ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Kirada Gurigagu miyaa ah waxa aad lacag uu save gareyn wayday??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 57

  • @amran-kc5lb
    @amran-kc5lb ปีที่แล้ว +3

    Walalhey nadiyo kuxirana wamahadasantiiihi jiskalaha qeyr abayo qalbii wanagasana waye nadiyo intan iyo inakabadan ayaa urijeyanaa nadiyo quruxey illahey hakusharafo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Shukram my love, adi iyo dhaman walalha igu xidhan jacayl badan iyo sharaf uu haya Allah ha idin xifdiyo oo ha idin dhowro. Thanks ❤️❤️

  • @user-tt4sp3eq1l
    @user-tt4sp3eq1l 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ wcs xbbti nadia qali

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 ปีที่แล้ว +2

    Ala kujecliya quruxey wlhi wan ka faiday mahad sanid mcnto noso badi insha alah ❤❤❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Masha Allah qaali waa ku jeclahay Insha Allah habibti wayahay. Waa ku faraxsan hay inaa ka faiday. Thanks ❤️

  • @sahraibrahim5601
    @sahraibrahim5601 ปีที่แล้ว +2

    Abayo alaha ku xifdiyo runti waxbadan aan kafaiday❤ love you macabto walashey qali❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Ameen macanto dhamanteen, Allah khair badan ha ku siiyo hana ku sharfo Love you too macanto. Thanks love in badan.❤️❤️

    • @awokhadar
      @awokhadar ปีที่แล้ว +1

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 asc qli aad ayaa kuu salamay sidaa wax u seef garaylahaa waa ku dawakhay waad ku mahad santahay talada nasiisay wll

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      @@awokhadar Ws wr wb, soo dhowow xabibti, thanks love I appreciate. ❤️❤️

  • @hodanibraahim2423
    @hodanibraahim2423 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @Bella-33
    @Bella-33 ปีที่แล้ว +1

    Walal khair allaha kusiiyo, warqadaad budgeting kusameyso seen kuhelaa

  • @sahramaxamud5842
    @sahramaxamud5842 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid❤❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว +1

    That is very helpful tips xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey

  • @marwoh1957
    @marwoh1957 ปีที่แล้ว +2

    Walashay qali mantan kugu so biray iga cawi insha alah❤

  • @amran-kc5lb
    @amran-kc5lb ปีที่แล้ว +2

    Wcs abayo nadiyo seitahya sharafey wakuficanahy alxmduullha

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Masha Allah habibti waa ficanahay, sidee tahay? WhatsApp message kaga soo dirin Insha Allah. Thanks love

    • @amran-kc5lb
      @amran-kc5lb ปีที่แล้ว +1

      Abayo waigaxiramay isnabaka isoqo sharafey wakuxisay illahey darti ayaa kujecelahy

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      @@amran-kc5lb oh sorry macanto, ok wayahay

  • @caashamaxmed7650
    @caashamaxmed7650 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah wll waa talo fiican 😅

  • @shamsomohamud3749
    @shamsomohamud3749 ปีที่แล้ว +1

    Thank you abyo❤❤❤

  • @shukriabdulahi1145
    @shukriabdulahi1145 ปีที่แล้ว +1

    Thanks in aad umada dhaqaalaha kala hadashey somali hadaa nahay siiba gabdhaha saving waan ku xunahay

  • @hilaalhaybad8408
    @hilaalhaybad8408 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Natiya

  • @user-xf4yd4ws9i
    @user-xf4yd4ws9i 7 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo.macato.taladaada.aad.be.ii.afacaday.walo.hada.isogaaratay.wabilooba.hada

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  7 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah xabibti waa ku faraxsanahay inay ku anfacdo qaali Allah ha ku fududeyo hawlaha aduunka iyo akhiroba. Thanks ❤️❤️

  • @saafiibraahim2275
    @saafiibraahim2275 ปีที่แล้ว +1

    Asc walashey wan ku salamay manta arkay chanalkada wlhi wax badan ayan ka faiday dhaqalah ad ayan ugu xuhay mana aqan waxan lacgta ku dhameyo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Xabibti saafi welcome, waa ka qaday salanta macanto,, hope inaa ficanahay. Masha Allah inaa wax ka faiday. Inaga dhan baa ku xun oo aan la ina barin, Insha Allah wad ku ficnan budget sameyso. Hada cawimad uu bahantahay isoo sheeg macanto. Thanks qaali❤️❤️

    • @saafiibraahim2275
      @saafiibraahim2275 ปีที่แล้ว

      Thanks mcnto iso sheg meekan ka laso hadlo abayo from Canada 🙏

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      @@saafiibraahim2275 macanto Saafi, was isoo message gareyn karta WhatsApp or Snapchat waa Naturally Nadia. Thanks ❤️

  • @nimcodarwiish552
    @nimcodarwiish552 ปีที่แล้ว +1

    Wankaa fa iiday abayo l.a bishaan laga bilaabo wax baan save garaysanaya❤

  • @deeqsancusman6655
    @deeqsancusman6655 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤ wllshy nadiya

  • @sahrokhalif6130
    @sahrokhalif6130 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo ale misanka xasanad haku saro runtii inta kubartay wax badan ayaa save garobay waxii aan malayacniga ahaa dhan wan jaray lacag badan ayaan bil walbo save dhaha

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Ws wr wb,
      Walahay Sahra Masha Allah I’m happy and very proud of you. Wad dedashay Allah caqliga, kartida, iyo cafimad ka ha ku siyadiyo. Aad ugu Farxaa marka maqlo gabadh heer iyo is bedel sameysay. Allah ha ku xifdiyo habibti.❤️❤️👏👏

    • @sahrokhalif6130
      @sahrokhalif6130 ปีที่แล้ว

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 amiin abayo ayaan tan wan kuwaynay nosobadi program kadhaqalaha adunkana filnimco aqirona filjano abayo

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      @@sahrokhalif6130 Insha Allah macanto, Ameen gacalo Insha Allah dhamanteen. Thanks ❤️❤️

  • @user-wp6bk1vo4i
    @user-wp6bk1vo4i ปีที่แล้ว +1

    Asw abayo mel lagalaxiriro maledahay

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Welcome Kaltum, macanto Snapchat iga soo message garee wana Naturally Nadia or WhatsApp me. Thanks love

  • @deeqsancusman6655
    @deeqsancusman6655 ปีที่แล้ว +1

    Wll haaraha mxa lagu daweye ❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Walal haraha dawoyin badan baa jiira oo chemical leh oo dermatology ku siin karo, lakiin waxa ka ficaan vitamin C. Sidoo kale sunscreen waa muhim waxa inta badan Kenaa waa qoraxda iyo skin oo dicifay. Iska ilali waxyabaha la isku Cadeeyo iyaga skin ka diila oo difaca ka qada. Hada more inf uu bahantahay message me . Thanks habibti ❤️❤️
      My Snapchat waa Naturally Nadia.

  • @ladanshariif6611
    @ladanshariif6611 ปีที่แล้ว +1

    Abayo inte kalaso hdla talo walalnimo❤ayan kaga bahna

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Macanto ladan Snapchat igu darso hada ledahay oo isoo message garee Insha Allah ama WhatsApp kii ku fudud.
      Snapchat waa Naturally Nadia. Thanks habibti

  • @faadumozahra94
    @faadumozahra94 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kirada, koronto, biyo iyo internet waxa iiga baxdo 30% income keyga..!! 🎉

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  8 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah Aad bad uu fican tahay Allah ha ku siyadiyo Macanto. Thanks ❤️❤️

  • @hilaalhaybad8408
    @hilaalhaybad8408 ปีที่แล้ว +1

    Hada kadib xajiyo ayan kuleynahay 😀