Jamiila Jagsan Heesta | manaxow Jaceyl | Qaaci Show | Astaan Music 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Astaan Music 2020

ความคิดเห็น • 75

  • @qalishukri1645
    @qalishukri1645 5 หลายเดือนก่อน +9

    Asc
    Maansha Alaah weey keenty ee xasnimda iyo Qabylda jooji iyo iyo Rooda keey baa fanaantii hore keeny codkooda koobka hablha wey sitaa
    Muusigana wuuu Mudan yahy raga tumya
    Maaansha Alaah hablha daaya

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 2 ปีที่แล้ว +14

    Waa fanaanad qurux badan oo cod mac. Heesta barteeda ayey dhigtay masha Allah.

  • @ahmed61363
    @ahmed61363 ปีที่แล้ว +2

    Lahjadi biiyuur ka aha ee wa qooyi iyo suugan taba iyo quurax da iyo edab taba ❤ way keentay, dhaqan ka wa quurax

  • @samatarhilowle7027
    @samatarhilowle7027 2 ปีที่แล้ว +5

    Ax ax ilaahay ha u naxariisto sahra Ahmed amiin ya rab.... Inantani caadi maaha...

  • @beegsifouad
    @beegsifouad ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo fananadda kaliya iyada iyo gruubkedu ay aaad u sexeen xeerarka qacigu leyahay, qoliyinka kale intooda badan way qaldan......❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg หลายเดือนก่อน

    Malmo waxan daremuu mudo kale idayaba manaxo jacayl ahun sahra axmed jamac woooow, jamila jagsan wad ku dhadhawaysay codki halasiga ahaa ee sahra axmed jamac hore u soco sxb

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics ปีที่แล้ว +5

    XiLi danbe habeenki Jawiga oo degan neecow yar dhacayso keligaa aad tahay heestanina kuu baxayso ❤waxkale

  • @mohamedgalaydh4377
    @mohamedgalaydh4377 2 ปีที่แล้ว +3

    Cishqi ku maleeeegatana
    Malaa tabba ma waaye
    Maalmo waxaan dareemmo
    Muddo kale iddaayaba
    Ma naxoo jaceyl.......🧡

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 2 หลายเดือนก่อน

    Axsanta yaa jamiila, runtii Sahra Axmed AHUN si wacan baad noo xasuusisay. 🎶 🎵 ⏹️ 🪕 🎼 💿

  • @deeqoadan7670
    @deeqoadan7670 ปีที่แล้ว +5

    Keep going abayo lkn qofkii kaawanaayo 2026 love ha iisaro asxabteyga mahad sanidiin

  • @nasriincawil6877
    @nasriincawil6877 10 หลายเดือนก่อน +2

    Jamiila jaksan saxibaday dugsigii hoose ilaa dugsigii dhexe wada dhigan jirnay xasuus

  • @muumincade7827
    @muumincade7827 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maalin-roobaad jawigu macaanyahay dhagaysiga qaraamigana aan aad uga raaxaysanayo❤

  • @TheDhiibsane
    @TheDhiibsane ปีที่แล้ว +1

    Wow old is a gold 🤩🤩🤩❣

  • @muhiamamed5486
    @muhiamamed5486 2 ปีที่แล้ว +3

    Markahore marwadkiyo masawadka farabadan wa mid lagu yaqane 😉😘

  • @m.walimusic
    @m.walimusic 10 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto macalin Abdinasir ceeydiid

  • @Naima2423
    @Naima2423 2 ปีที่แล้ว +3

    Maalmo waxaan dareemo muda kle idaayawa manaxo jecel 😭😭😭

  • @aminaabdi5831
    @aminaabdi5831 ปีที่แล้ว +1

    Si fiican ayeeye u qaday gabadhu e daaya wan cadhaqay .

  • @CabdidahirDiiriye
    @CabdidahirDiiriye 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤and respectfully

  • @mustafesaleban6173
    @mustafesaleban6173 2 ปีที่แล้ว +1

    ku soco sahrada danbe halkeediina waa dhigtay inantu

  • @AbdirahmanAdam-s5p
    @AbdirahmanAdam-s5p 5 หลายเดือนก่อน

    waa ayaan daro aad u weyn in ay heestan youtube kusii jirto aniga oo ixtir
    aameeyno AuN BOORADA CODKA SAHRA AHMED

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye ปีที่แล้ว +1

    waa INANTA kaliya aan kaxiiso jabin markasta ....

  • @Cawaale2024
    @Cawaale2024 ปีที่แล้ว

    Caleyk yaa Jamiila. ❤

  • @WalelingheAlemayou
    @WalelingheAlemayou 5 หลายเดือนก่อน

    ❤sweet somalee❤❤❤ i love you

  • @aboufizaziz-jy9dl
    @aboufizaziz-jy9dl ปีที่แล้ว

    Masha Allah ood gouroubane

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 4 หลายเดือนก่อน

    Hadii jcekaga habla Somsli dega 3:37 n reer galbedka aad nacdo kunoqo Somaiya waxa helesa marwo aad haminesey. I love Somali women living in Somalia. 4:27

  • @RaufHadi-98
    @RaufHadi-98 หลายเดือนก่อน

    Madi waxay udarantahay
    Marka shalay adoo nacay
    Maanta uu ku keenaa
    Eed maarmi waydaaa

  • @muscabxuseen7220
    @muscabxuseen7220 2 ปีที่แล้ว +2

    Maalmo waxan dareemo mudo kale idaayawa manaxo jecel

  • @wllyaaska9749
    @wllyaaska9749 ปีที่แล้ว

    Ah xaaskeyga u cod oka qofta

  • @chelseafc2151
    @chelseafc2151 2 หลายเดือนก่อน

    Waxay udarantay 😅
    Shalay tag manta iikaalaY😂

  • @abdisamadcirro9886
    @abdisamadcirro9886 3 หลายเดือนก่อน

    qof hibo faneedku jirtoo

  • @sarasami8741
    @sarasami8741 2 ปีที่แล้ว +4

    best girl

  • @WalelingheAlemayou
    @WalelingheAlemayou 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ghostchaser6300
    @ghostchaser6300 5 หลายเดือนก่อน

    Somaliland iyo fanka ❤

  • @Ahjaystar
    @Ahjaystar ปีที่แล้ว +1

    I need to call you private but your team so that you can sing for my new weeding in London. I am finding to find you but will do how to to get u soon. Jan2003-March2003-wedding arrangement

    • @Supr93
      @Supr93 ปีที่แล้ว

      The first time thing you😢😂

  • @mohamudismail9045
    @mohamudismail9045 ปีที่แล้ว

    I maantaa number keedaan u baahnahay

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylkii

  • @abdinasiromar8331
    @abdinasiromar8331 2 ปีที่แล้ว +2

    Sahra ahmed aya no hestay runtiii inaba cadi maha

  • @FarhaanDaahirMohamedXirsi
    @FarhaanDaahirMohamedXirsi 23 วันที่ผ่านมา

    Balaayo way kufsatat😂😂😊

  • @abdiomarmohamed1103
    @abdiomarmohamed1103 ปีที่แล้ว

    Cutie

  • @tomfriphilips2801
    @tomfriphilips2801 หลายเดือนก่อน

    Martin Robert Williams Steven Harris Elizabeth

  • @aminaabdi5831
    @aminaabdi5831 ปีที่แล้ว

    Good soda

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 11 หลายเดือนก่อน

    Sorry I won’t be going to no retirement home my children and grand children and great grandchildren will make sure I’m treated like a king at home. I refuse to be treated like garbage by some cruel woman

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesta waad ku ciyaartay.

  • @siciidxasan2843
    @siciidxasan2843 ปีที่แล้ว +1

    1filinhidi

  • @mahdigd3015
    @mahdigd3015 ปีที่แล้ว

    Sida lamashay

  • @amaalsharaf478
    @amaalsharaf478 2 ปีที่แล้ว +1

    CBDCZIZ YARE XILWA

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 2 ปีที่แล้ว +4

    Marka ay heeseyso waxaa ku jira eh eh eh eh eh eh dhuunta sidii magool AUN la iskama dhigi karo. Sahra Axmed ayaa waligeed keeni weyday inantanina weey iska dhigeysaa. X C Khalif Magool ayeey u martay oo la timi mid walibana weey iska dhigeysaa markaa beey heestii iyo codkiiba iska qarribaayaan.

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 2 ปีที่แล้ว +2

      Iska dhigi mayso Magool?
      Sidan waxa u heesi jirtay Sahra Axmed hadaad taqaanay Zahra. Quruxlaydu si fiican bay u keentay.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 2 ปีที่แล้ว

      @@turkiosman9684
      Sahra axmed laftigeeda ayaa magool iska dhigi jirtay heesaheeduna waa sanka iyo sanbuuqada.

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 2 ปีที่แล้ว +1

      @@SPharaoh sxb aad uma aad aqoon Magool aun. Hadaad dhegeysato heesaheedii hore cod aan kala go'nayn oo macaan bay lahayd markay yarayd. Markay wanaatay ayuu is bedelay codkeedu.
      Fanaaniintii waaberi qof ku dayda qof kale ma jirin.
      Bal adigu iska yara baadh xanuunka cunsiriyadda.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 2 ปีที่แล้ว +1

      @@turkiosman9684
      Habar dhimatay maxaan ka cunsuraa? Qab iyo isku qanacsanaan ayaa kaa maqan oo aanad laheyn. Waxa aanu isu nahay xitaa garan meysid sahra axmed. Waad liidataa ee waligaa fanaan qabiil haku dhageysan.

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 2 ปีที่แล้ว

      @@SPharaoh bal biyo qabow cab si baa u kulushay.
      Habar dhimatay maxaan ka cunsiriyeeya!! hadal maaha. Marinka saliimka ahi waa inaad magool iyo sahraba ilaahay naxariis uga baridaa.

  • @aminaabdi5831
    @aminaabdi5831 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk

  • @DarronJimenez-g4d
    @DarronJimenez-g4d หลายเดือนก่อน

    Zemlak Land

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 หลายเดือนก่อน +1

    (Wcb)2 bullring ppe23/24elite(eagle-eyed)vstv.