Xarafka ugu Horeeya magacaaga ayaa muujinaya sirta ugu muhiimsan shakhsiyadaada micnaha Hadaad ogato

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2023
  • Xarafka ugu Horeeya magacaaga ayaa muujinaya sirta ugu muhiimsan shakhsiyadaada micnaha Hadaad ogato

ความคิดเห็น • 357

  • @user-wk1kh4rd8h
    @user-wk1kh4rd8h 6 หลายเดือนก่อน +11

    Maashaa Allaah. Magacaygu waa MARYAM, Inta aad kusheegtayna waan aaminsanahay inaan leeyahay. ❤❤❤❤.

  • @namiup0274
    @namiup0274 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xarafka N Maashaa allaah Waa sidaa sheegtay waan ahay

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 6 หลายเดือนก่อน +5

    Asc woow 💘sheikh’❤ badabado thanks MashaAllaah xarafaak dii waa saax 😇😇Allaah kusharafoo💘💘

  • @user-jz2tq8xu4l
    @user-jz2tq8xu4l หลายเดือนก่อน

    Xarafka ii waad ka reebtay❤❤❤❤

  • @HaniQali-it5kf
    @HaniQali-it5kf หลายเดือนก่อน

    Masha Allah magacayiga waa( N) WA saddhegtayi

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 6 หลายเดือนก่อน +1

    😍
    🎉🎉🎉THANK YOU SHEIKH JAZAAKALLAAHU KHEYRAN

  • @Araweelodayo-hl2zy
    @Araweelodayo-hl2zy 6 หลายเดือนก่อน +5

    H illahay subxanow tacaalaa leadership skills waa igu manaystay from school to university, macalimintayda oo dhan waa iqireen. Nolashana si iisiya ku mareeya allah mahadii.😂😂😂

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot 5 หลายเดือนก่อน +1

      Masha allah is dheh adiga le ha is cayumin usku tuf bo horta

  • @moussaabdi7768
    @moussaabdi7768 7 หลายเดือนก่อน +6

    (M) Masha Allah wn leehay sifooyinka (M)

  • @user-ky7gs8js6h
    @user-ky7gs8js6h หลายเดือนก่อน

    ( D )MAASHAA'ALLAAH qof uma hogaansamo ama uma naageeyo

  • @cabduqaadirmacaani1532
    @cabduqaadirmacaani1532 7 หลายเดือนก่อน +11

    Waa sax aniga magacayga( c) waad ka run sheegtay waxaan ahay 1.macalin us 2.arts 3. Ganacsade 4. Goomiiste 5. Daraaeal 6. Rinjiile 7. Electrical korontiste iyo waliba hal abuur waana dhab walaahi intaas jacaylkana daacad baan u ahay 23 sano ayaan ag fadhiyaa xaaskeyga walliba anigoo ku faraxasan al axmddulillaahi shukran

    • @amiinsosman8161
      @amiinsosman8161 6 หลายเดือนก่อน

      Allaha kuu barakeeyo gurigaada

    • @cabdiciise5332
      @cabdiciise5332 6 หลายเดือนก่อน

      Shaqooyinkiiba adaa qaatee😅

    • @NimcoCismaan-ov1je
      @NimcoCismaan-ov1je 2 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah wllhy magacaygu wa nimco xoriyada waxaan kajecelahay❤❤❤❤❤❤

    • @user-hx6jb2rh2e
      @user-hx6jb2rh2e หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa magaca c waa aabhey wana aabo wanasan allaha ha u naxariisto aamin c waa gacaliyaheyga waana sidaadood kale macalin ganacsade dadka jecel m.a

    • @user-hx6jb2rh2e
      @user-hx6jb2rh2e หลายเดือนก่อน

      ​@@NimcoCismaan-ov1jewaa rubtaa samidey xoriyada wan jeclhey dadkuna wey i jacel yahin wana saamixad bdn nahey m.a

  • @YoussoufMohamed-kz2gm
    @YoussoufMohamed-kz2gm หลายเดือนก่อน

    Masha'allah magacaygu waa Mohamed

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 6 หลายเดือนก่อน +3

    Magacaygu waa F dabeecadeyda waad sheegtey waxan ahay qof dhoola cadeyn badan waana shaqo badanahay

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 6 หลายเดือนก่อน +2

    Magacaygu (U) ma ii sheegi kartaa, 🙏 🙏 🙏

  • @Khadiijo-xn5yv
    @Khadiijo-xn5yv 2 หลายเดือนก่อน

    Waa khadiijo waa Axmed waa cabdulaahi

  • @MohamedYare-sz5je
    @MohamedYare-sz5je 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah A wiilkeyga dabcigisa wa sad shegtay insha Allaah bushra yar markay so waynata arkaya inasha Allaah

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyoow sidee loo ogaadey saykoolaji ahaan waa sidaad sheegtey xarafka (S❤❤❤❤❤) ❤❤

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 6 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAlAh xarafka A waa sidad ushegty wlhii waa run❤

  • @user-hh4bl7zt6m
    @user-hh4bl7zt6m 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah haa waa runtaa jazaakalaah qayr sheikh

  • @user-hj7nb1qk2i
    @user-hj7nb1qk2i 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah alaha ku barakeyo sh badabado

  • @user-vs9wb1vk6c
    @user-vs9wb1vk6c 20 วันที่ผ่านมา

    Haa wlaahi sheekh waa dhab ن 😊😊❤

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 7 หลายเดือนก่อน +3

    A / Masha Allah walahi wad runshegtay

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1x 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh Badbaado, Magacaygu waa Xasan, 4 sifood oo aan leeyahay oo aan si dhaba
    u xaqiiq-sanahay ayaad ku sheegtay xarafka uu ku bilowdo magacayga. Sh. Badbaado,
    in badan waan ku dhageystay, gacan aan kuu taagay. Walee cilmi badan waa kugu duugan yahay,.
    Allaha kuu saa'idiyee. Mahadsanid.

  • @Nuuriye-be2rd
    @Nuuriye-be2rd 7 หลายเดือนก่อน

    mashalah shiikh badbaado magacayga waa M
    waxan leyahy laab xaarnaan
    jazakalhu khayran

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 7 หลายเดือนก่อน

    Asc masha Allah jaza ka allahu qeyran 💯💯💯♥️♥️♥️💯💯 kh masha Allah waan ahY

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alaah sheakh magaceeyga run baad ka sheegtay waa xarafka M 🙏🙏🫶🏻

  • @MakowMouhamoud
    @MakowMouhamoud 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sheekh magacaygu wa Maryama wan ahay sifadad sheegtay cheeky

  • @nastexofarax2589
    @nastexofarax2589 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh waa mahadsantahay waa sida sheektay xrfka N

  • @user-nu5rv8hf6g
    @user-nu5rv8hf6g 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sida aad usheektey waaye m

  • @umumahamed717
    @umumahamed717 6 หลายเดือนก่อน

    A sax aad ku sheegtay, thnks

  • @NacimoCarabmocow
    @NacimoCarabmocow 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Roona n waaya magacaga wiilshada waa mwy

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 7 หลายเดือนก่อน +4

    Asc aniga waa F waxaad tiri waa qof
    Dhoola cadeeya ,dhaqan fiican,hawl qabad fiican,dadka aan jeclayn in uu ku dhoco,daacada ,wanaaga jecel, cadaalada jecel,beenta neceb lkn
    Goaan keygu wuu adag yahay marmarka qaar waana naxariis badanahay sax sidaad sheeg tay waan ahay

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 7 หลายเดือนก่อน

    Gacan ayaa ku tagay kaygana waa sax in badan aan aqaanana waa intaa ku tilmaantay Allah ku barakayo

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 6 หลายเดือนก่อน

    Magaceyga wa Safiyo wana aahay sidas thanks ❤

  • @umukhayraat2024
    @umukhayraat2024 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kh masha allh❤

  • @user-ws5yx3br8k
    @user-ws5yx3br8k 5 หลายเดือนก่อน

    Magacaygu was a sifoyinka waan leyahay

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 2 หลายเดือนก่อน

    Magac ma Kii laguu bixiyay markaad dhalatay mise hadii aad bedeshay adoo weyn keebaa sax noqonaya.shiikh

  • @abdiwadudabdi7006
    @abdiwadudabdi7006 7 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa allaah magaceygu waa cabdiwadud sifiican ayaad ku fasirtey

  • @amaalaxmed8552
    @amaalaxmed8552 6 หลายเดือนก่อน

    Msha allh magaca xa ,baa iga yaabiyay waa dhaqan aan intayda yar ee xamda kuwada arkaa laga sheegay magacaa❤

  • @mustafeadan-cy2gr
    @mustafeadan-cy2gr 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah magacaygu waa N waana run instead ka sheegtay

  • @CabdiraxmanGacan
    @CabdiraxmanGacan 6 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allaah C waad Saxday Iyo Xarfabadan Oo Aan Isla Eegnay Wakhti hore Wargayskii Geeska Afriga 2004 tii Ayaan Ka Akhrinay Xarfahaas Malinba Dhawr Xaraf Ayey Soo Qorijireen

  • @user-dq5ki8yg9f
    @user-dq5ki8yg9f 2 หลายเดือนก่อน

    Anig wa xanaka badanah magacik maxamud

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waligey qofka ugu horeyo ma moqon maanta ka hor Waw

  • @cabdullahixussen3338
    @cabdullahixussen3338 2 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid macalin mgaceyga waxuu kabilaabmaa c wana saxan tahay.

  • @naciimoshiekh9433
    @naciimoshiekh9433 7 หลายเดือนก่อน +2

    Magaceygu waanaciimo m.a❤❤❤

  • @lailaomar8115
    @lailaomar8115 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah L jaceliya saafar❤❤❤❤

  • @fatumaalimohamed3641
    @fatumaalimohamed3641 6 หลายเดือนก่อน

    F Masha Allah thanks 👍

  • @Its_starman
    @Its_starman 2 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa allaah sheeqow
    Xarafka fa waa sax sidaa usheegtay❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉

  • @user-bk1pl7zu9c
    @user-bk1pl7zu9c 2 หลายเดือนก่อน

    Xarafka R Alle muxuu igartay
    Riyooyinkaygu ima rumonba mana quusto😮

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 3 หลายเดือนก่อน

    Fardowsa ayaa la i dhahaa F sidaan iguana tilmaamtay ayaana ahay Alxamdulillah❤❤❤

  • @user-ey2iw2qs9j
    @user-ey2iw2qs9j 6 หลายเดือนก่อน

    Magacaygu waasaynab sheekh Alle ha xafido

  • @FowziyoShariif
    @FowziyoShariif 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤

  • @nasiyojurati7458
    @nasiyojurati7458 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ thanks shiiq me( N)

  • @haawolool1860
    @haawolool1860 7 หลายเดือนก่อน

    sheikh ani fartuun waaye waadna iga hadashay alle neh ha iga sii wanaajiyo sidaan ahay jazakallaahu qeer sheikh

  • @ju4965
    @ju4965 5 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉 thanks sheikh

  • @FarhiyasheikhHassan
    @FarhiyasheikhHassan 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikh badbaado magaceyga wa f manshallah wasida shekte mahadsanid

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN 2 หลายเดือนก่อน

    A- sax lkn caradeydi waxay kuxiranti qalad markas la iga galo un lkn qofka qalad kasto ha iga galo lkn hadu cafin iweydiyo ama cita an kadareeno walwal wan iska cafia runti . Salm 🙌🙌

  • @user-zk1yz8cc3o
    @user-zk1yz8cc3o 7 หลายเดือนก่อน

    Magaceygu waa A waana leeyahay sifoyinkaas masha allah

  • @user-ep3je6ii3t
    @user-ep3je6ii3t 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah magaceega waa m sidaaad aad sheegteyna waan ahey masha allah

  • @YuusufShali
    @YuusufShali หลายเดือนก่อน

    Sh jazaaka allha alkher magacega was kabilas wadaa ( y)❤

  • @abdiqaniyare7401
    @abdiqaniyare7401 6 หลายเดือนก่อน

    Sh weeye iiga soo jawaap macalin

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah x runbaad ka sheegtay sheekhow qof waligay maraali Galin Amar ilaahy❤😂

  • @KhadradhoolDhool
    @KhadradhoolDhool 7 หลายเดือนก่อน

    Wa barnaamijkii ugu fiicna

  • @rahmaali3894
    @rahmaali3894 7 หลายเดือนก่อน +1

    Y woow mansha Allah Run ka sheegtay sheeq Alle hakusharfo 😅❤

  • @user-oc4jx4cy9k
    @user-oc4jx4cy9k 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xarafka R waa sax runway😂

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado5687 3 หลายเดือนก่อน

    Haa wlhi Alhamdulilah mahado

  • @Umabushrachannel
    @Umabushrachannel 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh wax sax ah nagmaadan sheegin

  • @AbadirIsmail-xx7wh
    @AbadirIsmail-xx7wh 7 หลายเดือนก่อน

    Ma.sha.alah.wll.wuxu.kabi.abaadir.kawaran

  • @user-rg4gr5dl9q
    @user-rg4gr5dl9q 7 หลายเดือนก่อน

    Manshallah F waye sax ❤❤❤❤❤

  • @xaliimoxasan2240
    @xaliimoxasan2240 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc masha alah sheq badbado sax waye magacyada said ushektay anita wan kufarxay magaceyga x waye

  • @user-nq1fb1tr3i
    @user-nq1fb1tr3i 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks ♥️ 👍

  • @Duniy0
    @Duniy0 หลายเดือนก่อน

    Haa aad io aad in lai hogamiyo adunka ugu necbahay lkn wan cafin badnahy 😢

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 7 หลายเดือนก่อน

    Masha,allah gacana kuu taagay

  • @Faiza.cabdikadir
    @Faiza.cabdikadir 3 หลายเดือนก่อน

    Wow wasadshegtay sheeyq❤ magacaygu waa A

  • @yusufstarka
    @yusufstarka 6 หลายเดือนก่อน

    Magacaygu waa yusuf Sxp sida aad sheegtayna inaan ahay wn aaminsanahay 100% thanks!

  • @fotballontop
    @fotballontop 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah magacaygu waa Farhaan sifo fiican baad sheegtay waanan rajaynayaa sifahaa wanaagsan inaan leeyahay.

  • @fartundahir612
    @fartundahir612 7 หลายเดือนก่อน

    Fartuun ❤❤❤ ina badan waa sax

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 7 หลายเดือนก่อน +1

    Magaceyga. Waa. Hussein

  • @yussufaden2293
    @yussufaden2293 3 หลายเดือนก่อน

    Ya sheik tan miye shirki ehen

  • @ismaciilabduqaadirmaxamed8645
    @ismaciilabduqaadirmaxamed8645 7 หลายเดือนก่อน

    Asc Masha allah
    Baadbaado

  • @user-cd9nj7mf4n
    @user-cd9nj7mf4n 6 หลายเดือนก่อน

    I noo macnee ismaaciil ayaan kawadaa soo macne

  • @user-yy2rd7my5i
    @user-yy2rd7my5i 6 หลายเดือนก่อน

    Nuurtoehmedmaxamed wasax gumeysidiid allaah maasha Allah❤❤❤

  • @ifrahabchir4223
    @ifrahabchir4223 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shk magaca xaraafka I ifraax soo macnee

  • @foosquruxsan9194
    @foosquruxsan9194 4 หลายเดือนก่อน

    Magaceygu F ayuu kabilaawdaa maansha allaah shiiq waa runtaa intaad sheektaba waan ahay

  • @user-nq1fb1tr3i
    @user-nq1fb1tr3i 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a.xaqiiq✅️♥️🌹

  • @ayaanabdullahimiyir8489
    @ayaanabdullahimiyir8489 4 หลายเดือนก่อน

    Wa ruunta shiikhow ❤ ayaan 😂. Sidas. Ayan ahay

  • @iimaanahmedmahamud488
    @iimaanahmedmahamud488 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Aniga magaceyga waxuu ka bilabanaa (F) mashaalaah si fiican ayaa u tilmaamtey 😀

  • @fotballontop
    @fotballontop 6 หลายเดือนก่อน

    Waa okb.warkaaguv waa correct.

  • @user-zu7fn6zg5e
    @user-zu7fn6zg5e 5 หลายเดือนก่อน

    N Masha alllh

  • @user-by9pc1cl1p
    @user-by9pc1cl1p 4 หลายเดือนก่อน

    N. Isha ayaa iga tuurtay

  • @user-xe5od1xt3m
    @user-xe5od1xt3m 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi been m ahan❤N😊

  • @AbadirIsmail-xx7wh
    @AbadirIsmail-xx7wh 6 หลายเดือนก่อน

    Man.sha.alh.magacy.wa.abaadir

  • @MohamedIdow-sv3zn
    @MohamedIdow-sv3zn 6 หลายเดือนก่อน

    M mshalah

  • @hassanmaden-yd7ks
    @hassanmaden-yd7ks 7 หลายเดือนก่อน +2

    *❤😂 sheikh badbaado is ka ilaali khuraafadka aad dib kalatimid , walaal waxaan hada kasha kinanyaa waxii hore eed noo shegi jirta (subxana-Allah)😢 🤔🇬🇧*

    • @Karam3.
      @Karam3. 6 หลายเดือนก่อน

      Waxan shaydan uma waxyon lkn dad cilmi barayal ah ba qoray

  • @SadiaHusein-uh7kj
    @SadiaHusein-uh7kj หลายเดือนก่อน

    Sad waa run waxaa kufasirtey dabecadahaas waa leyhay

  • @UsmailAli-nh5fl
    @UsmailAli-nh5fl 8 วันที่ผ่านมา +1

    Usmail

  • @abdimanmoha6145
    @abdimanmoha6145 3 หลายเดือนก่อน

    A waa sax balse hadda kadib carurteyda magaca nasibka badan hadan ubixiyo ma isbeddelee anoo og hadaan ubixiyo

  • @user-ey2iw2qs9j
    @user-ey2iw2qs9j 6 หลายเดือนก่อน +1

    S maansha Allaah

  • @user-pk6pd9qc6f
    @user-pk6pd9qc6f 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga xafka a waasax xaaskayguna xarafka n maashaa allaah waasidaadsheegtay labadayaduba

  • @hudaxasan8533
    @hudaxasan8533 7 หลายเดือนก่อน

    H Masha Allah sida u til mamti waye

  • @user-jf4mv6zq4h
    @user-jf4mv6zq4h 2 หลายเดือนก่อน

    Sheqan Alle darti ayaa jeclahy