SAHRA AXMED MA NAXO JACAYL BEST HEES WAAAAAW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 783

  • @SeerabtaaSubscribe
    @SeerabtaaSubscribe ปีที่แล้ว +57

    Madi waxay u daran tahay markii shalay adoo nacay marka uu kukeenaa manaxo jaceyl
    Waa hadal weyn oo culus anaysa igu dhacday
    Waa waah sahro ahmed

  • @mubarik14
    @mubarik14 ปีที่แล้ว +41

    Waxaa jiridoonta wakhti qoraal keygan sanado kasoo wareegi doonto like igusoo xasuusi

    • @MakeMoney-mg8nx
      @MakeMoney-mg8nx หลายเดือนก่อน

      1sanoh ka soo wareegty 😢

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +90

    Waar yaa ila daawanaya 2020 Sahra Axmed Ilahay haw naxariisto 😢😢😢😢

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +2

      Aniga ax 😭😢👈 10 june 2020

    • @hamdaosmaan2716
      @hamdaosmaan2716 4 ปีที่แล้ว

      @@amiiraadan3017 98ij9o999k9ok 9o9k9k9kko ⁸899o9899o898999⁹oo889o999o888999⁹ⁿ9⁹999oooiu0o9t

  • @oayan7797
    @oayan7797 4 ปีที่แล้ว +93

    Jacaylka waa waxa ugu fiican oo lahelo hadii aad haysatid qof kujecel kaana fakiraya marna haisiidayn gabdho iyo wiilal waa laisku baahanyahay ee yaan lais khiyaamin alloow iidaa midkaan jeclahay calafna iskugu keen dar aamiin xasuus khamiis 26.03.2020 my nafta barkeed wxn jeclahay inaan wada dhagaysano anagoo wada joogna mar uun insha allaah❤❤❤❤❤

    • @HassanFatow
      @HassanFatow 4 ปีที่แล้ว +9

      Jaceylka waa waxa ugu fiican oo lahelo hadii aad heysatid qof ku jecel kaana fakaraayo marna ha sii deynin gabdho iyo wilalba waa la isku baahan yahay ee yaanan la isku khiyaamin allow qofkaan niyadda aan ku haayo calaf iigu dar yaa rabi ❤❤Cadey❣❣

    • @Mankadeya
      @Mankadeya 2 ปีที่แล้ว +6

      Ilahaya calaf makugu dare qofkaga abayo 2 Sano ka Dib isoo jawab blz

    • @cadaheynusradiin5092
      @cadaheynusradiin5092 ปีที่แล้ว

      Really this song takes me back on old time I passed and forgot

    • @mushtaaqqalbidhaya4079
      @mushtaaqqalbidhaya4079 ปีที่แล้ว

      Alle calaf hakaga dhigo

    • @ahmedosmanwaasuge4691
      @ahmedosmanwaasuge4691 ปีที่แล้ว +2

      Quruxey Weli Ma is jeceshihiin !! Allah Ha isu kiina daayo , Inaa ogaadaa Rabaa Jaceylka inuu Jiree

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 5 ปีที่แล้ว +206

    heestan waxay ku jirtay riwaayaddii Jacayl Waa Kane Kaalay ee Abwaan Axmed Saleebaan Bidde curiyey 1973 laxankana waxa saaray Axmed Gacayte Yuusuf

    • @adnamukhtaar1653
      @adnamukhtaar1653 5 ปีที่แล้ว +8

      Cumar Seerbiya waa heees mug leh runtii muujinaysana xanuunka uu leeyahay jacaylku makuu kugu kaliyaysto hadana isla qofkii shalay kaa tegey rabo inuu si dhib yar kugusoo celiyo adigoon taa awoodeeda lahayd.
      "Ee mar dhadhami
      qadhaadhiyo
      kuu yahay macaanba
      waad mutaysatee"

    • @diirsheabdidiishe9182
      @diirsheabdidiishe9182 5 ปีที่แล้ว

      Omar sebia chanalka aad ayaan ugu xiranahay runtii waxaa tahay qof fankeena nolooleya. Allah haku daysto walal

    • @wizzboyzaki6992
      @wizzboyzaki6992 5 ปีที่แล้ว +4

      dhamaan waa habaryoonis

    • @mohamedhamse1061
      @mohamedhamse1061 5 ปีที่แล้ว +2

      Great gadhxajis

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +2

      @@wizzboyzaki6992 Axmed Gacayte waa Habar Love

  • @axmaddheere6349
    @axmaddheere6349 ปีที่แล้ว +20

    2003 dib ugu laabtay maanta abdullahi dhaxan AUN waagii biitaamka uwaday geber reer xamar'ah oo deganed maana booliyo qurux alle kumaneystay waxaan wadagnay jecel daran lkn isma calfan hada waa hooyo heysata caruur qoyskaga allaha kuu barakeyo walal 13 3 2023 waxaan ku dhegansanaya UK 🇬🇧

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +258

    2020 hadad dhegeysanayso qoralkeyga ka danbeyso like isar bal walal😢😭👈✍👍

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว +59

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun Raboow qabriga waasac uga dhig oo u naxariiso Sahra Ahmed Jaamac Amiin ya Allah.

    • @abdiwahabhaddi6545
      @abdiwahabhaddi6545 6 ปีที่แล้ว +4

      Ameen wll qaali ilaahaw wlidkeen unaxariiso iyo mama(sahraba)

    • @asmachanel5744
      @asmachanel5744 5 ปีที่แล้ว +3

      Siman Yaasiin aamen amen wall

    • @abdullahihassan327
      @abdullahihassan327 4 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin

    • @shuaibarablyrics3841
      @shuaibarablyrics3841 4 ปีที่แล้ว +2

      Amin allahoyow

    • @Layla6793
      @Layla6793 4 ปีที่แล้ว +1

      I can't believe it has been 2 yrs. Ya. Allah qabriga waasac uga dhig iyada iyo Muslim miinta oo dhan

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +11

    Heesahedu dhiiga cas ayey kordhiyaan Sahra axmed Allow kunaxariiso maxay bashar Qiimo badan ahayd Hargeisa 2011 kuarkey mar anagoo fasax u nimid family ka oodhan❤️

    • @DekaMuse-g2y
      @DekaMuse-g2y ปีที่แล้ว +2

      alle ha u naxriisti waligay ma arga lkin wn jeclh codkeda 😢😢iyo hesahed sida sahara axmed iyo khadara dahir io. magool hibo cudoon 😢😢 saado ali ilh hadan wn dhagaysta

    • @yousefsherif6536
      @yousefsherif6536 9 หลายเดือนก่อน +1

      May Allah have mercy on her 💯🥺

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 3 ปีที่แล้ว +13

    Heestan markii ugu horeysay oo dhagaysanayey jaceyl baa ihayay waxayna ahayd 2019 ereyada gaarka ii tabanayey waxaa kamid ah madii waxay udarantahay markaa shalay adoo nacay maanta uu ku keena eedi maarmi wayda ma naxo jacayl
    Cawana waxaan dhagaysanaya anoo ka xoroobay jacaylkii oo cidna uxir xirnayn ❤ Bal dayaay ayamuhu isu darajo maahe 😍Mon,Jun 7 2021

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. ปีที่แล้ว +16

    Allow unaxariiso Sahra Ahmed 😭😭
    Madi waxay udarantahy
    Markaa shalay adoo nacay
    Maanta ee kuu keento
    Eed maarmi wayda
    Manaxoow Jaceylkuye!💔🌹
    9/March/2023

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 4 ปีที่แล้ว +14

    Ereyada waxa alifay cabqariga suugaanyanka ah ee axmed saleban bide laxanku waa axmed gacayte yuusuf AHUN iyo xareedintii sahra axmed jaamac AHUN.

  • @sacdiyaali7544
    @sacdiyaali7544 5 ปีที่แล้ว +35

    Jacael kulam tashanayo wlhi qofkan ku jeclen arxan ma leeh aniga 2014 ayn wiil sii dhaab eh oo waali eh u jaceladay waan i qayamay wiiba sii cade ayo i diday mar kaaso an so xasusto waan sii naca karan Mayo waxn u cafin wayay madam an hata jacelen waxn idin sheega wiilal iyo gabdho qof bin adan eh jacela haku aburin hadi ad igu baxi raabto

    • @ARDAA-MEDIA-PRO
      @ARDAA-MEDIA-PRO  5 ปีที่แล้ว +6

      Nasiibkaaga mar kale cugo Ragu Isku wada mid maahee Qaarba Sidii Taaj mahal oo kale dumarkooda abaalkooda guder

    • @barkhadcade9619
      @barkhadcade9619 4 ปีที่แล้ว +2

      Sorry wllshy mid kawacan inaad hesho ayaan kuu rajayn insha allah ☝️

    • @farxaanaxmedduuble4554
      @farxaanaxmedduuble4554 4 ปีที่แล้ว +2

      sacdiya Ali laguma Cayaaro Jacaylka

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +1

      Sacdiyo, waad mutaysatay miyaa, maya, waxaad dhadhamisay macaan iyo qaraar kuu yahay.

    • @hiboyaaasalam8279
      @hiboyaaasalam8279 4 ปีที่แล้ว +1

      Xasus dheer

  • @GalaGymka
    @GalaGymka 3 ปีที่แล้ว +15

    2021 still one the best ever for me
    Waxaan heestan iigu horeysey 1995-1996 anigoo ilaa 6 jir ah Wadanka Holland leykeeney hadana heesta waan qeybsanaa.
    Xasuus ilaa hadana waa number 1

    • @munahajji54
      @munahajji54 2 ปีที่แล้ว +1

      Wxaa dhagysanayaa sbx sabti ah 22/oct/2022 saacadu tahy 8dii sbx nimo anigo jiifo boos kyga saan ahhyna aan wr isku hyn💔

    • @adanmohamed4793
      @adanmohamed4793 8 หลายเดือนก่อน

      @@munahajji54Hadda waad fiican tahay soo ma ahan

  • @qaysdarajaale9340
    @qaysdarajaale9340 ปีที่แล้ว +15

    I remember my ex in 2015,She cut off our relationship and closed all the doors to me. My heart was broken. i decided to go to her house, but when I stood up in front of her house, she insulted me a lot. I got tolerance, and the pain did not leave me for years.
    Finally She came back talking about love, and her heart is burning, but my heart is already dead. I didn't understand the words she screamed.

  • @qalinleshow2102
    @qalinleshow2102 3 ปีที่แล้ว +22

    Maanta waa maalinkii shabcaan u danbeysey plz walaal aynu u duceyno dadkeenii😢😭😭

  • @nadira304
    @nadira304 4 ปีที่แล้ว +37

    Madi waxay udarantahay
    Markaa shalay adoo nacay
    Manta uu ku keeno
    Eed maarmi wayda
    Manaxoow jaceylkuye!🥀💔

    • @faraxowr3061
      @faraxowr3061 4 ปีที่แล้ว +2

      Rrrr

    • @holakkohola8547
      @holakkohola8547 3 ปีที่แล้ว +2

      Na..Ra Moh. Hedhe arinkaa ma rinjiraa?

    • @maamemo7277
      @maamemo7277 3 ปีที่แล้ว

      @Nadira baayo mala ila soctaa

  • @ridwaanlabasuul8636
    @ridwaanlabasuul8636 6 ปีที่แล้ว +58

    heestaan wa heestii an abid dhagaysto tii an ugu jeclaa run ahantii markaasna waxa ay kahadlaysay xalada ugu xumayd ee abid jacayl qof somara. wana hees xanuun iyo nabar igu rebty lkn alx wax calaf ah iskuma yelan mida kle ana sacadaan waxan ahy qof marwo ah alx
    lkn jacaylku waa shayga ugu xanuunka badan ee lawaayo2 wana shayga ugu fcn uguna wanagsan ee lahelo

    • @maxamedcabdullahi7275
      @maxamedcabdullahi7275 5 ปีที่แล้ว

      Aad iyo Ridwaan aniga qudheydu waan jclaa

    • @samatarismail1718
      @samatarismail1718 5 ปีที่แล้ว +1

      wa damreemi kara wl inta ka dhiman nolashada faraxd ban ku rajeynayaa

    • @axmedbebe7016
      @axmedbebe7016 5 ปีที่แล้ว +1

      Ridwan sorry wll nolosha oo dhn ba wxy tahay mrka rabtid inaad wax hesho waa inay wx kaa lumaan nolosha inta kuu hartay Kuma xumeyso farxad ku noolow💯🙏

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 5 ปีที่แล้ว

      Ma ana khalad uu fahmey miise waxad tidhi marwo ayan ahey hada ...magacana wa laab

    • @fahadhaji2443
      @fahadhaji2443 5 ปีที่แล้ว

      @@achmedlander3123 sxb rag iyo dumarba ridwaan waa loo bixyaa anaa arkay gabar ridwan la yidhaah iyo wiilba

  • @wayraxyare9477
    @wayraxyare9477 5 ปีที่แล้ว +79

    Cawa oo ay bishu tahay 6/4/2019
    Waa habeen iguqaaliya ani
    Iyo sxpkay Kaabe jamaaal
    Mirqaan cirka lamarayaa 🌹🎶👌🔥

    • @hassanbile1882
      @hassanbile1882 5 ปีที่แล้ว +2

      Ana ku qaba

    • @khaalidindho7929
      @khaalidindho7929 5 ปีที่แล้ว

      Hh cawa oo aytahay 23 7 2019
      Cariga fransiiska hawada ku jiraa aniga iyo sxbkey khaalid oo isku magac nahay bashal wcn jawi dagan

    • @abdiwaliidiris1490
      @abdiwaliidiris1490 5 ปีที่แล้ว

      sidaa ayaa lagarawa waan kugu tagersanahay mirqanka

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 5 ปีที่แล้ว +2

      Cawa oo ay bishi tahay 15 august 2019 aniga iyo nafteyda waxan dhageysanayna zahra Ahmed allah ya rahma

    • @gdssagdwqac1557
      @gdssagdwqac1557 5 ปีที่แล้ว

      Marqaanka Ku xasuusin qofta meeshii jirto hada

  • @sidiiqbashiir8403
    @sidiiqbashiir8403 3 ปีที่แล้ว +15

    Allah hawraxmado Sahra axmed jamac🤲
    Codkeeda Aadbaan ujeclahay Markaan fanka sooyarbookhdo iimaha hadanan dhagysan waanan uduceeyaa😪
    Studio yawgani Heesaha uu habeeyaa Thanks 2021

  • @nimc_8
    @nimc_8 3 ปีที่แล้ว +17

    Walaalayaal aan fanaaninta iyo abwaaninta sadaqo u bixino 🥺❤️

    • @maxamedcalidaad8576
      @maxamedcalidaad8576 23 วันที่ผ่านมา

      Laandheere laandheere dhalaa tahy waa runtaa sxb saas bay naga istaahilaan

  • @hawamahmed1967
    @hawamahmed1967 ปีที่แล้ว +9

    Inta ila hda dhageysaneyso 15/1/2023 manaxo jeceylke Alle yaraxma sahro Ahmed 🥺😥😭

  • @fatuuxmustafehassanhassan3540
    @fatuuxmustafehassanhassan3540 6 ปีที่แล้ว +40

    Isagaa malaha garan hadii aan ka magansado dhibtanka mutay caashaqa mayaqaan tudhaale manaxoo jacaylkii 😍👏😍👏🙏🌷

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 3 ปีที่แล้ว +9

    2021 heestaan markaa maqlo waxaan dareemayaa jaceyl xanuun badan iigeystay inan ayaa jeclaay ayaa liiga guursaday aaaah waliba erayada sida majecleen wax yeeliyo inaa mahadho kuu geysto marley baaa danteediyo maasa dhuuxineee💔💔💔😭😭😭🇩🇯🇸🇴

  • @ahmedhasan2837
    @ahmedhasan2837 7 ปีที่แล้ว +17

    mar dhadhami macan iyo khadhadh waxuu yahay waad mutaysate wow 😮 murti wata ish callah momo sahra ahmed 👉👉👉👉👉👉👉💯💯💯💯

  • @HoodoQani-lf7ft
    @HoodoQani-lf7ft 3 หลายเดือนก่อน +2

    2024 hadaad iga danbeyso like igu xasuusi 😭❤️

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว +40

    Ilahay ha unaxariisto Janadiisii fardawsana hageeyo Boqoradii Codka Sahra Axmed

  • @goosha2978
    @goosha2978 3 ปีที่แล้ว +8

    2020/12/11 sacadu waaa 2:57 habeenimo (habeeen sabti ah )
    Covid 19 iyo Ankara ///Turkiga 🇹🇷

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +3

    MARKA hore murwaadkiyo
    MASAAWAADKA faraxiyo
    MIXIBADA riyaaqa leh
    WAA mid lagu yaqaanaa
    CISHQI kuu maleegtana
    MALAA taba ma waayee
    MAALMO waxaan dareemuu
    MUDDO kale i daayaba
    MA naxo jacaylkii
    KU saarnaa muddada badan
    IGU MEERI isagana
    KASOO maqan
    EE mar dhadhami
    QADHAADHIYO kuu yahay
    MACAANBA waad mutaysatee
    MILILICADA guudkiyo
    MIXIBADA dareenkiyo
    INTUU joogo meel dhow
    MAARO looma waayee
    MADI waxay u daran tahay
    MARKA shalay adoo nacay
    MAANTA uu ku keenaa
    EE aad maarmi waydaa
    MA naxoo jacaylkii
    KU saaraa mudada badan
    IGU meeri isagana
    KASOO maqan
    EE mar dhadhami qadhaadhiyo
    MA jeclayn waxyeeliyo
    INAAN mahadho geystee
    MARLEY baan danteeniyo
    ILAYN maanso dhuuxine
    ISAGAA malaa garan
    HADII aan ka magansado
    DHIBTAN ka mutay caashaqa
    MA yaqaan tudhaalee
    MA naxoo jacaylkii
    I SAARAA mudada badan
    IGU meeri isagana
    KASOO maqan
    EE mar dhadhami qadhaadhiyo
    KUU yahay macaanba
    WAAD mutaysatee
    KUU yahay macaanba.
    WAAD mutaysatee
    WAAD mutaysatee

  • @xuseenhaaji1033
    @xuseenhaaji1033 4 ปีที่แล้ว +8

    Heestan waxanku dhageystay Yemen 1996i cajalad imiga boorame 2020 u tube aah jacayl waa kii hire oo xushmad iyo dhadhangaaralahaa

    • @GalaGymka
      @GalaGymka 3 ปีที่แล้ว

      1995 Holland anoo ciyalaan 7 jiraan qeybsanaaba heesta markaa Wadanka leykeeney awlaad jacyl lagu dhaley miyaan aheyn hhh xasuus

  • @ahmedcadde2337
    @ahmedcadde2337 4 ปีที่แล้ว +61

    This song makes me chill💕it takes me back to Hargeisa Somaliland, especially October village. I am listening right now 01/27/2020 in Manchester city, state of New Hampshire the USA

    • @odaymediachannel
      @odaymediachannel 2 ปีที่แล้ว +3

      I am just listening this song today in Jidali where sahra ahmed was born

    • @ayaanahmadmohamed5361
      @ayaanahmadmohamed5361 2 ปีที่แล้ว

      O

    • @hassanmohamud9279
      @hassanmohamud9279 2 ปีที่แล้ว

      Just pray for her to protect hell fire only that bro

    • @ismailraga8121
      @ismailraga8121 2 ปีที่แล้ว

      @@said.mohamed f54

    • @Daacad1999.
      @Daacad1999. 2 ปีที่แล้ว +1

      Listening tonight in somaliland- togwajaale our motherland.

  • @abdirisakumiye8233
    @abdirisakumiye8233 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan waxa ay gadaal igu celinaysaa 2008 anigoo xamar kaqaxeeno aya darawalka noogu tuuray iilaa dhuusamareeb aad uga helay ila maalintaas favorite ii tahay

  • @guledmohamedhasen
    @guledmohamedhasen 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ma jeclayn wax yeeliyo inaan mahadho gaystee marlay baad dan-teeniyo ileen maanso dhuuxine
    Hees iyo badh
    Heestan waxaan dib usoo booqday caawa oo ah habeen khamiis ah oo ay tariikhdu tahay 27 /12/2023 11:17
    alle ha u naxariisto saxra ahmed😢

  • @miski3389
    @miski3389 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wali makugu dhacday in hees walba oo dhagahaaga kusoo dhacdo aad moodo in ay adiga kaa hadlayso ama kula hadlayso!?💔😪😢
    Ma naxoo jaceyl!💔😪

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 3 ปีที่แล้ว +30

    2021 yaa ila dhagaysanaya allah yarxam sahra axmed 🤲

  • @maxamadqadiibmacalin1707
    @maxamadqadiibmacalin1707 ปีที่แล้ว +7

    Cod toolmoon oo naga tagay lana heli doonin😢Alla yaaraxma😢😢😢mama sahara

  • @fatuuxmustafehassanhassan3540
    @fatuuxmustafehassanhassan3540 6 ปีที่แล้ว +33

    Ilahay hanu xariisto sahra fananad qaaliya ahayd

    • @ashaadan2345
      @ashaadan2345 5 ปีที่แล้ว

      Amiin intii dhimatayba

  • @Abdirahemismail
    @Abdirahemismail 5 ปีที่แล้ว +8

    Markan ugu jecelahay heeata ee ayedahay
    《Madii wxay u daran tahay markaan shalay adoo nacay manta uu ku keena eed maarmi waydaaaa
    Ma naxoo jacayl 》zahra aed allow ku naxariiizo .

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 11 หลายเดือนก่อน +2

    Allow kuu naxariiiso eedo sahra axmed jaamac codkaga waxan iska daayo ma aqaaano markaan murago jcyl dareemaba heesaheeda ayaan isku dhaafiya wakhtiga😢😢💔💔🙏😢

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว +16

    ALLAH SWT NAXARIIS IYO DAMBI DHAAF KUU WAYDIIYAY ILAAHOW U DAMBI DHAAF OO QABRIGA U NUUR KITAABKEEDANA MIDIGTA KA SII ZAHRA AXMED JAAMAC IYADA IYO MUSLIMIINTOO DHAN AANIIN AAMIIN AAMINN

  • @sacdiyamaxamed849
    @sacdiyamaxamed849 ปีที่แล้ว +7

    Qofaa ku,ogeen markaa jeclatit soo xanuun ma,ahan😢😢

    • @updenasirdubat3915
      @updenasirdubat3915 ปีที่แล้ว +3

      Dhipkaan kamutay cashaqa ma aqano Hee 😢😢😢

    • @abdifarah7778
      @abdifarah7778 ปีที่แล้ว +3

      Haa run ahaantii way xanuun badan thy

    • @abdirahmanalteso3941
      @abdirahmanalteso3941 ปีที่แล้ว

      Ma iska jeclaanaysaa adi ma qalbigaa banaanka ku yaal

    • @sacdiyamaxamed849
      @sacdiyamaxamed849 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanalteso3941 qofkan jecladay unba ka arkay qofnimadisa🥹

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 ปีที่แล้ว +3

    Mar dhadhami qadhaadhiyo kuu yahay macaan waad mutaysate wow 😳 allaw kuu naxariiso sahra Ahmed jamac 😔

  • @basracadaawe4193
    @basracadaawe4193 ปีที่แล้ว +15

    Still listen 2023🥺Allah raxma

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 8 หลายเดือนก่อน

      Ana mnta kula dhagesanya aniga io abe 10:34
      18/2/2024
      Mxa nawada hyo😂

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 4 ปีที่แล้ว +5

    alle hawnaxariisto sahra axmed waa fanaanada ugu heesaa badan dumarka hooyo alle hwnxriisto

  • @aniisamahdi9616
    @aniisamahdi9616 4 ปีที่แล้ว +4

    Alla yaraxma xasuus Axsan hees malin ii qaasa tariiqdona tahay 19 12 2019 tahayne qamiis 😥😥😥 allow u naxariiso

  • @Mohamedahmed33932
    @Mohamedahmed33932 4 ปีที่แล้ว +11

    My top 5 Sahra Ahmed songs AUN
    Leyla
    Laqanyada Jacaylka
    Ma naxo jacaylku
    Wehel caashaq
    Qadar dhacay

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah haw naxaristo sahra ahmed jaamac .codki laa yaqan waa kaas waa bila play back .midhaha ayaa ka daran imika waa dhiidhin.iyo wadnaha dhagle.ku hay meesha la rabay.yarta ma lagi haya.waxas ayay ku heesan imika akhas war xishood.

  • @khaalidindho7929
    @khaalidindho7929 5 ปีที่แล้ว +6

    23 7 2019 hbnimo arbaco ah wadanka faransiiska jawi mcn oo qurux bdn aniga sxbkey khaalid xasuus goni ah liketana hana dhafina inta dambe

    • @Wiilkadheer4
      @Wiilkadheer4 5 ปีที่แล้ว

      Adiga sxp

    • @Jamiila7698
      @Jamiila7698 10 หลายเดือนก่อน

      After 4 years ma nooshahay talow😮😊

  • @shafiadam3923
    @shafiadam3923 3 ปีที่แล้ว +3

    2021. higwey a7 inta u dhaxeeeyso St.gallen switzerland iyo munich Germany ku dhageeysanayaa saacadana waa 15:21. Salaan gobeed soomaalaay

  • @abdifitahdahir4240
    @abdifitahdahir4240 4 หลายเดือนก่อน +1

    Habeen axad ah 09_June_2024 hodan mogadishu somalia
    10 mar kabadan waa kuso ceshtay wlhi fanaanadii ugu codka macaneed jiilkeeda ani ahaan aadbaan ujeclahy
    My No:1 jiilkii hore
    Alle naxariistii jano haka waraabiyo ❤❤

  • @ridwanruuxiofficial8967
    @ridwanruuxiofficial8967 5 ปีที่แล้ว +7

    Heestaan waqti baan dhagaysan jiry an qof jecla 2017 xasuus gara Yeey iguledahy

  • @suadali4060
    @suadali4060 3 ปีที่แล้ว +15

    2021 hadad dhageyso waxad tahay qof sharaf leh like saar bal ina adeer💖

    • @dalmarwaaye1234
      @dalmarwaaye1234 6 หลายเดือนก่อน

      Maalin axad ah Bisha shanaad shanteeda 2024, kadib 3 sano baan kuu soo jawaabayaa wxaan filaa inaa aragto ood caafimaad iyo nabad qabto wlashey ❤

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 4 ปีที่แล้ว +5

    Allaha unaxariisto maamo sahra yaila dawanaya 2020 like ha iladhafin❣🌍

  • @queenedebsan4034
    @queenedebsan4034 5 ปีที่แล้ว +10

    Ilaahay hakuu naxariisto my favorite singer ayaad ahayd lkn meel youtube ka khyr badan alle haynagu kulmiyo😥

  • @cumaralijuur3411
    @cumaralijuur3411 3 ปีที่แล้ว +5

    26/10/2021 ayaan dhagesanyaa ishcala hees allow kunxriso sahra axmed

  • @mohamettaamin3588
    @mohamettaamin3588 5 ปีที่แล้ว +17

    Heer waxan gaaray markaan meel ka maqlaba inaan istaago jacyl dartii

  • @maryamahussein5416
    @maryamahussein5416 ปีที่แล้ว +4

    heestaan waxaan dhageeysanayaa cawa anoo wayaay qofkaa aduunka u jecla rabayna inaan nolal laqaato
    balse cawa la qal galay gabar kale🤷‍♀️
    3 sano xiriir ah niayadeyda axa aku jirtay jmcd markan dhameeyo inaan qoos dhisno balse cawa alhamdulilaah meesha nolasha ka rbaay garay oo wan khalan jabiyay balse asina waxa nin todobo ku jiro sometimes jclka la sheego waa qosol iyo been abuur😅 iyo waqti dhumis

    • @diinisaalah5406
      @diinisaalah5406 ปีที่แล้ว

      Dantaadaad gaadhay isaguna wuu daneystay bar bar dhac weye cayaadha😅

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 ปีที่แล้ว +2

    Madi waxay u darantahay Markaa shalay adoo nacday maanta uu kuu keenaa eed maarmi waydaa Ma naxoo jacayloo yaaa sahra alle Yaa raxma❤

  • @suldaansaddaamasair401
    @suldaansaddaamasair401 5 ปีที่แล้ว +13

    Maalin Jimcaa 26 July 2019 Ayan Daawanaya Kama Daalo Heeskan
    Alle Ha U Naxariisto Sahra Axmed Jaamac
    Erayadi Axmed Saleban Bide🙏🙏❤️✅

    • @Axmedxiis10
      @Axmedxiis10 5 ปีที่แล้ว

      XaalAdamagaaladamuqdisho

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 5 ปีที่แล้ว +6

    Malmo waxan daremoo mudo kale idayaba manaxo jacaylkuye axyaa erayo iyo cod geriba kadanbaysaye alle haku naxariiisto mamo😢

  • @guushamarinkeedahaybso7558
    @guushamarinkeedahaybso7558 4 ปีที่แล้ว +9

    Taloo Yaa ila dhagaystay 2015 ilaaa 2020 ma naxo jcyl 🥰😍

  • @adnaahmed1650
    @adnaahmed1650 4 ปีที่แล้ว +3

    aniga Eedaday Macan iLahy hakuuu Naxariisto😥🤲🤲

  • @khayroomar8963
    @khayroomar8963 5 ปีที่แล้ว +7

    E mar dhadhami macaaniyo qadhaadhba wad mutaysatee😍✌ nov.2019

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 4 ปีที่แล้ว +62

    This song takes me back 1992 karachi Pakistan 🇵🇰 😍 ❤

  • @toostoosmedia1672
    @toostoosmedia1672 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestan dhageysigeeda qiirey iiyeeleysaa runtii
    . December 2019
    Dhageesiwacan asxaabey

  • @hanixasan5467
    @hanixasan5467 ปีที่แล้ว +2

    Waxan dawanaya 2023😭manaxo jcyl allow kunaxariso mom sahrah ahmad cod mcna

    • @XALUL145
      @XALUL145 ปีที่แล้ว

      😢💔😭

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxariusto Zahra Axmed Waxay aheyd Shakhsi Qaali Ah,Raxmaankii Abuurtay janno ayaa uga baryaayaa,inashaa'-Fil Jannah!!Scww.

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 4 ปีที่แล้ว +5

    19/12/2019 sanadka dhamdkisa bn dhagesty hesatayna kama dalo like igu zo dhaweya sanadka cusup
    ilahy ha unnaxaristo fananadena😓😓

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 ปีที่แล้ว +4

    2023 hadad dhagaysanayso like isaar una fiirso magacayga waxan noqnayaa madaxwaynaha dalka.kkkkk

  • @axmedkabtan2812
    @axmedkabtan2812 2 ปีที่แล้ว +6

    Wlh jacaylku uu dhib badan yahay iyo naxdin badan yahay anigu gabadhe an jecladay anigo dhalin yar ah 2007 aya dib u helay 2015ki wa isla qadnay jacaylki sii sayida gabadhi waxan gadhenay ila rerkodo dhan an.isku ficnanay ilayo carur ay walalehed dhalen hil iyo hoo ba wa la garab jogay her waxan gadhay ay hoyaded igi tirahdo wa isku kin dhisayae ee rerkini u yedhe wlh habenkas haben ay igu wacned.may jirin.lkn see waxan rabi qadarin ma dhaco oo tasban badana iska ilownay inanti hoyaded ba is rogtay ee ididay iyadina waxna imay shegin ee melkale aya ka maqlay inantasna axdi kii ugu adka ba na dhexyalay oo aha inan.kitabka quranka karimka ah an ku dharano xita haday walidku.isku ken didan.ma kama tagano wayo dhartu aniga ayay.ugu horeysay sababto ah abahay oo uk joga ba igu yidhiy gabadhe nin an saxib nahay inantisan ku dhisi wa anigo gabadhan an isla socono dabededna wa ka diday abo anu dhofka wa iska sugi ee gabadhe ba is jecelnahay ba ku idhiy una iga aqbalay dedna gabadhi ba uu shegay arinta dedna taloba tayda maha ayey igu tiriy kolay wa walid somaliyed ee duco ama habar kama doro bu kugu odhan abaha marka ducadad qadan ana sasbad igaga tagi bay ugu tiriy maya abo uga aqbalay ban ku idhiy way isadiqi wayday hadaysas tahay idharo kitabka inad shekadas diday iyo inad waliga iga tagen wadko inakala qada mahe dedna wa dhartay iyaduna dhowr cisho ka bacdi bay dharatay lkn manta iyadi ba igaga baxday dharti iyo hadalki ilahay adunyo marka wa qofky ilahay kuu sakhiro un bro aç sister

    • @Miirah-mohamoud14
      @Miirah-mohamoud14 2 ปีที่แล้ว

      waan ka xumahay walaal😥
      insha Allah waad kabsan doontaa!

    • @axmedkabtan2812
      @axmedkabtan2812 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Miirah-mohamoud14 incha allah huno macan badal khair qaba inkasto an gabadhe ba iyada awged u nacay mido laga jogo 6sano ayey ehed markay arintan igu dhacday ila waqti xadirkan wa iska dayay gabadhe an la shekeysto baa huno nacam calol xumo an kaqaday

  • @islowmanbu2173
    @islowmanbu2173 ปีที่แล้ว +3

    Aad io mayaqan turaale manaxo jaceyl allah yarxam

  • @zubeyrAhmed-vb7bo
    @zubeyrAhmed-vb7bo 9 หลายเดือนก่อน +1

    in badal waxan u dhagestay hees ahan balse cawada oo ah 26/1/2024 waxan daremayaa miraha heesta sida in aniga la ii qaday oo kale qareer iyo kuu yahy macanba waa muteystay sahro ahmed

  • @ahmedcabow8672
    @ahmedcabow8672 ปีที่แล้ว +4

    Xariir jannaad laguu Huw'i. Idimka Alle🥰

  • @khadarxaashi9222
    @khadarxaashi9222 11 หลายเดือนก่อน +1

    2023 oo sii dhamanaya waa habeen dhawr maalmoodba hargeisa roob ka da ayo jir waad ogtahay gaajadiisa iyo dhacanta uu leeyahay alle ha daayee anoo bilaa macamal dadka aan wax waydiin karin ayaa gabadh aan la sheekaysto❤❤❤❤❤❤❤ halkii aan wax ka siin lahaa anoo nina baahidu igu qaaday 😢😢😢 waxaan leeyahay dumarka ilaaliya ilmada ha ka keenina

  • @laacibsoojabay2105
    @laacibsoojabay2105 4 ปีที่แล้ว +7

    Hadaad dhagaysanayso 2020 ee guryaha corona laga wada jirp like ha ila dhafin alle ha inaga badbadiyee coronaha subscribena ha ila dhafin

    • @laacibsoojabay2105
      @laacibsoojabay2105 2 ปีที่แล้ว

      2sano kadib ayaan halkaan ku soo laabtay nasiib commentigaan aan bixiyey maalmihii coronaha hada alh waa 2022/06/15 alle waa naga dulqaday coronaha alh aqyaarta iga dambaysa waan idin salamaya aniyo jacaylkayga wada dhagaysanayna hada 😁

  • @cabdiraxmaanxoogsade2614
    @cabdiraxmaanxoogsade2614 10 หลายเดือนก่อน +1

    11/1 2024 habeen iga duwan habeenada kaleh heestana si gaara igu baxayso❤

  • @maooassad5726
    @maooassad5726 5 ปีที่แล้ว +2

    Jacaylka soo maray abwaan ahmed saleeban Bode iyo abwaan abdi iidaan labadaba waa in buugaag laga qoro abwaanada kale waxoodu waa film

  • @sahracabdi8816
    @sahracabdi8816 5 ปีที่แล้ว +4

    Hooyadii fanka sahra axmed Jaamac alle yaa arxama raaximiin
    26/10/2019 sabi Malin xasuuseed😢😢

  • @Somaltv-b8m
    @Somaltv-b8m 5 ปีที่แล้ว +4

    Sahra Ahmed cod ilhay siyay great 2019 ayan dhageysanayaa inan dib u dhageystay codkedi halasiga ahaa Alla yaraxmaa

  • @AlaxShiikh-xo4xx
    @AlaxShiikh-xo4xx ปีที่แล้ว +2

    Waxa erayada heesta sameyey axmed saleman bide from goojacade 2023/2/11 Somali khaatumo SSC

  • @xasanyaanyo3327
    @xasanyaanyo3327 5 ปีที่แล้ว +1

    Wa hes qiiro iyo qaayo leh waxa so xasuustay 2002 iyo suuqa bakaaraha allow cimri kusii iyo caafimaad dambi dhaaf aya rabi kaaga baryayaa maama sahra axmed hade geriyotana allaha unaxariisto waayo garan maayo waxa joga wadanka banaankiisa

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa Erayadii Abwaankii Axmed Saleebaan bide iyo codkii alah ha u naxariistee Sahra Axmed jamac iyo laxankii alah ha u naxariistee Axmed Gacayte.?

    • @abdigacayte9
      @abdigacayte9 4 ปีที่แล้ว

      Thanks Respect me and i Following to the Community all weys

    • @abdigacayte9
      @abdigacayte9 4 ปีที่แล้ว

      Thnks Siiko studio

  • @faraxsanabdullahiisse3211
    @faraxsanabdullahiisse3211 10 หลายเดือนก่อน +22

    2024/1/7 😢💔

    • @cumarcabdi5634
      @cumarcabdi5634 10 หลายเดือนก่อน

      😢

    • @hamdaqali11
      @hamdaqali11 9 หลายเดือนก่อน +1

      😢

    • @axmednuurjfx4156
      @axmednuurjfx4156 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aga waxy dadkan wada ilmeynaya

    • @cumarcabdi5634
      @cumarcabdi5634 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@axmednuurjfx4156qooq😢😅

    • @mahdieran1100
      @mahdieran1100 9 หลายเดือนก่อน

      😂

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa dadkii fanka bilaabay ee dhameeyay alle ha janeeyo hoobaladaa ku luuqaynaysa isna alle ha barakeeyo mu alifkan ereyada miisaanka leh sameeyay

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u naxaristo sahro axmed jamac waxay ahyd fananad qaali ah ilahy qabriga ha u wasiciyo dadkay ka baxdayna samir ala haka siiyo ilmaheda iyo umada somaliyed

  • @cmhayir6240
    @cmhayir6240 3 ปีที่แล้ว +5

    Sun 12 Sept 2021, 12:07 AM, in my Office.
    Maalmo waxaan dareemoo mudo kale idaayaba manaxo jacaylkuye❗😥

  • @xamseaadan4391
    @xamseaadan4391 3 ปีที่แล้ว +4

    ♥️♥️♥️♥️♥️Sahra Axmed jaamac Sheekh Isaxaaq
    Axyaay Cod Macaan
    Axyaay Cod Macaan ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 3 ปีที่แล้ว

      Illahay haw naxariisto sahra axmed jaamac abokor sahra libaaxsalaax janooyinkisana haku casuumo

  • @ragemsaid8697
    @ragemsaid8697 5 ปีที่แล้ว +3

    Aad baan midhahan uga helaa really n true achievement by the great somali “fan” bide, gacayte, iyo sahro. Pls yaa maqan. Hands down. For my man gacayte n bide, n then to complete the circle; sahro rare of its kind, martaba- sharaf

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      League Of Somali Legends 🙏✌️

  • @omarade6924
    @omarade6924 ปีที่แล้ว +2

    It reminds me 80s around yoobsan xamar madi waxay u daran tahay markaa shalay adoo nacay maanta u keenaa eed i i maarmarmi weydaa ma naxoo jecel dadka waqtigaas waxay ahaayeen romantic hadii loo fiiriyo generationka hada!

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 ปีที่แล้ว +7

    Illahay ha u raxmado maamo.sahra qofki dhagaysanaya 25/6/2019

  • @abdifarah7778
    @abdifarah7778 ปีที่แล้ว +2

    Hees iyo badh waa hees heesaha iiga duwan aniga

  • @iftiinkacaafimaadka4648
    @iftiinkacaafimaadka4648 3 ปีที่แล้ว +2

    Eebboow qabriga ugu raaxee siday noogu raaxeyn jirtay🙏
    Sahra axmed codkeedu waa dawo

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 4 ปีที่แล้ว +5

    Millilacada gurkiyo maxibada dareenkiyo Intuu joga meel dhaw maro looma wao Allaw kunaxariiso

  • @sahrasheikhabdi494
    @sahrasheikhabdi494 5 ปีที่แล้ว +6

    Cawa o bishu tahay 3 juuley 2019 waxa ISO direy hastan gacaliyahay mahamed ❤👏🙏❤Maalmo waxaad dareentaba
    Muddo kale ku daayaba
    Ma naxow jacelkiii
    cadi ma ahan ❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +5

    SahrA ahmed Allaha ha u naxaristo Amen
    Who is watching this song 2021

  • @tosanetosane5502
    @tosanetosane5502 4 ปีที่แล้ว +7

    Tallow yaa dhagasandoona 2030 like 👍👈❤

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 4 ปีที่แล้ว +5

    Madi waxay udaran
    Marka shalay adoo nacay
    Maanta uu ku keenaa
    Eed maarmi waydaa😭 Ax Ax jacayl aad qof ku dayrisay oo dib kuugu soo laba kacleeya qofkiina kaa daneestay maxaa ka xanuun badan

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi9580 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha unaxariisto Sahro Axmed
    Dhageysanayaa sanadka 17/1/2023

  • @yusufibrahim3178
    @yusufibrahim3178 2 ปีที่แล้ว +1

    Mar dhadhami qaraar kuuyahay macanba waad mutaysatee eeshcala baduhu waa isu dhadhan

  • @mohaabdi3534
    @mohaabdi3534 5 ปีที่แล้ว +3

    Sahro axmed jaamac allah ha u naxariisto heestan waa tii iigu horaysay een dhagaysto abid ee sidhab iiga hadlaysay ani waayo waayo

    • @sowdonuur2419
      @sowdonuur2419 5 ปีที่แล้ว +1

      😪😪😪😪😪

    • @mohaabdi3534
      @mohaabdi3534 5 ปีที่แล้ว

      @@sowdonuur2419 waa xasuus hore