HANOOLAATO: Dr. Abshir Ma ogtahay faa'idada Vitamin D

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • HANOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
    Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
    .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
    .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

ความคิดเห็น • 47

  • @abdilqadirduale5028
    @abdilqadirduale5028 7 ปีที่แล้ว +2

    Thanks for creating this medical program. It is really helpful to many people.

    • @AsdAsd-gc7ky
      @AsdAsd-gc7ky 3 ปีที่แล้ว +2

      Aniga vitamins D gayga wuxuu noqday 12 kaliya waxaana qaataa 50,000 halmar weegii

    • @sacda323
      @sacda323 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@AsdAsd-gc7ky wllky niyad jab ma daremaysay marku kugu yaraa

  • @nimo5432
    @nimo5432 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Dr,

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 10 หลายเดือนก่อน

    Masha alh thnk you

  • @shafieadam7013
    @shafieadam7013 7 ปีที่แล้ว +1

    Allah kheyr ha kaa siiyo, mudane, fursada wanaagsan aad soo bandhigeen.

  • @abdulahihasanosman1850
    @abdulahihasanosman1850 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato iyo dr abshir aad iyo aad ayad u mahad santihiin

  • @calimaxamedbeekeeping1307
    @calimaxamedbeekeeping1307 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @faadumomaxamud517maxamud-ji1uo
    @faadumomaxamud517maxamud-ji1uo 6 หลายเดือนก่อน

    Mnsh dr nolow

  • @nimcoosman4947
    @nimcoosman4947 7 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij fican mahadsanid ayaanle xuseen

  • @salmanabdullaahi4112
    @salmanabdullaahi4112 7 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij fiican Mahadsanid walaal

  • @safiyajamac8344
    @safiyajamac8344 ปีที่แล้ว +1

    Asc waalmaniga kiniinka qaata faytamiin d3 kaa dhiman laygu yiri mudo 5 sano ah wax ma dhalin samayn ma ku yeelan karaa hadan soomaliya ayaan jooga

    • @sacda323
      @sacda323 10 หลายเดือนก่อน

      wlshy hurdo la'aan ma daremaysay marku kugu yaraa

  • @rahmaahmed3742
    @rahmaahmed3742 4 ปีที่แล้ว +1

    Can u plz ask the Dr about thyroid

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah shugran dr Abshir iyo wariye ayanle

  • @ahmednuurofficial3792
    @ahmednuurofficial3792 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamij wanaagsan oo waxtar leh weeye👍

  • @kokoliyoowjr3361
    @kokoliyoowjr3361 7 ปีที่แล้ว +1

    i like thanks ayaanle

  • @Theblues1992
    @Theblues1992 7 ปีที่แล้ว

    Jazakallah wallkey Ayaanle

  • @caliyaahmed2216
    @caliyaahmed2216 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanidiin

  • @abdalaofficial9250
    @abdalaofficial9250 6 ปีที่แล้ว

    thnks wllo

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 5 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato waligaa nooloow

  • @mohamoudhaaji5065
    @mohamoudhaaji5065 7 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantihiiin

  • @aisha-bihi
    @aisha-bihi 4 ปีที่แล้ว +3

    Ani lugaha way ixanuunaan dhabarka timaha way idaataan kaga daran jirka aya ila baraara
    Madax xanuun ziyaado aya iga haayo

    • @simanabdi5449
      @simanabdi5449 2 ปีที่แล้ว

      Wllo wan isku arkay lug baa ibarartay vitamin d ga iga yar may keeni kartaa

  • @liliillli5875
    @liliillli5875 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @luulahmed5767
    @luulahmed5767 2 ปีที่แล้ว

    Anigaa isbuci hal xabo aan cunaa 10 bil isticmaal ow dr i dhahay bacden joji waan seyseytun slidisa

  • @bahjamumin8328
    @bahjamumin8328 3 ปีที่แล้ว

    Ayanlow eedo waxan ubaahanahay lambarka dr abshir

  • @bashkaxbaroowbashkaxbaroow9736
    @bashkaxbaroowbashkaxbaroow9736 4 ปีที่แล้ว +3

    War aqayaareey caato baan ahay maxaa cunaa ii sheega

    • @munamunish3690
      @munamunish3690 4 ปีที่แล้ว

      Kkk noo soo radi wll

    • @zahrahassanasc2984
      @zahrahassanasc2984 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi anaa 30 kilo yaa kaaqata isleyahay

    • @munamunish3690
      @munamunish3690 4 ปีที่แล้ว

      @@zahrahassanasc2984 abyo ani miidan dhimista ila fudud kordhibta ayaa dhib ila ah

    • @aminajamal2364
      @aminajamal2364 2 ปีที่แล้ว

      Waxaad cuntaa boorash habeen iyo subax hadad markaad naaxdo iso ducee

  • @saynab7503
    @saynab7503 ปีที่แล้ว

    Mahad sani diin Ayaanle iyo Dre Abshir called mansur

  • @abdalaofficial9250
    @abdalaofficial9250 6 ปีที่แล้ว

    ha noolaato

  • @aminaahmedmohamed2154
    @aminaahmedmohamed2154 2 ปีที่แล้ว

    Fatamin d qoraxda aroorti iyo Dan galabti te u fiacn jawab wcn

  • @axmeddhere4107
    @axmeddhere4107 4 ปีที่แล้ว

    qofku intee markay marayso baaloobaahan yahay vitamin d

  • @Atiish7502
    @Atiish7502 3 ปีที่แล้ว

    Qudarta laga heloanoo sheegi karaaa dr

    • @munajanno3008
      @munajanno3008 2 ปีที่แล้ว +1

      Malaayga iyo ukunta iyo caanaha wll

  • @axmedxasan1701
    @axmedxasan1701 5 ปีที่แล้ว

    Hanolato

  • @رغداعتىغيرةفيرلقلل
    @رغداعتىغيرةفيرلقلل 7 ปีที่แล้ว

    wan idin kubogadinayaa

  • @أمنهال-ض3خ
    @أمنهال-ض3خ 7 ปีที่แล้ว

    ha nolaato

  • @Nuuriz
    @Nuuriz 3 ปีที่แล้ว

    Zinc Kaso Hadla Asaganah Raga waa Umuhiin

  • @amalelmi9890
    @amalelmi9890 3 ปีที่แล้ว

    Masha aalah

  • @bahjamumin8328
    @bahjamumin8328 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @ibraahimxaajicabdullaahica4465
    @ibraahimxaajicabdullaahica4465 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah