ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

shirkiga suufida ||abwaanka Muwaxidiinta Abshir bacadle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2021
  • ✔ Please Subscribe ✔ SHARE LIKE AND
    COMMENT✔ Thank You✓
    fadlan Subscribbe zaadka Aakhiro dhagsii ►
    / @zaadkaaakhiro4727

ความคิดเห็น • 154

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว +8

    Abshir bacadle allah yarxamuh wuxuu ku dhashay dhulkii gabayga iyo af tahannimada ee galbeed, gabaygiisa wuxuu ku difaacey tawxiidka, xijaabka, gabdhaha asturan oo berigaa dhibaato lagu hayey, tawxiidka oo markaa dadka faafiya qolada qabuuriyiiintu meel walba u galeen

    • @abdilleabdullahi1424
      @abdilleabdullahi1424 2 ปีที่แล้ว +1

      Iyo mxakiimti Islaamiga aheed ee umadeena diinta ku hagay

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว +12

    Ilaahay haw naxariisto sh abshir bacadle, alla muxuu towxiid difaacay oo ugu hiiliyey gabaygiisa, ilaahay qabriga ha kuu nuuriyo

  • @mohaahassan9156
    @mohaahassan9156 ปีที่แล้ว +10

    اللهم ارحم شيخنا ابشر بعضى واجعل مأوئه الجنة الفردوسة الاعلى

    • @MohamedJimcaale-jh4mp
      @MohamedJimcaale-jh4mp 10 หลายเดือนก่อน

      Inoo wahabiyada uxigsaday ayaa shiikh ugamagacawday 😅😅😅 xoollo

    • @baashiaxmed5793
      @baashiaxmed5793 5 หลายเดือนก่อน

      9
      ​@@MohamedJimcaale-jh4mp

    • @AbdulaahiSiiqAhmed
      @AbdulaahiSiiqAhmed หลายเดือนก่อน

      ​@@MohamedJimcaale-jh4mp😊😊😊

  • @ayannuh533
    @ayannuh533 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilahay haunaxaristo sh abshir bacadle Amiiin Amiiin firdosana alaha kawarabiyo alah amiin

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 19 วันที่ผ่านมา +3

    Dhanka diinta: Timacade, Xaaji aadn,
    Abwaan Qorane, Dhoodaan, Abshir bacadle
    Dhanka Murtida:Qamaan iyo salaan carabay
    Alle ha u naxariisto dhamntood.

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 14 วันที่ผ่านมา

    Allah ha u naxariisto sheekh Abshir Bacadle

  • @ahmedyousuf6302
    @ahmedyousuf6302 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a Abwaan sh abshir bacadle allaha ku xfdyo xaqa aad shegi jirty wa mid umad bdn ku baraarugty raximahulaah khayr bdn washaqesaty janatul firdows I.a

  • @abdallaabdikariimyusuf9901
    @abdallaabdikariimyusuf9901 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allaah Alle ha unaxaristo Bidcada Waxa ay tahay wuu cadeeyay❤

  • @abdallaabdirahman6986
    @abdallaabdirahman6986 ปีที่แล้ว +2

    Sh abshir iyo Muslims ka dhan waxan kawada in Nabi Muhammad dartis Ama Dhalashadisa Xoolo looqalo Somalia 🇸🇴 mise Iran 🇮🇷 Wa Xaraan Qofki Caabuda Waxan Allah aheen iyo kudhaqma waxan Quranka Aheen Wa xaraan qofki kuFarax san Arliga Allah aya leh Allah bes Aya lacabudaya

    • @AxmedweliMaxamad-km1mw
      @AxmedweliMaxamad-km1mw 11 หลายเดือนก่อน

      Allah ne wa lacaabuyaa
      Nabigana wala waynaynayaa .

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 ปีที่แล้ว +7

    م اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين ءامين

  • @sadiashiekhnur2935
    @sadiashiekhnur2935 2 ปีที่แล้ว +7

    Rabi ha unaxariisto sidoow toowxiid ka umuujiyay rabi janooyin kiisa ha ugu muujiyo qabrigiisa ilaahoow qeer kala kulmi alaahuma aamiin

  • @ibrahimgudow4407
    @ibrahimgudow4407 21 วันที่ผ่านมา

    شيخ أبشر بعادلى أللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس

  • @IbrahimMaxamuud-j5e
    @IbrahimMaxamuud-j5e 28 วันที่ผ่านมา

    M.a Alla ha u naxariisto abwan keena

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว +5

    rabiyoow unaxariiso shiikh abshir 🤚✋✋💘💘💓💓💓🤚✋✋

  • @nuursheabdi5289
    @nuursheabdi5289 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay naxariisti jano haka waraabiyo abwaan abshir bacadle

  • @laylomacalinjama2266
    @laylomacalinjama2266 2 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha unaxariisto shaacirkii towxiidka abshir nuur faarax illahow unaxariiso wll keen

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahey Haku casuumo janatul fardows aamiin yaa rabbi.

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy haunaxariisto Abshir Bacadle. Wuxuu ahaa Abwaan sunada kutaagan.

  • @XuseenMaxaamuud-ev8ln
    @XuseenMaxaamuud-ev8ln ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alaah ilaahaw unaxariiso waa gabayaa tawxiida mashaa alaah

  • @HalimoXuseen
    @HalimoXuseen หลายเดือนก่อน

    Allaw ku naxariisto xaqiiqii wuu ka run sheegay❤

  • @axmedcige5313
    @axmedcige5313 2 ปีที่แล้ว +12

    Allah hawnaxariisto Abwaan abshir bacadle

  • @MohamedElmi-ly1dv
    @MohamedElmi-ly1dv ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah sufida ha ku waano qatay xaqan lo shegay

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 ปีที่แล้ว +3

    Suufiyada qabuuriyiinta ah wuu la hadlay abwaanka ilaahay ha u naxariisto

  • @ahmednur1849
    @ahmednur1849 หลายเดือนก่อน

    Allow kuu naxariiso xaqii waad bayaamisay "waxay dhaheen bukhaariga keena oo burdaha qaata".

  • @sadiahussein8710
    @sadiahussein8710 2 ปีที่แล้ว +9

    Kkkkkkkkkkk allaah ha unaxriisito shiikh masha alllaaah

  • @luulcirdaye3186
    @luulcirdaye3186 2 ปีที่แล้ว +3

    ilah ha unaxariisto.shikhena abshir bacadle

  • @Shukri-oz4ok
    @Shukri-oz4ok ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxaristo wuxu ahaa abwaan cilmi lah. Allah akbar.

  • @zakariadahir5013
    @zakariadahir5013 ปีที่แล้ว +1

    Allha ha kuu naxariisto Abshir bacadle

  • @cabdiqaahir-fj7tp
    @cabdiqaahir-fj7tp 5 วันที่ผ่านมา

    Allaha u naxariisto

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 16 วันที่ผ่านมา

    Cajiib 🙌😁

  • @nuurjerow2385
    @nuurjerow2385 10 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxriisto sheikh abwaan abshir bacadle

  • @xusenmaalin1190
    @xusenmaalin1190 ปีที่แล้ว +2

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah ,sharaf iyo karaamo Allah kusiiyo.

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin aamiin

  • @user-mt7xu8yq7o
    @user-mt7xu8yq7o 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay haunaxariisto miisankiisa xasanatka na hausaaro

  • @mohaahassan9156
    @mohaahassan9156 ปีที่แล้ว

    Allah unaxaristo sh Bacadle wacadey Towidka

  • @nadwa2345
    @nadwa2345 2 ปีที่แล้ว +3

    Illaahey ha u naxariisto runtii kuwa qaldamay runta usheegey

  • @mohamedhassanali8919
    @mohamedhassanali8919 3 หลายเดือนก่อน

    Badbaado Alle beri ayaa ka ahay Bible suufiyeed
    Allow ku naxariiso dadka tawxiidka ayaa ku hagtay runti

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 2 ปีที่แล้ว +4

    ALLOW KUU NAXARIISTO
    AAD BAA LOOGU DIIRSANJIRAY ABWAAN SHEEKH ABSHIR BACADLE

  • @AbshirCabdinasir
    @AbshirCabdinasir หลายเดือนก่อน

    اalahayoounaxariiso,,sh,abshir,bacadle,,,waagantaal,,

  • @nacimomohamud5237
    @nacimomohamud5237 10 หลายเดือนก่อน

    Allah ku naxaristo ader mcn

  • @hassanneeto8360
    @hassanneeto8360 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga ayaa shirki ku sugan oo baadil ku dhex jira ee Ilaahay ka cabso oo Waxaad soo dhigayso ka fiirso

    • @leyloinacali9343
      @leyloinacali9343 2 ปีที่แล้ว

      Adiga diinlagaawareesan waxaa soodhigeysid ciyaal suuqnimadaada udaliil ah

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm 17 วันที่ผ่านมา

    Waa in si ixtiraam iyo qadarin la iskula dhaqmaa suufi iyo salaf.
    Shiikh kasta ardadiisa si aan nacayb iyo colayd keenayn ugu akhriyaa ardadiisa.

  • @axmedmuuse7616
    @axmedmuuse7616 ปีที่แล้ว

    Alle how naxariisto afkiisa ayuu ku difaacay caqiidada toosan

  • @daudnuno5023
    @daudnuno5023 2 ปีที่แล้ว

    Mshllh Allh haunaxaristo sheikhena

  • @user-uw3ei5og1o
    @user-uw3ei5og1o 3 หลายเดือนก่อน

    Qof ilaahey xusaaya maxaa lugu heystaa suufiyo waaأهل الحق

  • @caamirsalah7776
    @caamirsalah7776 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha alaah ilaahay naxriis jano fardow

  • @samiyusuf9440
    @samiyusuf9440 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow unaxariiso oo qabrga uwaasici oo gee jano fardowsa yaa Rabi

  • @user-dp4mj7lm4u
    @user-dp4mj7lm4u 26 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey ha kuu naxariis to

  • @user-mt5wq7dy7z
    @user-mt5wq7dy7z 2 ปีที่แล้ว +5

    Allow unaxariiso

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha unaxariista abshir bacadle

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 ปีที่แล้ว

    👍
    Qaxii kadib Diinta Jamhad beey noqotay.
    Ma Koox banooniyaa .
    Wadaad walba qori iyo Bah kooban buu wataaye. 2:30

  • @ts7152
    @ts7152 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah maantuu ka warbogi doonaa dulmiguu akhrinayo ilaahow qiyaamaha kan ha na soo agtaajin

  • @khalidyare7587
    @khalidyare7587 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله خيرا

  • @sucadcali3197
    @sucadcali3197 2 ปีที่แล้ว

    ilaahey janada haku geeyo

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haunaxariisto janatul fardowsa alle hakawarabiyo

  • @faaraxmaxamuud78
    @faaraxmaxamuud78 ปีที่แล้ว

    Alow kuu naxariiso

  • @calimukhtaryaxye7577
    @calimukhtaryaxye7577 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @nasiib-sq1hk
    @nasiib-sq1hk 9 หลายเดือนก่อน

    Anigu wahaabi maahi culimadeydu waa culimadii suufiyada axkaamleyda ahayd
    Lkn suufiyada xiligaan joogto qaar badan ayaa diinta kuciyaaray oo xaqa garab maray oo culimadeenii axkaamleydu qaarkood waxeyba dhaheen dariiqooyinka xiligaan joogo in lagalaaa oo lagu biiraaa waaba xaaraanba waana sidaan aamin sanahay sababtoo ah diinta waxaa looga danbeeyaaa waa culimada axkaamta
    Nimanka suufiyada sheegta ee xligaan aan anigu arkay waa kuwa in laga bari noqdaa ay waajibtahay
    Culimadeeni Axkaamta ee diinta aan ooga danbeeynay wey diideen waxyaaalo badan oo ay wadaaan wadaadanaan wadadii suufinada kuciyaaray

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha u naxariisto sheekha

  • @abdirizakaden7615
    @abdirizakaden7615 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @lammey1290
    @lammey1290 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @safiyamaxmed2122
    @safiyamaxmed2122 2 ปีที่แล้ว +6

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناتك يارب العالمين

  • @luulcirdaye3186
    @luulcirdaye3186 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamin

  • @ts7152
    @ts7152 2 ปีที่แล้ว +1

    Wal ciyaadu billaah shar badanaa

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 ปีที่แล้ว

    Illahoow unaxariiso

  • @xaredoabukar784
    @xaredoabukar784 2 ปีที่แล้ว

    Alahuma sali cala Muxamed

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว

    caleyhi salaati wasalaaam🤚🤚✋✋💓🤚🤚✋💓💘💘💔✋🤚💓💓💘💔💔

  • @caliyareafgoyaani460
    @caliyareafgoyaani460 2 ปีที่แล้ว +3

    sheeq abshir bacadle ilaheey hau naxriisto

  • @faaraxmaxamuud78
    @faaraxmaxamuud78 ปีที่แล้ว

    Alow kuu naxariisto

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Abeaan,cajiib ah

  • @user-nw7tr9vt7u
    @user-nw7tr9vt7u 8 หลายเดือนก่อน

    Xojikjj do 0:48

  • @feysalkiller9580
    @feysalkiller9580 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow janadul fardoza ka waraabi

  • @caaishayuusuf1983
    @caaishayuusuf1983 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto kitaabkiisana midigta Allaha kasiiyo

  • @ts7152
    @ts7152 2 ปีที่แล้ว +1

    Wahaabiyo culumada islaamka oo la caayo waa shaqadooda kanina waaba ugu sii akhlaaq xumaa ilaahay baa na shaafshay shartiisa

    • @ahmedyousuf6302
      @ahmedyousuf6302 2 ปีที่แล้ว +1

      Runta miyaa diideesysin mushrakiney abwan abshir bacadle Aun balse idinka dhib idinka horeyaa io waxa adunka ku cabudi jrteen ha idinka bixiyaan mushrikyahow

    • @saraasiman123
      @saraasiman123 ปีที่แล้ว +1

      و عند الله تجتمع الخصوم rabi agtisa aya kaga jawabi insha alh

    • @kuulowyare6408
      @kuulowyare6408 4 หลายเดือนก่อน

      Sax

  • @nimcocali4872
    @nimcocali4872 2 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay hakugu ciqaabo cayda culimada

    • @xasanxusenxusen690
      @xasanxusenxusen690 2 ปีที่แล้ว +3

      Mawaxad diface quburiyinta ilahey hakulasowbaxsho akhiro

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 ปีที่แล้ว +4

      الله يرحمه ويغفر له ويدخله فسيح جناته ،nin ilaahay keligii dadka ugu yeedhayey baad habaaraysaa kii khuraafaatka iyo ilaahaa wax la wadaaji lahaa lahaan culimaa u haysataa, orodoo diinta iyo qur'aanka baro, wuxuu ka hadlayo oo dhan waa tawxiidkii oo uu idinka difaacayey

    • @lammey1290
      @lammey1290 2 ปีที่แล้ว

      Warunta qaado

    • @LionelMessi-yk1nw
      @LionelMessi-yk1nw ปีที่แล้ว +1

      Ilahay ha u naxariisto aderkay
      Dad badan ayaa ku hanuunay
      Gabayadii abshir bacadle
      Xitaa dad badiye xolo ku racda

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxariiisto maaashaaa alaaah 🤲🏼

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 ปีที่แล้ว +2

    Mujrim bacadle baacdadiisa ma dadbaa dhagaysta

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 2 ปีที่แล้ว +2

      Quran ahan ayan udageysana wax laga xiisa dhici ma aha. Wa run sheg

    • @ahmedyousuf6302
      @ahmedyousuf6302 2 ปีที่แล้ว +1

      Mujrim io mushrik qabura cabudka ah oo adigu kamid umadda wa idin wada fahanty mushrikow

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedyousuf6302 get los yaa makhnuut

    • @Tilawa5
      @Tilawa5 2 ปีที่แล้ว

      Adigaa baac leh lax yahay😡

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 2 ปีที่แล้ว

      @@Tilawa5
      Makhnuut madabaduu kaafuulay wacal khawaarij

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Rabiyow udambi dhaaafi

  • @apdiyusufapdiyusuf9518
    @apdiyusufapdiyusuf9518 2 ปีที่แล้ว

    Mayekuwiilahaa waakalagaar suufiyo
    Iyo.axkaanlayda fiirihee

  • @axmedxasan5854
    @axmedxasan5854 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 3 หลายเดือนก่อน

    Ma hubtiin inuu sheikh yahay?ninkaan dadka been abuurtay lacagtii sacuudiga ayuu mushaar u qaadan jiray 😢 raabida caalim islaamiya timir uqeybin jiray😢

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxani gabay maaha waa hadal caadiya

    • @Tilawa5
      @Tilawa5 2 ปีที่แล้ว

      Maxaad ku caddaynsaa!

  • @muadh4445
    @muadh4445 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow kunaxaariso

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah

  • @maryamokeyton9176
    @maryamokeyton9176 ปีที่แล้ว

    Maxaa kala kulantey Qabrigaaga

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah ,cajiib

    • @guledgled8695
      @guledgled8695 ปีที่แล้ว

      اللهم اغفرله وارحمه واكرم نزله ووسع مدخله وابدله داراخيرامن داره واهلا خيرا من اهله

  • @user-tw8eu4tc9o
    @user-tw8eu4tc9o ปีที่แล้ว

    M

  • @anasanasxasanguuleed1080
    @anasanasxasanguuleed1080 ปีที่แล้ว

    abshirbacadle

  • @calicaraale3314
    @calicaraale3314 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa beenbadane ما هي حقيقة التصوف؟

    الصوفية أو التصوف هو مذهب إسلامي، لكن وفق الرؤية الصوفية ليست مذهبًا، وإنما هو أحد مراتب الدين الثلاثة (الإسلام، الإيمان، الإحسان)، فمثلما اهتم الفقه بتعاليم شريعة الإسلام، وعلم العقيدة بالإيمان، فإن التصوف اهتم بتحقيق مقام الإحسان، مقام التربية والسلوك، مقام تربية النفس والقلب وتطهيرهما من الرذائل وتحليتهما بالفضائل،

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      @@hass.analytics لا يفهمون الا من فهم الله دين لا يفهمون الا النبلاء لا يفهمون الا من عرف علم القلوب........... من الذي لا يفهم؟؟؟؟؟....علم التصوف..😎😎😎😎😎

  • @maryandiriye3681
    @maryandiriye3681 ปีที่แล้ว

    😅😅😅

  • @abdikariinmohamad6394
    @abdikariinmohamad6394 2 ปีที่แล้ว

    T

  • @ts7152
    @ts7152 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee cadaab inuu Tan ku kalayo inaan la is waydiinay

    • @axmeddhahirxuseen7472
      @axmeddhahirxuseen7472 2 ปีที่แล้ว +2

      Ajirkeeda wali was USOCdaa alle ha u aqbalo

    • @ahmedyousuf6302
      @ahmedyousuf6302 2 ปีที่แล้ว

      Cadaaab idinke idin sugoosa mushrikyahow

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว +2

      Ajir ayuu ku xaabsanaa difaaca uu dufaacay diinta .

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 ปีที่แล้ว +3

      Adiga intaa nooshahay jaanis haysataaye shirkiga kahar

  • @user-vz3sb7qr1j
    @user-vz3sb7qr1j 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله الله يرحمه

  • @anasxassancali8655
    @anasxassancali8655 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxaasi waa shaacir wahaabi. Ooo iska qeylshaaya. Illahay ayaana ka magan galay. Wixii culimada caaya ama fahan qaldan ka gudbiyo.

    • @zaadkaaakhiro4727
      @zaadkaaakhiro4727  2 ปีที่แล้ว +1

      Xaq iyo baadil iskumadarsamaan

    • @shernm5551
      @shernm5551 2 ปีที่แล้ว +1

      99 magaca eebe
      Midkamida weeye magacaw
      Wahaabi sheeqa wahaabi
      Kutilmaantey maxumo
      Allow unaxariiso sheeq bacadle
      Habarya janadaan kuu rajeeye

    • @ifiyeislamicproductions3164
      @ifiyeislamicproductions3164 2 ปีที่แล้ว

      Wali Hadii Aad Taageero Umuujineyso Suufi Cudurkaaga Daawo Malahan Akhii

    • @ahmedyousuf6302
      @ahmedyousuf6302 2 ปีที่แล้ว

      So idinka madhihi jarunini yaxanaan ya manaaan walgu buu baa soki lhy maxamuud waxaas inte ku aragteeen mushrikow umadda wa idin fhnty

    • @Tilawa5
      @Tilawa5 2 ปีที่แล้ว

      Adiga ayaa iska qaylyaya Suufiyahow xun

  • @abukhuzeymahibnuabdisala-or9zf
    @abukhuzeymahibnuabdisala-or9zf 11 หลายเดือนก่อน

    اللهم ارحمه

  • @cabdulaahicabdicali5933
    @cabdulaahicabdicali5933 ปีที่แล้ว

    Lacagi waa qaadasho balse wahaabi xunbuu ahaa

    • @saraasiman123
      @saraasiman123 ปีที่แล้ว

      و عند الله تجتمع الخصوم

    • @nacimomohamud5237
      @nacimomohamud5237 10 หลายเดือนก่อน

      War illaahy kabaq surfiyada waa shirki meeran

  • @abdirahmankhader
    @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

    Waxaan joognaa saman ay yaraadeen dadkii xaqa garanayay ayna bateen dadkii doqomada ahaa iyagoo weliba jaahiliinta ahaa iyagoo isku nisbaynayaan salafkii wanaagsanaa waxayna is moodayaan inay towxiid difaacayaan
    ان الوهابية هم الذين يعبدون إله ليس كإلهنا إلهنا ليس له اليد والوجه والجسم

    • @abdirahmaanyusuf3733
      @abdirahmaanyusuf3733 ปีที่แล้ว

      كذبت ورب الكعبة 😡😡😡😊

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      @@abdirahmaanyusuf3733 يا اخي لا تتكلم ولا تتحلف بدون علم، تعلم ثم تكلم

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 ปีที่แล้ว

      ​​​@@abdirahmankhader وماذا يعرف القبوري عن القرآن والسنة ومنهج الصحيح
      والله عندك الفرصة قبل أن تموت وتندم ماتقول الآن
      أنت تنكر الآيات واضحة كوضوح الشمس 😢

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      @@shaqalecabdikariim9233 قال الرسول الله صلى الله عليه وسلم:- من شذ شذ الى النار
      Ninka falaagoobaa naarta ayuu ku falaagoobay xadiiska intiisi hore waxay ka hadlaysay in aan umada nebi maxamed aanay ku kulmin wax baadi ah , waar maxaad ku keenteen inaad baadinimo ku tilmaamtaan manhajku haystay imaamu nawawi oo aad kutubtiisa akhrisataan iyo calaamatu suyuudi oo aad jalaalaynkiisa akhrisataan iyo Al xaafid ibnu xajar iyo culumo badan oo aan la koobi Karin lkn laba wax ayaa idinkaga kiin darasan ka kowaad waxa weeye siyaarada qabriga iyo baryada qof dhintay, waar lama baryo ee waa la siyaartaa xoolaha la gawracaana waa duco loo ducaynayo qofka dhintay qabrigana lagama dul jaasee ilaahay ayay ku xusaan xuska ilaahayna waa cibaado qasiidooyinka aad dadka ka dhaadhiciseen inay shirki yihiin waa amaano iyo taariikho hadba sheekha la siyaaranayo laga sheekeyo fahamkaas shirkiga ahna waxa Keenay jaahilnimadii INA cabdiwahaab oo basaasiintii push kamid ahaa

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      @@shaqalecabdikariim9233 ilaahay haku soo hadeeyo oo dadkaa falaagada ah hakaa soo saaro

  • @abdirashidgaandaa7305
    @abdirashidgaandaa7305 2 ปีที่แล้ว

    Ka labaxay mahad hoday ma xaqa uu bacadle sheegay ayaad kagubanaysaa? Waar allaah kacabso ookelgii caabud oo waxwaydiiso