GAASTARIIGA WAXAA SABABA H-PYLORI, CALAAMADAHA AAD ISKU ARKI KARTID! DARYEELKA IYO GOORMO DHAQTARKA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 9 หลายเดือนก่อน +4

    Manshaallah soon waa tagay orod ayu ku socda ilahay kheyrkisa hana siyo amiin nacimo wsc gaaska cuntada way ku xiran tahay caloosha ku fadhido ayan ku arkay gaaska thanks xabibti 😊

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Haa way ku xiran tahay!

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waa mawduucii aan rabay wllo shukran

  • @كناكياينشي
    @كناكياينشي 9 หลายเดือนก่อน +3

    ilaaheey kheyr hakaa siiyo,waankuu duceynaa

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Waad mahadsan-tahay walaal!

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan walaashaye Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi hore usoco in sha Allah Ramadan mubarake ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Ramadaan Mubaarak Allaha ku xifdiyo!

    • @ilhaancabdulaahi7329
      @ilhaancabdulaahi7329 5 หลายเดือนก่อน

      Asc Dr's. waxan kuweydinaa maxa keena qofka markuu cunto cuno oo shaax ama biyo kadaba cabo iney calosha shanqarto waan la dhibanahay wallaahi markan cunto cuno shaax ama biyo cabo calosheyda zaaid udhawaqe ilaa qofka iidhaw maqlo dhawaqeda maxaa sababa aqoon taada iigu caawi plse 😢

  • @RiyahMahamed
    @RiyahMahamed 9 หลายเดือนก่อน +3

    Asc masha Allah abayo

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah jisa allaah khayr walaal
    Ramadaan mubaarik ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Ramadaan Mubaarak mahadsanid walaal!

    • @fatmahmohamed5068
      @fatmahmohamed5068 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@adigaisahaaw asc nacima Ciid mubaarak

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 9 หลายเดือนก่อน +3

    ManshaAllah Ramadan karim abaayo adiga iyo dhaman MUSLIMIINTA ❤

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Ramadaan Mubaarak!

  • @jibotaw
    @jibotaw 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid

  • @rodaabdile2730
    @rodaabdile2730 9 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay haku barakeeyo Abaayo Naciimo

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin mahadsanid!

  • @leilamohamed2444
    @leilamohamed2444 9 หลายเดือนก่อน +4

    Vigowgan wu iquseya insha alh mrkala dhagysa gabadhyda iga xanun dabada nabar uga so baxay ladhafraya iguso dubeya inu ilhy kaso dilaciyo hal bari.dhana kaweynaty kaso bax miya ama bahal kalo lagashegaya maqlye ilhay ha icafiyo.mcntyda iguso duceya dhan inta xanunsn ilhy hanocafiyo

    • @AasiyoCabdi-b1d
      @AasiyoCabdi-b1d 9 หลายเดือนก่อน +2

      Alle hacafiyo

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +2

      Walaal gebedha Allaha kuu caafiyo waan usoo duceeyneeynaa, qoraalkaada hadda ayaan arkay sorry!

  • @mariamhassan5062
    @mariamhassan5062 9 หลายเดือนก่อน +1

    waad kumahadsantahay macluumaadka aad nosoo gudbiso❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HodanHassan-w6b
    @HodanHassan-w6b 9 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallaah waad mahadsan tahay nacima waanu u bahnayn mawdawcan wll maxaa daawo u ah

  • @jibotaw
    @jibotaw 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc amiiin yarabi

  • @najmacumar17
    @najmacumar17 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wr wb nacimo amiin amin ya rabi

  • @mumtazmaxmed5913
    @mumtazmaxmed5913 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakilaah❤

  • @NadifaMohamed-yn9mj
    @NadifaMohamed-yn9mj 2 หลายเดือนก่อน

    Jasakal alah kheyran jasa

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abayo jizakallah qer ❤❤❤ abayo ciyalka ayaa iga qabo dhib wenn ayey naguhesaa xabibti Talefankaga ayaan rabaa wallashey qaali mana hesto sen kuhelikaraa mahadsanid❤❤❤❤

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Farxiyo hadda ayaan qoraalkaada arkay walaal +358 40 366 5082

    • @farxiyo8500
      @farxiyo8500 9 หลายเดือนก่อน

      @@adigaisahaaw shukran jizakallah qer xabibti ❤️❤️❤️❤️

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 9 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqaal kale nooga soo samee wll

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Muuqaal see ah?

  • @najahadan2611
    @najahadan2611 3 หลายเดือนก่อน

    Shukran wlshy ❤

  • @helenesjogren5736
    @helenesjogren5736 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo makasoo hadli kartaa xanuunkan inta bada dadka mayaqaniin Addison's disease waan ubaahnaa in aad ii sharaxdo hadii aad taqaan mideeda kale malaga reystaa mase waa xanuun ku heynayo intii aad nooshahay

    • @rahoali2037
      @rahoali2037 9 หลายเดือนก่อน +2

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
      Hooyooy iga raali noqo
      Marka hore waa bil Ramadaan waxaan Ilaahey Subxaanahu Watacaalaa kaaga baryey Caafimaad taam ah iyo Danbi dhaaf.
      Hooyoy xasuus now inaad leedahay Ilaahey kuu keenay Addison d.
      Cudur walba Ilaahey SW
      Caafimaad kiisuu keenay,Ilaahey idankiisa waad ka reysan, kaliya Ilaahey SW la sheekeyso
      Ha quusan, saliga Nabiga iyo Istaqfaarta badso,waxaankaa baryayaa inaad sadaqo Ilaahey SW kaliya kula og yahay ehelkaaga soke u dir Ilaahey dartiis
      Wallaahi waa daawo kaamil ah,
      Ilaahey SW waxaan ka baryey inaad caafimaado oo waliba uu kuu danbi dhaafo, kuna walwal tiro.
      Iga raali noqo hadii aad i dhibsato.

  • @shugrijama-gy6vw
    @shugrijama-gy6vw 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waxaan ubahaan numberkagq hooyo ay naga xanuunsa oo breast cancerka noga dhacaye marka waxaan ubahaan talo in aad iga siiso waxa ufiican plz numberkaga isoo sheg jazkhair

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Shukri hooyo Allaha caafiyo numberkeeyga: +358 40 366 5082

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka qaba ee daawo qaatay welina calaamadihii la joogaan maxa maxa kula talin lahyd xaga cuntad ufcn mahadsanid

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +2

      Qof daawada qaatay welina la ildaran cuntada ayaa ka qaldan ama nadaafadda!

    • @samiiragurey6812
      @samiiragurey6812 9 หลายเดือนก่อน

      @@adigaisahaaw fadlan cuntada ufican nooga sohadal hadaad awoodo mahadsanid

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 หลายเดือนก่อน +1

    I ❤❤❤❤❤u

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sidee loo daweeyaa wll

  • @IqraAbdi-jj9jn
    @IqraAbdi-jj9jn 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadzanid mamo aniga waa laigashegay daawo wanqayay sidiyana alhay hada waxaba iigu daran cunto hadan berkadhan imaqan sidii qofbaahi heyso miisankeya said udhacay dawada laba bil mogahay maulabakaraa warwadii dhaqtarka wanheystahe

  • @luulomar1467
    @luulomar1467 2 หลายเดือนก่อน

    Anuu idhibay walaahi allow iga caafi🤲🤲🤲

    • @SowdoAbdirizaq
      @SowdoAbdirizaq 2 หลายเดือนก่อน

      Kula mid ahay alla hanaga caafiyo

  • @farxaanxaashi3042
    @farxaanxaashi3042 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wll maxaa daawo u ah h pylori

  • @koosibraahim7654
    @koosibraahim7654 5 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ana hada leyga soshege cunade ufiican ❤

  • @NimcoKabiir
    @NimcoKabiir 2 หลายเดือนก่อน

    wll aniga ayuu idhibay gaas calooled ee maxan samaye

    • @simanabdalle9610
      @simanabdalle9610 2 หลายเดือนก่อน

      Dhaqtr tag cuntda cusbda kafogow iyo dufinda qaro iyo caano isticml cuntada kis kis uqado

  • @fadumaaden5027
    @fadumaaden5027 8 หลายเดือนก่อน

    Hpylori wu I dhibayeye wlhi mudo 15 sano aya ladaladhacaya still Dr fiican wahelaa cunto an ani samenin macuno wax saliid leh mise lagu shiile ma cuno cabitaanada acid leh macabo shaah iyo qaxwo macabo red meat macuno unless waxa cuntada lagu dhaxkariyo ina xabad mise labo ka helo moyee cunada dhulka kaso baxde aya cunaa cagaarka wa cunaa hadane igama dhamaado

  • @nuryusuf1551
    @nuryusuf1551 9 หลายเดือนก่อน

    Shilajit kasoo hadal wll adigoo mahadsan.

  • @KhadijaHaaji
    @KhadijaHaaji 9 หลายเดือนก่อน

    7:09 sababta wxaa waaye luuqadena ma ahan luuqad aqooned

  • @fadumaaden5027
    @fadumaaden5027 8 หลายเดือนก่อน

    Adunka dadka nadaafada lagu tilmaamo aya kamid ahy wlhi familka wexe dhahan xanun aya qabta

  • @caliisloow891
    @caliisloow891 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa daawo u ah maxase lugu hortagi kaara

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Intaba muuqaalkaan ku sheegay!

  • @fadumaaden5027
    @fadumaaden5027 8 หลายเดือนก่อน

    Mudo sanad kudhaw caloosha I fadhido mana udhalan calool fadhi

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 9 หลายเดือนก่อน +1

    Calaamadaha
    1.matag said ah iyo laba labo
    2. Afka oo soo uro
    3.Apatit xumo
    4.calool xanuun qasatan mindhicirada waaween
    5.Daaco badan
    6.kalarka saxarada oo madoobaado
    7.miisaankaga inuu dhaco
    8.daal iyo tabar darri
    9.

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  9 หลายเดือนก่อน +1

      Hamdi aad ayaad u mahadsan-tahay! Calool xanuun qeebta korre ee caloosha!

    • @sacdiyaali3641
      @sacdiyaali3641 8 หลายเดือนก่อน

      Abayo anigu waxan lumiyay misanka dacana wan leyahay calosha qeybta bidix iyo dhuuntana way i xanunan ma ladhihikara wa bacteria

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@sacdiyaali3641wllo hadda sidee thy anaa sidaa ly hyaa

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@sacdiyaali3641abyo ii warn Ana kla midee wllhi intabn hya

    • @NasraNuux-nf6qq
      @NasraNuux-nf6qq 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@sacdiyaali3641hlow