ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Rashinka ibkiisa tips ii shaqeeya oo aan ku save gareeyo waqti iyo lacag. Cuntada iyo waqtiga manage

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2023

ความคิดเห็น • 18

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว +2

    Thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work qaaliyeey

  • @naimaos5286
    @naimaos5286 ปีที่แล้ว +2

    Asc wb wr walaal qaali waan ku salaamay salaan kadib waan kugu cusubahay maanshaa allaah tabarakallaah aad baan uga helay dhirogalinta aniga sidaa baan ahan jiray balse waan joojiyey wax kastana waan xisaabiya biilkana 4 week baan u qaybiya week 1 week 2 week 3 week 4 mid kasta box u gooni ah baan u sameeeyey lacag is leg baan ku rida week kasta waxii soo hara waxaan ku celiya boxkiisa hadana weeka kale markuu biloowdo kii kale baan fura bisha marka ay dhamaato baan box kasta soo sara lacagtii baan isku eega waxii soo hara 4 week waan tiriya bisha ay tahay baan ku qora meel baan dhiga lama tabto saving kale ma tabto mid kale guriga wax meel u dhiga waxii jaba ama loo bahdo waa deg deg ah noo soo badi videoyada thanks walaal nadia

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Wa wr wb,
      Macanto soo dhowow Masha Allah Allah ha ku barakeeyo sii aad uu fican sameysay, weekly waa fikrad ficaan anba sidaa yeela wax badan iska kay bedelay oo waxan ka raystay ku moqnoqoshadii adeega. Masha Allah aad ugu farxay qorshahaga ficaan hooyo caqli badan tahay. Thanks love 👏👏

    • @naimaos5286
      @naimaos5286 ปีที่แล้ว

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 mahadsaniid walaal qaali aad baan uga helay sidaa äad wax u wado maanshaa allaah tabarakallaah allaah allaah ku barakeeyo inaan wada xiriirno waan jeclaan lahaa snapka i soo qor love you alle dartiis

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

    Asw, welcome dadkaygiyow, I hope inaa dhamanteen ladantihiin oo cafimad qabtaan. Fadlan like ha la bakhulina Insha Allah. Thanks ❤️

  • @sacdiyoahmedali4911
    @sacdiyoahmedali4911 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo waan cusbahay waana kahelay dhiiragalintaada

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Welcome habibti sacdiya, Masha Allah thanks walal qaliyay isoo dhowow. Hadii sual qabtid ha is martiyayn. Thanks ❤️

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 ปีที่แล้ว

    Mansha allah mahatsanit walaal macaan

  • @runnune8079
    @runnune8079 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah abaayo run badanidaa

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 ปีที่แล้ว +1

    abayo mahasnthy xage jogtaa horta

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 ปีที่แล้ว

    Aniga awal waan ciyari jiray hada wan jojiyaya lacag ku ciyarka inshallah 2023 iyo 2024 inanan kabadiyo isbadalka ayaan rajeynaaaa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Insha Allah macanto wad gadhiin, in la bashalo waa fican tahay oo dayac lagu nolaan. Lakiin inaynu ku ciyarno oo qasarayno ma ahaa. Allah dedealka ha ku fududeyo walal. 👏👏❤️Thanks ❤️

  • @cashasaidabdi2780
    @cashasaidabdi2780 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo mantaa ku arkay waxaa ku rajaynayaa horumar wacan waxad nogu soo dartaa sidaa gurigaa loo qurxiyo iyo organize thanks wll

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Ws wr wb,
      Isoo dhowow walashay qaali, Insha Allah walal guri temporary ah deganahay markan guriga cusub uu guuro Insha Allah waa soo sameyn waa jeclahay decoration ka. Thanks xabibti❤️