Gabaygii Shirki ama Reer Gaalkacyo (Abshir Bacadle AUN)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Allah ha u Naxariistee Gabaygaan qiimaha badan ee xaqqa uu ku difaacayey Al sheikh Abwaan Abshir Nur Farah Bacadle wuxuu uga hadlayey Shirkiga iyo Qabuuro caabudka ilaa hadda meel badan oo somalia ka mid ah ku dambeeya, waxaa la yaableh in 30 sano qiyaas ahaan kadib markii uu abwaanku sidaan wanaagsan ummadda u wacyi geliyey in dad weli wadadii xumeyd hayaan, ayna dadka shirki ku weli la horfadhiyaan niman wadaado isku sheegaya oo oo ka mid yahay ninka beenaalaha ah ee GAALKACYO jooga ee Nabinimadda sheegtay dadkana u sheegay in uu kaligiis shiiq yahay ama muslim inta kalena uu asagu wakiil ka yahay.

ความคิดเห็น • 30

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha'Allah.Allah ha u naxariisto Marxuumka wax badan ayuu qabtey ee miisaanka xasanaadka ah ha ugu daro, aamiin.

  • @islamicpolyglotiten5549
    @islamicpolyglotiten5549 6 ปีที่แล้ว +4

    Afkiisa ayuu xaqqa ku kaalmeeyey iyo Murtidiina, Allah ha u Naxariisto SHEIKH BACADLE.

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin aamiin

  • @XasanMuuse-n2p
    @XasanMuuse-n2p หลายเดือนก่อน

    Alaah jala jalaaluhuu qabrigiisa ha u waasiciyo

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +1

    اغفر له و ارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله وادخله الجنة واعده من عذاب القبر ءامين ءامين ءامين يارب العالمين

  • @engwepdesigners3735
    @engwepdesigners3735 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto bacadle our legend

  • @maryansheikh2085
    @maryansheikh2085 5 ปีที่แล้ว +6

    Kama dalo inaan dhegeysto ilaa an ka xifdiya rabiyow unaxaristo

    • @abdullahalislamislamicstud5659
      @abdullahalislamislamicstud5659  5 ปีที่แล้ว

      aad iyo aad aniga ayaa sidaas ah walaal, Shukran, Allah ha u naxariisto abwaanka aad ayuu u xikmad badnaa

    • @maryansheikh2085
      @maryansheikh2085 5 ปีที่แล้ว

      @@abdullahalislamislamicstud5659 Aamin allaha.unaxariisto

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 3 ปีที่แล้ว +1

    asc illaahay janadii fardawsa hawgu bashiro somali waxusheeg laakiin waa hareer mareen 🤲🤲😭😭💔💔

  • @almuxaadarochannel7010
    @almuxaadarochannel7010 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah

  • @canabmaxamuud6319
    @canabmaxamuud6319 4 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay haunaxariisto runbuu sheegay

  • @saynabidle136
    @saynabidle136 ปีที่แล้ว

    Allha u naxariisto

  • @muminmohamed6494
    @muminmohamed6494 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah yaraxmahuu

  • @ahmedjama4637
    @ahmedjama4637 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay darti ayan ku jecelahay ilahaw u naxariiso

  • @faaraxmaxamuud78
    @faaraxmaxamuud78 ปีที่แล้ว

    Alow kuu naxariiso

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 3 ปีที่แล้ว +2

    marhoruu idiin sheegay inuu shaydaan isku kiin diraayo maantey ogaaden reer galkacyo dhan gamcaha isqabsado xasuusta dardaarankii abshir bacadle

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 3 ปีที่แล้ว +2

    asagoo kali malaheli doona hada waa helnay abuwaan sharlaawe

  • @user-mo5ix8ej4c
    @user-mo5ix8ej4c 10 หลายเดือนก่อน

    allow janata geli xisaab la aan

  • @ismaciiladan7203
    @ismaciiladan7203 2 ปีที่แล้ว

    illaahow carshiga kuwii harsada kadhig