Tasbiixdan 300 jer Dheh saamayn noloshada ku yeelan anigay ibadashay faraj Badan Alle igu siiyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • Tasbiixdan 300 jer Dheh saamayn noloshada ku yeelan anigay ibadashay faraj Badan Alle igu siiyey

ความคิดเห็น • 184

  • @fatoumaabdallah6586
    @fatoumaabdallah6586 3 ปีที่แล้ว +94

    سبحان الذي سخر لنا هذا وما كنا له مقرنين و إنا ال ربنا ل منقلبون

    • @nimohassan7328
      @nimohassan7328 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa ducada safarka la aqristo midaan

    • @shukrimohamud5596
      @shukrimohamud5596 3 ปีที่แล้ว +3

      Sheekh afsomali nogu soqor insha allaah

    • @duceyzane6028
      @duceyzane6028 3 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsantahy wlshey 🙏

    • @malyunmaxamed9231
      @malyunmaxamed9231 3 ปีที่แล้ว

      Wll surada ay ku jirto i sheeg ado mhdsn

    • @nimohassan7328
      @nimohassan7328 3 ปีที่แล้ว +2

      @@malyunmaxamed9231 surah zuqruf

  • @aminohassanmaxamed8869
    @aminohassanmaxamed8869 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaalayaal aabadino saliga nabiga scw

    • @Bishaaro-de2xb
      @Bishaaro-de2xb หลายเดือนก่อน

      صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢😢

  • @laarahaniofficial1237
    @laarahaniofficial1237 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sheekh jasaa,aka laahu khayran wa jasaa

  • @mohamedomer544
    @mohamedomer544 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazka.Allahu.khayr.shekh

  • @sacdioharun425
    @sacdioharun425 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiqoow qeyr allaha ku siyee seen lambarkaaga whtsAbka aan ku helaa

  • @nasrilaki8hasan140
    @nasrilaki8hasan140 3 ปีที่แล้ว +3

    Ducada nosoqora jazakallah wllyl

  • @ciisejamaac8560
    @ciisejamaac8560 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

  • @muxaadharochannel1741
    @muxaadharochannel1741 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheyr

  • @salmaanyaasiinali-lp1ue
    @salmaanyaasiinali-lp1ue ปีที่แล้ว

    Waxbarashada maxaa fuduleeya

  • @khadarahmeddanish7066
    @khadarahmeddanish7066 3 ปีที่แล้ว

    Jasakalahu khayr sheikh

  • @fatumaabdi8062
    @fatumaabdi8062 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah mashallah aamiin 🤲🌻🌼🏆🌟🌟🌟🌟🌟

  • @amtaffirahs3790
    @amtaffirahs3790 3 ปีที่แล้ว +1

    ducadaan marka safar galayo aqristaaa wana ayad quraaan

  • @captainhajjiproduction9286
    @captainhajjiproduction9286 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah brother

  • @dhaxalkiidiinta1847
    @dhaxalkiidiinta1847 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @dareenchannel3434
    @dareenchannel3434 3 ปีที่แล้ว +1

    Sh caajiska maxa udawo ah cajis saaid aya daremaya o xita cibadadka ididaya maxan sameya

    • @nasromuuse3370
      @nasromuuse3370 3 ปีที่แล้ว

      Abay waxaa aqrisaa ducadaaan laaaa ilaaha
      Ila
      Laaahu
      Waxda
      Laaaa
      Shariiga lahu
      Lahu
      Mulki walahu
      Xamdu
      Walaahu
      Calaaa
      Kuli
      Sheey in
      Qadiiir
      Halma markaaa cajis dareentabo

    • @aaminomohamedaaminadaacad8595
      @aaminomohamedaaminadaacad8595 3 ปีที่แล้ว

      لا إله إلا الله وحده لا شريك له الملك وله وهو على كل شيء قدير

    • @dareenchannel3434
      @dareenchannel3434 3 ปีที่แล้ว

      @@nasromuuse3370 Mahadsanid qali

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah

  • @abdallsaid8389
    @abdallsaid8389 3 ปีที่แล้ว

    Wa mahsanatahy walal

  • @hothandeeqzan7287
    @hothandeeqzan7287 3 ปีที่แล้ว

    Alxmdulilah aamiin amiiin yarabi aamiin aamiiin yaarabi aamiiin 🙏🤲🤲🤲🤲🤲

  • @safiyoabdi1211
    @safiyoabdi1211 3 ปีที่แล้ว +5

    Aabaheey in oo ijelaado naxariis in ookahelo aan jelay murugo aye iuheeysa

    • @AaishaAbdikariim
      @AaishaAbdikariim 3 หลายเดือนก่อน

      Abaya mnooshahay aaba iyo hoyo mey kala tagen 😢maxu aaba kukeclan wayey adunka imtixan ah samir ilaahy qalbigisa wng hakuu galiyaa

  • @maxamedaweys8762
    @maxamedaweys8762 3 ปีที่แล้ว +2

    اللاهم انى ظلمت نفسى ظلما كثيرا و لا يغفر الذنؤ ب الله فاغفرلى مغفر ة من عند ك وارحمنى انك انت الغفؤ ر
    يا غفا ر
    يا مجيب
    سبحان اللذي سخرلنا هاذ ا و ما كا ن له مقرنين و ا نا الا ربنال منقلبون

  • @amiiraahmed5442
    @amiiraahmed5442 3 ปีที่แล้ว +9

    Wax badan ka faaiidey sheikh جزاك الله خير

  • @u.j7332
    @u.j7332 3 ปีที่แล้ว +3

    Markaad wax soo gudbinayso plz araarta badan naga daa oo hore u gal wixii aad markaa soo gudbinayso waayo wakhti badan ayay naga qaadataa, dadka qaarna wakhti badan ma haystaan
    Mahadsanid

    • @hoyomcn9769
      @hoyomcn9769 3 ปีที่แล้ว

      ;bisinka walalo shaydanka aya deg dega Kheira ka hadad naa ila bilow ila dhammad dhageysanin side uka fahideysa marka waqti fican hesho ufadhiso ho dhageyso Kheira ka ALLEH ha nawada wafajiyo amii Amiin YAA ALLAH YAA TAWAB YAA JABAR YAA RAZAQ YAA FATAX

  • @istaahilaxmed8512
    @istaahilaxmed8512 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allh runtii tasbiixdu cadimaha wayo anaa tijabiyaye xasilooni iyo farxad ayAAN DAREEMAA WALHI

  • @zalmaabdiaziz4791
    @zalmaabdiaziz4791 3 ปีที่แล้ว +12

    Walaalaha isoo duceeya allaah ha ii rumeyo riyadeyda qof walbo ducadina u baahanahy laga yaabe midkiin inuu alle aqbalo ducadisa

    • @Kuwiihorepodcast
      @Kuwiihorepodcast 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi Zalma Alle haku rumeeyo hamigaaga iyo riyadada wax oo tabaneyso Alle Haku Sahlo

    • @nimconimcomaxamed1583
      @nimconimcomaxamed1583 3 ปีที่แล้ว

      Muraadkaaga oon maczi lahayn aĺah midigta hakaa saaro si dhaqsi ah inshallah🤲🤲🤲

    • @dareenchannel3434
      @dareenchannel3434 3 ปีที่แล้ว

      Illahey haku rumeyo waxad jeceshahy on macsi lahen allah kagadhigo

    • @learningquranonline773
      @learningquranonline773 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay qalbigaaga waxa kujira hakusiiyo Insha allah

  • @orshecawad8609
    @orshecawad8609 3 ปีที่แล้ว +4

    Tusbax kal iyo laaba wadataa walaahi wayo mid xarago ma wadatid ee mid ficanaa wadataa

  • @samiiroaweys7229
    @samiiroaweys7229 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxbadan kaa faaidnay qeer Allaha kusiiyo wax ku dhipo Alle kuma tuso

  • @leoali9642
    @leoali9642 3 ปีที่แล้ว +2

    Asxabey liketa wa ku dhimana

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC walalhey soomaaliyeed Alle dartiis Igu soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Insha Allahu😍🤲🤲🤲💞

  • @deibiiali2743
    @deibiiali2743 3 ปีที่แล้ว +3

    Markaan tusvaxa haysto baan kaistiqfaar badnahay aniga. Waa runtaa hadaljaga runti

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb หลายเดือนก่อน

    لااله الاالله محمد رسول الله❤❤❤

  • @animocade6498
    @animocade6498 3 ปีที่แล้ว +3

    Ducadaan sow ma aheyn ducadii safarka

  • @fathi8110
    @fathi8110 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheikh badbaado ilahay kheyra ha ku siiyo.aad iyo aad baa u mahadsan tahay.

  • @icmmedia8662
    @icmmedia8662 3 ปีที่แล้ว +2

    SUBXAANA LADII SAKHARA LANAA HAADAA WANAAGSAN KUNAA LAHU MUQARANIINA WANA ILAA RABBINAA LA MUNQALIBUUN

  • @sahrosiman1497
    @sahrosiman1497 3 ปีที่แล้ว +2

    wcs sheqena sharftaleh alle hakuxafido wan kufarxaa markd inoso gudbiso tasbixda kalduwan m,a

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo yadoo somaliya ku qoroon noso galii alah haku xiftiyo ducadaa kastaa

  • @DeeqJaabiri
    @DeeqJaabiri ปีที่แล้ว

    Wadaad Allah hakubarakeeyo🎉❤❤❤

  • @saidabedri9545
    @saidabedri9545 2 ปีที่แล้ว

    Cher wacan dona lambarkaka usokor

  • @farxiyafarxiya5629
    @farxiyafarxiya5629 ปีที่แล้ว

    الحمد لله رب العالمين

  • @ciisejamaac8560
    @ciisejamaac8560 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah

  • @xawadagan7346
    @xawadagan7346 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsnid sheikh alle haka ajar siiyo

  • @dirircumar1303
    @dirircumar1303 ปีที่แล้ว

    Mashalla cajiib

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว +3

    جزك الله خير شيخنا

  • @xayaadxirsi5376
    @xayaadxirsi5376 3 ปีที่แล้ว +7

    mansha allha sheekh ilaa ku xiftyo aduun iyo akhirba wlhi runta qof dadak la jecel diinta baa tahyen alle ku xiftyo aaaamiin

  • @mohamudibrahimali5028
    @mohamudibrahimali5028 3 ปีที่แล้ว +2

    Duco hada ka hor aad soo dhigtay ayaan aad uga aflaxay, markaan akhristay.
    Mahadsanid sheekhow.

  • @muztapheizmail4006
    @muztapheizmail4006 3 ปีที่แล้ว +1

    Nabiga ku zali zcw

  • @somalia9033
    @somalia9033 3 ปีที่แล้ว +6

    Inta jecel wanaga ismujiya🙏

  • @zaamiyasimancigale4118
    @zaamiyasimancigale4118 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa alah waan tijabin inshaa alah ilahay hakaa ajarsiiyo shiikh

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa xaqiiq tasi shoukran sheekh badbaado wa jazaka allahu khaira fii dounia wal

  • @farxiyomuhamed8822
    @farxiyomuhamed8822 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq iisoo ducee alle hku brakeeyee

  • @amatallaah6894
    @amatallaah6894 3 ปีที่แล้ว +1

    Jzkhair sh badbaado

  • @farxiyomuhamed8822
    @farxiyomuhamed8822 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc msha allh shiiq wn kafaa iidaysan wna aqrinyaa

  • @bisharaabdille204
    @bisharaabdille204 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khyre sheikh

  • @eidomar6051
    @eidomar6051 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a

  • @allexusinbdan5101
    @allexusinbdan5101 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukrn sheikh

  • @fatumaabdi2612
    @fatumaabdi2612 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @culimotv657
    @culimotv657 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo booqda

  • @msxade
    @msxade 3 ปีที่แล้ว +3

    Rer badbaado codsi ayaan wataaa shiqa ugu horeyo rabi ha iaqbalre iso duceeeyaaaa ducaadin aaad ugu bahanahy wlh blh ajar allh idin kasiiyo🤲🤲🤲

    • @nimconimcomaxamed1583
      @nimconimcomaxamed1583 3 ปีที่แล้ว

      Muraadkaga on macai lahayn idamka aĺe

    • @kamela775
      @kamela775 3 ปีที่แล้ว +1

      ilaahow sii murdkeedaan macsi lahayn amiin amiin allow u saqir

    • @learningquranonline773
      @learningquranonline773 3 ปีที่แล้ว

      Rabi waxa jeceshahay hakusiiyo

  • @ikraansomxanalahidaahir976
    @ikraansomxanalahidaahir976 3 ปีที่แล้ว

    Shekh qoow ducooyinka afsomali nogadhi

  • @somaliasomali464
    @somaliasomali464 3 ปีที่แล้ว

    Shiq jazakalgu kher waxanka cod sanaya ducadan soqr eso saar

  • @nimconimcomaxamed1583
    @nimconimcomaxamed1583 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah sheekh🙏

  • @UmarAli-in2ds
    @UmarAli-in2ds 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 ปีที่แล้ว +1

    MAASHALLAH

  • @muxyadiincarab
    @muxyadiincarab ปีที่แล้ว

    Asc sheekh soo gaabi sharaxada insha alaaah

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 3 ปีที่แล้ว

    Xata gacantaa hadaadan leheyn tusbax maqaban lehey waxan dan gacanta lee kumamuloysaa

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 3 ปีที่แล้ว

    Xata gacantaa hadaadan leheyn tusbax maqaban lehey waxan dan gacanta lee kumamuloysaa

  • @deeqacumar8982
    @deeqacumar8982 2 ปีที่แล้ว

    Ducada an qaray ilahay haa ku ducasatan 🤲🤲🤲♥️🌷🌷🌷

  • @samawadeinaxasan5798
    @samawadeinaxasan5798 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh allaah kaa abaal mariyo ajar io xasanad allaah haka siiyo Allaahuma Aamìin Aamiin yarab

  • @bisharaabdille204
    @bisharaabdille204 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah tabarakaallah

  • @dopemusic.4169
    @dopemusic.4169 3 ปีที่แล้ว

    Alaha ku barakeeyo ducooyinka noobadi jasaakumalaahu khayraa

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah Ya Rahman

  • @abdirahmanmohamedabdullahi8195
    @abdirahmanmohamedabdullahi8195 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wax badan ka faaiday docooyinka iyo adkaar wardiyo badan noloshayda saameen badan ku yeelatay

    • @amatallahbintuabdallah9900
      @amatallahbintuabdallah9900 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 3 ปีที่แล้ว

      Asc noo sharax walal ducadas iyo dikriga aad wax ku heshay

    • @abdirahmanmohamedabdullahi8195
      @abdirahmanmohamedabdullahi8195 3 ปีที่แล้ว +1

      Wardigaan ,المهيمن 100مرة،القو ي300مرة 200مرة ،الجبار

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanmohamedabdullahi8195 mahadsanid my walalkay khayr aan dhaman allah haku siiyo

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanmohamedabdullahi8195 xiligee akhrin jirtay walal dikriga

  • @umuahmedkhayr3370
    @umuahmedkhayr3370 3 ปีที่แล้ว

    jasakalahu khayr shekh

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว +6

    ماشاء الله تبارك الله الرحمن

  • @kiprich920
    @kiprich920 3 ปีที่แล้ว

    Badbaado sheekhu baba kahadal sheekadiisa

  • @farhiafaqi7174
    @farhiafaqi7174 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallaahu kheyran Ilaahey haku xafido

  • @abdiazizfarah9124
    @abdiazizfarah9124 3 ปีที่แล้ว

    M.a alla hakubarakey shiqow

  • @f.n6491
    @f.n6491 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Tabarakallah Jazakallah sheikh

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 ปีที่แล้ว

    Jazasksllahu khayr brother

  • @saidaismail2761
    @saidaismail2761 3 ปีที่แล้ว

    Jisakala kheyr ilaahow noo kaadaa aamin

  • @xamdiyare4593
    @xamdiyare4593 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @mohamedosman9372
    @mohamedosman9372 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khar

  • @xuseenmacalin954
    @xuseenmacalin954 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jazaakumu allaahu kheyr

  • @yahyewadani6951
    @yahyewadani6951 3 ปีที่แล้ว

    Shiqoow sogagabi

  • @cumarcumar5311
    @cumarcumar5311 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا جزا

  • @fanimohamed9896
    @fanimohamed9896 3 ปีที่แล้ว

    Man sha alah mahsanid sheikh badbaado

  • @Mohap2188
    @Mohap2188 3 ปีที่แล้ว

    Sheikhan watageera

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Jizakallahu Qer

  • @munacismaan3799
    @munacismaan3799 3 ปีที่แล้ว

    Shukran sheekh badbaado

  • @nehaapnehaap3475
    @nehaapnehaap3475 3 ปีที่แล้ว

    Sh tusbaxa qurux badana mashallah

  • @umahriduanchannel8139
    @umahriduanchannel8139 3 ปีที่แล้ว

    Jizakumulaah qeyr

  • @halimahusein3545
    @halimahusein3545 3 ปีที่แล้ว

    Shukran sheikh

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah baaraka Allah shiikh

  • @yahyewadani6951
    @yahyewadani6951 3 ปีที่แล้ว

    3daqiiqo iyo afar

  • @umahriduanchannel8139
    @umahriduanchannel8139 3 ปีที่แล้ว

    Jizakumulaah qeyr

  • @gggfgg3507
    @gggfgg3507 3 ปีที่แล้ว

    Shukrn shiiq

  • @qadiijaabdi5676
    @qadiijaabdi5676 3 ปีที่แล้ว

    MAsha allah

  • @samiiroaweys7229
    @samiiroaweys7229 2 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xafido

  • @qamardualeh217
    @qamardualeh217 3 ปีที่แล้ว

    Subxaan

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ

  • @dalxadalxa2788
    @dalxadalxa2788 3 ปีที่แล้ว

    maan sha allah