SHIRIBKII ABWAAN ABSHIR BACADLE & MMJ OO DHAMMAYS TIRAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Fadlan #Subscribe #share #like ku hubso Hankoolka KALAMAAN
    / mahadxasanfrx

ความคิดเห็น • 28

  • @habibaabdullahi1791
    @habibaabdullahi1791 2 ปีที่แล้ว +5

    Alle haunaxariisto Abshir bacadle, mmj haduu intay Alle haunaxariisto Aamiin YAA Aamiin

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin aamiin

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow idin naxariiso labo abwaan oo qaali ah allow danbigood dhaaf aamiin yaa allaah

  • @holac7
    @holac7 3 ปีที่แล้ว +6

    Sxbow shirib yadii oo dhan ee iskugu jawaabaa yen abshir bacadle io mmj noo soo badi wlh blh waan ubaa hanahay hadaa heli karto🙏🙏

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahow unaxarisoo naxaris wasaca janada alow hoy uga yeell yaa rabii qabriga uu wasaci

  • @jeesbille9037
    @jeesbille9037 5 หลายเดือนก่อน +1

    War Labada oday wee xilaaftameen

  • @ladan33ladanbare96
    @ladan33ladanbare96 3 ปีที่แล้ว +2

    Illaaaheyoow abshir nuur unaxariisto waan jecleyne illaaheyoow qabriga ugu naxariiso

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين

  • @SulemaanxaajiCabdi-jk2oo
    @SulemaanxaajiCabdi-jk2oo 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto abwaan abshir bacadle

  • @hodanahmeddhore4279
    @hodanahmeddhore4279 4 หลายเดือนก่อน

    allah ha u naxariisto labadaba

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 2 ปีที่แล้ว +3

    alaha u naxariisto abwaanada

    • @yuusufmuuse3597
      @yuusufmuuse3597 ปีที่แล้ว +1

      Aabahy wa nool yahay muse mohamed jega cade mmj ha iga dilin sxb 😢

  • @mubaarakabshir1866
    @mubaarakabshir1866 3 ปีที่แล้ว +5

    Illahow unaxariiso abwaan iyo sheekh buu isku aha
    Xasuus weeye wlhi
    Xageed kaso heshay walal?
    kheyr badan allah kusiiyee

    • @sacdiyaomar4726
      @sacdiyaomar4726 5 หลายเดือนก่อน

      Niin qalii ah buu aha. O waxkasto ahaa

  • @ismailmuktarbulle9945
    @ismailmuktarbulle9945 9 วันที่ผ่านมา

    EEBE NAXARIISTIIS HASIIYO
    DIIN & DHAQAN EEBEHEY WUU UGU DEEQEY

  • @holac7
    @holac7 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxibow igu caawi shirib ya daan baan ubaa hanahay kuwii uu xawaadle io abgaal uugu jawabayay please meel aann ka helo xitaa ii tilmaam 🙏

  • @abwaanguuleedcalicumar5066
    @abwaanguuleedcalicumar5066 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad
    Lkn wali shiinley kaama hayo

  • @AxzaabCqaadir-nq7rv
    @AxzaabCqaadir-nq7rv ปีที่แล้ว

    Laashin garuun jimcaale dhagagaab wuxuu ahaa murusade abshir bacadlana wuxuu ahaa hbargidir mmj wuxuuu ahaa abgaal

  • @ismailmuktarbulle9945
    @ismailmuktarbulle9945 8 วันที่ผ่านมา

    Tolweynee tiigsahaa xaa kutaagey tub dhaxdeer

  • @mubaarakabshir1866
    @mubaarakabshir1866 3 ปีที่แล้ว +1

    7:54 sikin markeey mareyso mmj iyo Abshir
    Waxey leeyihin hadaad fahnteen fadlan iisoo qor 👍🏾

    • @ssaeedyare
      @ssaeedyare 3 ปีที่แล้ว +1

      Yaciista yaabanoo yabqee
      Yatiintii yaabis waa heleen
      Yaahuu yuqdaa iyo cowridaa
      Yaqiithna laygu yeelan maa

    • @Doontabadbaadada
      @Doontabadbaadada 3 ปีที่แล้ว +3

      Yicistaa yaabanoo yabqee
      Yatiintii yaabis Waa heleen
      Yaahuu Yuqdaa yo Cawradaa
      Yaabisna laygu yeelan maa

  • @magichashi
    @magichashi 3 ปีที่แล้ว +5

    Timo la gooyay waa tarmaan, dhagax la toogay taahi maa🧐💡

    • @Mcabdi134
      @Mcabdi134 10 หลายเดือนก่อน

      "Dhagax la toobay taahi maa"

  • @user-rk9fi4bs8z
    @user-rk9fi4bs8z 7 หลายเดือนก่อน

    America baatatajee adyaa talyanii xatiihu
    In

  • @Hbx-ci3bm
    @Hbx-ci3bm ปีที่แล้ว

    🗣️🇸🇴✍🏿☝🏿🤳🏿 dadka ku yaacey culus

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 11 หลายเดือนก่อน

    Dawo bilash taqtar dainkaa laga hela shaqdis taqtar melqurantay

  • @ibomohamud
    @ibomohamud 3 ปีที่แล้ว +2

    mina talyani tuug tusee, tubgoyadii tisxiile geey