ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Dadka baryada badan oo Adeegaga kula qaybsada (comments Part 1)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2023
  • #share #like #subscribe #dhaqale iyo budget and saving

ความคิดเห็น • 68

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho 11 หลายเดือนก่อน +4

    Aan kusalino nabigeena scw ❤🎉🎉🎉

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +6

    Asw. Dadkaygow hope all is well, video waa comments kiini raali ahow wan ka soo dahay, Insha Allah filradina waa muhim. Thanks dhamanteen. Love you guys❤️❤️
    My Snapchat waa Naturally Nadia

    • @rahimaahmedomar6337
      @rahimaahmedomar6337 11 หลายเดือนก่อน +2

      Wallshy qalii qurux ❤mahadsanid❤

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 11 หลายเดือนก่อน +2

      Ascw hooyo macaan maantaa chanel kaaga iigu horeeya mawduucaaga waa muhiim inaad soo deyso inbadan ayey marxaladani dad badan haysataa
      Waxaad tahay gabadh da'yar misna very smart ah mansha Allah may Allah reward you good deeds u'aqli celinta dadka wax magaratada ah ee intaad fahansan tahay fahmin mansha Allah hooyo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      @@rahimaahmedomar6337 thanks habibti ❤️❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      @@DARWIISHAD masha Allah hooyo macaan Allah ha ku sharfo aad bad uu mahadsan tahay hadalkaga wanagsan allah ka abal mariyo. Ma aha inaynu is edayno but inaynu runta isu shegan waa muhim oo an aynu is dhibine khiyalina ku nolaan. Thanks may Allah keep you safe.❤️❤️❤️❤️

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha'allah allahu akbar,Caqliga iyo iimaanka damiirka alle ha ku barakeeyo.Sidaado kale hadey ahaan lahaayen dadka oo dhan xaqdarada ka xishoon lahayeen aduunyada oo dhan aya barwaaqo ahaan lahayd.Midan isweydiiyo dadka qaar cuna raashin qof kale ayago og iney uun lacagtoda meel dhigtaan dhibayo qofkale iney ku jiran karan ma oga oo waxayaruursanayan lacag ah in ilaahey barakada qaado kama cabsadaan.Iimanka iyo damiirka ku yar ay ku garan lahaayene yur ha ka yiraahdo kuwaas halala xisaabtamo.Qaarkod adigo is dabaalinayo sabrayo og tuuganimada wax siyay ay waliba doqon waye ku leyihiin ja waran waxaas uf.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Shukran habibti Allah ha ku sharfo, macanto dad danaystayal ah baa jiira qofka wanagsani umada ma dhiibo wuu xaq dhowra. Waxad geysatana aday ka daba iman oo ma ficna xaqdaradu. Thanks love ❤️❤️

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi warunta abayo adunka wan u necbahay cusbo iyo calen laradiyo waligey daris madhibin ani lakin dadkas wan arkay naiya qurux kujecliya ❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Macanto wax kala qadashadu waa ok, lakiin marka qof walalka dhiibto oo wax anu awodin kh samayso waa khalad weliba adoo awooda inad ka maranto. Thanks habibti ❤️❤️

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah abaayo maalin dhow baan kugu soo arkay tiktok halkaan baan kaasoo raadi masha allah wax badan baan ka faaiday. ..
    Abaayo kasoo hadal dadka ama qof sxbta inta lagac kaa deensada hadana rabin inuu ciyoow ku siiyo

    • @anababdullahi686
      @anababdullahi686 11 หลายเดือนก่อน +2

      Asagana waxuu rabo qabsado ama iibsado hadaad weeydiisana mahaayo ku dhahaaa.?

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +2

      Macanto Anan soo dhowow thanks , habibti daynka ka hadlay videos soo dawo hada awoodo Insha Allah. Macanto daynka waa dhiib badan yahay marka bixinausid waa fudud hadhowna dhiib lagugu siiya ama waba lagu didaya. Waqti ii qabo dheh qofka isii lacagta wan uu bahanahee. Wax danbana ha iska bixin oo anad ka samri karin hada lagu siin waayo. Thanks macanto ❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      @@anababdullahi686 sorry waa la xumahay daynka dadku qatan waa dhiib aad inoga badan. Allah ha kaga soo fududeyo macanto. Thanks

  • @awilali6102
    @awilali6102 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wllo hantida magurtada aha
    Kaso hadal sida iibsiga jagooyinka

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Insha Allah walal, lakiin walal wan ka hadlay hantidu dhulkina waa wax aad uu fican oo mio ah weliba haday lacag ku samaynayso . Thanks ❤️❤️

  • @farhioismail4880
    @farhioismail4880 11 หลายเดือนก่อน +2

    Daris ma jiro habar deris ahen canaha hilib xawaashaka cusbada malin kasto aney iga so donijirtey marki dabe ahyo dhahay dagaal bey igu bilowdey ila xafdi uga So gurey hada deris dabe lama hadlo sida yurub bey ku jogta

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Bal xoog bay kugu ledahay intay kula dagali, sax bad uga gurtay. Wax kala qadashadu ma xuma, but marka umada dhibto oo waxanay awodin Ka qadato waa khalad derisnimo ixtiram iyo kala danbayn bay isku leyihiin. Lakiin dadka qayb baa abuse gareeya taas. Thanks macanto ❤️❤️

    • @farhioismail4880
      @farhioismail4880 11 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 💕

  • @ifraaxaxmed7278
    @ifraaxaxmed7278 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wll aniga will dhalinyaro ah oon jaarnahay ooshaqaysta bilka wuxuu igu yidhaa eedo biribaydh iigu shub bishan waxaan ku idhi mahayo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Hadu awoodo ha iska bixiyo muxu ku dhibin, ma ficnaa inad qof kale dhibto adoo ka marmi kara. Thanks ❤️❤️

  • @rayaanmahamed4646
    @rayaanmahamed4646 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha allh nadiya runti wxa thy qofkudayasho mudn malin dhowayd ban kugu sobiiray Lkn wn kudhagesta videoyadadi hore Insha allh dhaqala mudo kudhibaa isbedela rajaynaya

    • @faadumoaxmed3709
      @faadumoaxmed3709 11 หลายเดือนก่อน +2

      Haa abyo gabadhaan wa mid naloosoodirey

    • @rayaanmahamed4646
      @rayaanmahamed4646 11 หลายเดือนก่อน

      @@faadumoaxmed3709 waasidas wll

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks walahay qaali Allah ha ku sharfo amanatda macanto, waynu is fhiirigelin xabibti dumarka somaliyad Walalo baynu nahay. Thanks macanto wad gadhin wax kasta rabto Allah ha ku fududeyo dedalkaga. Thanks ❤️❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      @@faadumoaxmed3709 walahay fadumo Allah ha ku xifdiyo habibti thanks macanto ❤️❤️

  • @NemooAdeim-lh9el
    @NemooAdeim-lh9el 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc xbbti Lambarkaga ma i siin karta aad ayaan kugu bahanahay lambarkaga ma siin karta

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  10 หลายเดือนก่อน +1

      Wa wr wb,
      Macanto Snapchat ma ledahay? Snapchat waa Naturally Nadia Insha Allah isoo message garee. Thanks ❤️❤️

    • @NemooAdeim-lh9el
      @NemooAdeim-lh9el 10 หลายเดือนก่อน

      Xbbti ma isticmalo snap telegram ama WhatsApp

  • @munohasan3912
    @munohasan3912 11 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 11 หลายเดือนก่อน +2

    Walle ana arkay taaaso kale yaaab dad iga lcag badan baaa malin walba I barji jirey ana waligey ma baryo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +2

      Ilahay ha ka koriyo baryo iyo inaa umada dhibto. Sometimes baryadu dadka caado uu noqota. Thanks habibti ❤️❤️

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo hooyoyo qurbaha video ima soo galayo maxa qaldan

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน

      Macanto sorry, ani xagayga waa ok qaali, inta la ha Do TH-cam ku soo noqo oo fiiri hadana. Hope inaa ku furanto habibti. Thanks love ❤️❤️

    • @ilhanibraahim1
      @ilhanibraahim1 11 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 💞💞

  • @safamahad7147
    @safamahad7147 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkan indho adeege qaban adoo udiidaayo ayaa liskukaa dabaala waxaan dhihi lahaa samee inta eey kusoo weydisan uga hormar oo adigana weydiiso waal ayada ayaa kaa hareeso waxaagana qarso

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Waa taalo fican kaga hor mar dheh lol masha Allah waa caqli badan tahay. Thanks ❤️❤️

  • @umzakariya3553
    @umzakariya3553 11 หลายเดือนก่อน +2

    Anaa Facebook ugu qaxay hada kahor cid maba aqblo kedib

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน

      Lol waba dhiib iyo ceeb, waxan xishonayn weeye bisinkee. Thanks habibti ❤️❤️

  • @milgomoumin7494
    @milgomoumin7494 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maahayo keedhe maa gaasaba iinad siiso maaya dhee

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +2

      Way ka xishon walal, dadku isku mid ma ahaa dad baa xishod badan oo dadka odhan karin kuma sinayo. Thanks ❤️❤️

  • @MemeAhmed-px9ft
    @MemeAhmed-px9ft 11 หลายเดือนก่อน +3

    Soomali indho adeeg u daa
    Marka hore dadka la isma baro
    Salaanta bis ha idiin dhaxeyso
    Gutigaada guri xiran hakuu noqdo
    Markaasa somali laga nabad helaa walaahi
    Hadee ku bartaan waa see kuu barteen inee ku maamulaan qaarkod isku dayayaan

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runta walahay qunyar socdee qodaxi ma mudo, dadkii sanadahan dhiib koda waa batay. Thanks ❤️❤️

  • @Enabadiraman
    @Enabadiraman 11 หลายเดือนก่อน +2

    Naguso bir abayo

  • @faadumoaxmed3709
    @faadumoaxmed3709 11 หลายเดือนก่อน +2

    Runtii dad sas ah baa jira mcnto mahaysato kudheh qasab kugu maleh ileene

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Waa run macanto I think way ka xishon derisnimo bay xerin waa qof wanagsan, lakiin runtu dadka ma disho. Thanks ❤️❤️

  • @najmaAbdi717
    @najmaAbdi717 11 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂naa walaley anigaba waxaas waigudacen marbadan Facebook ga

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Walalo wax ma xishoda yaal ah weeye, walahy wan naxay bismilahi waba Inkaro waxasi. Thanks habibti ❤️❤️

  • @milgomoumin7494
    @milgomoumin7494 11 หลายเดือนก่อน

    Iska xeeli koofka

  • @zuhurali5477
    @zuhurali5477 11 หลายเดือนก่อน +1

    A/c waxii adeeg ah ee la siiyo qof daris walaal islaama in msj lagu soo hadal qaado waa wax aad uxun dhaqankaas inaga dhaaf walaal walaalkaa mashuu ka jilicsan yahay lagu ciilo?

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      Ws wr wb, macanto in wax la kala qata waa ok, but qofka Muslim ahi Inuu qof kale dhiibo waa qalad, qof kan Manu cayin but gabadha ayan waxay na soo waydisay fikrada ka sinayay. Qofna qof xog kuma leh in la Is dhibayaa oo la isku xadgudba waa wrong. Somali waxay la babaday waa xaqdarada la isku hayo. Thanks

  • @caashamaxmed7650
    @caashamaxmed7650 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wallo indha adag meelkast wey 😅 joogtaa

  • @ugbadm6075
    @ugbadm6075 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo lacag ayaa ku waashay money money money! haku walan ee topic kale mar mar ka hadal. Jaw

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +2

      Subhanallah ilahow ha na Walin. Adiga walal yaa kugu khasbay inaa dawato? Channel anaa leh waxan donana wan kaga hadlin habibti. Thanks

    • @munohasan3912
      @munohasan3912 11 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤

    • @AaminaIbrahim-rv6sn
      @AaminaIbrahim-rv6sn 11 หลายเดือนก่อน +2

      Hhhhh wlhi wey iga qoslisay money money kulaha bisinka na inanta nabad geli hano faidese asqayahay

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน +1

      @@AaminaIbrahim-rv6sn somalida indho adayg wa dhameeyen. Bal Maxa ka galay waxan soo geliyo yaa ku khasbaya inay dawato. Thanks macanto ❤️❤️