GALMADA MAXAARIIMTA RIYADA DHEXDEEDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2022
  • #subscribe #like #share

ความคิดเห็น • 79

  • @omargaras3832
    @omargaras3832 9 วันที่ผ่านมา

    ASC Macalin muuse waad salaman tahay macalin maashaa alahaa

  • @zafaapdirahmaannuor6644
    @zafaapdirahmaannuor6644 ปีที่แล้ว +4

    Shiikh Allan kugu dhaarshe iso jawaab😭
    Waxa igu badatay riyoyin qiyaamaha ha iyo in barku dhaco qiyaamahu lay dhaho camalkagi lama aqbalin
    Shiikh wlhi ban ku dhaarte qof ilaahay ku fog ma imi haday cibaado noqoto iyo cabsi Alle noqoto
    Waxann ahay gabadh xamaanta ka dheer iyo macasida 😭😭😭😭😭

    • @kawhtercawil3714
      @kawhtercawil3714 ปีที่แล้ว +2

      Shaydan waye xbbti adoo wayso qabo seexo

  • @annasaid1837
    @annasaid1837 ปีที่แล้ว +5

    Asc sheekh dhowr riyo o kla duwan ayaan ku riyooday mrar kla gedisan
    1. Gabdh faadumo la dhoho oo jamcda wda dhigan jirny o mar hore isugu kaaya dameysay aydoo ileh walac bn ahay
    2. Wiil schoolka aan wada dhigan jirnay o Ahmed la dhoho o meel dhakhtar ah i weydiinaya
    3. Wiil habaryar dhashay o maxamed isoo wacay o i wareysanya aan ku farxaayo wicitankiisa
    4. Wiil aan ilmo adeer nahay o Abdiwaaxid la dhoho dumashidey lacag ii weydiineyso lnbr densan o ay ledahay lacagti ku diray hdana 3dollar isoo diray
    5. Sxbtey ayeeyadeed oo waayo hore dhimatay anan aqoon o ayadoo mar kale dhimaneysa an ku riyooday
    6. Gabdh aan schoolka wada dhigan jirnay o xamda la dhoho o ley leeyahy Xamda waa dhimatay
    7. Dacas dumashidey ii keentay lkn anan midabkooda garaneyn
    8. Anoo ilmo yar o qurux badan o socod barad ah ila qoslayo ayn ku riyooday markuu dhankeyga soo aady o an damcay hab sii ayaan kacay
    9. Anoo suuratul faatixa akhrinya ayaan ku riyooday
    10.anoo salaad tukanaya ayn marna ku riyooday
    11. Wiil aan shekeysan jirnay ayaan isku dhacnay bil dhan ayaan istikhaaro tukanayey asbuuci 2aad ayaan wxaan ku daray 3suuro o quraanka kamid ah haben 5aad marka akhrinta suuradaha maraayey ayaa qof anan codkiisa ragg iyo dumar u kla saari karin ii yimi 3jeer ayuu magacisa ii shegay mar kastana waan ooyey markan mgca maqly kadib wn kasoo booday hurdadi
    Gabadh inan ah baan ahay ii fasir cid aan la sheekeystona ma jirto sheekh kheyr Allah hku siiyo

  • @XabsaDayib-r2c
    @XabsaDayib-r2c 11 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Shekha Riyo Ayan kuriyoday Hal wiil Ayan ildhshy markasta isgodhi Tay kuriyoda

  • @RobleAbdi-ed3ne
    @RobleAbdi-ed3ne 16 วันที่ผ่านมา

    Salamu Aleykum maalim muse Riyada i
    Aniga iyo walalkey oo malab cuneyna kwrn

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 ปีที่แล้ว

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
    أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
    Sheekh macalin muuse alaha ku barakeeyo riyo yaab badan igu riday ayaa ku riyooday iyo riyo kale oo igu soo noqnoqoto si qaas inaan kuu weydiiyo rabaa intee kaala soo xariiraa macalin qayr alaha ku siiye ? Ii soo qor sheekh meel aan kaala soo xariiri si daruuri ugu baahanay waa ka murugeysanahaye in sha alaaaah.

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc mashallh Allha kuxafdo

  • @salaamqaaw
    @salaamqaaw ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh waxaa ku riyooday ayadoo gabar habaryartee dhashay ay sun ii qaseyso. Kdibne ee ay gabar ayada la dhalatay ku dhaheyso u geey ha cabee. Intaas ayaan arkay, biyihine ma cabin wa ka diiday. Marka I fasir sheekhunaAsc sheekh waxaa ku riyooday ayadoo gabar habaryartee dhashay ay sun ii qaseyso. Kdibne ee ay gabar ayada la dhalatay ku dhaheyso u geey ha cabee. Intaas ayaan arkay, biyihine ma cabin wa ka diiday. Marka I fasir sheekhuna

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 ปีที่แล้ว +10

    MASHALLAH SHEQ WANKUGU CUSBAHAY ALLAHA KU BARAKEYO WAXAAN DHOOWR SANO KU RIYONAYAA WALALKEY O GACAN KA XAQ DARAN DISHAY ASIGO DHALINYARO AH AYU GERIYODAY WAXOOW I IMADAAA ASIGOO YAR O SAQIIRA O CARO BADAN WUUNA I WADAA MAR WALBO ASIGOO DHAR DULUFA WATO WA I YIMADA WANA I WADAA HABEN WALBO SANADO BADAN I FASIR ALLAHA KU BARAKEYE

    • @MaryanAdan-nt5dc
      @MaryanAdan-nt5dc หลายเดือนก่อน

      Walaalo adigu ku jecel yahay waxaa laga yabaa inaad aqro uracdaa

  • @CabdirashiiDDhagayare
    @CabdirashiiDDhagayare 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh

  • @Jaouvn
    @Jaouvn ปีที่แล้ว +1

    Macalina waxaan kuriyoodaye aniga oo nasakayega xididka mida goaye dadibana caano kasocadana anga xaas baan ahaye intaan riyoon 2racagoodana duxa tukadaye rutiina waan ducayesadaye

  • @AalaAxmed
    @AalaAxmed 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc shekh riyan raba inad iifasirto

  • @shariinnuur3393
    @shariinnuur3393 ปีที่แล้ว +2

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

  • @MrCabdaa
    @MrCabdaa 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤ thank

  • @user-uo1gm7pu8b
    @user-uo1gm7pu8b 11 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh alle ha kuxafide waxan Raba in ad riyo isoo fasashid magacaygu waa maxamed cali aniga oo kuriyoodo galmo xarana hadana anleeyahay riyada dhexdeede waxan leeyahay ilaahay aya iqabsaneya

  • @malapsanindhouron369
    @malapsanindhouron369 ปีที่แล้ว

    sheeq habeen dhow waxan ku riyodaay .ano daad buqayo ku dhaax jiro dadkuna nar nar shegayaan anaa nin intaa Maro dhuntaa igaa xiraay gadal gadal isi jidayaa walibaa anigaa dhankaa dadka ayaan u jedaay walibaa waan murmayee ninkanaa gadal gadal ayu isi jidayee .sheeq please riyadaan fasiradeda ilaso dhaqso🥺🥺🙏🙏🙏🙏

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 หลายเดือนก่อน

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qt8vf7ms5d
    @user-qt8vf7ms5d ปีที่แล้ว

    Asc sheq waxan kuriyuday anuu ilkaha idcy mxa kiinayo

  • @hodanaxmed1234
    @hodanaxmed1234 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @user-rq2vb8hp3e
    @user-rq2vb8hp3e ปีที่แล้ว

    Sheekh waxaa ku riyooday anigoo kala xalinaayo qilaaf 2cid oo is dagaashay ilmahooda ana waxaa la hadlaaye 2da waalid
    Waxaana ahay gabar xaas ah oo macalimad ah
    Iisoo fasir qeer alle haku siiyee

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @Ilhaan2
    @Ilhaan2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs

  • @MaryanXasan-in8yq
    @MaryanXasan-in8yq ปีที่แล้ว

    Sheeq aniga iyo ciyaalkayga oo meelbanaan jiifno ayaanku riyooday ee sheeq iisoofasir

  • @sidiiqsaafi7856
    @sidiiqsaafi7856 11 หลายเดือนก่อน

    shukran

  • @haanbeeybi4342
    @haanbeeybi4342 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @maxamedcadaawe7836
    @maxamedcadaawe7836 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin aamiin yaarabi yaarabi yaarabi 🤲

  • @ikranabdulahi281
    @ikranabdulahi281 ปีที่แล้ว

    Macalin muuse waxan rajaynayaa inaad iiso jawaabto si dag dag sodohday ayaa ku riyootay ninkayga oo dharbadan oo dharkii caruurtan dhaqaya daal fara badanna ka muuqdo anna aan canaananayo marka macalin wan ku baryayaa shaqso xataa haday xuntahay ii so sheeg saan isu saxo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 หลายเดือนก่อน

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah allow ha I tusin riyadaas oo kale🤲

  • @munacadow94
    @munacadow94 ปีที่แล้ว +1

    Wcs mcalim

  • @HoodoCabdi-up7cn
    @HoodoCabdi-up7cn 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekh wa ku riyoday riyada

  • @FaaraxYuusuf-se5kk
    @FaaraxYuusuf-se5kk 2 หลายเดือนก่อน

    Xafidahulaah

  • @fadumorage-pz5in
    @fadumorage-pz5in 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-vk3gp9eo6o
    @user-vk3gp9eo6o 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wb shiiq meel aan kaala soo xariiro na heli jaraa adoo mahadsan

  • @ambermahmoud2313
    @ambermahmoud2313 ปีที่แล้ว

    Sheikh adeer kawaran ma noh sheegin?

  • @xawoluul7117
    @xawoluul7117 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sh muuse 2ba riyo oo ifuso noq noqda waxan kuriyoodaa nin marhore kalatagne anoradinaayo tankalana anoo qawan oo nin aya ifirinaayo anigana wan baqaya oo aad ayan ucabsanaya isofasir allaha kudambi dhafee

  • @tiitiimocali2327
    @tiitiimocali2327 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll waxan kuriyuday ano nin ah waxan u galmunayu nin kale wayna ikusulalabata wll walwal ayaaihayu ilahay hakuxafidoyo

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      labo nino isku galmonayo miya kawada sxb

  • @faatumaanwar2360
    @faatumaanwar2360 ปีที่แล้ว

    Asc jisaakalaahu qeer shiiqow waaxaan ku riyooday aanoo gantaal camal samada ugalaatyo waxaan fiirinaa hoos waxaan arkaa qaacad òo sidaa kan diyaaarada camal ah sidaan usocdo cidlaan dareemaa iyo inay samada ii dhaween sidii qof daalay

  • @shacniadan8069
    @shacniadan8069 ปีที่แล้ว

    SHEKHOW waxan ku riyadoday anigo Hadiyad laysiyay Wanku farxay Mana aqonsan qofka isiyay Hadan waxan arkay anigo baranaya Ninkayga ehelkisa Nina Maba hysto Bal iso fasir adigo Raliya

  • @fardowsacabdulahi2799
    @fardowsacabdulahi2799 ปีที่แล้ว +1

    man sha alaha shekh

  • @tiitiimocali2327
    @tiitiimocali2327 ปีที่แล้ว

    Asc wll waxan kuriyoday ano nin o galmonayu

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      Tiitiimo ninka kuriyotay mataqana jwb

  • @FariidaMaxamed
    @FariidaMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shekh waxankuriyoday ninkeyga galmo xaga gadaal ah ana iska celinayo qeylinayo waliba leyahay wankala furmenaa xanuna kadaremay xaga gadal illaa hurdada tooso

    • @inajaamac9193
      @inajaamac9193 หลายเดือนก่อน

      😂😂 qali ninkaaga baariyad unoqo

  • @amiinkeeyamiinkeey1244
    @amiinkeeyamiinkeey1244 ปีที่แล้ว

    Sheqow waxan kuriyooday walalkeega iga yar oodhintay isosafir macalin

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      Amiin keey maxaku riyotay isheg anku fasire sxb

  • @ZeynabCali-zk9jd
    @ZeynabCali-zk9jd ปีที่แล้ว

    Sçw scw scw

  • @abdiwahababdirahmin9577
    @abdiwahababdirahmin9577 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh muuse san maxawaye wll malinkasta riyan kusoqora iitix gali wll riyadan

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      Isheeg anku fasire

    • @abdiwahababdirahmin9577
      @abdiwahababdirahmin9577 ปีที่แล้ว

      @@ayuubaadan920 wll waxan kuriyoday xiligas 8bilod kahor aniga iyo nin oo isla socona oo waxan aragnay daabad wanka baqnay kacararnay wu noyeray asago ay ilin kasocoto maxa kuhelan kuniri wuxu yiri wlhi qiyamidi wey dhowdahay ayu nagi yiri ifasir wll

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      @@abdiwahababdirahmin9577 8 bilid kajorle miya misa ila hada wadku riyota jwb

    • @abdiwahababdirahmin9577
      @abdiwahababdirahmin9577 ปีที่แล้ว

      @@ayuubaadan920 nio 8month kahor bay ahayde iso fasir adigu wlle

  • @najmamohamudnuurulqalbi7655
    @najmamohamudnuurulqalbi7655 11 หลายเดือนก่อน

    Xalay ku riyoday bil xuru.ka ku jirna

  • @ayanibrahim2589
    @ayanibrahim2589 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheekhow waxan ku Riyoday Abtigey oo dhintay oo iiGalmonaya Sheekhow wan walbaharsanahaye iso fasir xaasna wan ahaye

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      cadi waye mcnt weydhacda anaku fasiraye isoqabo mcnt

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      ayan riyadas malagu masiray huuno jwb

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      xadad xas tahy wilal badana dhaleysa

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      ayan dhor mar miya ku riyotay huuno jwb wacan

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      Abaayo abtiga hadad cunug shasho kusami

  • @manalcadey6160
    @manalcadey6160 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh waxa iso fasirta riyada adoo qaawan oo suuqa dhax ordadaya oo dharkaagi waysan oona walwal ku hayo

    • @ibraxaaji2424
      @ibraxaaji2424 10 หลายเดือนก่อน

      Taasi riyo xun waaye ee dad ha sheegin

    • @barooaflax
      @barooaflax 4 หลายเดือนก่อน

      riyadaa waa sixir ee is quraansaar. waa dhagar.

  • @ayuubaadan920
    @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

    waxan marwalbo ku riyoda ano walashey jimacayo marar badan ifasira asxvabey

    • @inajaamac9193
      @inajaamac9193 หลายเดือนก่อน

      Waa jcyl Bdn oo idin dhexyaala 🎉

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    SCW SCW SCW SCW SCW

  • @abdiwahababdirahmin9577
    @abdiwahababdirahmin9577 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyooday sheikh anigo oo larabo in lay dilo oo alshabab inay idisho ay rabto kadibna kabad badaya wll wan cabsanaya ee iso fasir

    • @sabrinalimohamed4228
      @sabrinalimohamed4228 ปีที่แล้ว +1

      Ani xita wan kuriyode wlh 😢

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      @@sabrinalimohamed4228 alshabab miya kuriyotay somaliya miya jogta

  • @katrahassandakane3374
    @katrahassandakane3374 ปีที่แล้ว

    Asc macalin muse bales nabarkag isodir

  • @maidamohamud9125
    @maidamohamud9125 ปีที่แล้ว +1

    Su,aal kuweydiina dhiiga cadada sun miyaa plzzz iisheega dhibsato iheysato😭😭😭😭😭😭

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      Maida dhiga cadada dumarka miya kawada huuno

  • @qadijoaxmed3533
    @qadijoaxmed3533 ปีที่แล้ว +2

    Wcs

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      Haye mcnt setahay riyo miyanku fasira jwb wacan mcnt