Gabaygii duqa halloo sheego gabagii duqa haloo sheego Abwaan cabdulle raage taraawiil cabdulla raage

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 เม.ย. 2021
  • Gabayga duqa halloo sheegoo
    Gabagii duqa halloo sheego
    Gabay duqa haloo sheego
    Gabay duqa halloo sheego
    Gabaygii siyaad barre ka carooday
    Gabay siyaad barre lagu karbaashay
    Gabay taariiqi ah
    Cabdulla raage cabdulle raage
    Cabdilla raage cabdille raage
    Gabaygii lagu xiray abwaan cabdulle raage
    Gabay xabsi
    Gabaga cabdulle raage
    Gabaygii dheeraa
    Gabay cajaa'ib ah
    Gabaygii ugu cajiibsanaa
    Gabaygii lagu riday siyaad barre
    Gabay ka yaabiyay maxamad siyaad barre
    Gabaygii daarood iyo hawiye
    Gabay ey daarood ka jawaabi waayeen
    Gabay garnaqsi
    Gabaygii ka nixiyay siyaad barre
    Gabaygii mareexaan lagu jabiyay
    Jabkii mareexaan
    Abwaan abgaal
    Gabaygii abgaal ku tiriyeen siyaad barre
    Gabaygii duqa halloo sheego
    Gabaygii ugu cajiibsanaa

ความคิดเห็น • 138

  • @bileyare4069
    @bileyare4069 ปีที่แล้ว +7

    Hawiye wa geesiga somalia abwaan ka wuxu shegy in jigjiga iyaga u dagaaleen e difaacayen dalka Somalia

  • @nrx8684
    @nrx8684 3 ปีที่แล้ว +13

    Ebbe ha u naxariisto abwaan Cabdulle Raage amiin

  • @abdikarimqelow2607
    @abdikarimqelow2607 หลายเดือนก่อน +1

    Allaaha u naxariisto jinatu fardosa Allaaha geeeyo

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 ปีที่แล้ว +8

    Allaah u naxariisto abwaan cabdulle raage taraawiil aamin

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 5 หลายเดือนก่อน +2

    Illahay ha’unaxaristo abtigay Cabdulle Rage Tarawiil

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 3 ปีที่แล้ว +9

    Allaha U Naxariisto Adeer Cabdulle Raage Aaaamiiin Yaarabi

  • @MaxametKheyre22
    @MaxametKheyre22 5 หลายเดือนก่อน +2

    {Dadku waxay ka beermaN. Naflaha dunida joogaaHe} .
    {Dumar io rag beenkood kulmay io daa'in amarkiiYe}.
    {inan Hooyo❤ laga deeqmi karin duqa halooSheego}.
    erayo cajiib ah wye wlhi.
    Allaha unaxariisto🤲 Adeerkey Cabdulle Raage Taraawiil.

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 2 ปีที่แล้ว +14

    Anigaa damiir adag leh oo dirasho yeeleyne inaa daacadi eedsanahay duqa halo sheego,
    Inkasto dadaal iyo farsamo daaha kacadeynay dalacaada kama qeyb galnee duqa haloo sheego.

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 2 หลายเดือนก่อน +2

    Soomali Abgaal markey SBarre runta u sheegtay. AUN Abwaanka Soomaaliyeed ARTaraawiil!🙏

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
    @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 ปีที่แล้ว +9

    Alle ha kuu naxariisto abwaan Cabdulle Raage Taraawiil.

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 2 ปีที่แล้ว +13

    Allah Abe hay macan baa dhageysan jiry marku iga sheekeyn jiry Allow kuu naxariiso Naxariistis waasica ah Adiga iyo Abwaan cabdule raagi Abaheeyoow
    Danbi malaha Naflahi ku doone
    Daymada u rooonooow😭😭😭😭😭😭

    • @kamaalderia4842
      @kamaalderia4842 2 ปีที่แล้ว

      Aabaha kuma sheegin abdule raage dadkii fidnada kiciyay buu ka mid ahaa ilaahay baa xisaabinaya wanaag iyo xumàan waxuu sameeyay ilaahay swt buu la hortagay

    • @madinanuur2301
      @madinanuur2301 ปีที่แล้ว +2

      Alla ha u naxariisto janatul firdowsa alla ha ka waraabiyo

    • @deeqaqurux9858
      @deeqaqurux9858 ปีที่แล้ว

      @@madinanuur2301 amiin yaarabi thanks walal

    • @mohayusuf6247
      @mohayusuf6247 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@kamaalderia4842 sinjiyadada cune qaladkii kaligii taliska ayuu u digaye lkn wu dhega adegay afweyne

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 4 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdulle Raage Allaah ya raxma
    Runtii wuxuu ahaa abwaan culus oo xigmad badanbuu ahaa

  • @deqah
    @deqah 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaha unaxaristo janadatul Fardoza Allaha geeyo aderkey Cabdule Rage Amiin yaa Allaah

  • @AbdikriimXusen-bm4lz
    @AbdikriimXusen-bm4lz 4 วันที่ผ่านมา +1

    Aloow u raxmo abwanka runta ayuu u shegay siyaad

  • @hassanfowzaan2737
    @hassanfowzaan2737 3 ปีที่แล้ว +10

    Allaha U Naxariisto Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว +4

    Hadal muusan reeban abwaan cabdulle raage. Rabi xisaabta qayaamo hakuu fududeeyo adeer mcn

  • @RIYAALRIYAAL
    @RIYAALRIYAAL 2 ปีที่แล้ว +18

    May Allah enrich him with the highest paradise. Amen
    In this poem Abdulle Rage has shown his great craftsmanship in the art of poetry.

  • @cabdinasir4247
    @cabdinasir4247 ปีที่แล้ว +3

    Alla yaraxma abwanka si dhab ah buu ula hadlay kali taliskii dalkaan qaribay

  • @aj9048
    @aj9048 ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxariisto abwaanka iyo siyaad barraba aamiin

  • @kiishkasodaal-gm6po
    @kiishkasodaal-gm6po ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto Abwaan Cabdulle Raage

  • @Zuugaan
    @Zuugaan 3 ปีที่แล้ว +16

    "Dal nimaan u dhalan ee la yiri dul iyo hoos maamul
    Haddow dumiyo xeerka u degsane, fuliyo kow doono
    Denbigaas waxaa iska leh ninkii daalin wax u dhiibtay".

  • @suldaancfitaax7595
    @suldaancfitaax7595 3 ปีที่แล้ว +10

    Aamiin yaa rabbi yaa raxmaan yaa Allah

  • @karaanikashkul5194
    @karaanikashkul5194 2 ปีที่แล้ว +8

    Very interesting. May the poet rest in peace and paradise. Amen.

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว +8

    ❤️ ❤️ ❤️ Great poetry man

  • @sakariyejaawiye7169
    @sakariyejaawiye7169 6 หลายเดือนก่อน +3

    Alaha u naxariito runta ayuu sheegay abagaal.cusmaan dulqaadka badana ayaa wax walbo oga halaabayaan somali wax loo duqaato.malaha.

  • @abdinasiib4903
    @abdinasiib4903 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaha u naxariisto
    Abwaan cabdulle raage taraawiil

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว +2

    Dulmi xamar ku sinanaa jiree duqa ha loo sheego.

  • @maryamhusein670
    @maryamhusein670 3 ปีที่แล้ว +5

    Waliyuu jiraa dulmigii xamar qaaska ku ahaay

  • @abubakarmohamed1992
    @abubakarmohamed1992 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxaristo cabdulah raage

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 ปีที่แล้ว +4

    Inow modku dey heen Rag ogi dulun ma qaataanee duqa haloo sheego Alle how naxariisto abwaanka

  • @Hoegsy3bHusvdjdux-np7jp
    @Hoegsy3bHusvdjdux-np7jp 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alah unaxaristo abwanka

  • @hasanmaraye5788
    @hasanmaraye5788 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha unaxariisto abwaanka

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว +2

    Doqon iyo nin liitaa hunguri lagu dulaystaaye,inaan raashin lay daadin karin duqa ha loo sheego. Abwaanka allaha u naxariisto.

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 3 ปีที่แล้ว +10

    abwaanki Qarniyda
    Ustaad cabdule Raagi Taraawiil

  • @hugdheh
    @hugdheh ปีที่แล้ว +2

    durbaanadu hadii aysoo kordhaan o la damin waayo
    lixidiyaa diyaar ugu nahee duq haloo sheego
    diidmiga waxii aalad jira nalagu so daayo
    inaynaan doc uga leexaneen duqa haloo sheege
    Lixda hawiye

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว +2

    Dudun aad ogtahay bahal inoow daakhalka uyaallo iyo dumaal wiilal lama aaminee duqa ha loo sheego.

  • @yuusufdhanto8237
    @yuusufdhanto8237 26 วันที่ผ่านมา

    Mahamed siyaad barre qabyalad aya lagu nacay iyo hawiye naceeeb

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle hakunaxariisto

  • @deeqsanqueen2844
    @deeqsanqueen2844 ปีที่แล้ว +3

    Alha unaxaristo 😭

  • @suldaancfitaax7595
    @suldaancfitaax7595 3 ปีที่แล้ว +9

    allow u naxariiso

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Aun ader cabdule rage tarawil gabayga wa lo xiray duqa halo shego

  • @foxxyou4691
    @foxxyou4691 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalia mashallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☪️💯👌🏽🙏🙏🙏💯🌹🌹🌹

  • @user-cq6es8bt5d
    @user-cq6es8bt5d ปีที่แล้ว +2

    alaha unaxaristo abwaanka❤❤❤

  • @sacdiyoali2662
    @sacdiyoali2662 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaah ha naxariisto waa murti dhaqan ah ood moodo in eey siiyaraaneeyso

  • @abdimacaliim9945
    @abdimacaliim9945 ปีที่แล้ว +1

    ilahey haunaxasiito abwaan cabdule rage tarawiil

  • @yuusufdhanto8237
    @yuusufdhanto8237 26 วันที่ผ่านมา +1

    Daluuga ku tiiil xanar markan daarta kulaheen

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Doqon iyo Hal lita hunguri lagu duleya inan hunguri ley dadin karin duqa halo shego daba dhilifyada daba orde

  • @abdirashiidhassan5146
    @abdirashiidhassan5146 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan geesisanaaye asaga

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 ปีที่แล้ว +3

    Absolutely amazing

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow kuu naxariso

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 3 ปีที่แล้ว +4

    Duqa halo sheego

  • @abdikarimqelow2607
    @abdikarimqelow2607 หลายเดือนก่อน

    Dab haeey liqdee holac ribtee luxulo daceeyso

  • @axmednuur7012
    @axmednuur7012 ปีที่แล้ว +2

    Allaha kunaxariisto

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว +3

    Amiin amiin amiin

  • @maryamacumar314
    @maryamacumar314 2 ปีที่แล้ว +7

    Duqa wiilkiisaa hada keensateen.
    ilowsha dhawadiina Hawiyow.

    • @sahroisbees6171
      @sahroisbees6171 2 ปีที่แล้ว +3

      Kalsooni uu qabo u keenay iyo in laysku fiyoobado

  • @saaabaaamuuseahmadmaxamuud
    @saaabaaamuuseahmadmaxamuud 2 ปีที่แล้ว +1

    Saaa baaa muuse ahmad mugidesho

  • @saciidohussein5321
    @saciidohussein5321 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay haku naxariisto amiin

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +5

    Doqon.iyo.nin liitaa Hunguri.lagu.duleeyaa.
    in Aan raashin la II daadin Karin.Duqa haloo Sheego.
    ...badar..raashin.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว +5

    daaroodku in uu waalan yahay duqa haloosheego!!!

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 ปีที่แล้ว +3

    Kani gabay mahee waa guuroow Hawiye

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124  3 ปีที่แล้ว +5

      Guuroow waa gabayga oo lagu luuqeeyay uun

    • @maxamedmukhtar7684
      @maxamedmukhtar7684 2 ปีที่แล้ว +1

      Irir inti aanan ahayn waa midgaan bulac yohow waxba ma ogi

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Dulanka inan inan ugu hor maray dafacay amxarada darajadana an ka qad Sanahay duqa halo shego mudnana tan Laha helin duqa halo shego

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว +1

    Denbigaba duqaa lahaa

  • @jamacyasiin1023
    @jamacyasiin1023 2 ปีที่แล้ว +3

    Qabrigay daraf baneeyeene duqa halloo sheego kkkk hawiye miyir qaba

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 3 ปีที่แล้ว +12

    aamiin allah yaraxma

  • @aminamalin7021
    @aminamalin7021 ปีที่แล้ว +1

    Aliya raxma

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms ปีที่แล้ว +1

    Allahyaraxma.

  • @unspokengamesfnfgamer2176
    @unspokengamesfnfgamer2176 ปีที่แล้ว +1

    Waryaa cabdule raage abgaal ayaan moodayay ee ileen

    • @Mujaahid.Mohaan
      @Mujaahid.Mohaan 5 หลายเดือนก่อน +2

      Wuuna yahay saxb aderkey waaye

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 ปีที่แล้ว +2

    Maxaa ka dammeeyey duqii?
    -mooryaan
    -argagixiso
    -burcad
    -qaxootinimi
    -Soomaali kala tagta
    -hoog iyo musiibo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Diyar u nahay gerida duqa halo shego aun anti aha wa la xiray kacanka anti ku aha

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 3 หลายเดือนก่อน +1

    10:39

  • @BosteyaXuseen
    @BosteyaXuseen 7 หลายเดือนก่อน +1

    1991 gabey

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว +1

    Love

  • @jamahassan4485
    @jamahassan4485 ปีที่แล้ว +1

    Dadoow ina dadbane

  • @user-qx2nj1tn7x
    @user-qx2nj1tn7x 8 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢b.

  • @maahircade5152
    @maahircade5152 2 ปีที่แล้ว +1

    Hh war wuxu ma gabyayaaa mise wuu digrin

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @abdimahadhassan2447
    @abdimahadhassan2447 ปีที่แล้ว +1

    Shirib weeye waxan gabay maaha

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Liked

  • @iroonabdi6473
    @iroonabdi6473 3 ปีที่แล้ว +8

    When he understood the situation if all Hawiye see the problem like him today we weren’t in this situation with farmaago but it is unfortunately that no one understood his message in that time he loos his freedom but it wasn’t wealthy for Hawiye people because they slept long time and now is too late for them I think because they are divided and they don’t see their power peace and love ❤️🇸🇴🤣

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124  3 ปีที่แล้ว +2

      Very intelligent people don't understand until they really feel the problem. Thank you very much my dear sister.

    • @nasro7666
      @nasro7666 3 ปีที่แล้ว +2

      Kkk

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 3 ปีที่แล้ว +1

      Jjj

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 3 ปีที่แล้ว +2

      Hawiye brought back the remnants of old regime and now they are sowing what they reap

    • @qalbiabdullahi8335
      @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว +1

      Am with you 100 percent your absolutely right

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Lifetime's

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa Russia la safte siyo sirtena dalalada fakadaye duqa halo shego

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Liked'S

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Livetime'S

  • @caawiyahabulshadda9421
    @caawiyahabulshadda9421 ปีที่แล้ว +3

    Duqa haloo sheego siyaad barre muu ka waday 🤣🤣

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 3 ปีที่แล้ว +1

    Himilo kaalmo nuura ciribtirka jahliga Horn of Africa

    • @abukarabdi4220
      @abukarabdi4220 3 ปีที่แล้ว +1

      Himilo kaalmo nuura ciribtirka jahliga Horn of Africa

    • @ahmedmoha251
      @ahmedmoha251 2 ปีที่แล้ว +1

      Danaanada xafiisyada dhextaal duqa haloo sheego allow kuu naxariiso

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Lives

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Share

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 2 ปีที่แล้ว +2

    Siyad BARRE wax maka qabtay guuxa ama tabashada dadka ay guuroowgaan kusoo bandhigeen mise wuu iska indhotiray sidi lagu yaqiinay?

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124  ปีที่แล้ว +2

      Waxkaqabasho iska daaye abwaanka ayaaba la xiray oo leesku dayay in la dilo

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 ปีที่แล้ว +2

    Kani gabay mahee waa guurroow Hawiye gabay murtidii waxaa iska leh issaaq, Dhulbahante iyo Ogaadeen. Somalida inta kale ma gabyaane wey geeraaraan😂. Gabaygu waa inuu hoyaalayeey hoyaalayeey hooyee eray isku mid ah ka bilaabmo erayo isku mid ahna ku dhamaado hadli kale geeraar buu noqonayaa aan mug culis lahayn

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124  ปีที่แล้ว

      Guurroow wax la yiraahdo ma jiraan.

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 3 หลายเดือนก่อน

      Waa gabay

    • @Inaxaaji65
      @Inaxaaji65 2 หลายเดือนก่อน

      Guurowgu iyo gabaygu waa isku miisaan lkn luuqdeey ku kala duwan yihiin

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Share'S

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Facebook

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Facebook'S

  • @almaas8102
    @almaas8102 2 ปีที่แล้ว +2

    Berigaas haduu jiri jiirey musqmaasuq hada maxaa lacabadeynaa ilaa horaa Nola gumeysanjuraye

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤦🏾‍♂️

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 ปีที่แล้ว +1

    ABGAAL WAA CAWAAN QAAWAN ANAGA OO REER WAQOOYI AH OO DULMI KU JIREY AYUUBA WAX NAGA SHEEGAYAA WAA CAWAAN DIIF LEH OO QAAWAN INKAAR ILAAHEY HA KUGU DHACDO DOQON DOQONI DHASHAY

    • @OraahZame
      @OraahZame 10 หลายเดือนก่อน +1

      Gabayga maadan fahmin cid reer waqooyi heesato malaha neefyahow

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 3 หลายเดือนก่อน

      Gabayga fahan / cid kaa cawaansan majidho

    • @bakaryususf1511
      @bakaryususf1511 3 หลายเดือนก่อน

      Hadii adan gabaygan fahmeynin dee jaahil ayad thy jahilni madana waa cawanimo ee adaa cawanimo iyo jaahilnimo isku darsaday sbbtas Ayan reer waqooy ugu yeedhna qowdhan

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 2 ปีที่แล้ว

    Wax walbo Gabay maaha kan waxaa la dhahaa GUUROOW

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124  2 ปีที่แล้ว +2

      Guuroow waxaa loo yaqaan gabayga oo lagu luuqeeyo

    • @a.m.k9976
      @a.m.k9976 2 ปีที่แล้ว

      @@malaayiinmedia3124 Maya waa nooc ka mid ah badaha maansada sida
      Gabay,geeraar,guuroow, jiifto,shirib, iyo Buraanbur ee luuq maaha.

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124  2 ปีที่แล้ว +2

      @@a.m.k9976
      Sxb taas anaa aad u baaray
      soona xaqiijiyay