ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Sida ugu fudud ee aad lacag ku save gareen kartid si joogta ah. (Easy way to Save More Money ).

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ส.ค. 2024
  • Maanta kadib kuguma adkaan doonto inaad lacag meel dhigatid hadii aad raacdo qodobadaan adoon dareemin wax culees ah

ความคิดเห็น • 43

  • @abdifatahabdikadirmohamed6479
    @abdifatahabdikadirmohamed6479 4 ปีที่แล้ว +8

    Wa mowduuc muhiim ah loona baahanyahay waxa jirta hadal dhahaya “save money and money will save you” mahadsanid.

  • @munaabdirahman1823
    @munaabdirahman1823 15 วันที่ผ่านมา

    Mashaallaah ❤❤❤❤

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 2 ปีที่แล้ว +1

    1.hadaf dhaqale o an racayno siwalba o duftena dhaqale tahy (intad ubahantahy kayar iisticml)
    2.inadan isku halyn ehelkga iyo aqrabadada ,si aad isku filnasho naftda ugarto adan cidna isku halyn

  • @AliBaba-gy1zm
    @AliBaba-gy1zm 4 ปีที่แล้ว

    maasha Allah aaad ayaan kaaga mahad celinayaa fursada aaad nasiiday wlh aniga iyo inban oo ani cml waaan ubaahneen moowduucaan cml mar lawaad mahadsanid

  • @ayaanjamacmohomed6320
    @ayaanjamacmohomed6320 11 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah wll waa run taa

  • @abdi3623
    @abdi3623 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah bro

  • @onkod6877
    @onkod6877 4 ปีที่แล้ว +1

    Wasiirkeyga mustaqbilka dhow Allaha siyadiyo aqoontada iyo kartidad talo aad u Wangsan umada Somaliyeed wada anfacday ayaa nala wadagtay noo badi talooyinka Mahadsanid

  • @Walaalkaween
    @Walaalkaween 4 ปีที่แล้ว

    masha allah waa mowduuc aad iyo aad u qiibo badan wax badanah ka bartay qeer alahey hakaa siiyo sxb fiidow mowduuca xiga waxaa nooga dhigtaa sidaad investment fiican loo maal gashado ama loo abuurto small business insha allah

  • @kadiyeshire9478
    @kadiyeshire9478 2 ปีที่แล้ว

    Great job brother thanks 👍👍👍 👍👍

  • @mohamedabdullahi2484
    @mohamedabdullahi2484 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal

  • @khadijohassan245
    @khadijohassan245 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah wale waa runta

  • @maarishqurux
    @maarishqurux 8 หลายเดือนก่อน

    M.a thanks wll🥰🥰🤣

  • @mohamudahmedomar3130
    @mohamudahmedomar3130 4 ปีที่แล้ว

    Waa modowduuc ad u muhiimsan una bahan cidkasta in ay cashir kabaroto

  • @shukrihassan8108
    @shukrihassan8108 4 ปีที่แล้ว +1

    mashaalah

  • @ruweidamohamoud4110
    @ruweidamohamoud4110 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 3 ปีที่แล้ว

    Jasaklhu khayra

  • @Safiya-kj5ww
    @Safiya-kj5ww ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @mohammedsuldaanabdikarin4847
    @mohammedsuldaanabdikarin4847 2 ปีที่แล้ว

    Good tnks

  • @mohamoudjaamac
    @mohamoudjaamac 8 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @mulac123maxamed5
    @mulac123maxamed5 2 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @abdifataah1282
    @abdifataah1282 3 ปีที่แล้ว

    Msha allah

  • @najmamohamed3684
    @najmamohamed3684 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @abdigaladmohamed6768
    @abdigaladmohamed6768 4 ปีที่แล้ว

    Qofobka ugu danbeya maku raacsani bro waa ficanthy in laiscawiyo marki guri ladhisayo ninka nasuliyada leh balse waxyar hadu haayo gabarta waa cawin kartaa hade waxheso.

  • @haldhaa8238
    @haldhaa8238 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah walalky

  • @cabdinuursiraaji3835
    @cabdinuursiraaji3835 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @user-ij9fc6qv9u
    @user-ij9fc6qv9u ปีที่แล้ว

    Wan ka faidnay wall

  • @umcumar5978
    @umcumar5978 3 ปีที่แล้ว

    Wanka helay sobadi

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 ปีที่แล้ว

    Wxaan rabaa qofaan wax uruuriyo😂😂😂😂

  • @khadijohassan245
    @khadijohassan245 4 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

    Insha Allah, waxan ka bilabaya
    Bishan may, bari waa 1.5.2023 insha Allah. 30_5_2023 savin Fiican waana Tijaabo.

    • @qumangurey3471
      @qumangurey3471 ปีที่แล้ว +1

      Maxa haysaa hada😂😂❤

    • @deqalula9707
      @deqalula9707 ปีที่แล้ว

      ​@@qumangurey3471 ma uruurin lahayd😂😂❤

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

      Waxan ku soo Noqdey bartan
      Mar labad 3bilood kadib
      Anigoon waxba Save garayn
      Waxba ururin😂😂😂. Insha Allah
      Inta sanadkan ka hadhay Ayaan
      Da.daali . 31_7_2023. Tme:22:47 pm.

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

      @@deqalula9707 Wax ma ururiseen

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว

      @@deqalula9707 Adigu miyadan daasad wax ku ururin bal eeg in Ay buuxsan Tay.

  • @yawayekaas9650
    @yawayekaas9650 2 ปีที่แล้ว

    San lacag uu aruurinayay hada 25k ugu yaran waan haya

    • @mariyakulane4324
      @mariyakulane4324 ปีที่แล้ว +1

      Walaal saa u aruurise
      Ani wax ma aruuri karo 😰

  • @shineaar5219
    @shineaar5219 4 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid boss

  • @mohammedsuldaanabdikarin4847
    @mohammedsuldaanabdikarin4847 2 ปีที่แล้ว

    Good tnks

  • @mulac123maxamed5
    @mulac123maxamed5 2 ปีที่แล้ว

    Yes