Biyaha Riyada Ku Yimaada Iyo Siigadu Ma Isku Saameyn Baa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Waad ku mahadsandahay daawashada muqaaladeena
    Codsi xushmaysan fadlan la sii wadaag bulshadeena kale

ความคิดเห็น • 227

  • @karamaofficial9832
    @karamaofficial9832 3 ปีที่แล้ว +18

    tanu waa su aal in badan igu wareganeysay markan shaqada saas uga imado waxan furaa TH-cam Dr muxu so dhigay wlh channelka iyo Dr alle unbaa abalkoda gudi kadho

  • @dalmarosman6599
    @dalmarosman6599 3 ปีที่แล้ว +25

    Ajar iyo xasanaad allaha kasiiyo insha Allah

  • @loukmanainan5946
    @loukmanainan5946 2 ปีที่แล้ว +4

    May Allah reward you everything advising and enjoyful and happiness in our life of the day judgment mr doctor 💗❤❤💯💯

  • @KhaalidmaxamedLibaanmaxamed
    @KhaalidmaxamedLibaanmaxamed หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha ku barkeeyo dr

  • @hamseabdirashiidahmed9175
    @hamseabdirashiidahmed9175 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allah ilahay hakaa
    Abaal mariyo fariimaha caafimaad ee dhaxal galka ah ee bulshada sida bilaashka ah ula soo wadaagayaaan
    Waxay kadhigan tahay dad qarka usaaran inay udhintaan xanuun aan daawo kahayn
    Mashaa allah illahay hadinka abaal mariyo
    Talooyinkaa fiicfiican ee caafimaad ee sida mutatacwacnimada ubixinaysaan
    Xataaa lacag laguma heleen
    Halkan kuma sookoobikaro faa iidooyinka aadna siiseen
    Dhiirigalinta ah

  • @cllaahipilot
    @cllaahipilot ปีที่แล้ว +9

    Inta jewel nabiga scm aakhiraa Kuwada kulaynaa 😐

  • @nasroaliabdi6441
    @nasroaliabdi6441 2 ปีที่แล้ว +16

    Qeyr allah ku siiyo raga u faa idee🙏😝😘

  • @craxmanjamac3475
    @craxmanjamac3475 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh ilhy haku barakeyo if io aakhiroba faaiidada aad bulshadaada u faa.iidenesid ilhy waxan kaga baryeyaa camal suuban io cimri dheer oo cibaadu wata.

  • @muktaarahmedmuktaar3968
    @muktaarahmedmuktaar3968 3 ปีที่แล้ว +5

    Ajar iyo xasanaat allaha kusiyo waxan dawaday muqal ay ku kahadalen riyada waxay mudo badan kudhaxjiray riyada sijoog to ah ugu yeran 2sino maxa telo ah.

  • @karamaofficial9832
    @karamaofficial9832 3 ปีที่แล้ว +5

    like iyo share waa shidalka barnamijyada Dr

  • @zakariyeaweys1201
    @zakariyeaweys1201 3 ปีที่แล้ว +7

    Wax wlbo bilaw ila dhamad video wlbo ima dhafan wlhi fa ido wen wlhi m.a Allah ku dhafo pro keep up the

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 3 ปีที่แล้ว +1

      siigada oo i dishey ayuu iga joojiyey😂

    • @KassimGullet
      @KassimGullet ปีที่แล้ว

      ​@@cumardayr7446joji please zxp😢

  • @mohammedcabdirahman4062
    @mohammedcabdirahman4062 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Allah haku barakeeyo digtor aakhiro iyo adunkaba

  • @caamirilkacas8291
    @caamirilkacas8291 ปีที่แล้ว +2

    sheikhow kher allaha ku siiye marabo inan halkan mavaceyga ka shego lkn waxa i hesto dhipato taso ah madaawado muuqalada galmada ah mana siigeysan jirin
    lkn jawabta aan u bahanahy waxaa weye waxan isku arkaa riyooyin fara badan marka ma wax yeelo ayey ii geysan kartaa mise waa xalad cafimad i.a inaa iiga soo kawab celisid ayan rajeynaa i.a mahad sanid 🥰🙏

    • @cabdicasiisfaarax6298
      @cabdicasiisfaarax6298 ปีที่แล้ว

      Asc wll adoon faduul ii agar waxan maqlay qofka aan sinaysan een siigaysan markay biyuhu kukaydaan siaanay dhib ugugaysan riyadu waakar dhimis waana allahu aclam

  • @ahmeddeeq6377
    @ahmeddeeq6377 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc su.aal in ku weydiin rabaa Dr xegee ku soo diraa

  • @dalmarosman6599
    @dalmarosman6599 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah

  • @Galdhab011
    @Galdhab011 3 ปีที่แล้ว +5

    Jazaaka allah dre

  • @sakariyeabdiasismohamed2495
    @sakariyeabdiasismohamed2495 2 ปีที่แล้ว +2

    ManshallH Dr alle wayne hakaa abaal maRiyo😍♥️

  • @yusufahmed7855
    @yusufahmed7855 3 ปีที่แล้ว +2

    Shoukran our doctor

  • @bashircalisahal-px8bs
    @bashircalisahal-px8bs ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakal allahu qeyr wll mahadsanid

  • @usaamemohamedhashi8348
    @usaamemohamedhashi8348 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا عني والمسلمين

  • @CumarSalad-sw1xf
    @CumarSalad-sw1xf หลายเดือนก่อน

    Sxb gabadha marka sariirta cafimaad daro miya mise waa iska caadi❤❤❤❤jwb wcn

  • @ApdallaRassaas
    @ApdallaRassaas 3 ปีที่แล้ว +6

    Qof usocdo dawada tb ga MA SEEGEESAN KARAA.....HADUU SEEGEESDO MAXAA DHACAAYO JWP WACN

  • @cqaadirmaxamuud4142
    @cqaadirmaxamuud4142 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb thanks ani waxan malahan jirin lkn wa isku arka marar lkn markay biyuhu iga daadanayn waan darema teeda kale hurdada kama kaco waxa isdhaha wa riyo lkn marka sokaco niyadaydu way ka war haysa lkn iguma badna waa habeen habeen kala fog

  • @dalmarosman6599
    @dalmarosman6599 3 ปีที่แล้ว +4

    Dr aad ayaa mahad santahy

  • @abuukarmaxamed5396
    @abuukarmaxamed5396 3 ปีที่แล้ว +4

    ajir iyo xasanaad Allah nasiyo

  • @abdirahmanisse7946
    @abdirahmanisse7946 2 ปีที่แล้ว +2

    Good healthy without no pathogen

  • @haqabtirechanel8353
    @haqabtirechanel8353 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadzanid jazaka laah

  • @sadaarshukri5967
    @sadaarshukri5967 2 ปีที่แล้ว +3

    Su all dr hadii aad ogaan waydo xiliga aaad biyo baxday hurdada dhexdeeda maxa xal ah😧

  • @Moogane
    @Moogane 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll waad mahad San tahay

  • @alixsaanofficial8728
    @alixsaanofficial8728 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah wll waad mahadsanthy

  • @abdallano7203
    @abdallano7203 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid

  • @mametamein5119
    @mametamein5119 2 ปีที่แล้ว +2

    ustaad usbuuci walba 1 mar macadiba macnaha 30ki Cisho 4 jeer
    hadi qofka riyo ayay shahwadu kaga timado😿😿

  • @salmaanabdi9462
    @salmaanabdi9462 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allha

  • @axmedsimba4570
    @axmedsimba4570 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr allah hakuxafido hada dhafo cafiimatkeyga ma iso naqneya waxaan ahay wil yer 19jiir ah ha balse dhibkaan aya igu dhace hada telefukeyga furo wax jeclada in dawado muqalada ashahumad marka iskubadiye dhiwato aya kulakulme dhiwatada an lakulme wax kaley maxaan marka an sxpted lakulmey Dareen la.aan aya igu dhace hada dhafo maka cafiimat Dona dr illahe Dartis iga jiwap

  • @zeryustoaden5457
    @zeryustoaden5457 2 ปีที่แล้ว +2

    Todaabdkii hal mar eyey iga timaadaa dhibaato miyaa dr

  • @fadumoabdalla7022
    @fadumoabdalla7022 ปีที่แล้ว +2

    Wiilaa ahay Lakin gabar telefonkeeda ayaa ka so dira yaa ogow

  • @user-wk2qi7qy3u
    @user-wk2qi7qy3u 6 หลายเดือนก่อน

    Alx ilahy haku barakeeyo❤

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube5823 3 ปีที่แล้ว +4

    Niyow bishii ba mar arkaa ano xabad yar haysta
    Takale ma xishoto bahashu nuuno dhalatay islaan gabawday qar anan wajigooda Arag waligay bay ii keenaysaa

    • @-farhia
      @-farhia ปีที่แล้ว

      Wllo xas miya qabta ninkeyga ayan riyodey biyaha Ha ka yimi maxaythy

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      @@-farhia abaayo isoqabo ana taloyin fcn kusinayo arinkaas ana xalkeda kuhayo huuno jwb wacan

    • @Showshire
      @Showshire ปีที่แล้ว

      ​@@ayuubaadan920 zxb anigaa raba inaa talo iga siiso asbuuc walbo way iga timadaa xagee kala soo xiriiiraa

    • @HamseShidane
      @HamseShidane 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Showshirewlll icawi 3 sano biyo baxa riyada

  • @abdiqadirmaxamed
    @abdiqadirmaxamed ปีที่แล้ว +1

    jazakumullaj

  • @jaapurapdirizhiitvlogz
    @jaapurapdirizhiitvlogz 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dr magaca fecboka cadi nogu soqor

  • @xasanshiiqiye6321
    @xasanshiiqiye6321 3 ปีที่แล้ว +2

    ᴛʜᴀɴᴋᴢ Dʀ ᴏᴍᴇʀ ᴀʟʟᴀʜᴀ ᴋᴜ ʙᴀʀᴀᴋᴇᴇʏᴏ 🥰

  • @user-xo6ob6st8c
    @user-xo6ob6st8c ปีที่แล้ว +1

    asc dr bishii 2 mar bay biyo iga yimaadn

  • @sandheereroopleroople5495
    @sandheereroopleroople5495 3 ปีที่แล้ว +3

    siigada qaangaarka kahor oobiyo la aanta ah madhib baa
    isoojawaab walaal...

  • @kashmusic7210
    @kashmusic7210 2 ปีที่แล้ว +3

    Haben walba riyodaa wlhi qurana wan aqrista Ee maxa sameyaa Dr 😰🥰markey biyaha iga imanaya ma daremi lkn subixiyaa arkaa

    • @ridwansodaani7064
      @ridwansodaani7064 2 ปีที่แล้ว

      wllhi kula ban ahay dhibaatadas

    • @saxiib664
      @saxiib664 ปีที่แล้ว +1

      @@ridwansodaani7064 xagen Kala soo xidhidha

    • @abdifatax4235
      @abdifatax4235 ปีที่แล้ว +1

      ​@@saxiib664 adi talo ayaad haysaa

    • @Showshire
      @Showshire ปีที่แล้ว

      ​@@saxiib664 zxb talo iga sii arintaa xagee kala.soo xiriraa waa I dhibtay asbuuc walbo way iga imataa

    • @sadaamyarelyrics4508
      @sadaamyarelyrics4508 ปีที่แล้ว

      Ana xal idin hya zp ila zo xidhiidha

  • @mursalibraahimmaxamedmursa8355
    @mursalibraahimmaxamedmursa8355 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @cumarsalaxaxmedibrahim8832
    @cumarsalaxaxmedibrahim8832 3 ปีที่แล้ว +6

    Ma sh allah

  • @SomaliTv.
    @SomaliTv. 3 ปีที่แล้ว +4

    Wall su,aal igasoo haqab tir ..... habeenkasti Marka aan aroorta kacco waxn Arkaa anigoo biyo iga yimaadeen goorta aan Hurdada ka kacayo- kadib,, maxaan samyn karaaa ????????????

    • @Qanciye.14316
      @Qanciye.14316 3 ปีที่แล้ว

      ilasoo xiriir wll anaa talo kaasiinayee

    • @SomaliTv.
      @SomaliTv. 3 ปีที่แล้ว

      @@Qanciye.14316 haye halkan iigusoo gudbi

    • @Qanciye.14316
      @Qanciye.14316 3 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTv. 252615757877 WhatsApp

    • @wiilsoojabay6833
      @wiilsoojabay6833 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Zxp see asku daawayse​@@Qanciye.14316

  • @barbaariyeislaamik5937
    @barbaariyeislaamik5937 3 ปีที่แล้ว +1

    شكر

  • @updiwaliElmi
    @updiwaliElmi 11 หลายเดือนก่อน +1

    shukaansiga badana waa sababa

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว

    Asc wll aniga mar marbay manidu igu badataa oo xiniinyaha iyo kalyaha ayaa aad ii xanuuna, markii danbe xiniinyaha ayayba ii fadhiisteen biyihi iyaga oo kuus kuus ah, marka kwrn madama ay dhibkaas igu hayso ma iska keeni karaa oo malayga ogolyahay taas?

    • @hormarinbulsheed7729
      @hormarinbulsheed7729 11 หลายเดือนก่อน

      May walaal lama oogala ee dhakhtar aad 😊🙏

  • @daarufurqaan738
    @daarufurqaan738 3 ปีที่แล้ว

    Jasaakalhu khayr

    • @abdiqanimahamed5900
      @abdiqanimahamed5900 3 ปีที่แล้ว +2

      Odwayne online quran kala soo xidhiidh wats ap 0634894833

  • @user-hb1ph1zm9z
    @user-hb1ph1zm9z 9 หลายเดือนก่อน

    Allhamdu ll❤🎉

  • @jaapurapdirizhiitvlogz
    @jaapurapdirizhiitvlogz 9 หลายเดือนก่อน

    Dr xage hada kala sohadla xalad cafimad ubahnahaye icawi😢

  • @user-xo6ob6st8c
    @user-xo6ob6st8c ปีที่แล้ว

    dr isooo jwab

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr waxaa ishegtaa si ugu wax yarka fcn ee malabka loo isticmaalo

  • @dalmarosman6599
    @dalmarosman6599 3 ปีที่แล้ว +1

    Wanaga aa ugu faa iideyso umada

  • @abuukarmaxamed5396
    @abuukarmaxamed5396 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc waan Idin salaamay

  • @user-ls6hk1ms4l
    @user-ls6hk1ms4l ปีที่แล้ว

    Ilaahaybaa cafimadka

  • @jaapurapdirizhiitvlogz
    @jaapurapdirizhiitvlogz 9 หลายเดือนก่อน

    Dr fecboka maha kaga dhacay mise wa badashay😊

  • @MuniirCrahman-ht9kn
    @MuniirCrahman-ht9kn 4 หลายเดือนก่อน

    Alle hakaa abaal mariya diktoor

  • @ayubafrica8403
    @ayubafrica8403 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @sabrinmohamed8082
    @sabrinmohamed8082 2 ปีที่แล้ว +2

    aad ayaa umahsantahay

  • @waqalgroups1818
    @waqalgroups1818 3 ปีที่แล้ว +1

    Habeenkii anoo hurda Ayaanku baraarugayaa biyaha qacanta is kaga keenay maxaa lagu daweeyaa

    • @KassimGullet
      @KassimGullet ปีที่แล้ว

      Shaydanka iska naar markasto add seha nayso zxp weeyso qadho

  • @fadumoabdalla7022
    @fadumoabdalla7022 ปีที่แล้ว +2

    Ani sabab la aan ayeey habeenkii iiga daataan waa la yaabanahay

    • @cabdicasiisfaarax6298
      @cabdicasiisfaarax6298 ปีที่แล้ว

      Maninbaatahay mise naag

    • @-farhia
      @-farhia ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiisfaarax6298 Wllo ninka xaska leh o riyonaya biyaha ka imanaya kawaran

    • @cabdicasiisfaarax6298
      @cabdicasiisfaarax6298 ปีที่แล้ว

      @@-farhia wll markahore ma rag baadtahay mise dumar

    • @-farhia
      @-farhia ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiisfaarax6298 dumar wllo

    • @cabdicasiisfaarax6298
      @cabdicasiisfaarax6298 ปีที่แล้ว

      @@-farhia wll riyada ninka kuma xidhna inu xaasleeyahay iyo inkale balse wacayku xidhantahay shahwada siday ubadantahay markaa haduunugabin hawshii gogosha dhibmale wllo

  • @osmaan210
    @osmaan210 9 หลายเดือนก่อน +1

    12/11/203
    2:30

  • @user-xo6ob6st8c
    @user-xo6ob6st8c ปีที่แล้ว

    kwrn dhib weyn miyaa iga soo gaaraya sxp

  • @abdiqani6339
    @abdiqani6339 3 ปีที่แล้ว +1

    2 asbuucba. Marban. Riyoodaa. Dhib. Makenysaa

    • @daryelkacafimadkanolosha
      @daryelkacafimadkanolosha  3 ปีที่แล้ว

      Waa badan tahay 2 koor usbucii
      Raac talada muqaalka

    • @abdiqani6339
      @abdiqani6339 3 ปีที่แล้ว

      @@daryelkacafimadkanolosha 2 asbuucba mar. Baan iri

    • @saxiib664
      @saxiib664 ปีที่แล้ว

      Xagen Kala soo xidhadha

  • @karamaofficial9832
    @karamaofficial9832 3 ปีที่แล้ว +1

    yaan laga hagrin walalayal

  • @abdirahmanisse7946
    @abdirahmanisse7946 2 ปีที่แล้ว +1

    Couse

  • @-farhia
    @-farhia ปีที่แล้ว

    Ninka xaska leh oriyinaya kawaran ma sax baa mise khalad hala iso jawbi

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      nin xasleh olajogto miya riyonayo huuno kisa ma isla joogan asiga iyo xaaska jwb wacan isii ana taloyinku haye

    • @ayuubaadan920
      @ayuubaadan920 ปีที่แล้ว

      Maryan yusuf adiga miya arinkas kuheysa ankala taliye mcnt jwb wacan

  • @ck_family1
    @ck_family1 ปีที่แล้ว

  • @dygaaboy5072
    @dygaaboy5072 2 ปีที่แล้ว +4

    Wll mcn anigoo hurdaa ayan iska biya baxaa ..please igaa cawii😥😥😥😥😥

    • @saxiib664
      @saxiib664 ปีที่แล้ว +1

      Xagen kala soo xidha

    • @Showshire
      @Showshire ปีที่แล้ว

      ​@@saxiib664 zxb anigaa talo raba mayga cawin kartaa

    • @abdiazizahmedgurey6737
      @abdiazizahmedgurey6737 ปีที่แล้ว

      Ana hala i caawiyo wll dhibkan baa i haysto

    • @abdiazizahmedgurey6737
      @abdiazizahmedgurey6737 ปีที่แล้ว

      @@saxiib664 sxb i caawi hdd talo i hayso fadlan

    • @user-ri7gt3eh7d
      @user-ri7gt3eh7d ปีที่แล้ว

      Zxp mad ka bogsatay

  • @asadabdi6391
    @asadabdi6391 3 ปีที่แล้ว +2

    Tnkz

  • @Alledartiisa
    @Alledartiisa 3 ปีที่แล้ว +2

    Hwn dhaaf ayaan uu riyooda wlhi 🤦‍♂️sheqow dhibaato ma lee dahay 😓marka seexanayo waxyaba xun xun dawada 🤦‍♂️

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 3 ปีที่แล้ว +1

      iskadaa daawashada sexka waa xanuune

  • @abdirahmanisse7946
    @abdirahmanisse7946 2 ปีที่แล้ว +1

    Good

  • @Shekeye-nq2md
    @Shekeye-nq2md 6 หลายเดือนก่อน

    Mudo 6bil ka hot igu danbesay xalay isku arkay waxas 😢

    • @user-zb1mr3po2t
      @user-zb1mr3po2t 2 หลายเดือนก่อน

      Wll hadaanad sameen ama aanad sii daawan aflaan xun oy sid dabiici ah kaaga timaado waa calaamad muujinaysa in ay biyaha bilaabeen inay koraan

  • @caqilparafwaye3315
    @caqilparafwaye3315 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb dhibatada ihaysata waa riyada biyaha igaga yimaada waxaad ifarta wan sameeyaa
    Wali sidii ayeey igaga imadaa sxp sidee iska kaga ilaaliyaa ❤ zxp izoo jwp

    • @ridwansodaani7064
      @ridwansodaani7064 2 ปีที่แล้ว

      anigay dhibaatadan ihysata

    • @warsamadheere1395
      @warsamadheere1395 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ridwansodaani7064 aniga guska isi waynaadayba

    • @warsamadheere1395
      @warsamadheere1395 2 ปีที่แล้ว

      @@ridwansodaani7064 meeqa jir aa tahay sxb

    • @saxiib664
      @saxiib664 ปีที่แล้ว

      Zxb xagen Kala soo xidhaada

    • @saxiib664
      @saxiib664 ปีที่แล้ว

      Caqil xagen Kala so xidhda zxp

  • @AbdikadirMohammed-qq9cn
    @AbdikadirMohammed-qq9cn 11 หลายเดือนก่อน

    Ma ninjaasa biyaha

  • @abdimalikabubakar9705
    @abdimalikabubakar9705 3 ปีที่แล้ว +1

    Drka ani saas ma ahi waxa ahay riyo la'aan iga imaataa waxaan arkey labadii 7aad lasoo dhaafey

    • @abdimalikabubakar9705
      @abdimalikabubakar9705 3 ปีที่แล้ว +1

      Tala iga sii

    • @daryelkacafimadkanolosha
      @daryelkacafimadkanolosha  3 ปีที่แล้ว +1

      Noocaasu maaha biyaha dhabta ah wadi baa la yidhaahdaa

    • @abdimalikabubakar9705
      @abdimalikabubakar9705 3 ปีที่แล้ว

      Lkn astaamaha sperm ayba leedahay meeshii ku daadatey cadaan ayadoo ah ugu soo kacaa bahalka afkiisna wax ayagoo leh arkaa hdne wey bdn yhn marmar riyo iiga imaataa marmarna riyo la'aan

    • @mohamedsalahisse7900
      @mohamedsalahisse7900 2 ปีที่แล้ว +2

      @@abdimalikabubakar9705 waxa laga yaabaa inay riyo aadan ogayn kaaga yimaadeen,

  • @MohamedAhmed-rd2tb
    @MohamedAhmed-rd2tb 3 ปีที่แล้ว +2

    Biyuhu way iga soo daataan Anigoon Riyoon xitaa wll maxaan sameeyaa

    • @asadabdi6391
      @asadabdi6391 3 ปีที่แล้ว +1

      Train ur brain

    • @MohamedAhmed-rd2tb
      @MohamedAhmed-rd2tb 3 ปีที่แล้ว

      @@asadabdi6391 maxaad uga jeedaa

    • @user-ks6cp7lu7p
      @user-ks6cp7lu7p 3 ปีที่แล้ว

      @@MohamedAhmed-rd2tb 😢maskaxdaada tawabar sii 💯

    • @jonnydeep8058
      @jonnydeep8058 3 ปีที่แล้ว +1

      @@asadabdi6391 sidee y train gareen kara fadlan.

    • @horifadhimedia5964
      @horifadhimedia5964 2 ปีที่แล้ว

      Waa wax jiro sxb

  • @Haajicadde19
    @Haajicadde19 3 ปีที่แล้ว +1

    xge kla so xiriira

  • @jaapurapdirizhiitvlogz
    @jaapurapdirizhiitvlogz 9 หลายเดือนก่อน

    @caqilparafway zhb xanunki kwrn

  • @parqadparqadle7347
    @parqadparqadle7347 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a