POTASSIUM IYO MAGNESIUM JIRKAADA MARKUUSANHAYSANIN XANUUNO BADAN AYAA KUGU SOO DAGDAGAAYO! DAAWO!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 23

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah dadaal badan ayaa wadaa karabkaa Allah ha galo

  • @Deka-m6h
    @Deka-m6h 17 วันที่ผ่านมา

    Nabarkaaga away wall

  • @Deka-m6h
    @Deka-m6h 17 วันที่ผ่านมา

    Cashirka waa sodhigay dhehesay waa wayay wll

  • @faadumomohamed3907
    @faadumomohamed3907 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah jasaakallaah kheyr walaashey aad ayaad umahadsanthy

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah

  • @shankaroonhajiahmed4872
    @shankaroonhajiahmed4872 ปีที่แล้ว

    Masha’Allah ajir Allaha kaa siiyo

  • @xamdiclahi2268
    @xamdiclahi2268 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo waxan ahy gabr xanunsan waxan raba inan kula hadlo videoyada wan dawada ee meel an kala soo xiriro isheeg plz abyo

  • @nasteexo23surey81
    @nasteexo23surey81 ปีที่แล้ว +2

    Asc ustaada maashaalaah
    Mahadsanid
    Ustaada magniziyaamka
    Waa isticmaala aniga
    Mid waxaa isticmaalay markaad kasoohadli jirtay kowdii
    Oo waxaa kahelay wadanka aad joogto
    Qof iiga sooqaaday waana kadareemay firfircooni badan mashlaah
    Maalmihi aan bilabayaya ayaa Murdoch xanuun dareemay adigaa igu dhiira galiyaa oo wad I dhahay mashlaah waa laqabsaday jirkayga.wuxuuna ahaa budo
    Balse markuu idlaaday kaas waxaa kadirsaday Nairobi
    Kaabsool ayaa laysoo dhiibay mardhhow
    Markaan kaas bilabay xoogaana waa iga kalahoay
    Markaan bilaabay midkii danbe
    Waxaa dareemay madam xanuun murqo xanuun jirkoo idaalaya
    Waxaan is dhahay waxow ubaahanyahay laqabsi
    Oo muddy kaa kalahoay ee wad balse waxaa ku dareemay xanuu
    Waa joojiyaya habeenkaa kulaabto maalintaas waxbadan ayaa iga qaldan
    Maalintaa dhaafana waa roonahay
    Asaga kaliya maisticmaalo waxaa laisticmaalaa
    Vitamin B6,B12 Bcomplex iyo zinging
    Maxaa saba ustaada mainagaa ubaahneen jirkayga kuwakale waxbakamadareemo
    Marka laga reebo vitamin Bcomplex ka
    Oo waxyar oo baahi aan ku dareemayo oo diidaayo cantata in aan kadaaho
    Gaas aandareemaayo maarkaas

  • @mama2210_
    @mama2210_ ปีที่แล้ว

    JzkLaah khairan abaayo

  • @xabiibocalli1880
    @xabiibocalli1880 ปีที่แล้ว

    Abaayo naciimo aad iyo aad ayaa u mahadsantahay ilaahey qeer ha ku siiyo insha allaah aamiin.

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว

    Aniga hada xanun bes an darema dhabar xanun lugaha ixanuna lafaha cunto xumo gas waxbadan marka hadan xabad uqato kininka. Makuficnana abayo

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว

    Hoyo barar saaida ayey edahay dhikar macan wayledahay dhaqtarka bes kinin dhikar kusina bes hadana madagayo nalatali mamo jawab ado mahadsan

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaada Naciimo

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 ปีที่แล้ว

    Xge laga gelataa wll somaliya jogaa

  • @nurtohassan3960
    @nurtohassan3960 ปีที่แล้ว +1

    Abay magaxa dawadan isheg plz

  • @naimoabukar723
    @naimoabukar723 ปีที่แล้ว

    Asc abayo midka xalay bakedka ku jiray mxa nogu sharxi wayse wanbo ku sugeyne

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 ปีที่แล้ว

    Niciima ka soo hadal caga hurka waxaa keena fadlan

  • @nasrocabdiraxmanaadan-pb8sr
    @nasrocabdiraxmanaadan-pb8sr ปีที่แล้ว

    Asc will mama ll

  • @sihaammohamed207
    @sihaammohamed207 ปีที่แล้ว +1

    Jzk khayr xbbti waxbadan ayaan kaa faaiiday ilaahey wax walboo khayr kuu ah allaha kuusahlo abaayo telkaaga maiisooqorikartaa plse hadaa awoodo

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 ปีที่แล้ว

      Maasha allha Tabarkalaah gadhahena Guul Guul Guul

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว

    30 jirka macuni kara dawoyinkan maso gadan karan lafa xanun dhabar xanun waxas aya jira marka cunto dhan majecla qofkan marka ma uso gadi karan dhakhtar hargeisa wax badan kuma dhahayn marka malaqadan kara ado raliya jawab

  • @nasrocabdiraxmanaadan-pb8sr
    @nasrocabdiraxmanaadan-pb8sr ปีที่แล้ว

    Asc will mama ll