaye
    4 Mujirimiin qarsoonbaa jirtiyo ubad mareykaane
    5 Afarjeeble deyn hore cunoo Dabacna howshegin
    6 isma qaado laba qaawan oo weliba qaajoone

  • @diirsheyare
    @diirsheyare 11 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHA HA U NAXARIISTO WAA BIL RAMADAAN ILAAH KUWA NAARTA LAGA XOREEYAYA KU DAT

    • @dryaxye319
      @dryaxye319 7 ปีที่แล้ว

      aaamiin allahayow

  • @abdirahmanali8644
    @abdirahmanali8644 8 ปีที่แล้ว +4

    illahaw xaqiqdas awgeed ugu dambi dhaaf oo cafi

    • @dryaxye319
      @dryaxye319 7 ปีที่แล้ว

      aamiin yaa raalbb

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh Bashir Ha U Naxiisto

  • @bahajsjhs8773
    @bahajsjhs8773 4 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto isaga & musliminta intii dhamatay dhamantodba
    Anagana allaw noogadaba naxariiso

  • @calimukhtaryaxye7577
    @calimukhtaryaxye7577 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa. alaah waxuu ahaa dhif iyo nadir asoo kale ilaahey kitaabkiisa midigta alaha ka siiyo

  • @Ahmedabdi207
    @Ahmedabdi207 7 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah illahaw kuu naxariiso

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 6 ปีที่แล้ว +1

    Allahayow unaxariiso oo janadaadii geey yaa rabbal caalamiin

  • @maxameddaqane21
    @maxameddaqane21 9 ปีที่แล้ว +4

    ilahow u naxariiso waa abwaan somaliyed

  • @hoygamuwadinka9275
    @hoygamuwadinka9275 4 ปีที่แล้ว +1

    amiin allaha kadhigo marti lajecelyahay

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abshir abshir bacadle ilaaow naxariis waarta sii

  • @filsanchannel2562
    @filsanchannel2562 6 ปีที่แล้ว +2

    Allahayoow Ku naxariiso qabrinaga allaha Ku wasiciya

  • @midwayimmigrantcenter7616
    @midwayimmigrantcenter7616 6 ปีที่แล้ว

    Allah SW Janatul Fardousa ha ku geeyo

  • @ahmedsmall2985
    @ahmedsmall2985 6 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxaristo abwanka

  • @ahmedyare8495
    @ahmedyare8495 11 ปีที่แล้ว +1

    illahow ku naxariiso oo janatul fardowsa ka waraabi aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @Abdikm
    @Abdikm 2 ปีที่แล้ว

    2022 weli dhageysanaya alle haka naxariisto aduunkee Alloow

  • @abdirahmansalat3040
    @abdirahmansalat3040 8 ปีที่แล้ว +12

    illahey ha unahristo

  • @sakeriyaabdulkadiraded137
    @sakeriyaabdulkadiraded137 5 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto abwaan Qaran ayuu ahaa Abshir Nuur Faarax

  • @mohammedabdi6295
    @mohammedabdi6295 9 ปีที่แล้ว +2

    Allah u naxariisto marxuunka

  • @safiyocali1856
    @safiyocali1856 9 ปีที่แล้ว +1

    illah ha unaxariisto amiin amiin

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 10 ปีที่แล้ว

    Walaal Gabayadii Abwaanka Allaha u Naxariisto , qaybaa ka dhiman kuwa meesha ku qoran , sida Gabaygii Suufiyafa Iyo Daalibaan..

    • @dryaxye319
      @dryaxye319 7 ปีที่แล้ว

      waa sax kuwabadan aya maqan lkn wad helaysaa raadi

  • @profhassanali9860
    @profhassanali9860 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheyran

  • @mohamedhussienmohamed629
    @mohamedhussienmohamed629 2 ปีที่แล้ว

    ALLAH unaxariiso adigaa raxmaan ahee

  • @ahmedaxmed3444
    @ahmedaxmed3444 8 ปีที่แล้ว +4

    illaahow u naxariiso.

  • @shamsomahamudosman8681
    @shamsomahamudosman8681 4 ปีที่แล้ว +1

    Aamin yaa rabi

  • @diiniahmad4298
    @diiniahmad4298 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha unaxariisto godkana ha unuuro

  • @abuabas2004
    @abuabas2004 11 ปีที่แล้ว

    ilaahayoow unaxariiso , nin dadkiisa iyo dalkiisa iyo diintiisa jecel ayuu ahaaye , oo ka dhashay dad intaba nacebe

  • @Kingabdi98
    @Kingabdi98 3 ปีที่แล้ว +1

    Who still Watching 2020