MAGNESIUM | PART 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • #ADIGAISHAAW

ความคิดเห็น • 130

  • @hawoadawe1296
    @hawoadawe1296 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah nacimooy in aad isbadashey wey kaa muuqataa ee somalida qaar aanku faracsaneyn aa jiro qof horumarkiisa hala yaabin ee hore u soco 💖💗💓💞

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 ปีที่แล้ว +2

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah❤.
    Gabar waxbaratay, waa duni waxbaratay, quruxeey hore u soco mcnto ❤❤❤.

  • @abdullahiawalle4311
    @abdullahiawalle4311 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abti na imp allaha ku barakeyo wax bada aad no qabatay

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allaah dadka qarkod maragxasadka bay yaqaniin ee guulayso naciimo👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖🌹🌹🇫🇮🇫🇮🇫🇮

  • @simanyariise9977
    @simanyariise9977 3 ปีที่แล้ว +2

    Ajar iyo xasanaat allaha kaasiiyo naf iyo maaliba allaha kuu barakeeyo aamiin yaarabi

  • @SafiyoCabduqaadir-ej2jd
    @SafiyoCabduqaadir-ej2jd 2 หลายเดือนก่อน

    Abayo nacimo horumar wacan ayaan ku rajeyna Masha alaah

  • @igalsamiirahussain9508
    @igalsamiirahussain9508 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlshey horay uu soco wlshey mcn aqontada allaha kusiyadiyo❤❤

  • @haliimashiino7835
    @haliimashiino7835 3 ปีที่แล้ว +3

    Saxiibey m.a cilmigii oo qofa tahy Allah ku barakeeyo hadaan kugu soo biiray

  • @ubaxmaxamed2454
    @ubaxmaxamed2454 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Jazakumuallahu khayr abaaayo ❤️🌹🙏

  • @hawagani6514
    @hawagani6514 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allaah abaayo sad Bay kaagamuuqataa in aad miisaan wayn kaa dhacay Ana dhiiragalin Bay iinoqotay ilaahay ha kuu siyaadsho nimcada qurux baad noqotay baarakallaah😍😍😍😍

  • @فاطمهالعبسي-غ7ع
    @فاطمهالعبسي-غ7ع 2 ปีที่แล้ว +1

    Gooshaada wax qarsoomaayo maahan wlh maashaa alaah aan kuu leeyahay

  • @baahiloweheliye6565
    @baahiloweheliye6565 2 ปีที่แล้ว

    masha allah naciimo dheman batahay ee ha ubixin walalmacan ee horausoco anaga wagul angarnay hadanahay somali maryoley oo waxan helnay gabardadashay mash allah oo nofaidaynasa masha alla allahakuxafido ee ha ujojin qofxun xasada wa xasidin idaxasad

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah guul wacan 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @zahraabdihamid3779
    @zahraabdihamid3779 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah, abaayo naciimo cimiyaa lagaa baranaa, walaahay alle Haku zaa,idiyo.awlaadana Haku barakeeyo

  • @aastha79
    @aastha79 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah Nacimo macaanto you did loose so much weight. You look beautiful MashaAllah. May Allah protect you and your family. Ameen

  • @sagalsaid5464
    @sagalsaid5464 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah 💖💖💖waan cusbahay vidowgaaan baan baan Ku bilowday mansha Allah

  • @hafsaali7159
    @hafsaali7159 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabrakallah jazkallah khayr abaayo mcn ilaahay haku xafido

  • @اريجتاجر
    @اريجتاجر 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا حبيبتي

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah macaanto waad nacaawisay wax badan illaah Haku caawiyo adiga iyo familkaga allaahumaa aaamiin

  • @fardowsoabdirahman2620
    @fardowsoabdirahman2620 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashalaah tabaarakalaah walhi wax D-vitamiin ah ama ayi vitamiin o qaadan jiray ma jirto ilaa marka aad noo bayaamisay aa na fahansiisay wax tarkoda ayaa bilooway waana ku mahdsantahay ilaahey ajar hakaa siiiyo dadka TH-cam ga looga baahanyahay ayaa tahay wax muhiiim ah oo faaido leh ayaana nagala hadashaa mar walba ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal kheyr alaha ku siiyo horay usoco naciimo noo soo badi guuleyso

  • @amarmohamed8638
    @amarmohamed8638 2 ปีที่แล้ว

    ASC waallaal mash Allah ilahay haa kuu siyadiyo waad dadashey hilibkina waa ridey ee hire uu soco abayo

  • @CudonAbukaraxmed
    @CudonAbukaraxmed 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo maxaa callosha laagu jaraa qofkas xasid waaye iska. Daa anagaa ku. Aragne mashaa Allaah

  • @umumubashir653
    @umumubashir653 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa allaah jazaakallaahu qeyr ❤️❤️❤️

  • @rahaali2947
    @rahaali2947 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo nimco ha isku daalini daska qaado intaas wax fahsiisid waa iska noocaas asiga yaaney waqtiga maa jiirin ee horay u soco howl fiican yaad bulshada u heeysaa

  • @zudbb
    @zudbb 15 วันที่ผ่านมา

    Mansha allha

    • @zudbb
      @zudbb 15 วันที่ผ่านมา

      Istar ali

  • @SuhuurMoh
    @SuhuurMoh 5 หลายเดือนก่อน

    Asc marwo magnesiumka ma kor dhiya ugxanta ama hoyo dhalmo isu diyarinaysa?

  • @aishaomar8545
    @aishaomar8545 ปีที่แล้ว

    Ha iska hadlaan waqtiga ha inooga qasaarinin ha ujawaabin abaayo

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 ปีที่แล้ว +1

    Naciim Spiruline ma ka soo hadashay quruxeey ❤?

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  ปีที่แล้ว +1

      Haa walaal waan kasoo hadlay 2muuqaal ayaan kasoo sameeyay!

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 2 ปีที่แล้ว

    Jizaa ka Allah kheyr walaasheey

  • @kaahahaji3217
    @kaahahaji3217 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wallo wiil yar baa calool fadhi iga lahaa markaan magnisiumka siyey way uronatay manshalla ❤️

  • @lulhuseyin8903
    @lulhuseyin8903 ปีที่แล้ว

    Scw naciimo abaayoywaxaa ixanuunee sinta markan cabaaristagnado ayeyixanuunee eğitimin maanubaahanahey

  • @hibohassan4114
    @hibohassan4114 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 6 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah hambalyo hamabalyo hambalyo wll qli

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah naceema hadaka hor ayaa mucalim xathiis no marinayay xaasidka kawaramay u yidhi manoolaba sidu wax fcn Wu ka naxa wax Xun kanax waaba howle Allaw Kaa magan Allahu mabariki naceema

  • @hindiamustaf6302
    @hindiamustaf6302 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah abayo naciimo jazaakilaahu khayr

  • @dekadirir8728
    @dekadirir8728 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah walal macaan allaah haydin xifdiyo reer koodhan Jazaakilaahu khayr

  • @abcefg5995
    @abcefg5995 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah tabarakalah nacimo xasidkada hajabo

  • @zaamuu7534
    @zaamuu7534 2 ปีที่แล้ว

    masha allaah abaayo illaah haku xafido aqontada illaah haku siyadiyo

  • @HoodaCabdi-x5w
    @HoodaCabdi-x5w 2 หลายเดือนก่อน

    Wall hadalka badan dhaaf dawada sheeg

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 3 ปีที่แล้ว +1

    Magnesium ka ma waxuu kamid yahay macdanta maalinlaha in aan u qaadano ay tahay mise kuwa jirku uu keydsado oo fatro hadan qadano aan waqti joojin karno?

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah tabaaraka allaah abaayo is bedel weyn ayaa kaa muuqdo qurux mashaa allaah horey usoco

  • @sahramacalin1654
    @sahramacalin1654 3 ปีที่แล้ว

    WCS Abaayo waan ku salaamay salaan kadib waad mahad santahay dhiiri galin taada waxaana jeclahay in aan ku soo biiro Ardaydaada

  • @Malyuuncire
    @Malyuuncire 7 วันที่ผ่านมา

    Fadlan calool istaag raagay magnisium ma ufiicanyhy

  • @sacdiyoaxmed807
    @sacdiyoaxmed807 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo mansha Allaah ilaahay haku xifdiyo wax badan baa iska kaabedelay

  • @فاطمهالعبسي-غ7ع
    @فاطمهالعبسي-غ7ع 2 ปีที่แล้ว

    Amaan waa ka dhantay ee ilaaheey haku xijaabo

  • @ilhaanabukar8289
    @ilhaanabukar8289 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo magnesium markaan qasto waxaan iskuarkay in aan hurda ka dhergin oo markaan kacaayo hurdo badan ayaa ihaayso

    • @farhiaabdullahi4026
      @farhiaabdullahi4026 ปีที่แล้ว

      Abayo doctor miya ku qoray misa adiga iska so gatay mida kale meqa mg aad ka qaadatay aniga hurda la,an aa iheyso inaan isticmalo aan raba

    • @Malyuuncire
      @Malyuuncire 7 วันที่ผ่านมา

      ​@@farhiaabdullahi4026abyo noocee isticmashy

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaa Allah way kamuqataa wlhi aadbaad uqurxanatay una dhubatay wan kaga jedaa halkaas kasii wad abayo anigana xooga yara isaran balse dhiira galin ayaad iinoqotay

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 ปีที่แล้ว

    Wcs abayo❤❤ good advice

  • @museruqiyo2437
    @museruqiyo2437 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alaah jisakalaah qeer

  • @deeqacabdi-u2q
    @deeqacabdi-u2q 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walalo

  • @dekoilmi3473
    @dekoilmi3473 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo ka so hadal dawada ilmaha lagu ka fokeyo walale mahadsandi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fartunmo
    @Fartunmo ปีที่แล้ว

    Maansha allaah abaayo waxbo waqti fara badan haku bixinin in aad jawaab saas u dheer siiso dadka dhan lagama farxin karo ee magnesium noo sii wad mahadsanid

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 ปีที่แล้ว

    Xoogaa warka Lee yareey barnaamijkaasi ok waaye

  • @farhiyomacalimgaraare178
    @farhiyomacalimgaraare178 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxatahay duul duceysan OO Ilaahey nosodiray

  • @qazqaz9339
    @qazqaz9339 3 ปีที่แล้ว +1

    Kamadaalo daawashadaada masha Allaah

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 ปีที่แล้ว

    Abaayo hada waxaan isticmaalaa D3 iyo calcium iyo omego3 marka ma Isla qaadan karaa

  • @riyakmohamed5973
    @riyakmohamed5973 3 ปีที่แล้ว

    Wey kamuqata ad iyo ad aye kamuqata wlhi mashallah qurux aa noqotay inta in la ag oo kale marka kadacdo bes waye jabiba aros lamad aa gale anagane asxabtada wa kusacaba tumena 🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️❤️ you abayo nacimo

  • @mubarigcabdi8880
    @mubarigcabdi8880 11 หลายเดือนก่อน

    Imisa wakhati baa la cuna kaniiniga

  • @فاطمهالعبسي-غ7ع
    @فاطمهالعبسي-غ7ع 2 ปีที่แล้ว

    Horay u soco dadku warkooda caadi maahan

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 3 ปีที่แล้ว

    Asc naciima cady you look beautiful Masha aalhi

  • @Queenkiin1234
    @Queenkiin1234 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal qali makasow hadli karta hypothalamus and pituitary gland

  • @rodofarah7302
    @rodofarah7302 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

    • @nasroabdi4816
      @nasroabdi4816 ปีที่แล้ว

      Asc naciima abayo hore u soco bulshada wax weyn aya uhaaysa illaahey haku barkiyo adiga iyo familkaaga

  • @rodofarah7302
    @rodofarah7302 2 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍♥️♥️♥️🐎🐎🐎

  • @rodofarah7302
    @rodofarah7302 2 ปีที่แล้ว

    Asalamuclykum walalo walaalo haraw soco dheg ha u dhigin xaasidka

  • @sahrasunshine8038
    @sahrasunshine8038 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 2 ปีที่แล้ว

    masha allh wallo

  • @fardowsoahmed3732
    @fardowsoahmed3732 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah wada dashay

  • @umusaleman3066
    @umusaleman3066 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah Horay u soco

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 ปีที่แล้ว

    Naciima hadaan kuhelay😁😁😁😁

  • @haweyohaji3493
    @haweyohaji3493 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah🇸🇴❤️❤️❤️❤️👍👍👍

  • @dekoilmi3473
    @dekoilmi3473 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @sahraahmed7390
    @sahraahmed7390 2 ปีที่แล้ว

    Maasha. allaha. ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedeng9979
    @ahmedeng9979 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allah hory usocoo

  • @nastehogacal8029
    @nastehogacal8029 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah xabibti wad catowday

  • @sundusfarah6887
    @sundusfarah6887 3 ปีที่แล้ว

    Maanshalaah

  • @hassanyusuf1727
    @hassanyusuf1727 2 ปีที่แล้ว

    Salaan wacan kaddib waxaan kaaga mahadcelinaya dersigaaga wax-ku-oolka ah oo aad nasiisey gaar ahaan waxtarka Magnesiuum. Waxaad noo muujisey inaad tahay gabar aqoon durugsan leh iyo karti dadka wax lagu fahamsiiyo. Waqti ha ku lumin dadka sida macnidarrada ah kuu dhaliila. Waa yaabka yaabkiisa maxaa ka khuseeya kuwa miisaankaaga ka hadlaya.

  • @shukrimohamed9380
    @shukrimohamed9380 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abayo caga hurka maxa ufican mcnto shukran

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 3 ปีที่แล้ว

    Nuur calaa nuur ku faraxsani mar walbaba guushiina.

  • @ayanmohamed134
    @ayanmohamed134 3 ปีที่แล้ว

    Weey kaa muuqataa abaayo miisaanka in uu kaa dhacay.

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 3 ปีที่แล้ว

    Wa kamuqata nacimo misanka masha allah

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo masha allaah tabarakalaah wa dadashey ilaahay ha kula garab galo dar ilaahay ayaan ku jeclahay whli aaad iyo aadna wad u dadasha markii hoorena hada kasi qurux badantahay ilaahay ha ku zaaidyo meeshas kasi wad dadalkaga Masha allaah tabarakalaah 👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤💜💜💜💜😇🚴‍♀️🏃‍♀️👸💖💖💖💖💖💙💙💙💙💟💟💟💟💚💚💚💚💞💞💞💞💋💋💋💋💋🖐

  • @maryanahmed3233
    @maryanahmed3233 2 หลายเดือนก่อน

    masha allah abaayo horay unsocial♥️

  • @umumuscab3015
    @umumuscab3015 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah waad uqalantaa inlagu amaano❤❤❤❤❤

  • @abdallaabdoo4170
    @abdallaabdoo4170 2 ปีที่แล้ว

    Walal soo koob hada kadib ha daldalmine.

  • @fali2695
    @fali2695 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @jehtohnspielt2759
    @jehtohnspielt2759 2 ปีที่แล้ว

    👍👍♥️♥️

  • @sundusfarah6887
    @sundusfarah6887 3 ปีที่แล้ว

    Hore u soco

  • @habibaabubeker6606
    @habibaabubeker6606 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allh mcnto

  • @naimoali4013
    @naimoali4013 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah tabarak abayo wat dadashaay nimco samidey inte jokta abayo

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 ปีที่แล้ว

      Wexey dagantaha abaayo findland

  • @habibaabubeker6606
    @habibaabubeker6606 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allh Aad iyo Aad udadaashay 👍

  • @فاطمهالعبسي-غ7ع
    @فاطمهالعبسي-غ7ع 2 ปีที่แล้ว

    Inaa kaa soo ag dhwaado aa igu fiicnaad wlh

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 ปีที่แล้ว

    Runtii wey kaa muuqataa waxaad tahay qof goaan leh

  • @dekadirir8728
    @dekadirir8728 2 ปีที่แล้ว

    ❤️💕❤️💕❤️

  • @hamdanuur4091
    @hamdanuur4091 3 ปีที่แล้ว

    Wlh mashallaah waada caatoday

  • @fadumoshugri6245
    @fadumoshugri6245 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa been way kaa muuqtaa miisaan badan baa kaa dhacay ee how joojin dadka malaayacniga ah qof karti leh baad tahay

  • @user-ez2iu3gv1z
    @user-ez2iu3gv1z 3 ปีที่แล้ว

    Asc mashallah qurux hambalyo

  • @sahrafarah9140
    @sahrafarah9140 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah horay usoco

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 3 ปีที่แล้ว

    masha allah mahad sanid

  • @ashahashi23
    @ashahashi23 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo tobiga ayaan xiisaynaynaa