Xaqiiqooyinka xanuunka Neefta | Dr.Ciise Faarax Ciise

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 2 ปีที่แล้ว +6

    Allah ku barakeeyo dr Ciise faarx Ciise best teacher 👨‍🏫 and best doctor 🧑‍⚕️

  • @najmosaid-lh5bw
    @najmosaid-lh5bw 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ani ma qofco lakin naqasja ad bu i haya naf ban hawo ku hela 😢ilhow na cafi inta xanunka hyana cafi ya rabu

  • @SahroAbdiraxmaan
    @SahroAbdiraxmaan 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alle hanaga shaafiyo aniga iyo intii qabta oo muslim ah 😢😢

    • @hibojamaosman5781
      @hibojamaosman5781 9 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢 aaaaaamin yaarbi ilhy hanaga caafiyo

    • @caziizomohamed
      @caziizomohamed 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin ALLAH hanaga cafiyo

  • @aamiinkhadarabdi1956
    @aamiinkhadarabdi1956 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Dr esse alla cilmiga hakuu barakeeyo adeer

  • @haldoor1729
    @haldoor1729 ปีที่แล้ว +6

    Aniga xaqiiqdi marxalada 2/3 baan u dhaxeeyaa allah inti Muslim ah iyo anigaba naga caafiyo

    • @Dhabarweyne
      @Dhabarweyne ปีที่แล้ว

      Sidee ku ogaatay marxaladas sxb dhaqtar maku shegay

  • @sahraxajilegedieged4813
    @sahraxajilegedieged4813 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah jazaaka allah

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 2 ปีที่แล้ว

    Dr ciise farax Ciise Hormar wacan. Ku rajeyna.

  • @CabdulahiMaxamad-t4d
    @CabdulahiMaxamad-t4d 6 หลายเดือนก่อน

    Magaceyga waa cabdulaahi maxamed oo joogo dagmada balcad Wlaal cabuqa neefmarenka ayaa qabaa ur iyo caraf madareemo waxaan jiraa 26 sano 4 sano kahor ayoo ugunacay meel aan udoodho daawo ayaa la ahy neefta ayaa iya raaty daal na wa dareemaa sido kale kuleel o jirka ah cun cun iyo indho xanuun sidoo kale qiica iyo jir xanuun digtoor ciise iweydii xal malehelaa adoo mahadsan❤

  • @FarhiaNuur
    @FarhiaNuur ปีที่แล้ว

    Allh hnaga cafiyo🤲🥺

  • @aweysmaxamed290
    @aweysmaxamed290 ปีที่แล้ว

    Ilaahey haidin barakeeyo

  • @dr-muhyidinyakubabdullah1291
    @dr-muhyidinyakubabdullah1291 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr Abdilahi Farah isse

  • @Alimohamed-on8sy
    @Alimohamed-on8sy 3 หลายเดือนก่อน

    asc Dr.ka iyo dhaman bulshada wan samaye wxan jiraa 25 cudurkan neefta wuxuu igu dhacay dabyaqadii 2020 wuxuna ihayaa 4 sano marka hore igu bilaawanaye waxa idhibi jiray dharka cusub iyo qawowga iyo kulelka lkn hada wxa idhibo cuntoyinka borotiinka iyo kubada aan ciyaaro aad ayuu nolosheda saamen ugu yeeshe zaid ayuu ii dhibay neefta umada somaliyeed ee la dhiban allah ka cafiyo iyo aniga .. dhamaan mida kale daawo wanku so daaye iyo cirbad neefta marke iqabato wxee iheesa ugu yaraan 12sacadod marki igu horeese an isku arkaye wxan is dhahy ma dhiman rabta wxan aminay budur halis ah inuu ihayo adunka an rajo ka lahen malinta Drka tagay igu yiri waxa qabta xasasiyad leefta wan amini waye la yaab ayee igu noqoty dhamaan umada somaliyeed ee la dhiban allah ka caafiyo

  • @dr-muhyidinyakubabdullah1291
    @dr-muhyidinyakubabdullah1291 2 ปีที่แล้ว

    Msha alh

  • @hindamohamed2058
    @hindamohamed2058 ปีที่แล้ว +1

    ani marxalada 3 ahay allow cafimad taam isii😢

    • @taraafiigyusuf9476
      @taraafiigyusuf9476 ปีที่แล้ว

      Aniga marxalda sadexad an Mara isbital in an dexdo oxsjenkeyga lama so kicin Karo xanano inte ku yaal

    • @Dhabarweyne
      @Dhabarweyne ปีที่แล้ว

      @@taraafiigyusuf9476Marxalada uu maraayo sidee lagu ogana

  • @taraafiigyusuf9476
    @taraafiigyusuf9476 ปีที่แล้ว +1

    Aniga tabcan an LA ahay neefta sacad sacad ay igu dhage neeftu maxa lagu daweeya Dr iso jawab

  • @kim_maanka
    @kim_maanka ปีที่แล้ว

    😢😢

  • @saynab7503
    @saynab7503 10 หลายเดือนก่อน

    wll aniga wayba iska kay haysaa Mar walba

  • @farxancisman6024
    @farxancisman6024 2 ปีที่แล้ว +2

    dhaq tar kaan intaa laga he li karaa aad baan ugu baa hanahaye

    • @drciisefarah8316
      @drciisefarah8316 2 ปีที่แล้ว

      Hanano specialisty hospital ayu fadhista

    • @taraafiigyusuf9476
      @taraafiigyusuf9476 ปีที่แล้ว

      @@drciisefarah8316 xanano inte ku yala walal neeft an tabcan LA ahaye

    • @drciisefarah8316
      @drciisefarah8316 ปีที่แล้ว

      @@taraafiigyusuf9476 C . I. D agteda number 4

  • @taraafiigyusuf9476
    @taraafiigyusuf9476 ปีที่แล้ว

    Isbiltalku intu ku yala xanano

  • @Canab-m7q
    @Canab-m7q ปีที่แล้ว

    Dawadan afka u bukanku ka qadanayo markasta mu qadanaya mise marku kaco xanunku

  • @istarcabdicigaal6888
    @istarcabdicigaal6888 11 หลายเดือนก่อน

    Aniga qeybta 1aad ayan ahy alle hanaga cafiyo dhamanten xanun xun wye 😢

    • @Carfoonahmed391
      @Carfoonahmed391 10 หลายเดือนก่อน

      Wll alle ha kaa caafiyo 😢🤲🏻

  • @saynab7503
    @saynab7503 10 หลายเดือนก่อน

    wll aniga wayba iska kay haysaa Mar walba

    • @hibojamaosman5781
      @hibojamaosman5781 9 หลายเดือนก่อน

      Ilhy hanaga qaado abyo Ani markaste waa iqaban jiray hawadaan badashy inbadan bey iga maqanaataa kadb bey iqabataa